Riyada ( Dabaasha )

  Рет қаралды 30,075

HaatufCargo

HaatufCargo

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@user-yt5th9zo9z
@user-yt5th9zo9z 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء 🌷
@MuuseMuxumed-eu4br
@MuuseMuxumed-eu4br Жыл бұрын
Jasaaka laah sheekh waxn kuriyooday anoo biyo kudabaalanaya ❤❤
@leilaaden-d2o
@leilaaden-d2o Ай бұрын
Asc sh plz ishek xaas an ahay biyo wasaq an kudhabalanaye waliba sifcn udabalanaye ninkeyga waxbo dagal nagama daxeyo
@hsanhykal1721
@hsanhykal1721 Жыл бұрын
Mnsha allah
@xaybofarax4705
@xaybofarax4705 6 ай бұрын
Riyada adi cunuga ku riydeyo wabig ku dabashyo mXAA WYE sheikh soo fasir 😢❤
@ubahmouze5
@ubahmouze5 4 ай бұрын
Walal waad ka heleysaa KZbin ku qor qof ku dhacay bad oo ka badbaadey riyo
@faadumocabdi7559
@faadumocabdi7559 2 жыл бұрын
Asalamu caleykum walaal waxan kuriyoday nabigena Maxamed oo idhibay seftisa wanaigaqati anigo faraxsan
@HaatufCargo123
@HaatufCargo123 2 жыл бұрын
Mashalh si aad uhesho jawabtada nagalso xidhidh whatsapka ( +251945601870 )
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 Жыл бұрын
Scw❤
@nourhassan1524
@nourhassan1524 9 ай бұрын
Jasakallah
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 2 жыл бұрын
Inzha allah anoo biyaha ku dabalanaya ku riyoodey dabasha ma aqaano inzha allah waxan rajeynaya inaan is heli doono mustaq balka
@HaatufCargo123
@HaatufCargo123 2 жыл бұрын
Karali ahaw soragitankayag , si ad uhesho jawabtada nagalso xidhidh whatsapka ( +251945601870 )
@israa43211
@israa43211 Жыл бұрын
JASAKALLHU KHAYR WALLO
@Shuceybhassan-hw3rq
@Shuceybhassan-hw3rq 10 ай бұрын
Ustaadow waxaan ku riyoodey anoo biyo ku maashoonayo riyadaasna aadey ii saameysey ii soo fasir ustaad
@MaryanHussain-og2is
@MaryanHussain-og2is 9 ай бұрын
Muuqaalka dhameyso wuu ka hadlayaa😢😢
@quruxbadan4094
@quruxbadan4094 2 жыл бұрын
Sheekh anu gbdh baan ahy lkn meherba igu xidhaan marwlpa anoo biyo ka baxaaya ayaan ku riyooda tii ugu dambaysy intan badda galay ayaan markiba ka baxay biyahan ka baqay kabacdii inaan yar ban kasoo saray oo meel banu kornay markiiba abaheed ba no imi sidii banu kaga tagnay marwlpa biyo ama wabi ayaan ku riyooda lkn waxba kuma noqdo wanka baxa ama waan dul maraaa xitaa 3mr riyo isku eeg oo mowjadban ka badbadya bada dhexdeeda wax i fasirana ma aqano 😓😓
@HaatufCargo123
@HaatufCargo123 2 жыл бұрын
Si aad uhesho jawabta Nagalaso xidhidh Whatsappka xgana noguso dir ( +251945601870 )
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
INSHA ALLAH
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 3 ай бұрын
Asc wll waxan kuriyoday aniga iyo gabar aan aqaano ayaa mel wabi ah jogno oo buuro kudhexyalaa marka aniga wanbkudul soconaya gabadha kalana way kudhex dabalanaysa anigana wan kudulsoconaya gabadha iguqasbaysa ana waxan leyahay biyaha wa gaduudanyihin dharka iga wasqobaya kadibna way iguqasabtay kadibna waxan iska badalaya dharka oo waxan soo xiranaya dharkale maryahaygina wan dhiganaya maryaha si aysan iiga wasaqobin
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 3 ай бұрын
Biyaha aadbay biyo gaduudan u ahaayen ana wan diidadaya inan kudabasho lknse gabadhas aya igu qasbaysa anoon dabalan aya igudanbaysay lknse kadibna anigoo quraan dareeris ah kabaxaya ayaan toosay
