No video

RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 XAYEESIIN HD

  Рет қаралды 219,087

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 371
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 7 жыл бұрын
TAAGEERAYASHA RIWAAYADA QOOTO QOOTO ALLA IDIIN JECLIYAA SIDAAD ANIGA IYO FANANIINTA NIYADA NOOGU DHISTAAN OO NOO DHIIRI GILISAAN AYAANBA LA ILOOBI KARIN . QORAALKIINA COMENTIGIINA WAA FARXADEENA NOOLAADA ASXAABEEY WAAN IDIN JECELNAHAY OO SHAQADA KAMA CAAJISEYNO WALIGEEN INTAAD SIDAN NOO GARAB JOOGTAAN THANKS ALL NOOLAADA
@buurnasare4026
@buurnasare4026 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi walaal shaqada adag aad noo heesid waad ku mahadsantahay jir oo joog
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi sxb garab kaada great job
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi Abukar mahdi aquuya shukran waad naga farxisay ilaah hakaa farxiyo Lakiyeey la aantaa abaarna waa noo soo celiaay she is good acting walaahi iga gaarsii I Love Laki Love alaahey amarkiis kkkkkkkkk
@suadomar1581
@suadomar1581 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi walalow wa khatar mashaAllah wan la dhacnay faraaax murtiileh igo shedan iyo adigaba abubakar mahdi
@suadomar1581
@suadomar1581 7 жыл бұрын
Abukar Mahdi anaka leeh halala halala sheeko sheeko sheeko qooto qooto qooto
@nasra19ismail39
@nasra19ismail39 7 жыл бұрын
qaybta hargeisa waxa ka dhiman sooraan iyo jawaan ee fadalan ku soo dara 😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙
@bilanmohamedofficial
@bilanmohamedofficial 7 жыл бұрын
laki cadey misse you all asxbta qooto thanks abuukar mahadi nag soo dheerey yaqeeyo qabtaan ayaab shidan tii hore ma shdno cml
@faizabeela5731
@faizabeela5731 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla beerka madaxadaa uuun baad mooda caday oday tuuray kulaaha qosolka u ba iga dhameyee waa sugeeyna jimcaha insha Allah 😍😍
@amarbadansidahooyaded9379
@amarbadansidahooyaded9379 7 жыл бұрын
walee xayeeysiintan wey shidan tahay 😍😍😘
@saraloveddsi2072
@saraloveddsi2072 7 жыл бұрын
maansha Allaah qooto qooto sideedii hore alle ha ku soo caliyo aaamiiin
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
laki hageed gashay beryahaan waad ogtaha in aad tahay top in the qooto qooto group welcome back dear .
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
salemo12 Lakiina taageeraheeda aa badan walaahi waxaan u qeeylinaaba waa noo soo laabatay
@dooskadiamond9016
@dooskadiamond9016 7 жыл бұрын
Yes waa raabay ina guryah lagu jilo riwayad wax ka dhiman malahn we dhamestiran tahe
@maslahmaska7591
@maslahmaska7591 7 жыл бұрын
Woow my favorite laki Nice to you back Next Friday aad aye u shidantahy. I can't wait
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Maslah Maska insha allh
@fartunabdi4630
@fartunabdi4630 7 жыл бұрын
waaaaaaaaaw
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
waaaw laki xaji weceys masoonoqotay 😍😍😍😍
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
qooto qooto nuuriso waa laki iyo fadumina qooto qooto London wax ka fiican oo ka macaan badan majirto, viva abuukar Mahdi.
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
salemo12 Dhool haka reebin nuurka indhaha Kkkkk
@youngeboyroblox696
@youngeboyroblox696 7 жыл бұрын
wooow my laki maisonoqotey aad anugufarxey abukar Mahdi nosodedeje andhararonaa hadu allah idmo faster plzzzz
@rahoruuxidhagey437
@rahoruuxidhagey437 7 жыл бұрын
Qooto Qooto waan ku nafisnaa thanks abwaan Abuukar mahdi
@umuaman6656
@umuaman6656 7 жыл бұрын
first comment thanks abukar mahdi
@buurnasare4026
@buurnasare4026 7 жыл бұрын
Shukri Abdulle 😂😂😂😂
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
wow I am looking forward to see next week thanks.
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
Viva qooto qooto😍😍😍 yaqey wan ku heesta filimadi ajnabi wanba nacay sidee lo bilaabay qooto qooto 😂😂😂😂😂😂abukar mahdi thank you💝💝💝
@gamerstylelol4945
@gamerstylelol4945 7 жыл бұрын
That's what I call qoto qoto nice 👍 one I can't wait 😊 to watch 😱🤗👌🤜👍❤️❤️
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
oooooh glad am off next friday ta daaaaa🤗🤗🤗😇☺😍😘😗🤔😘😍😘🤔😘😚😙😙 am so happy I cannot waot wallah inshallah willing to see this wonderful drama👏👌👈
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
wlcm back laki good to see you there 😎❤❤❤
@hardertheneve8614
@hardertheneve8614 7 жыл бұрын
nimco ileys laki isku xaafad maa tihiin
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
nimco ileys nimco cadey waa dooqeyga qeybtaan Wlhi reer U.K. Wan aaminsanahy mcnto 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 Ilove you ilaahow gabar kuu e.g. Aan dhalaa ameen😂😂😂😂😂
@hananhabi9448
@hananhabi9448 7 жыл бұрын
dhacdoyinka layabka aduunka
@user-bp4ou8ty7s
@user-bp4ou8ty7s 7 жыл бұрын
nimco ileys 😎😗
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
Suraya Abuukar hhhhh I love you more mcnto walaahi 😢 gabar ani ii eg hada dhasho mid KZbin dadka isaga dirto ineey ka noqota kkkkkkkkkkkk
@gjgtfgkgycg3380
@gjgtfgkgycg3380 7 жыл бұрын
cadi maha riwayada qooto qoto waxan sugnaa waa jimcaha insha alaah waa inaan ganbar gaban ugu faristaa
@ashomire8156
@ashomire8156 7 жыл бұрын
thanks.abuukar.mahdi. walaal.wanaga.. farxisay.
@sahanmedia10
@sahanmedia10 7 жыл бұрын
riwaayada qooto qooto waa ushidan3 qof ayaaa gushidan 1faadhumiina 2laki xaaji 3aaminadhool ❤❤❤❤💙💙💙💙💗💝💘💟💞💕💖💔💋
@caaishaahmed4781
@caaishaahmed4781 7 жыл бұрын
Laki riwaayada intaa kamaaqneed waa nacey welcome back Laki
@aliahmedamina
@aliahmedamina 7 жыл бұрын
qooto qooto waan ku heysta balse kuwa Hargeyso waxa jiro ma ahan ee please ha laga dhaafo because wey qaseen ma nuurteyso
@abdifatahmohamed502
@abdifatahmohamed502 7 жыл бұрын
kkkkkklkkkkkkkkkkkk waa aay xiisa badan tahay jimcaha so socda qooto qooto yaan la moogaanin thank Abukar mareykanka Ayan kaa la soconaa
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
reer London qootadooda wax gaarayo maleh wow.
@maryamoadan1804
@maryamoadan1804 7 жыл бұрын
aamino dhool sawirkaa goormee latusi Baan lahaaa iga sooboobsiyaya waanba sogi la'aaye lkn fiska iyo nastexo indho masogalayaan injineer abuukar Mahdi thankful kaliyolaaab
@aadanshunu5994
@aadanshunu5994 7 жыл бұрын
waaw markaan waanuuree qotoqooto thanks
@hodanhappy279
@hodanhappy279 7 жыл бұрын
bisiinka waxaan dhararayaa jimcaha wlhi cadi mahaa waad mahadsantahy abuukar Mahdi
@sucaadoali1671
@sucaadoali1671 7 жыл бұрын
kkkkk farax murtiille cadi mahan jaceyl shidan baa ihaye kkk halkaa kawad my abwaan qali ah alla farax murtiille qosol badanaa
@maryanosman8687
@maryanosman8687 7 жыл бұрын
thanks abuukar mahdi, you r the best good luck for your future
@sulekhasaid7789
@sulekhasaid7789 7 жыл бұрын
qeebtaan macaan waaye
@fadumoaxmed2955
@fadumoaxmed2955 7 жыл бұрын
alaa yacisak Abuukar mahdi naga ilaali qeybaha gowdhanka ey jilayaan nama cajabin deee
@TheBlueEmpire-20
@TheBlueEmpire-20 7 жыл бұрын
Lucky Hajii Waays I like you swrt siz u r terlented surely so keep it up Tunaku love joh
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
nahwa hussein 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏sax we love you Lakiina iyo dhool iyo murtiile
@inaabdulkadir8529
@inaabdulkadir8529 7 жыл бұрын
abukar mahdi waan Ku salamay walalkey qalika mid makaa codsan karaa nagadaa rear qowdhan walahi aniga kuma hesto
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
laki Iyo amina dhool maujeda mise ana mooday awoo I can't wait wlhy😂
@sadiyiaddawe7986
@sadiyiaddawe7986 7 жыл бұрын
hhhhhhhhh amino dhol
@mahadali4876
@mahadali4876 7 жыл бұрын
qooto qooto oo an laki ku jirin waa somaliyo oo an madax laheen
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
Djlii Mahad Kkkkkkkkkkk iga gadan hadalkaas Dear funny 😂 👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋
@AhmedHassan-qv4wz
@AhmedHassan-qv4wz 7 жыл бұрын
faarax murtiile, ilhaan & Farduus Halkaa kawada howsha.
