Riwaayadii "Sida Maysku Qabna Mise Wan Qasana"🔥iyo Heesahedii

  Рет қаралды 149,648

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 123
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 4 жыл бұрын
Legend Maxamed Cali Kaariye iyo quruxdii fankiisa. Ilaahay ha unaxariisto
@championlover7794
@championlover7794 4 жыл бұрын
Abdiweli Hassan hhhhhh waar taariikhda fanka kadaaya kufsiga Riwaayadan iyo Dumistii aqalkayga iyo Galbeed waa laxoreeyay iyo Dab Jacayl kariwaa iyo Jin iyo Jacayl iyo Masiibadu Aduunyada iyadaa u macalina iwm wxaa sameeyay isku wakhti abwankii waynaa ee Xassan Ganay
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 4 жыл бұрын
Champion Lover Sxb waxaanan hubin ma qoro. Riwaayadan iyo kuwa ka qurux badanba waxa lahaa IHN Maxamed C. Kaariye. Cidwalba waydii. Chanelkan laftiisa ayaa xuquuqda siiyay xaga sare. Ma ciyaal cabaayihii muranka badnaa baa tahay. 😂😂😂😂
@honeybadger4812
@honeybadger4812 4 жыл бұрын
@@championlover7794 waad xanun sanesaa ruwayadan maxamed cali kaariya ayaa lahaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Aamiin
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 Жыл бұрын
Khadiijo maxamud yousuf (qalanjo) quruxda afrika ayey mar qaaday Cimri iyo caafimaad
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Cajaaib riwaayad xus iyo xasuus mudan Heestaa hore waa heesaha ugu macaan Ee ay khadiijo qalanjo iyo xasan wada qaadeen
@DhadoonKhuuriye
@DhadoonKhuuriye Жыл бұрын
Danaankii la holin waayay samatar iyo saado heestii darmaan AHUN fanaantii dhimatay iyo abwaanadii dhintay
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 4 жыл бұрын
Ruwaayadan iyo ruwaayadii Dumistii aqalkeyga ayaa kooxda waaberi mar wada wadeen sanadkii 1976kii waanan daawadey labadaba waad ku mahadsantey WAAYO WAAYIHII WACNAA taariikh baad isoo xasuusisey thanks a lot ilahay dembigaaga ha dhaafo.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
sxb Anigu waxan tiyetaarka hargeysa ku dawadey Riwayadii Dumisa oo Alifey Abwankii weyna ee xasan x.c/llahi (xasan geney) waxa aheyd Riwayad qaliya
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
AHU abwaan maxamad cali kaariye ayaa riwaayada lahaa 1974 shirkii midowga afrika iyo muqdisho xusuus gaara qadiijo qalanjo xasan aadan kuluc iyo magool intii dhimatay alke ha u naxariisto
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 3 жыл бұрын
Nin galay riwaayadaa habeenkii u horeeyay I was consider my self soo lucky love my home town hargaysa
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxanka x.a.samatar codka khadiijo qalanjo iyo x.a.samatar
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 3 жыл бұрын
Buurtii sharlaga naadi alla yarxama libaax Maxamed axmed kuluc iyo abwaanka Maxamed cali kaariye maxaa libaaxyo inaga baxay 🥲
@cabdisalaan7567
@cabdisalaan7567 Ай бұрын
1979 ayaan ka baxay taleex anoo la socda gaadhi la odhan jiry maas oo degmadu la hayd una socda sarmaanyo ayaan sii dhegaystay waa duulisteeniiye dayaxa aynu gaadhnee
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 5 ай бұрын
Ala hawnaxariisto intii dhimatay ee muslim ah
@rimaaseey
@rimaaseey 4 жыл бұрын
Kuluc iyo magool iyo saado iyo sahro axmed iyo ismaaciil cabdi geri iyo maxamed saleebaan iyo cumar dhuule iyo axmed abuubakar iyo kinsi xaaji aadan iyo miicaad minigame iyo dhamaan intii dhimatay allaha unaxariisto allaha udanbidhaafo allaha qabrigooda ha u waasiciyo ilaahay haka arsaaqo janooyinkiisa waalidkeena allaha unaxariisto
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
amiiin
@jwaanquule1441
@jwaanquule1441 4 жыл бұрын
What an elegant lady Saado Ali Warsame! Although the vision is weak but i can still pinpoint absolutely that is Saado the only one the alpha and the omega.
