Riyada cuntada ama raashiinka qofkii arko asoo cunto cunayo sida hilib iyo bariis ama cunto macaan

  Рет қаралды 4,836

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Riyada cuntada ama raashiinka qofkii arko asoo cunto cunayo sida hilib iyo bariis ama cunto kale, riyada cunitaanka cuntada waa riyo fiican mararka qaar cuntada waxaa lagu fasiraa cudur markay cuntada jaallo tahay, qofkii arko asoo hilib cunayo ama bariis iyo baasto hilib leh waa wax fiican, cuntada macaanka ah sida xalwada iyo timirta dhamaan waxaa lagu fasiraa wax aad u fiican iyo arsaaq badan, cuntada dhanaan ama qaraarka ah iyadana waa arsaaq murugo la socoto cuntada xafladda ama arooska waa cunto fiican oo nolol barwaaqo leh tilmaamayso, riyada cuntada tacsida waa wax xun oo dhibaato xambaarsan, qofkii arko bariis macaan ah ama hilib duban ama dooro ama mallaay ama kaluun dhamaan waa riyo fiican ah halkan ayaad ka daawan kartaa fasirka oo faahfaahsan.
#riyooyinka #riyada #soomaali #somali.

Пікірлер: 50
@aminaciise8748
@aminaciise8748 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤
@fatimaabdikadir
@fatimaabdikadir Ай бұрын
Sheikh aniga waxaan kuriyooday Naag dariiskeena ah oo saxan bariis noo keentay hilib, kaluun ladubay iyo moos bisil saarnaa bariiska,lakiin bariiska wuu shiiraaye laakiin waan cunne aniga iyo walaalahay. hurdada ne waxaan kusoo toose wixii asagoo sidaas iga soo uraayo sida cuntada riyo iga soo uraaye camal, sheikh isoo fasir Allah haku barakeeyo waxaanna ahay Garoob.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waxaa laga yaabaa cunto aan xalaal ahayn inaad cunto waa digniin is ilaali
@fatimaabdikadir
@fatimaabdikadir Ай бұрын
@@barta-aqoonta 🥹😳okay sheikh, shukran 🤲🏾
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 ай бұрын
Riyada bastada iso fasir shekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa arsaaq iyo nimco
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi Ай бұрын
Sheikh waxan ku riyoodey anoo qol ku jiraa oo caruur ila joogta xfduna hor fadhiyaan oo cunto cunyaa qofna masajid iga duceynayo oo sameecad qolka taaley la shidey Mid kle waxan ku riyoodey anoo hilib cunyaa lkn baranbaro ay ku dhex jirto Fadlan iso fasir Sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
adiga qof caruur leh ma tahay?
@faarahibraahin2082
@faarahibraahin2082 2 ай бұрын
Somaliye riyo nolosha qofka waxba kama anfaceyso hadii mid xuntahay ama mid wanagsan tahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada noocyo badan ayay leedahay mid faalso mid dhab mid xun mid fiican si daa la soco
@Yusra812
@Yusra812 6 ай бұрын
Asc sheikh allaha kugudhaarshe hata igudhanto isheeg Waxa kuriyoday hurdada duhur kadib anoo walshay basto iyo sugo iyo sanbus mcn lacunayo hoyadeyna ugadeyno si aan horay ogugeyno cml maxethy isheg
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
ws waa arsaaq fiican kuu soo socoto waa khayr inshaa Allaah
@Rahmogelle-f6d
@Rahmogelle-f6d 8 ай бұрын
Sheekh walashay iga yar oo mudo 2bilod xanuunsan ayaa waxay ku riyotay awoowe oo Kol hore dhintay oo dhinicisa ku seexiyay oo dhahay waad caafimadi insha allh pl Mxy noqone
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 ай бұрын
Ilaahay kahayr haka dhigo riyada
@FardowsaMoha-p5d
@FardowsaMoha-p5d 5 ай бұрын
Asc ww shekh waxn riyo ku arke hoyo mel qorax ah oo hoos leh oo gabdheda yar isla jifan ana qorxdii hesay aya kadabole hosa unaqote wena iga frxde riyada kale shekh ani hoyo oo mr bdn rashin isla cuneno mr baris marn ber io canjero mrna basto riyada kale wxa la ituse ani hoyo borso dhar ah kor fadhino 4 shay dharka dira ah cusb ah kujiro iska totosineno riyada hooyo io famliy macmacn isla cuneno iso fasir khyr alle kusiyo aniga xasa ahy weli carrur madhalin ina soo ducey alle khyr haku siyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
riyooyinka guud ahaan waa khayr inshaa Allaah
@MaankaCllahi
@MaankaCllahi 3 ай бұрын
Sheeq qof dhintay oo waalidna ku ah adigo cuntada dalka sida digirta la cunaayo ka dibna kaso tagaaayo mXay noqoneysa uur ayaana leyhy iso fasir sheeg
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa dhaxal ama hanti kale aad helayso inshaa Allaah
@Umuibtisaam670
@Umuibtisaam670 5 ай бұрын
Asc sheeqoow waxaan ku riyooday aniga oo miraayad is ku firinaayo marksaas qof magaciisa ayaan ku celcelinaaye kabcdi gawar saaxiibteey ah ayaaa imaaneeso kabacdi waan soobaxanay meel beer ah ayaan sokaleenaa waxaan isku arkaa anigoo leh timo dhaadheer quruxbadan markaas waan farxaayaa ifasir inshaa allah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
ws waxaad isku diyaarinaysaa arrin farxad leh oo noloshaada meel weyn ka gali doonto
@SuhuurMoh
@SuhuurMoh Ай бұрын
Asc sheikh waxanku riyoday cunto reb reb ah Oo cad mana cunin muda kale waxanku riyaday mas iqaninaya waxankalo ku riyoday cilalan ano gabar yar imarinayso wana iska dhaqay mana iqaban xasna wanahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada cuntada waa wax aadan ku farxaynin oo waqti kaa qaadan doono riyada maska waa cadow riyada illaanka waa farxad aan kuu dhamaystirmaynin
@Safiyo10
@Safiyo10 5 ай бұрын
Waxaan jiiftay anigoo ka murugeysan xaalada guriga qaasatan wax la aan kadib waxaan ku riyoday aniga oo qeeybinaayo bariis waana faraxsanaay shek ii soo jwb
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
waa faraj Ilaahay kuu keeni doono inshaa Allaah
@suliemanyunis
@suliemanyunis Жыл бұрын
Asc sheekh waxan kuriyooda Ano kabasha ama kabsarta naago uqeybinayo asago isqaba marna jarjarayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
ws lacag ayaa kusoo galayso oo aad dadka qaar wax ka siin doontid
@ayanabdirahman-i6v
@ayanabdirahman-i6v 8 ай бұрын
Sheekh waxan kuriyodey anigo laba islamod o masakina bariis meel huteel ah kasinayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 ай бұрын
waa riyo tilmaamayso Alle inuu arsaaqda kuu waasicin doono oo aad dadka u naxariisan doonto waa khayr inshaa Allaah
@AmoulaAfrah
@AmoulaAfrah 29 күн бұрын
Sheikhow waxaan ku riyooday anigoo bariis cunaayo abtigey xaaskiisa ayaa idhahday midkale makugu daraa aniguna maya ayaan kudhahay ee maxaa waye waxaana ahay gabar ardayad ah oo aan wali guursan oo shaqayso
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 28 күн бұрын
Waa nimco aad heli doonto inshaa Allaah
@AmoulaAfrah
@AmoulaAfrah 28 күн бұрын
@@barta-aqoonta mahadsanid sheikhow
@cajwaabdille.4506
@cajwaabdille.4506 3 ай бұрын
Asc sheq waxan ahay xaas waxan ku riyoday bariis hilib ka buxa anigo cunaya waxana ila uneysay gabar aan wajigeda aqanin maxa waya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws waa nimco Ilahay ku siin doono
@aminasamow2986
@aminasamow2986 6 ай бұрын
Sheikh waxan kuriyodi qof cunta Iyo cabitan sihir lagudari isinayo lakin aniga macunin
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
Waa shar Ilaahay kaa qabanayo inshaa Allaah
@FatxiAhmed-xp3zb
@FatxiAhmed-xp3zb Жыл бұрын
Asc Sheikh waxan ku riyooday anigoo geed gob ah cunaya mirahisa isoo fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
ws waa arsaaq badan oo Ilaahay si sahlan kuugu keeni doono waa khayr faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-gobka/
@Rahmogelle-f6d
@Rahmogelle-f6d 9 ай бұрын
Shekh wxn ku riyoday aniga oo ayayday u sheekaynaayo ayay nafta iga baxday Oon dhintay haben kle ayan hadan ku tiyoday hooyaday oo ileh waad dhiman oo saacadadi ayaa gashay hoyo shekh ii fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
waa digniin toobad ku dadaal iyo cibaado www.daruur.com/tag/riyada-geerida/
@hibaaqdeeq9483
@hibaaqdeeq9483 Жыл бұрын
Acs wll waxan kuriyodiy qof an isdagalsanhy o ikenaya jalato ad u macan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
ws waa heshiis iyo nabad aad kala kulmi doonto qofkaas
@hibaaqdeeq9483
@hibaaqdeeq9483 Жыл бұрын
Acs wll waxan kuriyodiy qof an aqano o kalun ad umacan isanaya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
ws waa arsaaq aadan filanaynin inshaa Allaah
@samiramacalin5198
@samiramacalin5198 11 ай бұрын
Riyada Bariiiska cayriinka ah lasoo gatey kwrn waiigu soo noqnoqtey riyadaas .
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 ай бұрын
Waa arsaaq iyo barwaaqo aad helayso waa khayr inshaa Allaah
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 3 ай бұрын
Mx waya bariska. Zabta riyada dhax deda abtiga ku si nayo wan ar key baris abti lo keni o gawadhis cuneso abtigey ilah ay sin teyda hala siyo badel key.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa nimco guud ahaan
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 ай бұрын
Shekh waxan ku riyodey anigo basto qof uka rinayo wil da ris nhy aya uge yey iyo wil an aqonin basto iyo sugo gadun ah iyo mel dugsi ah ar dey fadhiyen
@suusuukhalif1209
@suusuukhalif1209 14 күн бұрын
Ani iyo walashey bahi Ayaa naqawate kadib nin cuno gado Ayaa cuno nasiiye cambulo bisil bunasiiye Waan cune wax manii garabi budhahe idinka lee dharga biyaa nii donaa budhahe riyadas maxawaye wall iiso fisir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 12 күн бұрын
adiga reer miyaad leedahay ama gabar ayaad tahay?
Waxaan Ku Riyooday Anigoo Xabaal la I galinaayo anigoo Nool!
37:41
MM Somali TV
Рет қаралды 42 М.
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN?
18:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 317 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 2,8 МЛН
20-Kaan Riyo Hadii Aad Ku Riyooto Ducadaada Waa La Aqbalay .
14:29
Tolmoone Production
Рет қаралды 47 М.
#Macdanta-Somaliland U badan (Metamorphic Minerals)
5:12
CARRA EDDEG (CSDC)
Рет қаралды 7 М.
Talooyin muhiim ah! Dulinka
0:57
Stångåstaden
Рет қаралды 12 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26