**Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani | Qaybta 1aad | 1998

  Рет қаралды 161,275

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #qarami #​ @Dalmar Media #dhaanto #srtv #rtd #
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
Hargeisa

Пікірлер: 42
@abdiqanigadhle
@abdiqanigadhle 2 жыл бұрын
Riwaayada Nina waani, Ninna waal Jacaylku Ku celis - 1998 Hargeysa Hobalada Waaberi Hargeysa 1. Abwaan Xasan Qawdhan 2. Cabdi Muxumed Magan - Cabdi Falaash 3. Maxamed Jaamac Cawaale - Indhojacayl 4. Tiriig Xaashi Kaahin 5. Kinsi Xaaji Aadan 6. Aw kadleeye 7. Canab Diiriye 8. Madad Sheekh 9. Qadan 10. Cabdiraxmaan 11. Cabdirisaaq Aakhiro - xidhiidhiyaha
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
Ubax fahmo ka tagtay
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
Sorry iga raali ahaada ubax fahmo kuma jirto
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
Xigmadi soo dhamaatay ruwaadihii macnaha samaynayay canab diiriye jiliinkeeda jcliyaa murdiya magacaaba gadan
@fawzihadjiahmed8905
@fawzihadjiahmed8905 2 жыл бұрын
walahy wn fadhiyey habeenkaaz cinema mulac
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
imisa jir tahay iminka 2022
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 жыл бұрын
Abwaan *Aakhiro* bal arka hhh hayaay illeen wariye ayuu soo ahaa ar ninku legend sanaa wow
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 2 жыл бұрын
1998 wa markaan dhashay Hadana waxaan dawanayaa 2022🥰🥰🥰
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Anigana inantayda curad baa ii dhalatay 1998
@cadnaanyuusuf5405
@cadnaanyuusuf5405 2 жыл бұрын
Isku Mar baynu dhalay alle cimriga hayno barakeeyo incha allah
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
@iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 2 жыл бұрын
Anna 1997 waxaana daawanaa 2022 oo kasoo wareegtey 25 sano
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 19 күн бұрын
Anigana curad ku xigeenkayga ayaa dhashay 1998.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
𝗡𝗶𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗹 𝗻𝗶𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗻𝗶 𝗮𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗶𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗶𝗶𝗻
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝👍
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 4 ай бұрын
Xasusaay wayahegay 😂😂😂
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 19 күн бұрын
Kaa yari iminka waa 30 jir.
@RashidAli-ow3jp
@RashidAli-ow3jp Жыл бұрын
Marna ma soo dhowen codadkii Axmed Cali cigal iyo shankaroon Iyo muse ismaciil qalinle Xitaa ma soo dhoweyn Lakin waxaa ay na xususineysaa qisada ruwada xiligaas la jiley Jilayasha ficnaa waxaa ka mid ahaa Dahir caje iyo Abdulle rage
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
Allaya riwaayaddan oo asal ah keena 👌
@mukhtarmumin
@mukhtarmumin 11 ай бұрын
Macalinkaygii Af soomaliga 26 june school abdirisaq aakhiro allaha ku xifdiyo
@axmed12195
@axmed12195 2 жыл бұрын
Old. Is gold
@abdikarimdigaale8811
@abdikarimdigaale8811 5 ай бұрын
Alla yasalam bari samad kiii Alla wacnaydaaa noloshu wagaaaa
@DelPiero-nv5ub
@DelPiero-nv5ub 2 жыл бұрын
MashAlla, waa riwaayad nice, part 2 please 🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Walaal waa tan kzbin.info/www/bejne/jIuWZ4hjbs99p5Y
@GareenMedia
@GareenMedia 2 жыл бұрын
Origin is the best!
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Жыл бұрын
Waa ladkii aabahay la D' ahaa allow cimriga u barakee
@nasrahassan921
@nasrahassan921 2 жыл бұрын
Kan waa cawke iska yeel yeel..
@abdixayi8453
@abdixayi8453 2 жыл бұрын
Riwaayada uu ku jiro aw kadleeye way shidan tahay
@mohamedomer9312
@mohamedomer9312 2 жыл бұрын
Abwaan aakhiro
@hawahassan8872
@hawahassan8872 2 жыл бұрын
Subxanalah war hedha miyadan dad islaam ah aheyn away xishoodki lagu yiqin dumarkeni somaliyed iyo diinteni illah nafaray dadkani miyeynan ajnabi kalahayn
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Copy Copy! Hadaadba dambaabayso inaadan koobi noqon ayaa dhaanta!!!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Maxaa copy ah?????
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 19 күн бұрын
@@caweyskadalmar Ruwaayadu waa Copy Abwaanka mooyee dadkii matalayay Orginalkii midna kuma jiro.
@AbdulkadirHussein-gt6dz
@AbdulkadirHussein-gt6dz Жыл бұрын
riwaayad cajiib ah nio heesahaan riwayadan may Ku jireen mise waa lagu jilayaa ? Caweyska Dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Waxaan umalayn inay ku jireen
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 19 күн бұрын
Way ku jireen
@AbdulkadirHussein-gt6dz
@AbdulkadirHussein-gt6dz 19 күн бұрын
mahadsanid sxb
@Rabadan_Hassan
@Rabadan_Hassan 2 жыл бұрын
Old is gold
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 2 жыл бұрын
Wayo waayo
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 2 жыл бұрын
Masha Allah old is a gold
Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani | Qaybta 2aad | 1998
1:03:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 128 М.
Riwayadii Dab Jacayl Kari Waa | oo Dhan |
1:36:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 189 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 30 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,8 МЛН
Please Help This Poor Boy 🙏
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 22 МЛН
Djibouti:  Riwaayadii Nimba Timo Xamar
1:43:08
Assajog Studio
Рет қаралды 258 М.
WABARI XISHOOD & JACEYL
2:56:21
Universal TV
Рет қаралды 469 М.
Riwaayad goosgoos
1:31:46
Said Nabadon
Рет қаралды 223 М.
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii Dambe
1:04:44
Tixraac
Рет қаралды 467 М.
Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO
1:39:04
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 373 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
0:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 28 МЛН
Did you know about this hack? 😁
0:19
Andrey Grechka
Рет қаралды 49 МЛН
Spot The Difference, Win $10,000
0:58
MrBeast
Рет қаралды 32 МЛН