RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 20 HD

  Рет қаралды 330,595

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

7 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 534
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
ASXAABTA SHARAFTA LEH TAAGEERADIINA WAAN IDINKAGA MAHAD CELINAYAA NOOLAADA
@appaksa716
@appaksa716 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi adaa mudan ustaat abuukar mahdi
@abaayosusu6125
@abaayosusu6125 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi you welcome abwaan
@feysaldaacad4921
@feysaldaacad4921 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi #abuukar_mahdi thanks in bdn bro
@nimcaanabdi4643
@nimcaanabdi4643 7 жыл бұрын
pls ruwayada kasara xayeysiska
@HA-me2jl
@HA-me2jl 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi
@caziizacatoosh7755
@caziizacatoosh7755 7 жыл бұрын
naagaha xaga qurbaha kaso jila riwaayada is astura kudheh huuno weliba raga ha korkorinee si anshax leh udhiga riwayada dheh si ay macno usamayso oo indhuhu aanay uga boodin waayo dad islam ah ayaynu nahaye xishoodku diinta waa ka badh qofkastoo jeclaysta inuu daawadi riwaayada waxu ka cabsi qabaa inay dambi kaso raaco oo islami sodoho ah oo raga taatabanaya ama naago raga laabta laabta usaaraya waa yara anshax xumo sida kale riwaayadu waa la dawaankara zxb
@stayblue759
@stayblue759 7 жыл бұрын
caawa nin ka qosol badan lama hayo #faarax murtiile car waa been dhaha
@zamzamzamzamdahir419dahir7
@zamzamzamzamdahir419dahir7 7 жыл бұрын
hhhhh feynus shekh shactara badna
@hamdaqueen510
@hamdaqueen510 5 жыл бұрын
Farax iyo fadumiina aad ayaan u taageera
@oskayoska4515
@oskayoska4515 7 жыл бұрын
We Need Laki Haji Iyo Fadumiina plz without them Qooto Qooto isn't Nothing .
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Qeybta london noo soo badi please viiva qooto qooto London ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😍😍😍
@abdihakinbrown7002
@abdihakinbrown7002 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar love you abaayo
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
abdihakin brown ilove you too my cute ❤️❤️❤️
@suldaankhadar162
@suldaankhadar162 5 жыл бұрын
For
@abshiryare6491
@abshiryare6491 7 жыл бұрын
Abwan abukar Mahdi thnks so much papa salan sare from somalida Germany
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 7 жыл бұрын
Faarax murtilee faradhaadheraa asagaa mesha ugu shidan walhi dhiblow waye 😂😂❤️😘
@FATAHMOHA
@FATAHMOHA 5 жыл бұрын
Ikran Abdikadir
@muzamilmaxamed1749
@muzamilmaxamed1749 7 жыл бұрын
woow msha allha qoto qoto wa Ku heysts wxn jclan laha ajkis ha lugu sodaro Abukar mahdi wa Ku tgersanahy
@yaxyoowhee7016
@yaxyoowhee7016 7 жыл бұрын
qooto qooto riwaayad laga soo daahayna ahayn waa mid somali isu imaashaheedu ka dhex muuqdo insha Allah Alla ha isu keenee
@ilhantozwarsame402
@ilhantozwarsame402 7 жыл бұрын
I ave been waiting this part for so long wallahi way nagu sodahday
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 7 жыл бұрын
xabiibo kayf wiilkeda allaha unaxariisto ayadana samir iyo iimaan allaha kasiiyo aaamiiin
@AbdirahmanOsman23
@AbdirahmanOsman23 7 жыл бұрын
thnks boss abukar mahdi waala soconaa ruwaayada waadna ku mahadsanthy
@fadxicasanyo3707
@fadxicasanyo3707 7 жыл бұрын
anuu maxan ahay jacaylkaygii tana maxy tahy love kaygii kulahaaa hhhhh TOP
@umiali8918
@umiali8918 7 жыл бұрын
I like your videos I watch it every Friday why don't u put it up every single day I like watching it 24 7
@amanijama9597
@amanijama9597 7 жыл бұрын
Umi Ali looool it feels long to wait for the next one right,
@amaaloozmohamud2266
@amaaloozmohamud2266 7 жыл бұрын
qadar keeyoow waa wiil yar oo xishood badan maasha Allah oo really fanaan eh cod macaan waaba ku haasta qadaroow kii salami widaayoow
@ahmedqanciye4997
@ahmedqanciye4997 7 жыл бұрын
ish calaa qeybtaan way igu socotay waanii tuugaa faarax murtiile riwaada halugu badiyo shactaroole ka qosol badan ma arkin waligay hadalkiisa aa iga qosliyo
@soniaali7596
@soniaali7596 7 жыл бұрын
Yaa xafiis cajiiba ayaa so baxay 😂 Wallah cawa wan qosley Huno Merci ✌️
@ashaabdulahi8873
@ashaabdulahi8873 7 жыл бұрын
o m g hhh wlhi kal iyo lab ayan u qoslay thank you so much qooto qooto and Abukar mahdi mahatsanit
@inabiniadam3037
@inabiniadam3037 7 жыл бұрын
Wallahi laba jilaa oo inaba caadi ahayn baa soo baxay ayan tromsø iyo deeq inta kaloo dhanna waa funny as always love qooto qooto!!
@ramlanuur3548
@ramlanuur3548 7 жыл бұрын
murtile iyo xafiiskiisa waaa ika qosliyeeen
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 7 жыл бұрын
aad iyo aad ayaan u mahadsantihiin sida wanaagsan aad uga hadashiin dhibaayinka somalida ...viva abukar mahdi nooloow
@nastexanastexaxuseen6842
@nastexanastexaxuseen6842 7 жыл бұрын
ruwahada waa heer saroo oo waxee ka turjumeesaa waxyabo badan oo jiro lkn pls diint iyo dhaanka ilaaliyo caruuraa waxaan sameenkaraan dad mulimaa nahy inta yaro qaldan halagu soxo xitaa hadaa faniintihiin waxa xun bulshada wey idiin kabaranesaa
@safiyanuux9394
@safiyanuux9394 7 жыл бұрын
ALLE haw naxariisto
@hooyomacan592
@hooyomacan592 7 жыл бұрын
qooto qooto waxaa shida laki fadumina murtiila farah murtiile amiino dhol foynuus xuseen shire amino muuse iyo mamada kale yaa igu racsan
@fardowsahussein9836
@fardowsahussein9836 7 жыл бұрын
Hooyo Macan
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 7 жыл бұрын
Hooyo Macan anaa kugu racay oo waliba ugu horeyo farax murtiile iyo fadumina
@iftiinkamogdishowaadhalany3454
@iftiinkamogdishowaadhalany3454 7 жыл бұрын
wlhi anaa kugu raacsan aamina dhool iyo laki jilitaankooda iska doon doon ma aha caadi maaha kkkkkkk
@xalimaxulka3053
@xalimaxulka3053 7 жыл бұрын
Hooyo Maca
@indhadeeq4112
@indhadeeq4112 7 жыл бұрын
waa run anaa kugu raacsan
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
I thought qofki oogu horeeyey inaan ahey bisinka kuwo meeshaan ah KZbin darin aa u dhex taal shaqaba kama dhacdo waraada ka seexda magaalada 🤔
@xiisomedia4225
@xiisomedia4225 7 жыл бұрын
hhhhhh
@xiisomedia4225
@xiisomedia4225 7 жыл бұрын
adi u like to be de first mahoo
@Luulibra323
@Luulibra323 7 жыл бұрын
nimco ileys hhhhhhhhhhhhhh sharfey ma yaaabtay horta 😂😂😂😂😂😂
@deeqsiad8880
@deeqsiad8880 7 жыл бұрын
nimco ileys hhhhhhhhhh dirin kulahaa
@abdullsalass880
@abdullsalass880 7 жыл бұрын
nimco ileys ĺll
@faadumohassan1888
@faadumohassan1888 7 жыл бұрын
weey qootoqooto abukar mahdi thnk you
@farahabdulkadirnouh1255
@farahabdulkadirnouh1255 7 жыл бұрын
inaa ugu soo horeeyaan moodayey. yahuu 🚀🚀🚀
@ayansharif64
@ayansharif64 7 жыл бұрын
faadumo miina iyo feynuus iyo farax murtiile amiino dhool intaas aya ugu shidan
@zosihabi1478
@zosihabi1478 7 жыл бұрын
first comment
@nafissaabdela1111
@nafissaabdela1111 7 жыл бұрын
wowwww best of qoto qoto je l aime vraimement c es drolek kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@zuhrahaji3256
@zuhrahaji3256 7 жыл бұрын
Fadumiina iyo Aamina muse aya ugu jecelyahay iyo mama faynus
@miskicrisaq
@miskicrisaq 7 жыл бұрын
ilahay ha unaxaristo mam Xabibo keyf wiilkeda anagane badan nagay dawadayasha koxda qoto qoto tacsi taa lamida Ayan hawada umarinaynaa ilahay samir iyo iman hakasiyo marxunkane qabriga ha ueasaciyo
@waajiraajacel7801
@waajiraajacel7801 7 жыл бұрын
hahaha faynuus nolow wlhi waa ruwaayad jirta qooto qooto Thanks Abuukar mahdi
@khadarstyler3085
@khadarstyler3085 7 жыл бұрын
First viewer
@ismaciilmaxamedtaxta2642
@ismaciilmaxamedtaxta2642 7 жыл бұрын
fanaaniinta koxda qooto qooto mahadsanidiin abukar mahdi mahad naq
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
cawada qoto qoto wax kale waye shax shax leey wanba arke My Laki H wacas aaaway Heeeeeee amukar
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
