Пікірлер
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 9 сағат бұрын
Subxanallah ilahey shartooda Ka magan galay balayo Waye dadka
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 10 сағат бұрын
Asc shiikh waxaan ku riyoodey dhowr mar anoo nin isoo dooney oo rabo inuu i arooso oo aad i jacel Ana mar walbo aan diidaayo Xaas Baan ahaay ciyalnaa weey ii joogaan Xaas Baan ahaay
@MudalibAbdi-f3q
@MudalibAbdi-f3q 10 сағат бұрын
Shiikh waxaa ku riyooday anoo qof gacan ku dilaya oo kaga adkaaday maxay noqon kartaa? Sido kale waxaan ku riyooday anoo nafta dhaafiyay qof xaq aaa ku leyhay oo riyo ku dilay taasna maxay noqon gartaa?? Ku darsoo waxaa ahy nin dhalinyara ah oo la dulmiyay sixirna loo istcmaalay skhiikh plz riyooyinkaas igso jawaab 🙏
@ummumanaal-od8ug
@ummumanaal-od8ug 10 сағат бұрын
anigoo salat subax dukaday salaada ad kaar yaal keeda an aq ristay marka adkaar yaalka kuli man aq ri nin lawo ayaa ii dhineet mar kaas waa yara hurday markaas aan riyada ar kay waxaa kuri yoo day anoo nin keeygi idha haayo heb laayo maxat adkaarta udhamey san waaysi jwb wacn sheeq
@ummumanaal-od8ug
@ummumanaal-od8ug 11 сағат бұрын
Asc sheeq waxaan kuriyoo day anigoo dhar badan dhaqaayo dharka ninkii leh masheegi kari inuu wasaq iyo nadii yahay masheegi kari anoo dhar badan dhaqaayo leen is arkay isoo jawaab sheeq illaah cafimat tam eh haku siyee
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n 11 сағат бұрын
Asc ww Shiiq allaha raxmanka hakudhowro 2daarod Waxan kuriyoday wiil aabahey dhalay isago iga xiirayo sharaca dhaxdisa markan daremay in uu xiiray mada qeyb sakiintina kuhayo ayan naxay kuna iri abowe iga xiir man ku iri iga jarban ku iri markasbu dhacay madaxuna dhulka gashtay iifasir shiiq allaha kudhowre
@user-kh2iw8vu4t
@user-kh2iw8vu4t 11 сағат бұрын
Shekhow gawar aanan garaneyn anagoo dagalayna ayaa lawo far ka goostay kadibna waa tufay wlhi lalabo ayaa malintiyo dhan dareemaye
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp
@SacdiyoSacdiyo-rs5qp 13 сағат бұрын
Anigu waxa kuriyooday anoo dhalaayo 2 wiil mana leyqabo,aniga waxa ahay garoob ama carmal?? Jwb
@anwarsadaadofficial8033
@anwarsadaadofficial8033 15 сағат бұрын
Asalmu alekum Sheikh ilaheey ha ku xafido waxaan ku riyooday aniga iyo xadkeyga kala tagnay oo nin kale guursanaayo kadibna aan aad u oo naayo heer waxaan garayaa waali ama nafta in aan iska jaro iyadoo i dhaheyso ha is waalin talada ilaheey saara kadibna aniga ilaheey isku xeray sheekh aad ayaan u wal walay
@CbdiZiiz
@CbdiZiiz 23 сағат бұрын
Sheikho waxan kuriyoode Ano janada galayo maxa lagu fasira
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
waa khayr badan inshaa Allaah iyo guul weyn
@CbdiZiiz
@CbdiZiiz 18 сағат бұрын
@@barta-aqoonta kheyr Allah kusiyo
@mariamuhyiddin1154
@mariamuhyiddin1154 Күн бұрын
Dawo an udhiiba walasheyda oo wadankale ku nool naag an aqano baan ugu dhiba wanku wareeray iso fasir plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
walaashaada dhib ayaa haysto taageero iyo duco ayay idinkagaga baahan tahay
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 Күн бұрын
Asc sheekh facebook iga soo jawaab ado mahdsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
riyada halkan kusoo qor
@Umuibtisaam670
@Umuibtisaam670 Күн бұрын
Asc sheeqoow waxaan ku riyooday aniga oo jid maraayo waxaan arkay 3 nin tuuga ah markaas ayaan meel ku lexday tel aan watay ayaan meel ku tuuray bacdeen qoriga ayee igu qabteen markaa shandada aan watay waxaa igu jiray kutub kabacdi lawadii tuug way baxaayaan markaas kutubkii quraanka aan hestay marka hore iga qaateen way isoo celiyeen waana iga raalikaliyee waxeena idhaheen marwaliba saan ahaaw ha isbadalin dad meesha buuxeen wee isacbiyeen marakaas nin meesha ku jiray ayaa soo baxay garabka iqabsaday markaas waxuu igu dhahay walaaheey waxee igu dhaheen shukaanso gabadhaan Ana markaas maskaxda qofkaa iga soo dhacay nin kiina waan iska fujiyay marka ifasir I.a
@MaryanCali-d9f
@MaryanCali-d9f Күн бұрын
Sh waxan ku weydinaya alle haka rali noqde anigo timahayga ay dha dheryihin omiyarad aan isku firinayo laba kalar na ay le yihin waxan kalo arkay ano miro cunayo canab hooyo oo dhimatay na wan sugayay iyo nin keyga riyada dhaxdeda lkn ani nin ima qawo gawar ayan ahay ilahay haka rali noqdo😢😢
@aminamohamed5802
@aminamohamed5802 Күн бұрын
Asc, sheik waxan ahay hoyo waxa kuriyoday nag walan oow iqabaniso waana aqana qofka aan kuriyona daris ayan ahay waana walan tahay e so fasir sheq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws riyada waxay kaaga digaysaa dhib kaaga imaan karo naagtaas
@user-fp9np9pb5y
@user-fp9np9pb5y Күн бұрын
Asc sheikh riyadan ii fasir sheikh waxn ku riyoodey anigo guri aan aqoon jooga aad u qurux badan qolkeyga jiifka aqal cusub ayaa yaala waxa guriga ila jogta habar yar tey dhimatey wxy ilee dahay waa ley casumey ayaa ku casumey ayn le yhy qof aan aqon ayey ii sheegty oo nin ah qolka ayan kaso baxney dharkey qabto ayn firin wxy qbta go aan ciyalka jodariga ugu gog lo wxn ku lee yhy habar yarty hbo dharkan iska siib caumad laguma aadi karo waxan ku sii naya dirac cusub oo cagar ah anago hadalka wadna ayn guriga daaradisa ayn fiirinaya mise waan yaabey wx yaala cuno waligey aan arag guriga daaradisa waa daarad aad weyn kala bar cunada taala cunada so dul istaagay waxan ka cunaya beer aad u qurux badn wxn weydinay wxn oo cuno ah mxy yihin wxy lee dahay qofki ayaa halkan casumada iigu sameyey guriga wx dhex maraya niman aan aqon wxn garanay in uu HBO nin casumay wxn mesha ku arkaya wiil dhaxe oo ila 20 jir cml ah oo bisad sita aad u qurux bdn oo dhar qabta qolkeyga galaya cuno ayn cun is dhihin mise wiilka qolka so galey wxn arkaya in uu cunadeyda fiirinayo wiilkana ma aqaano saan le yhy kaaley cun waa bariis casumada canjeelo ayey aheed miyad nacdey mrkn bariiska daboolka ka qaado mise waa bariis wax hilib ah laheen oo gududan lkin saxan dhalo ah ayu ku jira wiilki hdana beer ayaa loo keenaya aniga xaga kale ayn fiirin mise waa ba cuno aad u qurux bdn wxa ila joogey wilki hbo rabi ha u nxriste wn la kacaya hurdada
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy Күн бұрын
Asc sheikh waxa ku riyooday anigo xabsi lay dhigay oo aad u cararayo deedna leyso qabanayo family keygana ima so radinayan isoo fasir igulana so dhaqso adiga o mahadsan jazakalah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
hooyo caruur leh maa tahay?
