RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 19 HD

  Рет қаралды 237,195

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 498
@bulshokaabmedia2658
@bulshokaabmedia2658 7 жыл бұрын
Waa qeybta ugu fican mshlh Viva reer Somaliland jiraa wngsn weyan qeybtii Burco wn sugenaaa
@saadaabuukar2167
@saadaabuukar2167 7 жыл бұрын
Mohamed Salah
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
bater late than never thank you aboowe abukar riyawayada wax badan halaga badalo hablahana ha is asturan waayo culimo badan ayaa ka qaylo dhaamisey wuxu waxey qiimo yeelan doonaan markuu dumarku hagaago !
@ilyaasabdi2182
@ilyaasabdi2182 7 жыл бұрын
nimco ileys maasha allah u sheeg qeybta daacada halagu sodaro ruwaayada hada waa qiyaano iyo shaafto kaliya anage bac qafiif nagu sii xirayaan kkk
@rayfeosman3410
@rayfeosman3410 7 жыл бұрын
Ilyaas Haashi
@caziizacatoosh7755
@caziizacatoosh7755 7 жыл бұрын
Ilyaas Haashi kkkkkk
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 7 жыл бұрын
nimco ileys tru walaahi abaayo macan
@xanaanabukar4370
@xanaanabukar4370 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh
@salmasalman6990
@salmasalman6990 7 жыл бұрын
Riwaayad waa reer waqooyi i baabah reer waqooyigu waa hooyadii fanka
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
salma salman caawa riwayaddu waa hayaaaacdo wa disgusting reer burco ayaa ka wacan reer wasaqland
@user-gq7op9bv5l
@user-gq7op9bv5l 7 жыл бұрын
dadkan reer xamarka ah ama muqdisho u dhashay xaasid sanaa badhkoof nala daawada qolo walba qaybtood la qurxoon oo la qosol badan qoloda kalena wwaa la madhax ee aynu wada daawano uun walaalayaal faadumiinadaa sheegaysaan maba fahmo hadalkeeda waxuunbaan u arkaa afsoomaali aqoontiisu iga maqantee caayi maayo waa afsoomAli waa afkaygii markaa la isu dulqaato all
@user-gq7op9bv5l
@user-gq7op9bv5l 7 жыл бұрын
waa badhkod umadna xumaan uma dhama umadna ma wada wanaagsana hala is ixtiraamo soomaaliyeey
@Aahil229
@Aahil229 7 жыл бұрын
فردوس عبدالرحمن masha alh wa sax sxbey inksto qowdhanka an jeclahy ayakanah somalia wa isku somalia
@siidcali5457
@siidcali5457 7 жыл бұрын
Bro Faadumiina waxba haka sheegin waayo waa hooyada afsoomaaliga laakiinse kuwa la yiraahdo qowdhan afkooda waxba kama fahmaayo
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
فردوس عبدالرحمن Wanjeclahay Shacabka reer Hargeisa nolaada funny waaye qeyb taan 😅😆😀😁😁😂😂😂😂
@hamdih1241
@hamdih1241 7 жыл бұрын
فردوس عبدالرحمن walaashay quruxay af soomaali waa afkeena hooyo lahjada lagu kala duwan yahay anigu xamar waan ku dhashay waana ku soo koray alxamdililaah burco iyo hargaysana waa dhulkii hooyaday waan jeclahay lahjada reer abtigay koonfur na waa dhul aad u balaaran oo kala lahjad ah xamar oo aan ku dhashay xitaa waa kala lahjad waaberi kaaraan wardhiiglay hodan howlwadaag yaaqshiid iyo xamarweyne isku lahjad maaha waana xamar intuba marka lahjad kasta waa inaanu texgilinaa oo soomaali ah
@munajama5507
@munajama5507 7 жыл бұрын
waryaadhaheen reer muqdisho hadalkayagu haduu idin cajabin waayaay intiina reer xamarka dawada anagana intayada hargaysa ciisa bidiin muusa bidiin lakiin aflagaado weey reebantahy waayo anigaba waxaan taageeraa fadimiina markii hore hadalkeeda maan fahmi jirin lakiin hada fadamiina waan ku haystaa
@samsamaragsan3615
@samsamaragsan3615 6 жыл бұрын
Muna jama Abaayo reer xamar dhan mahan dadka aflagadada geeysanayo aniga waxa ahay reer xamar reer hargeysana wan jeclahay 😍
@zamzamsam2743
@zamzamsam2743 7 жыл бұрын
qooto qooto qaybtan baa ugu wanaagsan wax dhaqan xumo Kuma jirta i really liked mana ahi reer waqooyi daacad baan u hadlayaa nimanka qurbaha ka taga ee dalkii ku noqda ayagoon wax aqoon madax laga wada dhigo ayaad ku sugteen good job guys
@mohmedfaisal9611
@mohmedfaisal9611 7 жыл бұрын
nagahu intaa wax ayeey kala jarayaan
@cabdifataax4665
@cabdifataax4665 7 жыл бұрын
qooto qooto intaan daawanayey waa qeebtii ugu xigmada badneed uguna qiimaha badneed ubax fahmo iyo kooxdeeda waad mahadsantihiin
@hodanelmi4031
@hodanelmi4031 7 жыл бұрын
anigoo from mogadisho ah waan u qiray waana ka baxsadeen
@hfm9834
@hfm9834 7 жыл бұрын
Masha Allah walaalheen Ilahayow u siyaadi nabada iyo barwaaqda yurub maxeey igu bahanyhiin qurux iyo cis ku noolyahiin Allaha idin barakeeyo. Kuwa umada kala saareeso Allaha naga qabto.
