Riyada Ramadaanka ama soonka qofkii arko bisha Ramadaan ama asoo sooman ama afuray

  Рет қаралды 966

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Riyada Ramadaanka ama soonka qofkii arko bisha Ramadaan ama asoo sooman ama afuray
Riyada Ramadan ama soon qofkii arko bisha ramadaan asoo soomay ama afuraya riyadaas oo faahfaahsan halkan ayaad ka heli kartaa, sidoo kale riyada qofka asoo sooman soon suno ah ama asoo bisha soonka cunto cunaya riyadaas halkan ka daawo, riyada soonka nadarka ama shardiga qofkii arko asoo sooman soon nadar ah waxa lagu fasiro.
#riyada #Ramadaanka #soomaali #Ramadan #soonka

Пікірлер: 27
@Abanuurjanke
@Abanuurjanke 29 күн бұрын
Asc sheeq pls iso jawab waxan kuriyooday dadka oo sooman sonka arafo 9ka anigana ma maqlin hadane wxn rabe in an somo wxn soxasustay in an qaxwo cabay marka maxa waye marwo ehe
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 28 күн бұрын
ws riyada waxay kugu boorrinaysaa inaad ku dadaasho cibaadada dambiga lagu dhaafo sida soonka iyo salaadda iwm.
@Xudun
@Xudun 7 ай бұрын
Sheikh alle haku barakeeyo waxad ii fasirtaa waxan ku riyoodey anigio Kabaheygii meel ku bixiyey kadibna meeshii ayaan garan waayey kadib waan xasuustey waan helay hadana markle isla riyadii ayaan xasusan wayey meesha ku bixiyey anoo raadinayaa kacey waxan ahay gbdh aan la qabin mhdsnid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad mashquulsan tahay oo wax badan fikir ah inuu kugu furan yahay
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 6 ай бұрын
Asc sheekh waxan ku riyooday gabadh baa hadyad ikeentay alab kadib kinin na afkay igalisay ma liqin irbadna way igu muday san ka shakiyay waan dilay mindi baan caloosha ka galiyay madaxan dhagax uga garacay wan waday xabsiga geeyay askari baa u sheegay intaan xoog ku waday ano askarigii u sheegaya ayay baxsatay naagtii markan dilayay yaa kuso diray baan laha naa sheeg iyadana way diiday naagti aniga wan ka qurxanahay bay ilahayd ana naya qurux iguma gadhid qalbi nadiif baan ahay baan ku laha markay baxsatay waxan ka cabsanayay inay igaado ani melahas maraya ifasir haday fasir ledahay sheekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
ws riyada waxay timaamaysaa naag inay jirto ku neceb oo xaasid ah waxaa lagaaga digayaa naagtaas
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 6 ай бұрын
Subxanallah alle ayaan ka magan galay lkn sheekh wan dilay igama guulaysanayso saw maha
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
inshaa Allaah waad ka badbaadaysaa dhibkeeda
@FardowsoMacalinaadan-s5c
@FardowsoMacalinaadan-s5c 7 ай бұрын
Asc shiq jzkallh wxn ku riyodaa marwalba aniga oo joogo magaalo kale plz ifasir shiq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
ws waa isbadal xagga noloshaada way dhici kartaa inaad safarto oo aad aaddo meel kale www.daruur.com/tag/riyada-safarka/
@FardowsoMacalinaadan-s5c
@FardowsoMacalinaadan-s5c 7 ай бұрын
@@barta-aqoonta shukrn
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 2 ай бұрын
Asc ww Shiiq allaha raxmanka hakudhowro 2daaroba Waxan kuriyoday hooyo mcn ilmahena iyo aniga oosaran gari bii el waxana usocona xafad qarabada wa qiyasteyda bls maha wax nola sii shegay waxanba arkay hooyo mcn iyo ilmihi oodagtay sina socdan garigina wuu istagay waxan layabay mesha losocdo madhawa maxey hooyo mcn udoratay lugenta lamiga ges aniga waxan kujira shirka waxana geskeyga hooyo da a.markan ogaday inusan garigan soconayan go aansaday inan dagto inkaston daremayo in xagay jiro waxan daremaya qoyan dhulka waxan kayabay lacagtan wato dhamanten lacagta gariga aniga hayo waxan ushegay ayeydi inaynu socon garigan kadagayo wey ila so dagtay waxan usocday halku fadhiyo wilka lacagta qadayo waxan sosaray lacag suuf kasameysan aadna modo boor miya laga rabay wa suuf lafidiyay wa nash qadeysantahay wana halxabo ma iskulabna weyfitsantahay aniga waxan layabanahay wexey dadkan iga malenayan iyo ninkan wuxu idhihi dono bls wuba fahmay wuna iga qatay si dhaqsiya wan qalbi farxay waxan so aaday halki hooyo mcn iyo ilmaha soo aden mana aha guri dadjoga wey dagen sida runta hada gacanta midig aya nabro iiga yalan waxeygu ledahay hooyo mcn dhaqso waxan ilmaha usame howl badan ayey iidiri weyjifta anigana wan horfadhiya waxan kuleyahay hooyo wad ogtahay gacanta iney ixanuneyso wana somanahay afurka dhaw waxan darema kaliya in uusan iga faa ideysan sheydhan illa aan xaqiijiyo in aan dhameystirtay waqtiga wax walbey ugu qadato wan qaban howsha la iidiray bls waxan kabaqaya ina daremo culeys xanuna wujira Iifasir shiiq allaha kudhowro
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 2 ай бұрын
=shiiq waxa kadhimned riyadeyda kubadba arkaya iyado leysku racanayo qofba idhahayo lama rabo in ladhafiyo mel yar oodhisma ah aan ujedo markas ulna weytala waxan leyahay ha sidan uma fahansanen wan ilalinaya xiligana waxan ahay qof xijaban mana ahi qof ciyaraha iyo kaftamada xadirta xita sheekada iifasir shiiq allaha kudhowro
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waxay riyada xiriir la leedahay dhibka iyo faraadka ku haysto oo jiradaada la xiriira Ilaahay ha ku caafiyo
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 2 ай бұрын
Allahumma amin Alxamdulillahi xamdan kathiiran dhayiban mubarakan fiihi Shiiq allaha raxmanka cilmigada iyo camalkada ikhlas allaha kaga dhigo allaha ka aqbalo acmashada kuwa salixada allaha dhafo dunubtada allahumma amin Dhaman inta muslimo dhiban dhibka allaha kaqado allahumma amin Jazzakallahu canni wacanil islami walmuslimina kheyran kathira fiddareyni amin
@aabidahmohamed3236
@aabidahmohamed3236 7 ай бұрын
Asc sheikh waxaan kuriyoday bil sha oo yar ama markaas dhalatay waxaan ahayd bil qurux badan hadanah wan halay bishi oo yar waliba wan so xabartay sidii ilmo waxana Allaah aan kabarya ilmo hadanah taahjudka markaan bilabay ayaan kuriyoday laba mar bil yar oo qurux badan. Ma aqaano macnaheda i fasiir inshaAllaah ilaah qeyr ha kusiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
ws waa nolol cusub oo bishaaro wadato iyo khayr badan iyo barwaaqo inshaa Allaah www.daruur.com/tag/riyada-bisha/
@aabidahmohamed3236
@aabidahmohamed3236 7 ай бұрын
@@barta-aqoonta jazakumulaah kheir walal
@aabidahmohamed3236
@aabidahmohamed3236 7 ай бұрын
@bartaaqonta xagee in kala so xariira hadan raba iin aa riyo ifasirtaan mesha link waxaa kuqoran iin lagu qorii kariin
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
facebook.com/fasirka.riyada.56
@aabidahmohamed3236
@aabidahmohamed3236 2 ай бұрын
Maxay tahay hadaad aragtit bisha ramadaan oo dhalatay oo ah bil yar xidig nah korsaran tahay waxaan kalo argay maalmo ka hor intaan kuriyoon riyadaan dayax wayne oo ah 15 naad oo cad 2 habeen kadib bisha ramadaan oo yar oo xidig korsaran yahay kuriyooday waxaa 8 bilood kuriyonayaa dayaxa yar, ku half ah hadanah mid full ah walibo safar ayaan usii socday markan half argayey hadanah markaan so labanayey waxaan kuriyoday dayax Wayne oo cad ciirka oo clear ah please ii faster kheyr allaaha kusiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
fadlan soo sheeg xaalkaaga??
@aabidahmohamed3236
@aabidahmohamed3236 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta walal meel private aan wax kugu so qorii karo ma jiirta maxaa yeelay xaalkeyga wa sheego dheer mahadsanid
@aabidahmohamed3236
@aabidahmohamed3236 2 ай бұрын
Ama hada messenger ka kuso diiro fartiinta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
xaalkaaga waxaan ka wadaa gabar maa tahay mise hooyo??
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
xaalkaaga waxaan ka wadaa gabar maa tahay mise hooyo?
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 14 МЛН
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
28:22
MM Somali TV
Рет қаралды 21 М.
WEEDHO XASILINAYA XISKA IYO MAANKA | YASIR MUKHTAR
5:47
DHIIRIGELIYE
Рет қаралды 230 М.
RIYADA SOONKA BISHA RAMADAAN
9:02
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 11 М.
Fasirka Riyooyinka Dad Dhintay oo Lagu riyoodaa
12:55
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 119 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН