Riyada dhalada qofkii arko dhalo asoo la siiyay ama dhalo malab ama biyo ama wax kale ay ku jiraan

  Рет қаралды 561

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Riyada dhalada qofkii arko dhalo asoo la siiyay ama dhalo malab ama biyo ama wax kale ay ku jiraan
Dhalada waxa lagu fasiro ayaad halkan ka daawan kartaa, waxaa lagu fasiraa wax badan waxaa ugu muhiimsan naag ama haweeney, dhalada jabsan ama dhalo jabtay waxaad ku fasir kartaa hanti, ka daawo halkan, riyada dhalooyinka wax ku jiro, sida subag ama malab ama saliid ama caano, qaaruuradda saliida ama malabka ama caanaha ama biyaha ama daawada.
#riyada #dhalada

Пікірлер: 17
@khadija-hi3nr
@khadija-hi3nr 3 ай бұрын
Mashallah 💚💙🩵💜🤎🩷❤️
@Xudun
@Xudun 3 ай бұрын
Alle haku barakeeyo sheikh waxad ii safirtaa waxan ku riyoodey ano matagaya oo saxaroonaya gaadhina waan saarna 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
hooyo miyaa tahay ??
@Xudun
@Xudun 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta maya gabdh aan la qabin
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
haddii dhib ku haystay dhibkaas ayaa kaa dhamaanaya, haddii sir laguu dhiibtay oo wax sir ah aad haysay sirtaas ayaa kaa fakanayso
@anababulaahi961
@anababulaahi961 3 ай бұрын
Asc shiq waxa raway ina riyo i fasirtid ilahey qer haku siyo waxa ahay gawar ana wali la gursanin markasto waxa ku riyon jiray ano li bursanayo xale waxa ku riyoday niman oo cad cad mid walbo iso aado waxa dhahaye allah allah aa ku cel celinaye marka sas dhoho isla marki in la xabisay cml oo noqona oo ilahey iga celiyay markas marka bad baday aa inta farxo waxa dhahaa qofki ilahey isku xiro waxbo maka halawayo la yaab ila noqotay subxanallah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws waa riyo mustaqbalkaaga tilmaamayso nimankaasna waa rag guur doonaya mid ayaad ka dooranaysaa inshaa Allaah
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 3 ай бұрын
Asc ww Shiiq allaha kudhowro 2daaroodba...waxan kuriyoday waxan kuriyoday anigo wato gabar yar walashey dhashay waxa iceyrsanaayo nin xajmigisa weynyahay una eg waxwalan mana aha qof dil ila magan wa sidan daremayo waxan ugalay guri gabar jogto waxan iskugu aminayo ragba jogo mana aqano bls wa qalbiyan waxe iigudbisay melbarxad waxan arka iney ragfadhiyan wangudbay ninkeda mel uufadhiyo ayan fadhistay waxan ushegaya ninka iceyrsanayo gabadha ushegaya anigo rabo in aan la iga turjumin bls uu maqlo madama 2ma aqan kadib waxan arkay isago hosta iga sodhigay.caga watarka oo ah biyaha zamzamka furka dushisana wuxu iisaray 1timir.ooyar maxa yelay waxan arkay hablo kale aya jogo sido kale biyaha dushoda ayu usaray 1timir bls weyn ninkana wuxu wata 2go oocad sidi xujaydi ayu uxiranyahay kadib wuu iga cararay kadib waxan ku iri gabadhi iiqabo gabadhan yeysan iga fakanin aniga ninkan iska celinayo ninki wusogalay isago iradinayo wuxuna ileyahay adiga uunba kuraba mana kaaharayo waxan qatay shey kaso mid iyo bangad aanan kalasari karin isna gashanbu wajigisa ku aadiyay aadban uga garacay wana nin wajigisa xun kadib gacantisa helay wana jaray 3cadban ujaray waba sotaganyahay isago leh adigan kuraba waxan leyahay maba nimanayo Shiiq iifasir allaha kudhowro
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
xaalkaaga soo faahfaahi adiga waxa aad ku sugan tahay hooyo arday gabar garoob ?????
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 3 ай бұрын
Asc ww Shiiq allaha kudhowro wangursaday bls calaf ba dhamaday alxamdulillah teda kale waxan ahay qof xanunsan xanunka ruxiga alxamdulillah allaha inta xanunsan hasiyo sabar iyo iiman laxowla wala quwata illa billah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa dhibka ku haysto inay rag sabab u yihiin waxaadna kaga bixi kartaa quraanka inshaa Allaah
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 3 ай бұрын
Asc ww Shiiq allaha raxmanka hakaga radi noqdo fiijannatulfirdowsal acla allahumma amin allaha nagu dhowro qur aanka karimka ustadi allaha kuuziyadiyo cilmiga amin
@NaimaHassan-kp5ih
@NaimaHassan-kp5ih 3 ай бұрын
Asc sheekh waxan ku riyoday anigoo dadka quraan saraya oo quraan ku wada akhrinya qofki guriga soo galo ba wanku akhrinayay Inan ban ahy laymana qabo sheekh maxy noqon karta riyadase
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws waa badbaado iyo bishaaro quraanka aad akhrinayso waad ku liibaanaysaa inshaa Allaah il iyo sixirna Ilaahay ayaa kaa qabanayo
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 3 ай бұрын
Waxan ku riyooday aniga iyo xaaskeyga oo isla waysa qaadayna marka riyada waysada maxay noqon karta?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
Waa khayr iyo diin iyo dhowrsanaan iyo barako gurigiina kusoo degayso
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta Mahadsanid walaal
RIYADA  TUKAANKA / SUPER MRKT
9:39
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 13 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 84 МЛН
Fasirka Riyooyinka Dad Dhintay oo Lagu riyoodaa
12:55
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 117 М.
Maku Riyootay Adigoo Dhalay Ama Laguu dhalay  Caruur ? Jawaabtu waa tan
8:11
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 57 М.
fasiraada riyada biyaha zamzamka
6:47
Sabrina Media
Рет қаралды 5 М.
Xulashada Lamaanaha (Jacaylka)
17:19
Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Рет қаралды 23 М.
RIYO 100% KA HADLEYSA FAMILKA IYO GURIGA WAANA RIYADA FIRAASHKA AMA GO'A
15:57
FASIRKA RIYADA GARAACIDA OO KU GARAACAYO AMA AAD GARAACEYSO
10:30
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 46 М.
Talooyin muhiim ah! Dulinka
0:57
Stångåstaden
Рет қаралды 11 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57