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy 18 сағат бұрын
@@barta-aqoonta Mya gabar yar le Ahay o weli la guursan xalayna waxa ku riyooday anigo uur leh o laygu dhahayo beri dambo dhale o hospital joogo iso fasir labadaba mahadsanid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 17 сағат бұрын
inshaa Allaah guur ayay tilmaamayaan iyo mustaqbal fiican
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy 17 сағат бұрын
@@barta-aqoonta guur dhow mia mise tankle tan xabsigana maxa waye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 17 сағат бұрын
xabsiga xitaa waa guur waayo naagta marka la guursado nin ayaa lagu xiraa kaligeeda ma aha waa lamaane
@munamunish3690
@munamunish3690 Күн бұрын
Asc sheikh wxn ku riyoode anigo ilsa fadhino wlke iyo hooyo.faraheyga gnct mid ka mid ah aya i fiqmeyso mse i jexmaneyso kadib ban dahy saliga nabiga aqriya.anaga dhan ba aqrine saliga nabiga kuna celceine isla sidi bay fari igu noqote mse ii ficnaaate isla markiba.hooyo waa carmala ana single ahy sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa saliga nabiga scw iyo adkaarta inaad ku liibaanayso
@munamunish3690
@munamunish3690 Күн бұрын
Asc shaikh wxn ku riyoode.anigo iyo qf kle o dumarr ah aan garaneyn o ku labisan dharka arooska..madax wxa noogu jire taj mid ne taj dahab ah bu aha midne qalin.iyada iga horeyse ana gadasheeda tagna.kadib wn soo baxy.wxn soo xirte kabo madow.burburan .kabahaas sida caadiga guriga iiyaalan waa kabo gbr sxb nahy isiise mar hore iyada mudo qabte ana mudo aya xirte.kabihi mrka soo xiranaaye kabo laan ba aha.kadib mrka soo xirte. Safki mse gabadhi gadasheeda ku soo labte.wxa meshaas jooge dumar faro bdn dhar mse dirac sad blue ah ayay qabeen dhar isku eg.mid baa soo orode iga ag dhawed katinad dahab ah ayay igu xirte qorta.qorta iiima asturnen. Kadib wlkey baa ii yinaade .iso wade.anigo isla socono baa arke gabar sxbte ah sawiir naga qaadeyso.qab selfie ah mse yacnj sawirka qabka u qadeyse telka shaashadiiisa nagu soo adise.wn is iska dhex arkeyne yacnj.way naga fogaded gabadha sxbte ah. Laima qabo.gabadha sxbte sdokle lama qabo sheikh.kabahaas aan riyada ku xirte ne gabadh kle iisiise sxbo aheen waa kabo guriga ii yaalo sida caadiga ah.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws riyada xaflad iyo munaasabad fiican ayay tilmaamaysaa
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Күн бұрын
Allah ku xafido wlhi qof ficn aya thy dadka qer waxbo kuma so jawaban
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 Күн бұрын
Asc sheikh Waxan riyo ku arkaa gaas cooker ka gurigeyga oo mar kaste dab ka kacaayo mar kuraasta oo gubaneyso Mar daaha qolka oo gubanaayo waxaan ahay xaas owlad heysanin mhdsnd sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa dhib inuu jiro iyo dad iskudir wato waa digniin halkan ka daawo riyada dabka kzbin.info/www/bejne/o6mucqKHpqZ1epY
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 15 сағат бұрын
Waxaad mahadsantahay sheikh
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 Күн бұрын
Asc sheekh gabadheyda yar oo saqiir ah wexey ku riyootay dhagaheeda oo dhiigaayo mexey tilmameysaa qeyr ale haku siiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws riyada ma aha riyo xun waa farxad weyn gabadha ay heli doonto inshaa Allaah
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 18 сағат бұрын
@@barta-aqoonta jizakalahu qeyr sheekh
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 Күн бұрын