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 3 ай бұрын
Waxan ahay xaas uurleh
@hafasaabokor-bu5jz
@hafasaabokor-bu5jz 3 ай бұрын
😮
@KatraAli-eg1qj
@KatraAli-eg1qj 6 ай бұрын
Asc wll,waxan kuriyodi anoo faraxsan bada galaya kadibna kudex arki bada daxdeda qof garanaya ,anoo usocda anaa faraxsan iyaduna faraxsanen iyada
@xamdijana9394
@xamdijana9394 5 ай бұрын
Shiiqow waxaan kuriyooday anagoo biyaha bada kabaxaya hadana kusoobaqanaya oo hiirka dib isoo celinaya ana aaisku dayaayo inaa kabaxo
@fatimagaraad399
@fatimagaraad399 Жыл бұрын
Gabadhiii lafuraa katagtay
@ifraahabdi8273
@ifraahabdi8273 2 жыл бұрын
Walaal iisoofasir waxaan kuriyooday gabdhada oo 12 jir ah oo biyo meel kujira kudhacday kadib aad kasoo bixiyay iyadoon dhiman oon leeyay ambas iiwaca biolis iiwaca gabar saaxiibtay ah waxaana ahay hooyo xaas ah oolaqabo oo qurbo joog ah waan kawal walay ee ii soo fasir walaal
@HaatufCargo123
@HaatufCargo123 2 жыл бұрын
Si aad uhesho jawabtada nagalso Xidhidh whatsapka ( +251945601870 )
@maankamaanka2500
@maankamaanka2500 2 жыл бұрын
Asc waxan ku riyoday anigo gabar yar bada ugu qubeynayo
@HaatufCargo123
@HaatufCargo123 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Si aad jawabta uhesho Nagalso xidhidh Whatsappka ( +251945601870 )
@nasraabdihakim687
@nasraabdihakim687 2 жыл бұрын
Sis did you got the answer?
@AmalAbdirahmanAli-pf1vr
@AmalAbdirahmanAli-pf1vr Жыл бұрын
Waaxan kurayoday Ano kbaQyay bali
@hodaibrahim7878
@hodaibrahim7878 2 жыл бұрын
Asc jazakallahu khyr wlo wxn ku riyoodey anigoo bada ku dabalanyo lkn aan timahageygu biyaha taaban lkn sida kale badu wxy aheed jawi dagan Si fcn wan u dabaashay riyadaa mxy tahay aan tiintayda biyuhu garin lkn inta kale wey gaadhen.
@HaatufCargo123
@HaatufCargo123 2 жыл бұрын
Si Aad Jawabta uhesho Nagalso xidhidh Whatsappka ( +251945601870 )
@najmaabdulahi6296
@najmaabdulahi6296 Жыл бұрын
Music macaaa hadalka laga dhex galiyaaa
@HaatufCargo123
@HaatufCargo123 Жыл бұрын
Waan ka Xumahay Hadii ad Wax kafahmi wayday
@Uknownw
@Uknownw 2 жыл бұрын
Maska madaw e mesha ini saaran coverka bn ka baqayba😃🤣
Fasirka Riyada Biyaha | تفسير رؤية الماء في المنام
6:21
What does Satoru Gojo have? #cosplay#joker#Harley Quinn
00:10
佐助与鸣人
Рет қаралды 4,5 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Fasirka Riyada Ceelka.
16:23
Tolmoone Production
Рет қаралды 14 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 11 М.
Riyada Masaska iyo noocyadooda by/Macalin Muse
16:08
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 70 М.
How to cure yourself of evil eye, sihr, and jinn
7:49
Abu Mujahed Ruqyah
Рет қаралды 43 М.
fasirka  riyooyinka suaalo iyo jawaabo
10:50
Sabrina Media
Рет қаралды 15 М.
Riyada  Maku  Aragtay  Adoo  Indho Beelay  !!!!!!!!!
6:02
HaatufCargo
Рет қаралды 2,5 М.
FASIRKA RIYADA CEELKA ADIGOO KU DHACAAYA AMA QOF KA SAARAYA
12:31
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 33 М.
Fasirka Riyooyinka Dad Dhintay oo Lagu riyoodaa
12:55
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 113 М.
20-Kaan Riyo Hadii Aad Ku Riyooto Ducadaada Waa La Aqbalay .
14:29
Tolmoone Production
Рет қаралды 43 М.
What does Satoru Gojo have? #cosplay#joker#Harley Quinn
00:10
佐助与鸣人
Рет қаралды 4,5 МЛН