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 3 жыл бұрын
Saado ma aho waa qalanjo
@HolaFarh
@HolaFarh 2 жыл бұрын
@@idirismuhudin3822 Heesta. Bilowga. Ma aha. Heesata #4. Waaa. Samatar & Saado Cali. AUN. Heesta. DARMAAN
@Calicumar
@Calicumar 2 жыл бұрын
This is Not Saado cali This is Khadiija Qalanjo, Hablaha maanta horyaalkooda
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 4 жыл бұрын
Riwaayadii waxa sameeyey Ama curiyey ama Hal abuuray abwaanka Qaaliga ah Maxamed cali kaariye
@hajiahmedisse0475
@hajiahmedisse0475 3 жыл бұрын
WAAYO WAAYIHII HORE sax ma helaysaa ruwaayad la oran MABA WEYNEYNE WAA ISLA WEYNEY
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz 2 жыл бұрын
Waxay ahayd riwaayad heesta fiican
@DhadoonKhuuriye
@DhadoonKhuuriye Жыл бұрын
Fanaankii la holin waayey xasan aadan samater iyo khadiijo qallanjo Raga iyo haweenkuba ereyadii aabihii jacaylka AHUN maxamad cali kaariye Sidaas maysku qabnaa mise waan qarsanaa
@MullaMadar
@MullaMadar 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp Ee hal codsi ii tixgali bro Heesta ugu dambeyso ee sidaa maysku qabnaa oo ay magool iyo kuluc aun qaadayaan Kaligeed inoo so dhig ayadoo qoraal ah
@telesomiyoshacabka1474
@telesomiyoshacabka1474 4 жыл бұрын
Ruwayda waxaan ka maqanay Degaankii maxamed cali kariye
@jwaanquule1441
@jwaanquule1441 4 жыл бұрын
What a talent, what a dance, what a beauty, what a voice! Saado rest in peace you will always live in our hearts the lost treusure 😭😭😭💝💞💎💎💎
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Simply the best of the best❤❤🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴❤🕯
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 2 жыл бұрын
Saado maahan ee waa Khadija Qalanjo
@MoussaYoussif-sw5yo
@MoussaYoussif-sw5yo Жыл бұрын
@@Xaq_udirir n.
@AbdiFatima
@AbdiFatima Жыл бұрын
Lajin maxamed cali kariye
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 3 жыл бұрын
Allaha unaxarista inta dhimatay Waa riwaayad cajiib ah walss
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 9 ай бұрын
Aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Khadiijo qallanjo iyo samatar waa ay nool yihiin
@AhmedSaed-qj5qj
@AhmedSaed-qj5qj 4 жыл бұрын
Mmmmmmmm. Waaryaa walaaal. Gentleman lumber 1 adiga waaaye. Jarmalku markuu qofka amaanayo wuxuu dhahaa Tanag uuuuuuuuuu very much. War boowe khaabadahaa nooga miis
@abdirisaqali7002
@abdirisaqali7002 4 жыл бұрын
Ma dhaba Ruwayadan waa la isugu tagay.Xasan aadan+Maxamed axmed guluc+Magool+Saado Cali iyo qaar kalo badan
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
Haa Laxanka heesa waxa qaybka qatay Xadan adan
@daalochanell5064
@daalochanell5064 4 жыл бұрын
Maahaa saado waa khadiijo qalanjo
@daalochanell5064
@daalochanell5064 4 жыл бұрын
Qalanjo iyo samatar
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Riwaayadu waa dhab anigu waan daawaday riwaayadu fanaaniintu uma kala hadhin
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Riwaayadi sidaa maysku qabna mise waan qasana xasan Adan samatar Iyo khadiija mohamoud Yusuuf ( Qalanjo) xaaski taliyha damdamiska jsl Ahmed sawaxili
@daalochanell5064
@daalochanell5064 4 жыл бұрын
Tani maahaa saado waa qalanjo
@sheikhsalah9613
@sheikhsalah9613 Жыл бұрын
Heest 3aad waa saado Allah haunaxariise
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 5 жыл бұрын
Dhinaca curinta, ma waxaad kala jeedaa Maxamed Cali Kaariye sxb? 👍👍👍👍🌹🌹🌹
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 5 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa Mahadsanid sxb
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 5 жыл бұрын
1976dii iyo abwaankii weynaa cabqarigii aan soomaali hortii iyo dabadiiba soo marin alla ha u naxariistee maxamed cali kaariye oo ku magac dheeraa dhakhtarkii jacaylka
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 4 жыл бұрын
Waxa loooga jeedaa riwaayada ayuu sameeyey dhamaanteed
@ismailyassin1281
@ismailyassin1281 7 ай бұрын
Halka heestan lagu duubay ma SOS baa mise waa Afgooye
@caashocqaadir4492
@caashocqaadir4492 4 жыл бұрын
Plz riwaayadaan waan ubaahanahay mahli karaaa?
@zubayrmohamed
@zubayrmohamed 4 жыл бұрын
Waa chenal kii ugu fcnaa aan arko sxbayaal waad dadaasheen wlh ma aqaan waxaan abaal marin idn siiyo lkn waxaa soo nooleeseen fankii Somalia thanks walalayal.