Asc waxaa doonayay inaa ii fasirto riyo dibi cas oo i eryanaya oo raba inuu idilo meel kasta galo waa iga so daba galaya anoo daalay ayuu qofka leh iga so gaaraya qof leh waa garanaya marka bal maxay riyadaa kula tahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws waa nin adiga ku daba socdo guud ahaan riyada dibiga halkan ka daawo kzbin.info/www/bejne/gXzXomahm8esjrs
@nimcomire7894
@nimcomire7894 Күн бұрын
Asc shiiq waxan riyooday 2 mar gabar a qaraaba nahoo is dagaleyno waliba aanan waxba isku reebaneyn iyadana wexey igu dhufan karto igu dhufanee anine sidoo kale isoo fasir shiiq jazaakalllah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws dood iyo dagaal kugu dhici doonaan
@FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin
@FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin Күн бұрын
Sheq pls ifasir🙏🙏😭wxn dhalay wiil marku sanad io dhor bilod gary ka dib wu iga saqiray hada habeyn walba wxn arki jiray asigo dhabarka igu xaran o. Hurdaayo mel ayan fadhisanaya ka dib akteyda ayan seyxinaya inta maro ama jawan yar u fidiyo lkn hada wxn arkay asigo xanunsan o aniguna an murugeysanhy weliba qabriga ayan kala so baxay asiga o xnunsn 😢😭🥹ma aqano xanunki geyridisa lee miyan mise lkn asigo qalbigeyga ku jirin ban sexda o an ku riyoda😭😭😭
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
hooyo caruur leh maa tahay?
@FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin
@FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin 18 сағат бұрын
@@barta-aqoonta my sheq odeygeygaba wiilka ka hor bu iga dhintay alle how naxariste ana halkas cunug lee dhalay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa cabsida kugu jirto iyo walawlka waa niyad ee ma aha riyo sax ah
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 Күн бұрын
Markii sidaas udhaqaaqeen walashey iga ween ayaa kahor imaanaayso markaasey dhahayaan waa tanaa taa rabnay sidoo kale xabadihii uma dhacayan sidii ayay nooga tagayan cabsi iyo walwal nagaleyso guri jajaban kudhex dhuumaneynaa xaas ayaana ahay Sheikh oo caruur leh shukran
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws magacaaga mowliid ma nin baa tahay mise dumar?
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 17 сағат бұрын
Dumar walalkey baa lahan jiray Gmail ka wll
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 Күн бұрын
Asc Sheikh waxan kuriyoday anigoo meel badiyo joogo oo hooyo raadinayo inaa aado oo walashey sugayo niman 2ah mooto iigu imaanaayan oo ileyihin waa ku dileenaa wan ashahaadana kadib xabad igu bilaabayan lkn qoriga uma dhacayo dhowr jeer buu igu ridaa mana dhacayo hadana ninka kala baskolad lasoo baxaayo asna 3 jeer igu ridaa mana udheceyso markaas dhahaa wlalayalow dulmi baad igu dileysaana maad iga leexataan alle wuu xaaraantinimeyay dhiiga qofka muslimka ah ee adinkana ha igu danbi muteysaninee. Sorry idhahayaan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 сағат бұрын
ws magacaaga mowliid ma nin baa tahay mise dumar?
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 17 сағат бұрын
Dumar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 17 сағат бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa dad aad isla doodi doontaan ama dagaal idin dhexmari doono
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 13 сағат бұрын
Jazakallah sheikh​@@barta-aqoonta
@Almaas1970
@Almaas1970 Күн бұрын
Sheikh gabadh walashay ah ayaa waxay ku riyootey ninkeeda oo dhintay oo lagu leyahy waa la dilay oo ay ooyeyso noo fasir adoo raali ah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
gabat miyaa mise waa xaas run ahaantii???