@nimcohassan2120
@nimcohassan2120 7 жыл бұрын
kkkkk ubax fahmo caadi mahan kooxda reer hargaysa waa qatar aniga waanba ka helaa wax iga qosliya ayagaan arkay waa dad xigmad leh reer qooto qooto hargaysa caadi ma tihiin wlhi barteedii baad dhigteen qooto qooto tolow waa goorma qooto qooto reer burco wiigii hore reer burcaa nala tusaye
@ahmedsekau4490
@ahmedsekau4490 7 жыл бұрын
riwayadan intay socotay qaybtan mooyane wali qayb kale kama dawan waaba asal qaybtan jilayaashi waynaa reer burcana waan sugaynaa in lagu soo daro
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
Abukar sxb aad iyo aad ayaad u mahasantahay runtii caawa aad Ayaan ugu madsuudey runtii xaqiiqta dhabta ah ayey ku saabanayd ka Jira qurbaha iyo dhulkeeni hooyo sxb thank you very much.
@kingimraan3066
@kingimraan3066 7 жыл бұрын
nin kaa horeya nin kaa deeqsisan nin ka naag fcn top excellent
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 7 жыл бұрын
mansha alah somalilan nabad ba tala alow usiyadi nimcada viva somalilandar
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 7 жыл бұрын
aamiin aamiin
@ladanhaji3111
@ladanhaji3111 7 жыл бұрын
xamdi midgan ku fan waliga
@anisafarah5921
@anisafarah5921 6 жыл бұрын
السلامورحمةالله
@hooyofaduumo1583
@hooyofaduumo1583 6 жыл бұрын
Xamdi Kalgacal Hamdi halgan .
@hooyofaduumo1583
@hooyofaduumo1583 6 жыл бұрын
Xamdi Kalgacaew26 let Hamdi halgan
@wandaba90
@wandaba90 7 жыл бұрын
I loooove you thank you for uploading. Obsessed! ❤️❤️❤️❤️
@hoodiyoayaanley8625
@hoodiyoayaanley8625 7 жыл бұрын
xaley oo dhan saan uraadineyaya qooto qooto youtouka waan dhex seexdey
@leylocaruus797
@leylocaruus797 7 жыл бұрын
wqtiganaa waba laga niyad jabay ok thnks abukar mahdi
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
last Comment 😂😂😂😂😂Been waye manta hal quflee igasohoreeye
@xeelacadeyare9124
@xeelacadeyare9124 7 жыл бұрын
Waaw pest riwaayad Somali waa riwayad maskaxbadan lagelshay👏👏👏
@samra2527
@samra2527 7 жыл бұрын
Ruuxigii ugu horeeyaan ahay malaha arka
@muhiimabarre4502
@muhiimabarre4502 7 жыл бұрын
Qooto qooto! Somalidii is wada nacday walee isu wada keentay, different accent ayaan ku baryanaa rer Xamar iyo rer wooqi ugu danbeeyan waan is fahmaynaa. Abukar Mahdi caqliga ha waayin Huuno. Jabuuti ayaa kuu hadhay
@sagalmuseharun4192
@sagalmuseharun4192 7 жыл бұрын
mashallah allow no siyaadi nabada sugano barwaaqo ku soor somaliland💟 amen yaarab inta aan nabada haysana allow nabad sii amen
@hodanali1058
@hodanali1058 7 жыл бұрын
Waaw waa qeybtii ugu shidneyd sidas halagu wado 👍👍👍
@abdirahmanhersi155
@abdirahmanhersi155 7 жыл бұрын
waaaw good job hargasa waatashatay haraysaa London lagaaga dhigin ismaan lahayn hombalyo hargasa old qabyaalada undaaya
@mulkicartan113
@mulkicartan113 7 жыл бұрын
thnks abukar mahdi plz laki kusoo dara
@samiirahassan3834
@samiirahassan3834 7 жыл бұрын
qooto qooto maantaa lagu dheelay marax
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 жыл бұрын
walhy sidaan haku sii socoto. wooto qooto way shidantahayyy..
@gulledyare9619
@gulledyare9619 7 жыл бұрын
wow riwaayadii qooto qooto hada uunbay soojileen aktariin uqalma waxaanad moodaa inreer xarka lagaga fiicanyahay matalaada riwayadaha
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 7 жыл бұрын
hhhhh sida loo soo dhaweyey cawaale waan ka helay aad baad umahadsan tahay abuukar mahdi wax jira ka hadasha we love you
@mylove-ke7re
@mylove-ke7re 7 жыл бұрын
reer UK aya ugu shidan qooto qooto
@ilhaanmursalsaeedsaeed3020
@ilhaanmursalsaeedsaeed3020 7 жыл бұрын
my love waa runta rer UK ba igu shidan qotoqoto
@SomaliFunnyClips
@SomaliFunnyClips 7 жыл бұрын
Riwaayyada wax Wayn baa ka khaldan Ninka duubaya ee markay naagtu telefoonka qoronayso wuu ka ag hadlayaa taasina waaa khalad ee hadda kadib yaysan dhicin
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
Somali Funny Clips Tooshka daji ninyahow😅😆😀😀😁😁😁😂😂😃😃😂😁😀😀😀
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Somali Funny Clips cadi iska dhig coz dadkan jilayo waqti bey geliyeen wan in thnx an ku dhahnaa☺ plz respect
@DJ_MAAN4
@DJ_MAAN4 7 жыл бұрын
First person ✌️
@bahjamohamed8846
@bahjamohamed8846 7 жыл бұрын
Dj Apidas 😂 ma iga so horesy
@DJ_MAAN4
@DJ_MAAN4 7 жыл бұрын
bahja mohamed 😂 aahey
@mohmedfaisal9611
@mohmedfaisal9611 7 жыл бұрын
kkkkk
@mohmedfaisal9611
@mohmedfaisal9611 7 жыл бұрын
waxada geel jira ah
@najuuaraale
@najuuaraale 7 жыл бұрын
Caawa caajiz waaye naga soo adkeeya riwaayada gadaal ayaa ka xumatay hadaanan Faadumiina iyo murtinle aanan arag maba jirto qooto qooto
@appaksa716
@appaksa716 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk qooto qooto wlhi waan ka qeyliyay
@daaudxalane2331
@daaudxalane2331 7 жыл бұрын
thanks Abuukar mahdi
@sumayamohammed2226
@sumayamohammed2226 7 жыл бұрын
Qooto Qooto we xiiso beshay
@mohamedahmed.ilyaasfts7146
@mohamedahmed.ilyaasfts7146 7 жыл бұрын
wey jirtaa riwayadan waana hormar barteto kasii wada
@cadnaanmumin4230
@cadnaanmumin4230 7 жыл бұрын
filimka wuxu u eg yahayin lagu dhigay somali
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 7 жыл бұрын
Reer baadiyahaba dad ah baadiyo waa inanka doonta ana kuwa magalada iyo qayaanadoda kahada qooto qooto daacadnimada Ku heystaa aniga
@farhiyamohamed8493
@farhiyamohamed8493 7 жыл бұрын
allow Naag yeenoo talin kkklklkkkkkkkk
@kingimraan3066
@kingimraan3066 7 жыл бұрын
inad naagtada cawiso waa waajib
@kingimraan3066
@kingimraan3066 7 жыл бұрын
qeybtan ayaa ugu shidan
@bakaadafrica
@bakaadafrica 7 жыл бұрын
caadi ma ahan
@yaasminhassan5479
@yaasminhassan5479 7 жыл бұрын
qooto qooto riwayad fiican ayey aheyde saan, maa udanbeysey qowdhan waa ku dheelen marax hal naag iyo 3nin caawa oo dhan hadal bilaa micna hal Mar xitaa kuma qoslin nin geel laga sowadey oo hadana oo laceyriyey maxa looga qoslaa iyo naag xaajiya qamsiin la eg marax yaaqey kuwaan riwayada kasaara
@simanabdi8908
@simanabdi8908 7 жыл бұрын
Yaasmin Hassan hhhhhhhhhhh
@umurayaan4877
@umurayaan4877 7 жыл бұрын
Yaasmin Hassan sakiin liq
@Somalilanderr
@Somalilanderr 7 жыл бұрын
kkkkkkkk so funny so successful somali drama I liked it. please more
@abdinajiibabdiqadir333
@abdinajiibabdiqadir333 7 жыл бұрын
haye mabilownaa fashilka waaye filimka
@namaxude3206
@namaxude3206 7 жыл бұрын
bhhhhjjjhhhhhj wa fuuray cawa qosol abukar thanks wll
@gedibouh4042
@gedibouh4042 7 жыл бұрын
hayaay awal dee riwaayadu waxay u socotay qaab runta u dhaw oo soo jiidasho leh ee Lakin tani waa iyadii oo fadhfadhida been aar bahasha naga soo qurxi
@hiboqanixashi643
@hiboqanixashi643 7 жыл бұрын
caawa way shidan thy qooto qooto faadumiina iyo natasha ayaanu ka raysny iyo qawanantoodii plz rer engrs caadi iska dhiga no qawanan
@nololiyojaceylchannel4799
@nololiyojaceylchannel4799 7 жыл бұрын
Alla geelu caato badanaa Allow abaarta aaran noogu badal
@xamdasalah3974
@xamdasalah3974 7 жыл бұрын
Waaw hargeisa yurub baa lamooda Allaw u siyaadi
@qalbinuura626
@qalbinuura626 7 жыл бұрын
Xamda Salah amiin walal
@abdirahmanhersi155
@abdirahmanhersi155 7 жыл бұрын
good job abuukar mahi kunjeer
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk walhy anigu waaan jeclahy re waqooyiga inaba cadaha CWA lkn re burcaa kaga siilahaaa dadkeni horen laqabsanayna wanu tabaynaa
@bakaadafrica
@bakaadafrica 7 жыл бұрын
caadi ma ahan
@farhiyaaliabdi5169
@farhiyaaliabdi5169 7 жыл бұрын
qooto qooto horay umartay waaaaw qeebtan caadi maahan😆😆😆😆😆😆😆😆
@farhanabdi3502
@farhanabdi3502 7 жыл бұрын
Waa Marki ugu horeyse aan kucajise ruwayada qooto qooto Naga daafa qada Intaan plz 😉
@asiyadiamond5693
@asiyadiamond5693 7 жыл бұрын
Esh Qiyaska Dadax Dadkygi Qaybta Burco Iyo Hrgysa Adban Ufahma
@raaxojaamac1488
@raaxojaamac1488 7 жыл бұрын
wooooow
@WaxWalbo88
@WaxWalbo88 7 жыл бұрын
qooto qooto ayaa sanadka 2016 ku dhameestay
@maryamamoalem1284
@maryamamoalem1284 7 жыл бұрын
Asc marka hore waxaan la hadlayaa dadka garaadka gaaban ee wax ka sheegaya dadkaan ha i loobinaya is dhax galka dadka somaliyeed dhan walbee noqoto waa muhiim xusuusnadase waxa lagu hadlayo waa af soomaali lahjada uunbaa kala duwan ee xakh idin kama ahan inaa wax ka sheegtaan afka ee wax ku korarsada afkiina somaliyed oo barta lahjadaha.
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 7 жыл бұрын
riwaayada hargeysa dhaxdeeda ayaa lagu matalay fooqa wiishka ah ee ay fuulayaana waa dahabshiil bank
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 7 жыл бұрын
ayo Dee cawaale ayo Dee cawaaale
@Abdirahman-Abtiyo
@Abdirahman-Abtiyo 7 жыл бұрын
qooto qoto way xumaatay, ma somali oo dhan baa matalaysa plz naga soo kooba dadka
@imandhol408
@imandhol408 7 жыл бұрын
walalayaal markad waxdubaysan iska eega plzz mxaa yelay Sahra marka nambarka wacayso waala arka nambarka gaadhiga murayadisa iyo okayalaha waa laynika arka iyo hadaladina iyo khalado badan wlal duubida iskadaya ama khaladka iskadaya aduunkoo dhanba ini dawanaye
@amishadesh102
@amishadesh102 7 жыл бұрын
Riwayadaan wxaan reer dabaalinta ah kasaaaara yaqqey
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 7 жыл бұрын
cuqdada ku haysa yaad u dhimane iska gaadh
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed
@Amal-Qurux-Ina-Ahmed 7 жыл бұрын
waa naga Haleeyeen Qooto Qooto wlhi
@jirfe
@jirfe 7 жыл бұрын
Amal Nuura ma khiyaanadii baad rabtaa abaayo labda dhinacba daacada iyo khiyaamadaba waa okey
@sacdiyoaxmed3222
@sacdiyoaxmed3222 7 жыл бұрын
qooto qooto riyaaliti kahadasha marmarka qarkcod wa riyaliti somaliya guud ahan dahabka iyo lacagta jijadka lagu ibiyaaa
@cheifkajubaland763
@cheifkajubaland763 7 жыл бұрын
hahahahahaa ubax fahmo waa rageeda walaahay waan kahelay runtii
@musratabshir1376
@musratabshir1376 7 жыл бұрын
Laki Xaaji wacay halagu soo celiyo
@seinababukar2174
@seinababukar2174 7 жыл бұрын
yahuu caawa wey qiima beeshay
@HassanMohamed-yy5eq
@HassanMohamed-yy5eq 7 жыл бұрын
Waa Riyaawad Keeni Kartaa In Dadaalka Siyaasada Xamar Dhaawac Loogu geysanayo Waa Sidaan Qabo Waana Dhici kartaa inaan Qalad U Fahmay Madaxda Paarlamaanka Ayaa Geel Jirayaal Laga Keenay Dalkii Hadana Dib Loogu Celinaayo LAakiin Enough Is Enough
@thedahirsisters2008
@thedahirsisters2008 7 жыл бұрын
Xamam baa lagu Keenay oo maa shinbir ayaan cunaa my city burco
@iyaaaacunaa7099
@iyaaaacunaa7099 7 жыл бұрын
Naag waa lacag
@xaaji_koofi
@xaaji_koofi 7 жыл бұрын
nuur maleh asbuucaan qooto qooto 😜
@nomac8666
@nomac8666 7 жыл бұрын
abukar mahdi wad ka shaqeysay qeybtan si wanagsan guleyso walal
@abdifatahmohamed6878
@abdifatahmohamed6878 6 жыл бұрын
Somaali wax sheeg lagama waayo, balse aniga qeybaha waqooyi baaba iigu fcn ruwaayada qooto qooto . Aniga wxn soo jeedin lahaa ayaga jaa'izada abaalmarinta hala siiyo.
@shaymasharaf1797
@shaymasharaf1797 7 жыл бұрын
hhhhhhhh best part walahi reer xalqadaan ayaaba uugu shidan
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 7 жыл бұрын
shayma Hussain ali caawa ay ugu daran tahay kkk
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 7 жыл бұрын
laki xaji waceys malagu so daro qooto qooto waba cajisnaye farax murtiile iyo fadumina neh jecliya war mixed niga dhiga plz
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
aniga mid Kenya iga soo wadato aan raadinayaa?
@leinedlolbashir7519
@leinedlolbashir7519 7 жыл бұрын
What tan maa qooto qooto eheed ohh no qooto qooto kale aan sugaayay cml wlhi way ku dheeleen
@neeyow8689
@neeyow8689 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 ruwaayadan caadi maaha Reer xamar iyo Reer waqooyi intapa waa uun wada somaali waana isleenahay caadi halayska dhigo
@khadramohamud823
@khadramohamud823 7 жыл бұрын
manuurayso
@nastexanastexaxuseen6842
@nastexanastexaxuseen6842 7 жыл бұрын
ane nin inaa baadi ka doonto waayekkkkkk
@qaacbinuqaac1241
@qaacbinuqaac1241 7 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseen ani joho
@qaacbinuqaac1241
@qaacbinuqaac1241 7 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseen ani hada ka imid nasta
@muhiimabarre4502
@muhiimabarre4502 7 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseen . Anaa ku sii racayee isoo mar. Please 😅😅😅😅
@nastexanastexaxuseen6842
@nastexanastexaxuseen6842 7 жыл бұрын
MUHIIMA barre borsada sixiro lkn nin kuf kufin allha kaa dhigokkkkkkk
@muhiimabarre4502
@muhiimabarre4502 7 жыл бұрын
Nastexa Nastexa Xuseen 😅😅😅😅😅😅😅😅..Ameen sister
@omarsscnl
@omarsscnl 7 жыл бұрын
mansha allaah hada waala fiirsan karah
@abdirahmanisse499
@abdirahmanisse499 7 жыл бұрын
waa ka baxsadeen ree hargaysa qaadatan ubax fahmo
@boqorzizu4517
@boqorzizu4517 7 жыл бұрын
In Aan Ani U horeeyo Aan is Moodayey kuwaaba xalay youtebka Seexday Ilma Adeerayalow Naga xishooda
@xamseburco988
@xamseburco988 7 жыл бұрын
Was qaybti ugu shidnayd qooto qooto caawa kulahaaa xagee lagu arkay nin kijinka gala kkkkkkk wllhi waa qaybtii ugu wacnayd qoooto qooto
@sahramohamed562
@sahramohamed562 7 жыл бұрын
alaa liftiga ka qosol badan kkkj
@asmaladan4535
@asmaladan4535 7 жыл бұрын
wooooow reer hargeisa funny wlle😁😁
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 7 жыл бұрын
Rawaayada qaybtaan marax😩😩fadumiina iyo qabke ujilaayen qatar ah kuwaas kuheestaa ani
@abdullahimohamed4890
@abdullahimohamed4890 7 жыл бұрын
All thanks akhyaarey ani qowdhanka iyo xmaraawiga labadaba waa ku heeystaa waan jeclahay maxaayeeley dhex dhexaad baan u ahay sidaas tarteed haladhowro shucuurta kkkkkkkkkkkkkkkk walaalaha
@farhanhir9586
@farhanhir9586 7 жыл бұрын
waa qaybti ugu shidanayda arkaa
@AliOmar-kl8wj
@AliOmar-kl8wj 7 жыл бұрын
away qooto qooto London kuwas ayan ka helay
@zosihabi1478
@zosihabi1478 7 жыл бұрын
madhax weye
@hanishariif4325
@hanishariif4325 7 жыл бұрын
laki iyo fadumina ayaan filaaye
@nastexanastexaxuseen6842
@nastexanastexaxuseen6842 7 жыл бұрын
qeebta somaliand halso bado so funny wlhi lkn halisku dhexdaro
@deepabdalha5863
@deepabdalha5863 7 жыл бұрын
wow qooto qooto asal ah abukar hal kaas ka siiwada dadkan riwayda daawanay maxaey reer waqoye ugu jiran reer waqoye ku hadal hayan ma RER waqoye ayaa idiin bahan reer amison
@abdirahman77
@abdirahman77 7 жыл бұрын
Oops @55:00 in real life, she is as arrogant as the character. 👌👍👏 to the outdoor acting scenes. It was nothing short of a decent Hollywood drama 🎥 😇 What is Qooqo Qooto without my Fadumiina anyway. Mr Director don't make us hold strike against you.
@ahmedmohammed8811
@ahmedmohammed8811 7 жыл бұрын
kawrn hadaan isguursano yurubta ku geeyo
@muhiimabarre4502
@muhiimabarre4502 7 жыл бұрын
999 ayaa lagugu yeedhi farax.. 😅😅😅😅😅😅😅 keep silent, kulahaa. Anagu Naagta meelkasta waan ku dilnaa..bacda u tuura
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 7 жыл бұрын
MUHIIMA barre kkkk dhulka walaahi so funny
@hayinmedia803
@hayinmedia803 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk madhax weeya waxb faadumiina dhaantay
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
anigoo fiirsan ayeyba marax ila tahay
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 20 HD
53:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 330 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 9 HD
1:00:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 363 М.
فن الحوار | بدون ورق 98 | عمار تقي
2:30:16
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 752 М.
FILO PART 108
33:43
Abukar Mahdi
Рет қаралды 240 М.
GORAY PODCAST | NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 81 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD
50:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 533 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,3 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 597 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 466 М.