@DhadoonKhuuriye
@DhadoonKhuuriye Жыл бұрын
Kuluc iyo magool AHUN dhaqso iigu soo noqo
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 4 жыл бұрын
mahadsanid sxp waxaad noosoo xushay labeentii afsomaliga
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Allahow dawlad
@daalochanell5064
@daalochanell5064 4 жыл бұрын
Waa xasan ganay riwaayadan maahaa kaaariye
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 4 жыл бұрын
MC Kaariye IHN. Tuug maxado
@ronny7suii3
@ronny7suii3 4 жыл бұрын
Waryaa xishoo, Xasan Ganeey wuu neceb yahay in lagu been abuurto; qabyaalada qofna hala jeclaan qofna waxa uusan lahayn
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Kaariye lahaa ma ahan xasan ganeey yaan laysku khaldin xasan ganeey wuu nool yahay 1974 bay soo baxday
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Kaariye ayaa lahaa walaal
@axmed_deeq
@axmed_deeq Жыл бұрын
Balag micnihiisu waa labo. 1. Sixir loo sameeyo qof meel dheer jira si uu u yimaado meesha sixirkaa la dhigay. 2. Midhaha Yicibta ama lebiga iwm oo curdun ah. Kee baa ah micnaha saxa ah ee heeska ay igu jirto ?? Mahadsanidiin
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Kal laxiiba laafyihiinnaa lurta ii sidee! Goormaa iigu dambaysay gabadh Soomaaliyeed oo laafyoonaysa? Gabadh caddaan ah oo garaaryo leh oo laafyoota bay indhahaygu ku dheceen. Gobsannaa hablahayagu, baan soo xusuustay.
@mahatiiriskandar1470
@mahatiiriskandar1470 4 жыл бұрын
Allaah naxarita abwaan maxad cali kaariye
@guledciidle3713
@guledciidle3713 2 жыл бұрын
Ruwaayada yaa sameeyey abwaankii axsabey
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye.
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Maxamad cali kaariye oo kasoo jeeday DDS ee itoobiya gumaysato somali galbeed euwaayad qiimo badan bay ahayd fanaaniinta jilaysay badankoodu waa ay dhinteen alle ha u naxariisto
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Riwaadani aadbey u heesa fiicnayd
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Heesahaan yaaa laxameeyay
@abdifariid1289
@abdifariid1289 4 жыл бұрын
very very well WAAYO WAAYIHII WACNAA
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 5 жыл бұрын
Mahad sanid walalo hadii aadba so galiday riwaayadii sidaa maiku qabnaa mise waan qasanaa
@abdibashe567
@abdibashe567 5 жыл бұрын
Aad iyo aad baan ugu maha celinayaa wll kayga soo dhigay Riwaayadii qaaliga ahay. (Hadaad lumi looba joogee) Allah hawnariisto intii dhimatay.
@safiyadahapo1171
@safiyadahapo1171 4 жыл бұрын
Gaalkacayo ayaan ku daawaday wll laday oo igawayan ayaan ka daba ooyey hanuunita 1976
@AhmedSaed-qj5qj
@AhmedSaed-qj5qj 4 жыл бұрын
@@safiyadahapo1171 safiya waad nasiib badnayd
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 4 жыл бұрын
Heesta balag baa la ii lulay waa boqol kun oo mile , sahro axmed oo qadaysa baan arkaan filaa mise qof kale may aheed tolow .
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Abdikiriin jiir aun
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Kuluc magool saado samatar khadiijo qalanjo iyo qaar kaloo badan
@cumarxaajixuseen3507
@cumarxaajixuseen3507 3 жыл бұрын
waxan daawanayaa heesaha riwaayadan 08.10.2021 hadaad iga dambeyso waxaa laga yaabaa in aan nooleyn oo ifkaba kula joogin ee ii soo ducey walaal.
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
wall ma jogtaa oo ma noshahay 1year kadiban arkayy qoralkaga hada noshahay waxan ku rajeynayaa qeer iyo baraare haduu wajibku kuu yimidna waxan alle kaga barya naxaristi jano inu alle kaa warabiyo i.a.
@cumarxaajixuseen3507
@cumarxaajixuseen3507 Жыл бұрын
@@cayuuniqurux6318 masha Allah wll wn nolahay aad baana kaaga mahadcelinayaa waxaana sidoo kale kuu rajeynaa ifka inaad ku waarto..jir oo joogoo weligaaba ha jikaarin abaayo 👫
@aflaxflash9863
@aflaxflash9863 4 жыл бұрын
Heesta balag ee kuluc sideeda ayaa u dayn lahayd maqalka keliya waayo videoga jabuuti uu Ku duubay may wada socon ee way kala hor dhacayeen sxb
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 3 жыл бұрын
Sidaa maysku qabnaa mise waan qasanaa waa ciwaanka riwayada tolow goorkodu ma qarsodi buu ahaa kariye iyo shankaroon
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Kaariye riwaayadihiisu aadbey u badnaayeeen iyaga dhanna mawada quseyn qisada jaceylkiisa.