@Almaas1970
@Almaas1970 Күн бұрын
@@barta-aqoonta waa xaas caruur badan haysata ninkeedana wey wada joogaan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ninkeeda ayaa la dulmin doonaa way ka ciiloonaysa arintaas
@user-zv2lw8dg5n
@user-zv2lw8dg5n Күн бұрын
Asc sh waxn ku riyoday dad waayeelo nin iyo xaskisa ano hadyad u gaynayo aqon uma lihi maxay noqonysa riyadas
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws xaalkaaga muxuu yahay ??? soo faahfaahi
@munaabdi8852
@munaabdi8852 Күн бұрын
Asc waxa ku riyoday qolka jiifka ah aniga oo jiifo wan so tosaye hurdada wax arkaye fitin badan oo nuur ah wax firiye mesha oo ka imanayo nurka qoolka wan waye waxa aarke aniga labteda amah qalmigega oo uu iftinayo 15 cadaha ah biisha wan naxaye waxa ku dhawaqaye ayad quranka ah aayad kursi bustihi aan ku jifa aya isku wada dabolay wili iftin aya jiro waxa dhahaye daadka maxey idhidona? Marke I arkan ani ayaad kursi markan bilabay iftinki wuubatey mar kan jojiye waa intisa iftinka oo sidisa ah aya so tosaye hurdada ani iso fasir ani oo ah hooyo garob ah thank you
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ku dadaal quraanka iftiinka waa wax fiican
@munaabdi8852
@munaabdi8852 Күн бұрын
@@barta-aqoonta asc mahadsani shekha masha allah
@user-nj3rw8se4y
@user-nj3rw8se4y 2 күн бұрын
Asc shikeh aniga habo iyo walalshey igu riiyoden ana guursanayo Lkn arooska xalfad iyo musik ma ku jiro iga so jawab 😭😭walwal i hayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws ninka aad guursanayso ma joogay meesha??
@user-nj3rw8se4y
@user-nj3rw8se4y Күн бұрын
@@barta-aqoonta maya ma joogin kali wexe maqlin ina guursanayo
@user-nj3rw8se4y
@user-nj3rw8se4y Күн бұрын
@@barta-aqoonta dhimasho miya mise faraxad
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 17 сағат бұрын
riyada waxay noqon kartaa arrin murugo leh ama fikir iyo walawal
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 күн бұрын
Shekh waxan ku riyodey dawewa carada mx waya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
fahmin riyada soo cadeey
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Күн бұрын
@@barta-aqoonta waxan ku dhhhy wan ku riyodey lawo nin dukanayo mesh dawel ka socoto o bus ah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
waa arrin u baahan duco aad la kulmi doonto ama dhacdo weyn oo meel badan gaarayso
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Күн бұрын
@@barta-aqoonta maxa waya shekh wax sher miya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
waa dhibaato meesha ka dhici karto Ilaahay sharta hanaga hayo
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 күн бұрын
Shekh waxan ku riyodey hoyade gawar yar sodhuntey hey sano anig ka qatey gabadh wa mid qurxon mx waya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
WS riyada waxay tilmaamysaa xaalad xaflad ama munaasabad ku saabsan arrimo familka khuseeya waxaa laga yaabaa mashaakil inay jiraan
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 күн бұрын
Asc shikh waxan ku riyodey anigo mel aros jogo dadka familka isla jog no ayeeyo mel ges iska fadhiso isla riyada dhaxded waxn ar key lawo nin dukanayo iyo mel dawel ku socoto lawada nin dukanayo ag tot isla riyada dhaxded hoyade gabar lunsan wada anig hesto gawadh mx waya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
WS riyada waxay tilmaamysaa xaalad xaflad ama munaasabad ku saabsan arrimo familka khuseeya waxaa laga yaabaa mashaakil inay jiraan
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho Күн бұрын
Yarabbi 😢​@@barta-aqoonta😢
@huseinblack-fv4ty
@huseinblack-fv4ty 2 күн бұрын
Guuleyso brother ❤
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 2 күн бұрын
Asc sheikh waxaan ku riyooday anigoo kaba iga lumeen oo kuwa kala helay kabaha iga limay wey cusbanaayeen Kuwa an helay waa ku dhamaad ah oo iga weyn Waxaan ahay xaas aan owlaad dhalin riyadan Maxey noqon kartaa sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo dhibaato adiga iyo ninkaaga dhexdiina laga samaynayo oo dad kale ay soo faragalinayaan noloshiina
@user-od7im6qr7i
@user-od7im6qr7i 2 күн бұрын
Asc wr wb sheqow allahakubarakeyo waxankuriyody gurigeyga dhaxdis dayerka korow ladhaha anbursanayo angaracayo ka ohiyay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws waa nin faasiq ah gurigiina soo galo
@muhiiminaabdirahman4532
@muhiiminaabdirahman4532 2 күн бұрын
Asc sheikh waxaan ku riyooday Mas weyn oo madow oo raba inu ii cuno lkn qoorta ayaan ka jaray please ii fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws waa cadow aad ka adkaanayso
@user-pb8tw3zi2d
@user-pb8tw3zi2d 2 күн бұрын
Shiikh ani waxa kuriyoodey maroodi irida albaabka tagan aniyo hooyo bes qolka kujirna albaabka degdega uxidhaya asna guriga gadaal uga waregayo maxay noqon jasakalah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
arday maa tahay mise hooyo ??
@user-bt3gc9od1u
@user-bt3gc9od1u 6 сағат бұрын
​@@barta-aqoonta sheikh codsi iso jawab alla janoyinkis haguku necbeyo 9 sano singale ahay wxn ku riyode maroodi I borsaneyso I gurika dhan xafadaha dhan an ka cararay kadib gwr qrx bdn I badbadisay gurikoda I kalisay wlshed dharka i bixisay kisho kuwan iska bixi I dhahayso cuno sab I sinayan dharki ay gawadha qrx da badaned wlshed I bixineysa a dhhy malaku dugan kara ha iku diri ga dhahas wngsn an cuno la cuney maroodiki ba albabaka so isdagay markasay I dhehen maba ku fahmayo ha cabsan fadhi cun rashinka pls 😭😭😭😭😭😭😭 iso jawab singale 9 sano jecel wil abtikey in ilah calaf iku daro yaa allah adika ijeclesiye adonakaga I saqir sidad nabi muse badaha uku saqireyse
@naimoabdulkadir3534
@naimoabdulkadir3534 2 күн бұрын
Waxaan ku riyoday nin qudaar bdn gaari ku raraayo ayaa qudaarta ka daadatay kdib tufaaxa ayan ka qabsaday halmar ayaana afka gashtay maxe noqon kartaa shiiq plz iso jwb 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
fadlan xaalkaaga ma xaas baa tahay ??/
@naimoabdulkadir3534
@naimoabdulkadir3534 Күн бұрын
@@barta-aqoonta maya gabaraa ahy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
fursad muhiim ayaad helaysaa oo kaaga imaanayso nin
@naimoabdulkadir3534
@naimoabdulkadir3534 Күн бұрын
@@barta-aqoonta shukran shiiq waan rajeynaa insha alah
@hafsahussein3394
@hafsahussein3394 Күн бұрын
Sheq waxan kuriyode ano geedo waweey gacanteda ku siisiwayo o meshas rawo ina guri kadhiso iso fasir
@user-dc1un3gw9w
@user-dc1un3gw9w 2 күн бұрын
Sheikh anigu wax ku riyooday wiil aan aqaano iyo saaxibkii is dagaalay kadibna wiil garanayo wuxuu xidhna dhaar cad gaadhi cadna wuu watay labadii wiil waa lahishisiiyay markii danbe
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
xaalkaaga ma arday baa tahay msie hooyo?
@user-dc1un3gw9w
@user-dc1un3gw9w Күн бұрын
Ardayaad ahay sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
Waa arrin la xriirta waxbarashada waa dood iyo isqabsi aad la kulmi doonto wxaana sabab u noqonaya qof aad taqaano
@SuhuurMoh
@SuhuurMoh 2 күн бұрын
Asc shekh safar ayan galay aniga iyo walahay wadan fog ayan tagnay kadibna qof can ah ayan la kulmay borsadaydi oo lacagti lagala baxay ayan arkay dadka dhan waxay lahayen anaga lacag ku sinayna😂 wan diday xas banahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws waxaa lagaa rabaa inaad is ilaaliso waxaa jira dad wax kaa qaadan rabo wax kaste ayay noqon karaan
@axmedcige5313
@axmedcige5313 3 күн бұрын
Asc sheeq waxaan ku riyooday ilkahayga goose ay wada daateen waxaan ahay gawar xaas ah marka waxaan kana rabaa maxaa noqon kartaa sheeq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws waxaad waynaysaa dad garabkaaga ahaa oo wax kuu tari jiray
@zaam-cooking
@zaam-cooking 3 күн бұрын
Sheekh wxaan guursan rabaa mardhow insha Allah balse wxaan kuriyoody anigoo wiil oo hadana qaliin ku dhaly oo hooyadeyna naxriis ii muujineyn sheekh isoo fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
waa guur inshaa Allaah laakin xoogaa dhib ayaad la maraysaa
@zaam-cooking
@zaam-cooking 3 күн бұрын
Sheekh waxaqn Ku riyoody anigoo ooman biyo Ayaan cabaayaa walina oonka wuu ihayaaa wxaana leyahy biyahan maqaboobo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
waxaad u baahan tahay qalbiga wax kuu dejiyo walwalkaaga ayaa badan
@YaasmiinAxmad-j3n
@YaasmiinAxmad-j3n 3 күн бұрын
Asc shikhow waxan ku riyoday anigo waxa barasho gali rabo dhanka mdiga ah plz baxaa waye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws arday maa tahay?
@FahimaZiyaad-ng7vz
@FahimaZiyaad-ng7vz 3 күн бұрын
Asc sheekh waxanku riyooday anigo buskut quruxbadan oo noocnooca haysta guri korkiisa la fuulay inamo yaryarna ay hoosta wax ku cabayan kadib markan cunay ban soo kacay inamadi banku idhi ii baneeya hye bay dhaheen wankaso dhaadhacay jaranjaradi Wadadii an marayay aya anoo socda wadadii roog googo,an oo dulduleela la goglayo wadada markay in goglaan ba wan maraya iso fasir sheekh kheyr Allaha ku siiyee
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Күн бұрын
ws adiga arday maa tahay ama hooyo?
@user-od7im6qr7i
@user-od7im6qr7i 3 күн бұрын
Asc wr wb sheqow qer alahakusiye wankuriyoday Korow anigo guriga isogalay on dababursanayo dababursanayo ul uqatay gurigalekudhaxmereysanoya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 күн бұрын
ws waa nin aan fiicnayn oo aan xumaan ka baqin
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 күн бұрын
Sheekhaw waxaan ku riyooday aabahay oo minsamaan dhintay oo xanuusan oo hosbital yaal oo fieebo ku jirto laakiin kafantiisu xidhan yahay iyadoo nadiif ah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 күн бұрын
u duceey duco ayuu kaaga baahan yahay
@Abshiroabe
@Abshiroabe 3 күн бұрын
Shekh waxan ku riyoday aniga malab cabyo waxan ahay garob ii fasiir allah haku xifdiyo walalkey
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 күн бұрын
Waa guur inshaa Allaah