Riyada mindhicirka caloosha qofkii arko mindhicir oo soo baxay ama dilaacay ama asoo cunayo

  Рет қаралды 478

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Riyada mindhicirka caloosha qofkii arko mindhicir oo soo baxay ama dilaacay ama asoo cunayo
Riyada dadka mindhicirkooda ama midka xoolaha lo'da iyo ariga iyo geela kaas waxaa la dhahaa calooley ama caloosha xoolaha, riyadaas guud ahaan waxaa lagu fasiraa hanti ama ceeb qofka kasoo baxayso, qofkoo ku riyoodo asoo cunaya mindhicir wuxuu cunayaa lacagtiisa, xataa qofka hadduu arko asoo calooley cunaya waxaa lagu fasiraa inuu cunayo hanti.

Пікірлер: 92
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Mashallah jasakallah sheekh❤❤❤
@deeqo-o6b
@deeqo-o6b 2 ай бұрын
xafidu lah sheikh
@AishaAhmed-ps8eo
@AishaAhmed-ps8eo 2 ай бұрын
Rabbi ha ku xafido ❤
@BeautifulsoulQ
@BeautifulsoulQ 2 ай бұрын
Sheqow waxan kuriyodey gabar an aqano oo hada nool cimriga Allah ha ubarakeye qabrigeeda anigoo laidhahayo heblayo qabrigeda wakana sobax anso boqanee kadib dadki wey utageen ana anigoo kusisocdo canug yarna gacanta hayo ban hurdada kaso kacay sheqow wali qaba Lkn wax madhalin iso fasir 👏
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa arrimo adiga gurigaaga la xiriira oo dood keeni kara adiga iyo ninkaaga waxaa laga yaabaa inaad ka murugooto arrimahaas oo ku salaysan wax aan dhicin
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 2 ай бұрын
Jazakallah
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Jasakallah shekh tan le iso fasir gabadh ba 4sano kahor wiilkeda ka dhintay wexena ku riyotay asigo so nolade oo qabrigisa ay dultagantahay qaarka Danbe lafalafo ayu ka aha qaarka horana caadi wuu udhola cadeye wuxuna dhahay hooyo ma dhiman markas ayey qeylisay oo wada istagtay ayado icaawiya leh kadib isbital geysay waxa la dhahy wilkada wuu fcn yahay😢😢😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
inshaa Allaah Ilaahay wuxuu siinayaa wax fiican oo badal u noqon kara
@BeautifulsoulQ
@BeautifulsoulQ 2 ай бұрын
Sheqow asc riyadan ifasir qer Allah hakusiye Sheqow waxan kuriyodey abaheyga oo dhintey 5 sano kahor aniga aya laiso dontey abaheygana Wu imadey kadib hoyo iyo aniga aya sodhaweyney wufaristey waxbuu cuney kadib gacmaha iyo afka ayu tirtirtey hoyo lacag ayey sisey waxey dhahdey wa lacagti gabatiga gabadhada laga keney kadid hoyo ayu lahatley wuxu dhahay wilkan gabadha gursanayo hoyo Mcn ayu kudhihi dona wa wil wanagsan Lkn hoyadisa kisto ficneyn dhib mlhn abe wuxu aha sheqow qof aad uqurux badan riyada dhexdeda aad na Wu udhola cadeynayey wajigisa farxad kamuqatey kadibna wubaxay isla mheshana waxan kujogna labo gabdhood oo saxibaheyga ah iyo hoyo aniga abe sheqow waxan ahay gabar laqabo oo waxbo dhalin riyada dhexdeeda nin an aqano oo ninkeyga ahyn oo daris nahay baa iso dontey 👏👏
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyadan waa faraxd gurigaaga usoo socoto mustaqbalka wax kaste oo wanaagsan waad heli doontaa ninkaagana jacayl ayaad ka heli doontaa
@BeautifulsoulQ
@BeautifulsoulQ 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta mahadsanid sheqow Allah haku barakeyo adiga iyo dhaman rerkaga
@Asiyaaaa23
@Asiyaaaa23 2 ай бұрын
Asc sheekh riydan i fasir Waxan ku riyooday wallkay iyo walashay iga yar oo ila socda waxaan tagnay beer fawaakih ka baxday waxaan daawanay beerti in badan kadib waxaan aragnay muus iyo cambe nooca (babay) ah qaydhiin ah markaan eegay ayaan idhi oo wali muu bislaane intaan kor u booday ayaan soo goostay iyo saytuun iyo xabxab bisil oo cas qurux badan muus bislaaday iyo geed kale oonan magaciisa garanyn walaky ayaa igu leh dadkana u daa markay soo bookhdan beerta ha goostaan gurigaan imanay waxaan leenahay alaabta waan suuqa ku soo iibinaynaa waana la iib geeyay. Ii fasir sheekh i.a khyr😌
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa barwaaqo inshaa Allaah
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Sh plsss iso fasir Caawa ban ubahnayee😢😢❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ma arday baa wiilka?
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta haa shekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa bishaaro wuxuu noqonayaa qof aqoonta heer sare ka gaarayo inshaa Allaah
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 ай бұрын
Shekh riyada bas tada fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa arsaaq iyo nimco
@anwarsadaadofficial8033
@anwarsadaadofficial8033 2 ай бұрын
Aslamu alekum Sheikh ilaheey ha ku xafido waxaan riyo ku arkay iyadoo la leeyahay guri hebel ayaa gubanaayo dadka wey u oradayaan anigana wan tagayaa lkn qufna waxba kuma gaarin anigana dadkaa leeyahay u kaalmeeya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa rabashado iyo dood meel ka dhici doono
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Riyadan muhim u ahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ma arday baa wiilka?
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta haa shekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa bishaaro wuxuu noqonayaa qof aqoonta heer sare ka gaarayo inshaa Allaah
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta Xarir ayan lahaa oo wiilka aan xarirka la lahaa ayaa jirto arin family ah la igu diday riyo ayan ku arkay ani oo xaskisa noqday oo wax wlpo xalismeyn oo I leh sxbadisa midka ugu dhow dumashi alxm wax wlpo wee idin. Xalismeyn fmlkana wee ogaladeyn hdana xalashis thy ilmo u haydaa hdana wilka an xrirka la leynahay wuxu idhhy ugu dnbeyn wx wlpo wn xalisanay mntana ilmahaynaa haysanaa gortas iskuma so labanin hdana weak ka dib wiilka isku solabanay wuxu isheygay ino arkay riyadas iska hdlka sxbkisana idhhy duma wad isku soo labateyn isla jogaa ilaa aad ilmo ka dhalaysan uma sheygin inaa riyadas arkay ani lkn asaga wuu isheygay hdana bil ka dib wn kala tagnay isla riyadii Mar kle arkay xali riyoyin bdn oo guur asaga I gursaday arkaa 4 Mar arkay asago I gursaday marna anoo ilma u dhalay horay Lima gursanin wlina ma arosij
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Sheekh tanne iso fasirbo
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
Asc sheekh jasakalah sheekh riyo dhowr jeer iguso noqnoqotey ifasir sheekh waxa ku riyode nin aad ijecel oo iga taxadaraya ninkana riyada dhexdeda wajigisa waku arke lkn marka so tosey ma xasusto dhawr jeerna waku riyodey gbar an gursana wa ahay shekh pls ifasir jasakalah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa nolol mustaqbal ah waa ninka aad guursan lahayd
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 2 ай бұрын
@@barta-aqoontaMhadsanid sheekh
@anfacabdi-xk1bd
@anfacabdi-xk1bd 23 күн бұрын
Shiqow waxan ku riyoday ningeyga caloosha ka sodhacday iyo beerka anoo ooynaya sokacay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 23 күн бұрын
Waa dhibaato qabasan doonto oo aad ka murug doonto Ilaahay sharta ha naga ilaaliyo
@Daadah
@Daadah 21 күн бұрын
Sheik halkeen kala soo xariir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 күн бұрын
halkan kusoo qor riyada
@nimcomohamedabdi8885
@nimcomohamedabdi8885 2 ай бұрын
Asc sheikh ifasir riyada. walaashey aya waxay ku riyootay anoo ari iyo ido badan ilaalinaayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws ma gabar baa mise waa xaas?
@nimcomohamedabdi8885
@nimcomohamedabdi8885 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta walaashey waa garoob laga dhintay ana waxan ahay ee igu riyotay gabar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa hanti xalaal ah iyo barwaaqo
@ifraaxabuukar4680
@ifraaxabuukar4680 2 ай бұрын
Asc sheikh waxan ku riyooday wiil caan ah iyo gabar caan ah oo iskufsanayo ana wiil kaloo caan ah i kufsan raba lkn waan ka cararay oo ka badbaady lkn aniga caan maahi plz iso fasir maxy noqonysaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa dulmi aad kala kulmi doonto nin rag ah is ilaali
@Xudun
@Xudun 2 ай бұрын
Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey yey ama الذئاب oo nasoo weeraraysa dadkana cuneysa waliba madaxa kà cuneysa dad ay cuntey meydkooda xitaa waan arkayey iyadoo gaadhi lagu gurayo ilaa 20 qof cuntey halka ugu badan ee dadka ka cuneysay waa madaxa rag iyo dumarba ii fasir ilahy haku barakeeyo waxan ahay gabadh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
fadlan asoo sheeg waxa aad tahay? xaalkaaga?
@Xudun
@Xudun 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta layma Qabo gabadh Baan ahy sheikh wax barasho waan dhameyey dhawaan mana shaqeeyo imika
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada waxay kaaga digaysaa rag been badan oo dadka maskaxda ka qabsada oo mustaqbalka la lumiya
@Xudun
@Xudun 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta Hal qof miyey tilmameysaa mise rag badan kwrn haduu jiro qof aan guur ku heshiiney oo mudo aqaaney aan xumaan ku arag
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
taas lama ogaan karo guud ahaan baan ka hadlaya qofkaas inuu fiican yahay waa laga yaabaa
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Asc shekh ani kuma riyon wil walkey ah ba ku riyoday Wilku waa wil jecel inu diinta barto waliba magalada makka asigo saas ah oo niyada ku haya bu arky riyadan Wuxu arkay qoys ay diris ahayen oo u socda dalka saudiga marka bu yiri horay ii sii kaxeya Anne waxan raba magalada makka inan aade kadibna wuxu arkaya qoys famligisa ka mid ah oo hadana usocda saudi ayaga ayuu ku oranaya ikexeeya magalada aan donaya inan diinta ku bartee❤❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ma arday baa wiilka?
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta haa shekh plsss iso fasir alle janada haku geye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa bishaaro wuxuu noqonayaa qof aqoonta heer sare ka gaarayo inshaa Allaah
@munamunish3690
@munamunish3690 2 ай бұрын
Asc sheikh wxn ku riyoode ayay de o tinteeda injir ka buxdo.hbyr te iyo dd ba naga agjooge.mrkas gcnt injir dhowr xabo hal mar ku soo qabte waana dile inirjirti
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws ayeeyadaada ma nooshay
@munamunish3690
@munamunish3690 2 ай бұрын
​​@@barta-aqoontaHaa sheikh way nooshahy waana cfmd qabta alxm.sheikh dilitanka ma arkin lk ina dile riyada ku dareme. Gcnt inta ku soo qabte ayn dhulka ku ture
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa murugo iyo fikir aad ka adkaan doonto inshaa Allaah
@munamunish3690
@munamunish3690 2 ай бұрын
​@@barta-aqoontashukran sheikh
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 2 ай бұрын
ASC NOFASIR RIYADA GORYANKA AMA MASKA LAXRAAYO AMA DUBURKA LAGSOSATAYO EEBE HAKUBRKEYEE
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada soo faahfaahi ma arday maa tahay ama qof ilmo leh?
@SalmaJimcale
@SalmaJimcale 2 ай бұрын
Asc sheikh waxan ku riyoday anoo aad u gajeysan ilaa salada subax markii subaxa soo iftiimayna biyo anoo cabayo oo afka saa'id ii qalalan.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ma gabar maa tahay?
@SalmaJimcale
@SalmaJimcale 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta haaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
nin ayaad ka fikiraysaa ugu dambeyn waad helaysaa nin aad ku qanacdo
@SalmaJimcale
@SalmaJimcale 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta Oki mahadsanid
@SalmaJimcale
@SalmaJimcale 2 ай бұрын
Riyo kle aa jirto waxa ku riyoday yeey ayadoo isoo weerareso waana ka badbaaday ugu dambeentii maxa waye neh fasirkeda
@Umajamal
@Umajamal 2 ай бұрын
Asc wll riyada kowaad wil an dhalay oo gari maray dhib wen masogaren lugta ayey waxyar ka sogaren riyada lawad isneh wilkii leyaawe gari aya maray hadaneh lugtii ayey dhawac ka sogaren oo lugtii weyba qalocatay markas hospital aya geyay abihis aya ushegay markas abihis zaaid ayuu uqelenayay ifasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws xaalkaaga ma hooyaa tahay?
@Umajamal
@Umajamal 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta haa wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada murugo ayay tilmaamaysaa Ilaahay hakaa badbaadiyo
@Umajamal
@Umajamal 2 ай бұрын
​@@barta-aqoontaAmiin yarabi wll
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Shaikh tan un iso fasir dabcan wan ku dhibay 😢🥺🥺🥺
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
inshaa Allaah Ilaahay wuxuu siinayaa wax fiican oo badal u noqon kara
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Asc shekh plsss iso jawab plsss aad iyo aad ayan ugu bahanahay😢😢😢😢😢❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ma arday baa wiilka?
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta ha shekh
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Pls shekh iso fasir plssssss❤😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ma arday baa wiilka?
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta haa shekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa bishaaro wuxuu noqonayaa qof aqoonta heer sare ka gaarayo inshaa Allaah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada dood iyo dagaal ayay tilmaamaysaa oo gurigaaga lasoo gudoon ilaahay sharta ha naga ilaaliyo
@aliyamume1611
@aliyamume1611 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta Amiin Amiin mahadsanid
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
Sh plss iso jawab
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ma arday baa wiilka?
@queennaida6277
@queennaida6277 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta haa shekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa bishaaro wuxuu noqonayaa qof aqoonta heer sare ka gaarayo inshaa Allaah
@deeqo-o6b
@deeqo-o6b 2 ай бұрын
shikh riyadan ii safir wxn ku riyodey anigo gabar caan ah u tagaya gurigeda wx la joga ninkeda wxn mesha ku arkaya dad bdn dadku mrkey u yimadan ayey i ilaaweysa dadka ayey u carareysa aniga wey iga tageysa wxn wata boorso rer ayn u dhibn hdana reerki ku so noqon wxn le yhy mel ad dhigtan ma haysan qolku wu idinku yar yhy ee isiiya mamada guriga I leh waa caadi ha ku taalo wxn arkaya mel lgu buqsan yhy wxy dadku guranayan kabo karton ku jira wxn ka helaya kartonka lbo kabod oo kla nooc ah isku naqshad aaan aheen lkin leysku xiran karo kabo aan dher dheren weye oo ciid u eg wxn hdana damcaya ina gabdheyda kbo uga so saro mise hal kab ayn ka helaya shikh aniga wxn ahay hoyo la qabo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
arrimo ayaa kaa habaabaya ugu dambayn waad helaysaa inshaa Allaah
@deeqo-o6b
@deeqo-o6b 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta thnkis sheikh xafidu lah
Israeli soldiers document their own war crimes online: Why? | ICJP Panel
1:03:14
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,4 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 317 М.
I'm 31 and single - am I leaving having kids too late?
15:01
Sky News
Рет қаралды 50 М.
CHAGOS ISLANDS | Britain’s Strategic Defeat?
13:55
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 22 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 441 М.
Joseph Massad: Why genocide is a "Western value"
1:24:49
The Electronic Intifada
Рет қаралды 41 М.
Top U.S. & World Headlines - October 11, 2024
11:14
Democracy Now!
Рет қаралды 140 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,4 МЛН