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 3 жыл бұрын
@@sayidka6911 dee haaye way ubadnayen riwayadihisu jacaylkii hayey ee shankaroon
@hanadxuseen9660
@hanadxuseen9660 3 жыл бұрын
Kuluc boqorkii heesaaga
@championlover7794
@championlover7794 4 жыл бұрын
Yaasalaam Xikmadii abwaan Xassan Ganay
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 4 жыл бұрын
Waa kaariye maaha ganey wll
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 5 жыл бұрын
Thanks brother
@jmbootaan3812
@jmbootaan3812 4 жыл бұрын
Waxasaa ruwaayad la odhan karay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Horta Hassan aadan samtar Hassan duufle waxuu ahaa sirdoonkiisiyaad barre ee fanaantii lagu soo dhex daadshey sabaabta a buu u iman waayye Somaliland isagoo Jabuuti joogaa ninki ka soo caan baxey hargeisa basaas waa basaas lakiin Hargeisa horta ma ku xasuustba Hasan duufle
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
kkkkk halkaas miyyaad nala aaday allaha ku caafiyo huno
@anascabdisalanac6700
@anascabdisalanac6700 4 жыл бұрын
waaw
@anfackudhigletv6000
@anfackudhigletv6000 2 жыл бұрын
Habipleso
@anfackudhigletv6000
@anfackudhigletv6000 2 жыл бұрын
Habipleso
@cabdilaahi6540
@cabdilaahi6540 2 жыл бұрын
Ok
@aminhussein578
@aminhussein578 3 жыл бұрын
Ruwayadan laxanka ya Saaray ama ku qaatay qanadaras
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 жыл бұрын
Sxb xasan great ayaa saaray mahadsanid
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Sxb waad dedaalaysaa laakiin wax baad is dhex dhigaysaa sxb. Heesta kuluc iyo magool ee xaga hore ku jirta Dhoof dhoof. Waxaa leh abwaan Dheeg riwaayad uu isagu lahaa baanay ku jirtay.
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 4 жыл бұрын
Dhoof Dhoof waa MC Kaariye.
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 жыл бұрын
Iska hubi sxb heeskaas waxaa lahaa kaariye mahadsanid
@ahmedaydid983
@ahmedaydid983 4 жыл бұрын
Yaa sameeyey riwaayadan?
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 4 жыл бұрын
ahmed aydid Maxamed Cali Kaariye
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 3 жыл бұрын
Maxamed cali kariye iyo shankaroon miyey isguursadaen se xilagay isguursaden se caruur mawdhashay shankaron heestan udanbaysa ee ay wada qadayan kuluc iyo magool ayaa shegaysa inuu guursaday shankaron kariye
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Riwaayada iyo qisada jaceylkiisu isma quseeyaan.
@mujaahidcismaan9087
@mujaahidcismaan9087 3 жыл бұрын
O0 I AM
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 4 жыл бұрын
qalad ayaad samaysen sabab heesta kuluc qaadayo ee ..Haddan Baaxad leeyahay Bada Sow Ma Jiidhen...waxa sameyay AHU Abdi Iidan
@nasteexamaxamuud1158
@nasteexamaxamuud1158 4 жыл бұрын
Sxb riwaayada waxaa leh kaariye Balse heesaha waa lees siin jiray oo waxa weye waa laysku hibeen jiray
@aflaxflash9863
@aflaxflash9863 4 жыл бұрын
Malaha cabdi iidaan sxb heesaha iyo riwayada kaariye ayuun baa lehe been baa laguu sheegay
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 4 жыл бұрын
Waxaad ku khalsaysaa heeso kale oo Kuluc qaado oo Abdi iidan sameeyey
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 4 жыл бұрын
@@aflaxflash9863 iska Ciyaaraysa nio wax hubso albumkan waxa la idha xurmo daran waxa laxanka saaray xasan gareed oo hadda moqdisho jooga yaan lagula yaabin kariye anu wn jecelahay walahi heesihisa waxan ahayn ma dhagaysto ee waxan abwan lahayn abwaan kale ha ku sheegin
Heesihii Riwayaddii | Xuskii Jaceylka
39:46
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 8 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 491 М.
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 1 МЛН
Proff Ingiriis : Sodon sano kadib burburkii dowladdii kacaanka
23:13
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Nimco Jaamac - Sida laan Gabi ku Yaal | Qaraami
5:28
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 71 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН