Riwaayadii dhib iyo dhalaan qeybtii 5 oo murugo badan daawo VIDEO

  Рет қаралды 301,313

LAAC TV

LAAC TV

Күн бұрын

Пікірлер: 359
@LAACTV
@LAACTV 5 жыл бұрын
HI No kids are killed or bruised but it's a movie and a real story thank you to all my friends
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 5 жыл бұрын
Walaale Mahadsanid Lkn English Meeshaanoo Kale Loogama Baahna e, Waa Ka Ceeb
@adoontiialle1365
@adoontiialle1365 5 жыл бұрын
@@gumaysidiid1727 walal waa runtaa waxaan isleyahay amuu ka cabsanaa in balaayo inteey qaado qolyaha english ku hadlo uga dhigaan in uu child abuse sameynayay marka wuu ka hortagaaa ayan is iri
@sucdishmuse5067
@sucdishmuse5067 5 жыл бұрын
War qalbi gaad na huri seen sow taan run moodey kkkkkkkkkk
@nabiilsalah7364
@nabiilsalah7364 5 жыл бұрын
Oh okay sorry i thought she abused the child but thanks for the explanation
@Abdifatahadan2025
@Abdifatahadan2025 5 жыл бұрын
No excuse ,really there is child abuse and I will report it to Google human rights
@khayr6838
@khayr6838 5 жыл бұрын
Hadaad nabiga scw aad jaceshahay subscribeta ha ila dhaafin
@warsantube
@warsantube 5 жыл бұрын
Anoo KZbin iska dhexwareegaya buu notification Ku isoo dhacay durba waan soo cararay inta ila mid a like isku soo muujiya😅
@aiduruusmohamed7995
@aiduruusmohamed7995 5 жыл бұрын
😭😭😭😭 wlhi waaa dhib ka hes ta ilmaha somaliyee mar keey kala tagaan walid koda LaaC Tv sxb runta ayaad ka hada shaa waxaan niga digayaa walid ka somaliyeed ilmahiina wali giina ha badina ADEER IYO EEDO Asxaan maley LAAC TV thanks sxb sare
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 5 жыл бұрын
Waaa Waqtigii Iigu Danbeeyay Ee Aan Riwaayadan Daawado Waayo Uma Adkayzan Karo Dulmiga Iyo Dulinimada Gabadha Yar Ay Ku Hayzo Naagtan Xataa Video Waan Awoodi Waayay Inaan Dhamayzto Anigoo Og Xataa Inay Riwaayad Tahay😭😭
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 жыл бұрын
Mustaphe Ahmed Hiirad wlhii Aniga sidooklee uuf war hedhahay waxas wanecbahy
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 5 жыл бұрын
Ilmaha soomaaliyeed waxa wadamada shisheeye looqaato waa taas oo kale waanu uxoog sheeganaa caruurta halayska waaniyo insha'Allah
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 5 жыл бұрын
Wax walibaa Qibraad ayaa lagaa qataa,Somaliyeee Waxaad arkeysaa Laboo Qof markeey kala tagaan in caruurtaa laa dayacoo mise abuhu Eedo uu geyoo misee Hoyadaa tirahdoo waar caruurtadaa qabsoo, Hoyoo kastee haa ogatoon caruurtedaa sidaas loo galoo 💯 Abahanaa waxaan kulaa dardarmayaa waligaa Hoyoo iyo caruurteed hakalaa Fogeyn ,caruur hoyadood wax uu dhamoo malaan💖
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 5 жыл бұрын
Ragow waxaa iga dardaran ah labo shey 1 Hooyada mcn ee ku dhashay iyo ilmahaga eey gabar kale ku dhashay ilabadasba ha ku haleyn xaaskaga wallahi waa labada qof ee la dulmiyo Dumarku ma sino blse xata hadey tahay qof wanagsan ha ku ilawiin Ragow waa iga dardaran Dumar hadeynu nahay Alle nama simin wey nagu jiran qaar wanagsan ee naxariis leh blse qaar kod waa wax magarato! Ragu aqli xuma waxeey modan dumarku hadey iyaga u roonyihin ee kolkoliyan iney dadko dhan u roonyihin ayeey modan War dib u ega waliidka iyo ilmaha aad ka dhashan gabadha kale Waa iga dardaran Dumarku ma wada xumo blse qaar masiibo ayaa nagu jiro!
@رقققلبكبالوعظ
@رقققلبكبالوعظ 5 жыл бұрын
Wxaan riwaayad ma ahan waa dhab Caadi bayba ufushaye subxanallah naagtuse aysanaa waxkasta qari kulahaa 😭😭😭😭 gabar saxibty ahyd o saan kadaran lo galijiraan so xasuusty 😭😭😭😭
@maryanhassan2347
@maryanhassan2347 5 жыл бұрын
Dumarkan ilmaha siidaan ugalo naarta alle haku fogeeyo tii abahey alle ha uhoorey siiyo
@abu-leythassaabuuni5630
@abu-leythassaabuuni5630 5 жыл бұрын
Laac tv Waan idin salaamey , qeybtana qaladaadkeedana inala wadaaga . MAHADSANID.
@ayanahmed1293
@ayanahmed1293 5 жыл бұрын
Gabadha yarta eedadu yay mardanbe kufariisan dhabarkeeda waa wax aanloo qaadan karin
@CabdidhereNur
@CabdidhereNur 5 жыл бұрын
Dhibadaaan qof aan hooyadaa ahayn ilhy hooyooyinka ha inoo daaayo
@awoabdi5552
@awoabdi5552 3 жыл бұрын
Ilaahyo aayo ha i badin imaad badine adigaa weyno waaaxide
@ALHAMDULILLAH7992
@ALHAMDULILLAH7992 5 жыл бұрын
Allahayow aayo imaad badine ilmo aan dhalayna hayga badin adaa waynoo waaxide Midakle gabadhu ta yar soota dusha ku fuushay ka qabta dee
@sahalbashash3725
@sahalbashash3725 5 жыл бұрын
Ciil badanaa Calooshaa i hurtay walaahi Nolol aan kasoo gudbay baa soo xasuustay... Eedada mar baan is iri dhalada ma uga dhex baxdaa, XAASID SANAA... *Ruwaayadu guud ahaan waa asal sheekada guud*
@xayaadali8655
@xayaadali8655 5 жыл бұрын
Anigu aadbaan uga xumaaday dhaqanka Adooyinka waxaan usoo joogey Rajanmo iyo halgaad aan loo miidan det in cuqubadu halkii lagu galay caw KU hurudaa Caruurtay kalaysaa min kii Caamo baas dhan
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
👏👏👏waad mahadsantihiin☝️ ❤❤❤part 6 insha allah naga ilawiina dee
@siqaayehd5024
@siqaayehd5024 5 жыл бұрын
caawa iigu horaysa riwayadan wlhi ilmo iga timid sababto ah dhib lamida ayaan soo maray ani iyo walashay iga yar oo hooyadano dhimatay alle ha unaxaristee anoo labo sano jir ah iyo iyado sanad ka yar aayaday oo aanahay qabo inkasto hada caruur badan oon jeclahay dhashay iyaduna ina abtiday ahayd hadana aad bay noo dhibi jirtay tii baan soo xasuustay wlhi caawa
@bishaarmaxamed1407
@bishaarmaxamed1407 5 жыл бұрын
horta maxaa lagacaayayaa aayo aayooyin badan baa fiican qofkasta aayo wuu leeyahay
@ashoali5764
@ashoali5764 5 жыл бұрын
Riwaayadaan aad baan utaageera waa riwaayad qiso xambaarsan runtii fadlan noogu soo dhaqsada
@daganjama8891
@daganjama8891 5 жыл бұрын
Filimkaan apart 6 nooso galiyaaah Alla Hoyo ilmaheda lagama foogeyo ilahow Janadii Fardowsa janadiii jiiiiid wanagsan ku geey Hoyo macan hoyo Ax ax ax Wlhi ruuna u qiiiirow dey Hoyo hodan kuuutagera abayo hore usoco 😍😍😍😍😍😍😍😍😭😭
@xagardheermidiachannelruma4189
@xagardheermidiachannelruma4189 5 жыл бұрын
Ani edo axsaan umahaayo wlhi waan so arkay dhibkeeda talow ma anay imatalayaan lkiin alx wa wax isodhafay wxaan kula talin laha hoyoyinka inay ilmohooda iska dhiibin xitaa ilmahaga jidka laseexo lkiin qofna haku aminin 😭😥
@abdishismacil7929
@abdishismacil7929 5 жыл бұрын
Maashaa allah laac iyo qasaal taageero fiican dhamaan bahda
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 5 жыл бұрын
Qofwaliba ilmihiisa ha ka wardoono Waa laysu soo galaye. WAA DAAHIR YAA SHAMIS.
@yasminabdirisaq8413
@yasminabdirisaq8413 5 жыл бұрын
Naagtu waxbay jilaysaa lkn inanta yar caadi bay u dilaysaa Haloo sheego inanta yar dadbaa dhalaye kadaa hanjaajurada hush😢
@saydomer1861
@saydomer1861 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhh waa matalaad wllo cadi iska dhig
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 5 жыл бұрын
Sayid midaan jilin maha wlhi weyba kufadhisaty subxallaah usheeka naktu 😢😢😙😙😙
@qaaliabyan7659
@qaaliabyan7659 5 жыл бұрын
Anaba nacay say udhaqmaso xaga jilida Kuma qurxona
@Udgon
@Udgon 5 жыл бұрын
Ma daawan karo riwaayadaan xasuus darteed😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ramlamahamed
@ramlamahamed 5 жыл бұрын
iska sabar abaayo mcn waa waxlaga sotagey.
@Udgon
@Udgon 5 жыл бұрын
ramla mahamed inshaa Allah sis sax
@hassanisse3469
@hassanisse3469 5 жыл бұрын
Maansha Allah gabadh yari wa very talent runtii si aan la malaysan karin bay u jilaysaa
@ibra_ace
@ibra_ace 5 жыл бұрын
walaahay calooshaa i xanuuntay war gabadha yar fiicanaa ilaahay ha dhowro ninyohow inanta yar xijaab cusub u xidha ilaa iyo maalin hore intaa uun bay xidhneede. lacag badan siiya maanshaa allah quruxley weeye
@salahliif7413
@salahliif7413 5 жыл бұрын
Asc wr wb kooxda laac tv waxaad keenteen ruwaayado xaqii jirtaa, waadna ku mahadsan tihiin intaa kadib codsi kusocdo kaamira manka farxaan gabadha eedada mataleyso kaqabo inanta yer xoog eyey ugu qamiirisee.
@ramlamohamed5635
@ramlamohamed5635 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@elmikamil9487
@elmikamil9487 4 жыл бұрын
Naag aabbe qabo , Eedo iyo Habaryar waa kala daran yihiin waa inkaar wabayaal Wajiyo farabadan leh 😢 marka laga reebo inyar oo ilaahay u naxariistey 😢 Anigaa soo arkey . 😢 laakiin waxaa kasii xun in waalidkaayoo nool ay ku silciyaan ama aad mudato Dad aan ku dhalin 😢 .
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 5 жыл бұрын
Bismilsh cunugta caadiyey udishay lkn maxe sas ugu galee xaasitsanaa
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 5 жыл бұрын
Waa wax dhaca oo ay ku dhaqmaan hoyoyinka somaliyeed qaarkood
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 5 жыл бұрын
Illahow caruurta ciilan uu hiili Illahoow ubadkeena dad aan dhalin ha noga dhiibin
@nuurtomohamed1692
@nuurtomohamed1692 5 жыл бұрын
bismillaahi naagtu musiibo waaye
@siradali1816
@siradali1816 5 жыл бұрын
sifiican oo runna ayay ujileen waa sidaa aayadu badi😚😚😙😶😶
@faadumoaadan8302
@faadumoaadan8302 5 жыл бұрын
ALow Nafle Aniga oo Kalaaaaa Yaaan Saaas U ciqaabiin Subxanallaah wlhi waa iLmeeyay😭😭😭😭😭😭😰😰😰😰😰😭
@farhanmotto8698
@farhanmotto8698 5 жыл бұрын
Taasi waaa qumayo caadiya waxaaso kale Lama matali karo walee subxanaka yaa cadiim
@umalkheyrahmed2778
@umalkheyrahmed2778 5 жыл бұрын
Faridsana tayari waa actord fican mashallaah
@laylaahmed8962
@laylaahmed8962 5 жыл бұрын
Nuunaha yar abaayo ha dilin bisinka masha allah ilahay ha daayo waa ilmo yar akhlaaq ka muuqato
@edebsansidihoyaded3266
@edebsansidihoyaded3266 5 жыл бұрын
Edo bis mahan walashey aa isokor satay saan iyo sikadaran ayan so arkay lkn wan ka baxay dhibkedii wax aan ka shekey karo mahan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢
@afraahfaarah6275
@afraahfaarah6275 5 жыл бұрын
Maxay ciiltira heshay cadaabay heshee Xaqiiqay ka turnumaysaa riwaayadu runtii
@qamarcabasmaxamud576
@qamarcabasmaxamud576 5 жыл бұрын
Alaha edo masidanabe cunugaa dhalay abihii uma dhibayo Hadaa Nolahy anaa hesaa insha alah
@Mohamed-wx2ll
@Mohamed-wx2ll 5 жыл бұрын
Asc 💋💋💋💋💋💜💜👍👍👍👍👍👍👍👍
@qamarcabasmaxamud576
@qamarcabasmaxamud576 5 жыл бұрын
@@Mohamed-wx2ll wcs
@fadumoabdulkadir4632
@fadumoabdulkadir4632 5 жыл бұрын
fadlan waa ruwaayad bad badantaa ba taye ku soo dhaqsada qeybtii 6aad
@issybrosm5810
@issybrosm5810 5 жыл бұрын
Waa wax u dhaca malinkasta waxanu dumarka somaliyed wa lagu yaqana raga inay caabudan caruurtana caadaaban qashin weye
@fatxiyafatxiya8828
@fatxiyafatxiya8828 5 жыл бұрын
Doqonimo waaye wlhi inad dhahdo ninka wan jeclahy ilmihisa marabo
@sumayasiman315
@sumayasiman315 5 жыл бұрын
Raga ayaba duli ah ilmaha yar waxa lagu sameyay maba arkayaaaan aqaas dheh
@ayaanxassan7483
@ayaanxassan7483 5 жыл бұрын
Waryaa raga akhlaaq xun dumarka ha aflagadeen
@karokaro1926
@karokaro1926 5 жыл бұрын
Eedo Arxan lay weeye
@hibohusen2661
@hibohusen2661 5 жыл бұрын
raga waaye dumarku ceeb msleh
@zakiwiilow1793
@zakiwiilow1793 5 жыл бұрын
Wlhi beerka naxanuunay Wryaa igare yaasiinoow naagta gabadha way kuxamaalataa please hooyaded uceli 😢😢😢😢 Wlhi qeybta gabadha yar e kajileeso madeymon karo calol xumo wlhi Hooyoooy allow kudhowr
@habiboahmed5395
@habiboahmed5395 5 жыл бұрын
Horta Egira GabadhaAsaga maa Run run udhaley sasan umaleyey ee yaa ila qabo🤪🤪👌
@rahiima_ruun46
@rahiima_ruun46 5 жыл бұрын
Habibo Ahmed wayba uegtahay abdishuri iyo hodana runrun miyay isu qabaan
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 5 жыл бұрын
Rahma Ruun @Waxaa Is Qaba Cabdishugri Iyo Khadro Hodan Waa Dumaashidiis Mahadsanid Walaalo
@fannywlhimohamed1290
@fannywlhimohamed1290 5 жыл бұрын
Riwaayadu miyay dhamaatey aawey qayb teedi lixaad
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 5 жыл бұрын
Waa wax sisaxa udhaco soomaali ilmo silcis waaba yihiin xitaa kuwa dhalay baaba saas ugalo waaba wax cad
@nasriadam9101
@nasriadam9101 5 жыл бұрын
Ruwayadaan ma jcleysan aniga waayo hadanba modaa xanaaq eedo aabe qabo walee iney qumayo tahy
@nasriadam9101
@nasriadam9101 5 жыл бұрын
Tlhi eedo ima korin aabe qabo hoyadey mcnba ikorisey waliba si xarago badan bey igu korisey qeer alle jasiyo aduun iyo aqiraba lkin magaca eedo maba maqlikaro xitaa mid aabe la dhalatey ruwayadana weyba iga oysisey wxanba moodey sheeko si dhab ah udhacayso hadeer wanba ilawey wxan dawanayo iney ruwayd tahy mida kale allow yeysan muteysan gwr teyda ah eeedo arxan laaaay
@Yasmiina230
@Yasmiina230 5 жыл бұрын
Naagtan naxariis darana wlhi riwaayada run umooday, wlhi tan hadan lajilaayo riwayada haday ilmo yar disho waan dili laha. Gabdhow wlhi hadii lagu furo never ever give u children ur ex 😩😩😩wlhi waxan waa wax jira oo ilmaha yar lagu sameeyo, qofkii asagoo yar hooyadii kasotagay dareemi kara😩intii waridkood laso kortay pkz say Axl
@nuurolucky9624
@nuurolucky9624 5 жыл бұрын
Hormar wacan
@fatxiabdulahi1214
@fatxiabdulahi1214 5 жыл бұрын
Wan kaxumahay siday u dishay 😭😭😭😭
@muhiimdhuuxgooni749
@muhiimdhuuxgooni749 5 жыл бұрын
Alla aabayaasha soomaalidu khayra masuulsanaa ilmihiisa in uu waxdhigto xataa ma oga
@hanadyare9703
@hanadyare9703 4 жыл бұрын
Yaa Allaah. Iyadoo jilitaan ah ayaa ciil iqabtay wlhi. ala maxay cuqubo iyo cadaab shaqaysanayaan eedooyinka sidaan ilmaha ninkooda u silciya. Wayna buuxaan oo indhahaygaan ku arkay wlhi
@ubahibrahim3491
@ubahibrahim3491 5 жыл бұрын
Dhoocishan garba saarta cagaaran wanba nacay sidey iska sineyso noocan waxi guursadaba kaxun uff mana awoodo inaan riwayada dheysto waxan oo dulmi ah maba xamilikaro sikastaba ha ahatee waa riwaayad xaqiiqada jirto laga matalay
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 5 жыл бұрын
Waa wax dhacay ama hadaba dhaca kafeejignaada gabdhoow inaad dhibataysaan ilma yar oo idin soo mutay manta waa aduun hadad kaga xoog badan tahay malin illahay hortiisa aad wada istaagi doontan ilmuhuna ma ilaawo waxa yaraantisa ku dhaca ama lagu sameeyo xitaa hadal xun haduu yahay laga yabaa inaa mudatid malin maalmaha kamida haloo naxariisto caruurta
@ugbaaddiamond6244
@ugbaaddiamond6244 5 жыл бұрын
Riwayadaanaban ka helaa walisha kaliyee xigmadi ku danbyso abdi shukri iyo igare
@umunashaad5446
@umunashaad5446 5 жыл бұрын
Anigo nool carurteyda naag wlhi in aaysan kushaqeysanen nolosha dhafsin lahay hadaba nolahay hada dhinto alle qaban lkn ano nool madhaceyso
@istarguraycaduur5570
@istarguraycaduur5570 5 жыл бұрын
Hodanay abaayo wan kula socdaa anigaba Wana kula daalay Hal Mar biyaha iga cab abaayo wana kula daalay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 жыл бұрын
NO naagtaan dilkeeda Waaba caadiye xagee kunooshahay waxaan waa inladacweeyaa xoogbay ujegeysay Walaahi waa in lamaxka madeeyaa
@maxmedsuruur3375
@maxmedsuruur3375 5 жыл бұрын
Asc laactv fashilka naagta rabnaa ciilbay nagu dishaye
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Naa runbay ugu fariisataye
@amihussein9565
@amihussein9565 5 жыл бұрын
gabadha yar waa gabadh dulmen, lakiin mar uun ayey samirkeeda allaha u qaadi
@thegreatveteran6575
@thegreatveteran6575 5 жыл бұрын
Gabdha jeliinkeeda caadi ma ahin mash Allah 20:00 ila eega siday uhabaartay kawarama😂😂😂😂wlhi lkn edadan xaasidsanaa wuraa caadi ayba ugaraacdaye secml he
@haphzaadoontiialle2012
@haphzaadoontiialle2012 5 жыл бұрын
Waa riwaayad aan caadi ahayn mala gaca wax ku haboonaa dhibaatada kala taga waalidka
@ahzaapjr4145
@ahzaapjr4145 5 жыл бұрын
Ax wlhi riwaayadaan meel bay igataabatay hooy nabsiga hailaiskailaaliyo dumarow😢😢😭
@ahmedabdulaahi3705
@ahmedabdulaahi3705 5 жыл бұрын
Waxad riwaayad soo dhigijirtay tan baa ugu haysata
@saabirilyaas2266
@saabirilyaas2266 5 жыл бұрын
Asc asxabta laac TV waa isku duuban hanbalyo hablaha as ruwaayada isla sameysaan waa ay wada asturanyihiin ma sha Allah
@ubahxassan1605
@ubahxassan1605 5 жыл бұрын
W
@ubahxassan1605
@ubahxassan1605 5 жыл бұрын
😭😭😭waa qiso xanuun badan wakhtikasto ayay dhacdaa ee raaga waa in ay kawaan tooban inay ka qaatan caruuta maqaadi karan masuul ka guriga qeybta hoose u daaya hooyada caruuta wax u dhaamo majirto 😭😭
@xayaadsaxardiid4099
@xayaadsaxardiid4099 4 жыл бұрын
Asc
@saabirilyaas2266
@saabirilyaas2266 4 жыл бұрын
@@xayaadsaxardiid4099 wcs walal
@suweysabdikariim6003
@suweysabdikariim6003 5 жыл бұрын
Aad ayaan uga xumahay lkin ruuxii eedo soo korisay ayaa rafaadkaan og reer laac t.v waxaad ixasuu siseen caruurnimadaydii iyo koriinkaygii lkin waxaan ilahy ugu mahdinayaa in aananan carur gurigayga ku nool ama aan adeer u.ahay ama abti dhankay soonaan ha ka imaadaane aanan naag aan qabo ku aaminin hadii cirku soo dumo xataa
@fatumamohamed2343
@fatumamohamed2343 5 жыл бұрын
Eedo aabe qaba waan soo boqde walina kama arkin xaasidnima sida okale allow ilmaheygna haika tusin ilxumadan ookala
@fadumommohamed9454
@fadumommohamed9454 5 жыл бұрын
Waan jeclahay riwaayadan waxba ma oga aabe igaroow waxaa ka fiican aabehey hooyadeey waa lafuray aabehey waxoow guursadey naag xun wax aanan cunin ma uusan cunin weligiis ilaahoow janadii geey aabeheey jecliyaa naagta iyo caruur teeda anoow iga jeclaa sida aabayaasha qaarkod ma eheyn
@ikramhassan6447
@ikramhassan6447 5 жыл бұрын
Aamiin
@edabsan7449
@edabsan7449 5 жыл бұрын
Wiilka yar iyo gabadha yar si fiican beey usameeyeen
@mohamedalia9078
@mohamedalia9078 5 жыл бұрын
Een laakiin aaway cabdi shukri kuma jiree ninkaa waa tageeraa ninkaasu nin fiican buu ahaa
@bishardahir9981
@bishardahir9981 5 жыл бұрын
Mida eedada matalysa filnka u nacay aniga xasidsanah wuxu Naya kulaH walee ilmo aan dhaly nag kalam tashado xasidsanah wuxu Naya sida u dhan Wallay ilmaha
@sacdiaali4730
@sacdiaali4730 5 жыл бұрын
Wlhi anabo dareemayo xanunka gabdha haasto
@abdinasirmohamud1718
@abdinasirmohamud1718 5 жыл бұрын
Kaan wa jilin lkn wa wacyi galin wana wax run uu dhaaca malin kasta saacdiyay intad noshahay ilma ad dhashay naag kle haku amiinin
@farhiyaali806
@farhiyaali806 5 жыл бұрын
masha Allah
@sahrocumar4942
@sahrocumar4942 5 жыл бұрын
Asc dhamantiin walidita hadey kalataga caruurta halaga laogado
@warqabefarax2224
@warqabefarax2224 5 жыл бұрын
wa riwaayda xanuun badan
@muftiabdirahmannoor498
@muftiabdirahmannoor498 5 жыл бұрын
Masaaknita gabdheeda intay ka aday na pole sana for your lost girl child 👏👏👏👏👏👏👏👏👏?Hadan keep going?👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@asmoadam4461
@asmoadam4461 5 жыл бұрын
Cadi bay ugu fadhisate lagu qaaad ka kac cunugta 😡😠😠 yaa ila arkey
@kaakiali4536
@kaakiali4536 5 жыл бұрын
انا نعم اختي
@munaabdilaahi5808
@munaabdilaahi5808 5 жыл бұрын
Riwayadan gumaysigeeda naagtaabaaban nacay run baaban moday.....ma daawanayo Malin danbe hadii kale naagta hala khashifo say u galayso tayar.
@hanihibaaq4169
@hanihibaaq4169 5 жыл бұрын
Kani waa maqane jooge abdishukri wuu ogaanlahaa .naaga qaar ee sidaa ula dhaqma ilma yar waa dad aan naxariis leheen inta laga oganayo waan sugi layahay 😂😂
@abdifatahsulub9655
@abdifatahsulub9655 3 жыл бұрын
Dhacdadii kadhacdey Hargeysa ayan soxasuustey gabdhii yareyd oo didacamal layeeli jirey hadana liibaantey
@nuurolucky9624
@nuurolucky9624 5 жыл бұрын
Walalaheey aan uxiiso
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 5 жыл бұрын
WAA DHAQAN JIRA (ARXANDARANAA AAYO,Aabe).. GABAY:ABWAAN RAAGE UGAAS. SIDII GABAR YAROO HOOYADEED AAKHIRO U HOYATAY. OO AABAHEED AQAL MID KALE MEEL ILINA SEEXSHAY. HADBA WAXAAN LA URUGOONAYAA UURKUTAALADA'e.......!!!!. MAHADSANIDIN.BARTEEDII BAAD DHIGTEEN.