@qadarozil7367
@qadarozil7367 7 жыл бұрын
abukarow waa sanaaa rabaa naga daayo hargeisa
@MrNunow
@MrNunow 7 жыл бұрын
Faarax murtiile caadi maahan fanaan +Jilaa+Majaajiliste+Abwaan!!
@Badgirl-po1fq
@Badgirl-po1fq 7 жыл бұрын
wooooow hady ka drn thy alle ha na garsiyo waqtigaz waba sugi la ahye☺☺☺☺☺☺😶
@suumayaabdi2502
@suumayaabdi2502 7 жыл бұрын
Yeeeeesssssss laki waceys waa iso labate ana qooto qooto firsideeda u solabana
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 7 жыл бұрын
good to see you laki welcome back sister i miss here thanks for came back
@xidigabdi5599
@xidigabdi5599 7 жыл бұрын
wow thnx bro laki well come back!
@hodannataash7851
@hodannataash7851 7 жыл бұрын
abuukar mahdi thanks laki wad nogu socelisay qooto qooto waxa shida amina dhool iyo laki fatimina mama feynus nasteexo indho na away wa sugeynee
@maryannour8861
@maryannour8861 7 жыл бұрын
Aad ayaan u xiiseyaa Ruwaayada qooto qooto waana daawada Every Friday waad mahadsan tihin Dhamaan jilayaasha qaaliga ah
@faatimaabdow8329
@faatimaabdow8329 7 жыл бұрын
wwww laki she is back i can't wait iyada lee shido qooto qooto
@sundusissa6387
@sundusissa6387 7 жыл бұрын
Xkkkkkkk Faadumiina Xabsi tulubyaah kkkkkkkkkkkk I will miss you faaayeey 😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝
@istarmohamed6778
@istarmohamed6778 7 жыл бұрын
wooooooooooow iga da ciyarta I can't wait
@faromoha3101
@faromoha3101 7 жыл бұрын
i love the way Xussein shire talks....
@quruxbadanifraax5530
@quruxbadanifraax5530 7 жыл бұрын
waaw aamino dhool iyo laki waa dhabarka riwaayada london tahanks dr qooto iyo a mahdi
@IsaBella-cn9hl
@IsaBella-cn9hl 7 жыл бұрын
Www nala soo gaara bal xiisa uqabaaa qooto qooto walle
@halimaibrahim4519
@halimaibrahim4519 7 жыл бұрын
msha allaha wan idin jeclahay family qooto qooto
@qurxaneoffical5910
@qurxaneoffical5910 7 жыл бұрын
Hhhhh welcome back princess Laki xaji Next week way ii dhacaty Imtixaanka ayaa ii dhamaanyo lakina way soo labaty next week wax kle
@ikraamabdiasis995
@ikraamabdiasis995 7 жыл бұрын
laki nicbiyaaa lugaha kajab ma dhihi karee ilaahay ha kacabsato walshey walhi naceb kale uma qabo lkn raga ay horaadada saari ha iska dhaafto waxan awal uu danbi ahaaye wax hala isku reebto hablaha somaliyeed khaasatan wixi camera so hor fariisanayo ilaahy cabsidiisa ha look laabto waa iga talo inta samaha jecl wa salamantihin Abuukar mahdi slan sare bro viva qooto qooto 👍👍👌👌
@hamdiiissa6764
@hamdiiissa6764 7 жыл бұрын
km Abdiasis
@ikraamabdiasis995
@ikraamabdiasis995 7 жыл бұрын
Hamdi Iissa hahaha hè xabiibtii
@kulanecabdi4057
@kulanecabdi4057 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk can't wait walaahi this part22 thnks yaqeeyoow #Abukar_Mahdi
@faankakamaheloasalreerqard5583
@faankakamaheloasalreerqard5583 7 жыл бұрын
Kulane Cabdi Yaad ku haaysataa hee adiga bro qofkee kkkkkk
@sadikomar5400
@sadikomar5400 7 жыл бұрын
fadlan soomaalida KZbin beentaa qooto qooto anaga oo sugayna soo geliya qayb horey aan ufiirsanayn naga daaya idinkoo raaaliya si sharafleh Ayaan idiinka codsanaynaaa walaalayaaal mahadsanidiin
@xamdamaxamedaxmed5874
@xamdamaxamedaxmed5874 7 жыл бұрын
qooqoooto kaki Kali isii warka baryahaan halked gashay
@shankaroonshuuto4329
@shankaroonshuuto4329 7 жыл бұрын
waxbaa ka dhacey saanaa larabaa thanks
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
qooto qooto reer jawabu amaba reer hargeysa dhadhan maleh
@beerlula7411
@beerlula7411 7 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee daawada 😂
@buurnasare4026
@buurnasare4026 7 жыл бұрын
Hooda beer lula 😂😆😆
@sadikomar5400
@sadikomar5400 7 жыл бұрын
nasab nasab dhalay abuubakar mahdi waxaaad thy dhal gobeeed rabi haku xifdiyo nooolow all fanaaniinta soomaaliyeed noolaaada waxaaad tihiiin dhaqanka iyo afka soomaaliyeed halka uuka dhisanyhy
@simanabdi8908
@simanabdi8908 7 жыл бұрын
hhhhh laki woooooow wa kuhaystaa ano shiraya maiargtay kulahaa laki amino dhol le kuleh
@Khadar_aden
@Khadar_aden 7 жыл бұрын
kkkk maacha allh nic dhamaantiin farxad kunoladaa ..eng abukar mahdi 100/100 dhigaa ugu sharafbadnow
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 7 жыл бұрын
waaw lakiyey la'aaantaaa abaar qooto qooto nalkeedii laki cadeeey welcm
@farhiyadiriye5891
@farhiyadiriye5891 7 жыл бұрын
Walaahi. Caadi. Maahan. Qooto. Qooto. Abuukar. Mabruuk.
@nadiramohamed796
@nadiramohamed796 7 жыл бұрын
cadi maha de wllo noguso dhakhsada haye
@kaltunabdimahamud1093
@kaltunabdimahamud1093 7 жыл бұрын
Waaaw ish Cala filim qoto qoto
@mulkicartan113
@mulkicartan113 7 жыл бұрын
waaaw eng abukar mahdi noosooo dadaji reer muqdushana abahaaa iyo aniisa kusoo dar waa codsi waxaarajeynaa inaa naga aqbasho
@ifraahshiiqaal5286
@ifraahshiiqaal5286 7 жыл бұрын
abukarow Aaminn muuse aaway jecelkii ayay Wax kataqaanaa wlh hindi aaba moodaa Xiis you xisaab lá aan Aamiin Muse aamina dhool laki Welcome back dia ♥
@aragsanmaxamed4599
@aragsanmaxamed4599 7 жыл бұрын
mshlaaaah mahadsnid abuukar mahdi
@alexzaki8701
@alexzaki8701 7 жыл бұрын
laki laki laki good to see again ziz do
@maahaadahmed6649
@maahaadahmed6649 7 жыл бұрын
Abuukar mahdi walalo mahadsanid bro
@Samira.Ibrahim
@Samira.Ibrahim 7 жыл бұрын
fadamiina aniga jecelahay laki mesha dhocilnimo lajogin mesha ina samirated iska socoted lee somali kuhormari karta
@munohasan5137
@munohasan5137 7 жыл бұрын
ilahay kacab sada adinka aya kamasula dumarkan qaawan guryahodi aygo fadhiya ayad wacden midkastane caruur ayey heysata balaayo madax sheydan leh
@TheBlueEmpire-20
@TheBlueEmpire-20 7 жыл бұрын
that song of Farah murtile iyo sijui that girl wankahelay asaga oo full eeh plZ meyjirtaaa
@OneState_277
@OneState_277 7 жыл бұрын
Kkkk Madaxa Uunbaa Mooday Caday Oday Tuuray Kulahaa
@mesutahmett3900
@mesutahmett3900 7 жыл бұрын
jacayl shidan bay hayee walal aheekada iga yeel faarax murtiile funny waaye 😊😊😊😊
@anigaadiga6694
@anigaadiga6694 7 жыл бұрын
laki cadeey💋 we miss you 👏👏👏
@umurahman1055
@umurahman1055 7 жыл бұрын
laki.waan.Ku xisay.xabibti
@khadraali5317
@khadraali5317 7 жыл бұрын
faadumiini haday ku jirin nuur maba laha😞😩
@suadomar1581
@suadomar1581 7 жыл бұрын
aroos shidan bano dhigaan faarah murtilloo khatar ❤❤👏👏
@quruxbadanifraax5530
@quruxbadanifraax5530 7 жыл бұрын
kamaaludiin caday odey tuuray dadkii hadalka lahaa viiiiiva
@fali2695
@fali2695 7 жыл бұрын
masha allah thank
@munaabdimunaabdi5461
@munaabdimunaabdi5461 7 жыл бұрын
Caadi mahan laki iyo aamino dhol dadka shido ruwayada tihiin love aan inku ahay
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 7 жыл бұрын
thanks Mr Abukar mahdi
@allahwithme1310
@allahwithme1310 7 жыл бұрын
wlcme back laki i cn't wait friday night
@chocolatenaali4174
@chocolatenaali4174 7 жыл бұрын
qoto qoto see laki ugu baxday walhi nuur malaheen qooowdhan Laka soo buxiyaa ma firsan jirin lkin habenka soo galeeso sugi LA ahay insha allah
@lilhappy7808
@lilhappy7808 7 жыл бұрын
Hussein shire dharbaaxada run ayey kaga dhigtay hadhow la aaarso wabilahi towfiiq😂😂😂 wa hadii ay fariinteyda kuso gaarto
@amiinyare5242
@amiinyare5242 7 жыл бұрын
Lil Happy v
@sooofisiman5982
@sooofisiman5982 7 жыл бұрын
my laki waaaa ii imatay
@prietyshariifojimcaaleabuu2637
@prietyshariifojimcaaleabuu2637 7 жыл бұрын
abuukar mahdi waa mahsantahy
@hodanali5163
@hodanali5163 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkk laki xaji welcome back 😂😂lkn fadumina away
@02kid75
@02kid75 7 жыл бұрын
Wa hage
@sundusissa6387
@sundusissa6387 7 жыл бұрын
Welcome pck laki xaji
@ubahhaji5831
@ubahhaji5831 7 жыл бұрын
qurx qurx ayayba noqoden 😂😂 cadi mahan 👍👍👍✋✋✋😘😘
@Nina2019
@Nina2019 7 жыл бұрын
waaaaw I can't wait
@himilotv8641
@himilotv8641 7 жыл бұрын
faadumiina xabsiga ha laga soo daayo la'nteed qooto qooto nuur ma leh
@stayblue759
@stayblue759 7 жыл бұрын
Wali anoo shiraya Maad i aragtay kulaha #laki. v alla. xal. og.
@salemo12
@salemo12 7 жыл бұрын
fadumina ma runba miyaa hirantahay ee qooto qooto ka muqnaaw yaalagu waynin.
@nololiyojaceylchannel4799
@nololiyojaceylchannel4799 7 жыл бұрын
Reer londan lee kala wadaan qooto qooto Abukar mahdi waxa ka codsaneyna in filiman xiiso leh noo so saartid qooto qooto kadib
@halimonoor3876
@halimonoor3876 7 жыл бұрын
Musalsal cusub no
@nadraothman5986
@nadraothman5986 7 жыл бұрын
dharbaxshada xusen shire dhawaaqeda dhegaha iga xirtey macbudkow😄😄😄😄🙈😂😂😂
@Imraan53
@Imraan53 7 жыл бұрын
nadra othman hhh taasna manoo dambeysay
@nawalcadey7484
@nawalcadey7484 7 жыл бұрын
laki waaaye wwwwww
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 23 XAYEESIIN HD
2:53
Abukar Mahdi
Рет қаралды 170 М.
FILO PART 120
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 49 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 32 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 HD
56:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 469 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 24 HD
1:02:12
Abukar Mahdi
Рет қаралды 603 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 26 HD
1:06:58
Abukar Mahdi
Рет қаралды 675 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 2
50:43
Abukar Mahdi
Рет қаралды 555 М.
DR QOOTO QOOTO SHEEKO TAXANE AH 2016 XAYEESIIN HD
7:54
Abukar Mahdi
Рет қаралды 827 М.
FILO PART 119
35:17
Abukar Mahdi
Рет қаралды 414 М.