ina lilahi wa ina ilayhi rajicun Allah u naxaristo qabrigana Allah u waasiciyo nuur calaa nuur Allah ugu dhigo qabriga Allaahuma Aamiin , thumma Aamiiin 😢😢😢
@husseinaden9960
@husseinaden9960 7 жыл бұрын
caadi ma aha all of u are talented
@asmaguhad2422
@asmaguhad2422 7 жыл бұрын
faraxmurtiile qosol weye kulahaa ma iskarogaa 200boqol aaa hahahahhaha😂😂😂👏👏👏👏👏
@cawilxasanjaamac1349
@cawilxasanjaamac1349 7 жыл бұрын
waxaan aniga dhihi laha dumarka jilaya riwayada madaxa ha qarsadeen
@subeydayuusuf9757
@subeydayuusuf9757 7 жыл бұрын
muurtile ayaaaan kuuhaystaa iinooloooow
@faadumohassan1888
@faadumohassan1888 7 жыл бұрын
xusseen shire cabasho badanaa
@cuuudka12
@cuuudka12 7 жыл бұрын
Abukar xeysinta ha ahaato tvga universal yuotube ka kasaara plz okey
@fathiyaahmed5411
@fathiyaahmed5411 7 жыл бұрын
Ala Caawa qosol iguma harin xafiiska guurka xalaasha caadi maahin Faarax murtiilr Nolow
@ramlohaji8120
@ramlohaji8120 7 жыл бұрын
xagaad kasoo xanfartay hhhhhhh faarax murtiile 😍😍😍😍😍
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 7 жыл бұрын
Qooto Qooto Xalay waa I dhaaftay saakay aa Ku quraacanaa lolz
@mahdimuniirali6056
@mahdimuniirali6056 7 жыл бұрын
qooto Qooto wlh waa ka heela abukar mahdi wad ku mahad sana tahay
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
abukar Mahdi thank you 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdulkaderossoble9211
@abdulkaderossoble9211 7 жыл бұрын
mahadsanid Abuuker Mahdi.....
@Maullc1kj
@Maullc1kj 7 жыл бұрын
qof ugu dambeya ee dawada qooto waa aniga dadka youtobe iska dhex jiifa wlh
@abwaangaras6942
@abwaangaras6942 7 жыл бұрын
caadi maaha sxb hore u soco
@hanaabdi2184
@hanaabdi2184 7 жыл бұрын
qoto manta nah malaha fadumiina maku jurto
@ilwadayan619
@ilwadayan619 7 жыл бұрын
xafiiska murtile aya u shidan cawa
@fadumaali269
@fadumaali269 7 жыл бұрын
kkkkkk bismilah you tubka dad aya dhax jifta miyaa
@abdirrashka5570
@abdirrashka5570 7 жыл бұрын
Faduma Ali kkkkkkkkkkkkk
@abdirrashka5570
@abdirrashka5570 7 жыл бұрын
Faduma Ali mayabtey mx aragtey
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 7 жыл бұрын
Faduma Ali saaaidkkkk
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
Faduma Ali dadku badana way seexdaan
@fatuidrs5363
@fatuidrs5363 7 жыл бұрын
owwww tnx abukar mahdi
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 жыл бұрын
Abukar sxb thanks , kkkkkk war nin waalan baa nooyimid kkkkk esh calaa thanks yakhi
@abdifatahmohamed9425
@abdifatahmohamed9425 7 жыл бұрын
kkkkkkkk aad iyo aad ayan ugu hanbalyeynaa dhamaan bahda qooto qooto oo ugu horeya faarax murtiile anoo xalay shaqa ka imaaday ayaan dhageystay Abuukar aad aya u mahadsan tahay anoo minneapolis in aan dhageysta mar walba oo aan shaqada ka imaada
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
laki fadumina and feynuus LA aantiina waa abaar thanks
@simanabdi8908
@simanabdi8908 7 жыл бұрын
hhhhhhh farah murdile iyo xusen shire hhh qosoley Igu dilen umaac umaac kulahaaa
@mesutahmett3900
@mesutahmett3900 7 жыл бұрын
*faarax murtiile* magacaagoo far waa wayna qolkayga huradada ku qoran kuma lahoo😊😊😊😊😊
@inaxambaarsane1549
@inaxambaarsane1549 7 жыл бұрын
Asc hablihii dhaqan bi iska ahaa indhawayd lama arag illaahay masoo celiyo odayaasha shafka shafka usaarayey ....
@xamdomaxamad717
@xamdomaxamad717 7 жыл бұрын
walahi faraxmurtile qosolka iyoow IGA dhameyay reer qooto qooto waad magadsantihin meeshiina kasii wada lkn qabta hargesa waxaka bedale ama isku dhexdara kalegiid sha malehe
@cabdicasiishaybe9842
@cabdicasiishaybe9842 7 жыл бұрын
jigjiga boy hhh
@nadiirabdirahman6421
@nadiirabdirahman6421 7 жыл бұрын
abukar Mahdi qisada riwaayada qooto qooto ma ii dharaxi kartaa if you can?
@xiisomedia4225
@xiisomedia4225 7 жыл бұрын
Dadkan subaxnimda comment latagan maxay ahayen
@xeelacadeyare9124
@xeelacadeyare9124 7 жыл бұрын
Waaw qeybta UK aa ugu shidan iyo qeybta burco kusoo xigto qeybta Canada weli mahan sidi larabay
@aliadam5219
@aliadam5219 7 жыл бұрын
hhh axsan muzalzal muzalzal carbeed iyo mid ajanibo leeska haqab tir. qooto qooto waan ku heesta
@munaabuukar5497
@munaabuukar5497 7 жыл бұрын
cajiib qooto qooto waa mahadsantahiin dhamaan
@neeyow8689
@neeyow8689 7 жыл бұрын
Faadumiina walaasheey wlhi waka soo daahi qeyptaaan yaaqeey😂😂😂😂
@sadiiqabdulqadir6026
@sadiiqabdulqadir6026 7 жыл бұрын
gabar qooto qooto ku arooso ma joogtaa halkaan
@karbaash_halaal2824
@karbaash_halaal2824 7 жыл бұрын
Xaafiska ma so martay😂😂
@bushradeqsan7234
@bushradeqsan7234 7 жыл бұрын
sadiiq abdulqadir ani igu aroos qotoqot
@fartahaaji9613
@fartahaaji9613 7 жыл бұрын
ilmo qooto qooto ahna kuu dhasha somaha kkkkkk
@inansoomaaliyeed8123
@inansoomaaliyeed8123 7 жыл бұрын
sadiiq abdulqadir 😃😄
@aminahassan7029
@aminahassan7029 7 жыл бұрын
sadiiq abdulqadir haa diyaar
@mohamedomar873
@mohamedomar873 7 жыл бұрын
Qooto Qooto thank u abuukar mahdi
@abshiryare6491
@abshiryare6491 7 жыл бұрын
I strat qooto qooto after fadumina xuseen shire iyo oday cabdule
@hamdih1241
@hamdih1241 7 жыл бұрын
Waan ku laqanyoonayaa subaga iga dheh maama feynuus cimriga alaha kuu dheereeyo
@niemabadane5714
@niemabadane5714 7 жыл бұрын
umunawaal ali
@miskicrisaq
@miskicrisaq 7 жыл бұрын
walalyalow qofban tabay away laki
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 7 жыл бұрын
awwwwww riwayadan hadeey joksato abukar mahdi waa laso habaara oo aniga kamid ahay hhhhhh
@smartcadey21
@smartcadey21 7 жыл бұрын
laki xaaji waa kuu xuisay intee kashay huuno fadumiina marisa iyo farax murtile queen tashaaa aamino dhool faynuus intasaa ku hesta aniku se nii dhahay hee
@suldanhamse1224
@suldanhamse1224 7 жыл бұрын
Wa layga so horeeyay
@jiijojuz6289
@jiijojuz6289 7 жыл бұрын
asc asaxabta qoto qoto hhhhh l love you dhamantin
@legendmah8205
@legendmah8205 7 жыл бұрын
👏👏👏
@xamseburco988
@xamseburco988 7 жыл бұрын
Faarax murtiile imisaad soo gursatay kulaha shan kadib waan kala tagney Farax murtiile kulaha laguma Fureeen ee waad haasawo xuntay kkkk
@goldengirl9972
@goldengirl9972 7 жыл бұрын
Wonderful
@munabintiabdulqadir5481
@munabintiabdulqadir5481 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk abuukar mahdi mahadsanid
@nasronalkalovehooyo9521
@nasronalkalovehooyo9521 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkk 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 farax murtinle
@Beelosaajin143
@Beelosaajin143 7 жыл бұрын
hhhhhhh farax murtile cadi maa ahaan jeceyl keeyga love keeyga mu yiraay
@caddeynuur3036
@caddeynuur3036 7 жыл бұрын
mahadsanid abuukar mahdi
@ilwadayan619
@ilwadayan619 7 жыл бұрын
so fuuny
@theview3322
@theview3322 7 жыл бұрын
riwaayadaan horay baan udaawanay see cml #abuukarmahdi
@faadumohassan1888
@faadumohassan1888 7 жыл бұрын
kkk farax murtiile xafiiskisa shidan
@nonaxariis661
@nonaxariis661 7 жыл бұрын
qooto 19 is best
@nuurtocadow202
@nuurtocadow202 7 жыл бұрын
Wlhi farx murtile waa iga qosliyaa
@hersimadobe1439
@hersimadobe1439 7 жыл бұрын
Somali hala so hadayay!
@samiiroabdalla621
@samiiroabdalla621 7 жыл бұрын
wlh Farax mutile caadi ma tihid tlh 😞😦😟😲😵😧😧😧😘😘😘😘😘😘😘😘😘😒
@nuurtocadow202
@nuurtocadow202 7 жыл бұрын
Wlhi shekada rer London ugu shiidan
@halimoghlmg1662
@halimoghlmg1662 7 жыл бұрын
the one only fadumini is best
@qaalisimaanluuul5646
@qaalisimaanluuul5646 7 жыл бұрын
kkkkkkkkk. walahi. waxan. kuqoslay. farax. murtile. iyo. xusen. shire
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Farax murtiile 😂😂😂😂😂 the one and only
@inaabdulkadir8529
@inaabdulkadir8529 7 жыл бұрын
Abukar mahdi walal waa mahsantahay sida weyn aa noola socadsisid
@shuaybhasan5557
@shuaybhasan5557 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk faynuus sh daahir caaadi maaahan ilmahiiiiyo cayriiiin ah ku teh
@dahiraliwarsame8953
@dahiraliwarsame8953 7 жыл бұрын
waxaan halka ka salamayaa dhamaan reer qooto qooto waxaana kula talinlaha inay riwaayada ay kusoo daraan qoysas si wanaagsan u dhaqmaya dhaqankii ilaalinaya nool ficana ku nool oo tusale laga dhigto fadlan family wanaagsan ku soo dara barnaajimka waxaan rajeynayaa sidaas darteed inaad si xushmad leh aad u tixgalin doontan taladayda aad baa u mahadsantihiin dhaman reer qooto qooto dahir ali gawl
@nimcoosman4947
@nimcoosman4947 7 жыл бұрын
Abukar mahdi meesha kawad qooto qooto qosol ayaa iga dhamaaday cawa mahadsanid
@nonaxariis661
@nonaxariis661 7 жыл бұрын
best qooto is somaliland video
@RiimaaRiimaa
@RiimaaRiimaa 7 жыл бұрын
thanks abukar mahdi
@nuurtocadow202
@nuurtocadow202 7 жыл бұрын
Wlhi cawaa qosolkii addunka
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 21 HD
56:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 285 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 29 HD
50:18
Abukar Mahdi
Рет қаралды 533 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 16 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
QOOTO QOOTO 61
34:01
Universal TV
Рет қаралды 171 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD  PART 1 HD
31:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 376 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 12 HD
58:48
Abukar Mahdi
Рет қаралды 717 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,5 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 25 HD
57:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 391 М.
SHEEKOOYIN CUSUB GOOS GOOS AH QOOTO QOOTO HOLLYWOOD QOSOL
17:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 969 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,7 МЛН
Deep Learning Interview Prep Course
3:59:50
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 334 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO PART 11  OK HD
49:45
Abukar Mahdi
Рет қаралды 260 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,8 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 438 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 4,8 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,3 МЛН