@engdhubow3929
@engdhubow3929 5 жыл бұрын
War tan gabdha waa dishay si run ah ayeyba ugu fadhiisataye
@qhaalidcasiis2162
@qhaalidcasiis2162 5 жыл бұрын
Hadey arinkaa camal ku qabsato kaamiro ayaa guriga lagu xiraa si aad u ogaato waxa ka dhacaayo gurigaada
@MOHAMMED-kv6im
@MOHAMMED-kv6im 5 жыл бұрын
Cabdirisaaq
@khadra134
@khadra134 5 жыл бұрын
Maba la daawan karo qeybtaan calool xumadeeda sideey inanta ku sameyneyso naagtan aayada eh. Eedaan la yaabee arxangeedu taranaa ayaan maqli jirey
@ismailileeye2847
@ismailileeye2847 5 жыл бұрын
ninkaad jeceshiin dumaraw caruurtiisana jeclaada waa qayb kamida jidhkiisiiye
@fatoomali2571
@fatoomali2571 4 жыл бұрын
Ta iska ilow waxey kafikiran nagti hore ba cunuga dhashay marka ubadkina ilashada
@shakaal174
@shakaal174 5 жыл бұрын
Filinkan cabdi shugri kuma jiro away ninkas waa nin Qatar ah
@daahirmaxamed6849
@daahirmaxamed6849 5 жыл бұрын
Ale naagtu xaasid sanaa
@abdelleabdelle6351
@abdelleabdelle6351 5 жыл бұрын
Waan salamayaa team ka laac TV riwaayada haas baanu jecelnahay wacyi gelin bay noo tahay
@mushtaaqjamaal1595
@mushtaaqjamaal1595 5 жыл бұрын
Tan maxee ahed xasisanaa yaahuu 😢😢😢😢😢midakle ilmo edo utahy maxa ka xasdee kuwaga uukuulasimanye
@bashariibnubashari9583
@bashariibnubashari9583 5 жыл бұрын
qeytaan waaqeybtii iigu Naxdinta badney runtii
@cosobvideos4531
@cosobvideos4531 5 жыл бұрын
Waxaan aad u jecelahay markii aa noqodo daawadaha ugu horeeya
@Afnaan181
@Afnaan181 5 жыл бұрын
gabadha wayn waba ka daray wallahi waan naxay say ula dhaqantay gabarta yar nun umooday😰😰😰😰
@NanaNana-vt7vz
@NanaNana-vt7vz 3 жыл бұрын
Gacnta alah kaa goyo qumiyeyhey raga soomalia waa duli
@umusaidchannel
@umusaidchannel 5 жыл бұрын
Aabaha maxaa bilaa dareen ka dhigay
@ahmedabdi8009
@ahmedabdi8009 5 жыл бұрын
KZbin keliya aan ku xidhanahay laac tv
@Palestina.576
@Palestina.576 5 жыл бұрын
Wuuxu waa jiliin kaliya ee gabadha cayda ka daaya soomalay qumayo kulahaa👌
@saydomer1861
@saydomer1861 5 жыл бұрын
Hhhhhhh negative Ku badan dadka
@Palestina.576
@Palestina.576 5 жыл бұрын
@@saydomer1861 Hhhhhhh haa ruunti
@hamdahussein6166
@hamdahussein6166 5 жыл бұрын
Aga aga naadee kaqabta sowta dishey huuno caadi bay udishey badeee istaafurullaah
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 5 жыл бұрын
Waxan jilid aaha naagtu gabadha dishey
Riwaayadii Dhib iyo dhalaan oo gashay waji Cusub  VIDEO
19:07
Daawo Riwaayad Cusub Oo Qosol Badan Kooxda Samadoon Burco FULL HD 2016
20:15
Maxamed Moto Gabalaax
Рет қаралды 226 М.
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Filmkii | Dulmi Caashaq |
55:01
Diraac official
Рет қаралды 231 М.
Masayr iyo hinaase Taxane cusub
20:41
XUL TV
Рет қаралды 53 М.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 463 М.
Shugri iyo igarre iyo Riwaayad qosol iyo xigmad badan daawo
31:17