Riwaayaddaan waxaan daawaday anigoo dhiganaya Dugsiga Sare (High School) weligayna ma illoobayo sanadkaas iyo habeenkaas Jawigu siduu ahaa Shib iska dheh waa Xusuus iyo waayo waayo ,that was real BANAADIRI CONCERTS & SONGS , wixii intaa ka dambeeyey waddanka dibaddiisa ayaan waxbarasho u aaday markii aan is dhahay waddankii ku laabana waa la soo yaacay oo burburkii baa dhacay, xaggee la aadaa hee, meeshii loo noqon lahaa waa la soo faaruqiyey , marka sheekada waxayna noqotay Ilaahay meeshaad joogto ha kugu caymiyo, inshaa allaah waddankeennu wuu noo wanaagsanaan doonaa, sidii hore iyo si ka fiicanna wuu ahaan doonaa Inshaa allaah mar kale AAMIIN dhaha+ AAMIIN + AAMIIN