Riyada siraadka aakhiro qofkii arko asoo siraadka ka gudbayo ama asoo ku kufay

  Рет қаралды 457

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Ай бұрын

Riyada siraadka aakhiro qofkii arko asoo siraadka ka gudbayo ama asoo ku kufay
Riyada riyada siraadka maalinta qiyaame oo aakhiro lasoo taagayo oo ay ka gudbaan dadka mu'miniinta gaaladana ay ku dhacaan iyo munaafuqiinta, qofkii riyo ku arko asoo ku socdo riyadaas oo faahfaahsan halkan ka daawo.
#riyada #siraadka

Пікірлер: 21
@Muzi3789
@Muzi3789 Ай бұрын
SALAAMU ALAIKUM SHEIKH Sheikh hooydeyda waxa ku riyootay edadeyda dhimtey iyo ayeeyadeyda dhimatay eedad aad u qurux badan waxan ahad qof nimacasan mash Allah hooyodeyda aya waxa dhaha cunada aad cunasan mid lamid ah wali ma cunun markas eedadeyda aya waxa dhaha adigo boh waa cunta markas hooyo dhaha adunka cuntan oo kle ma talo markas eedadeyda waxa dhaha mar walbo janada nola joogta ayeeydeyda waxa dhaha maxa ilamaha ugu so waday gurigas ya ka laha intas waye riyada anaga guri ayan hada dhawo ka so guurana mid kle aya so dagana hooyo ma nola joogto maxa waye fasir kada sheikh 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ma nool yihiin dadkaas eeddada iyo eyeeyada?
@Muzi3789
@Muzi3789 Ай бұрын
@@barta-aqoonta maya mar hore dhinten
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa riyo tilmaamayso wax fiican waa bisharo Ilaahay naxariistiisa ayaa loo rajaynayaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa riyo tilmaamayso wax fiican waa bisharo Ilaahay naxariistiisa ayaa loo rajaynayaa
@Muzi3789
@Muzi3789 Ай бұрын
@@barta-aqoonta insha Allah waxa ugu fican ee la sugo waa ilahay naxariistiisa 😭❤
@Umajamal
@Umajamal Ай бұрын
Asc wll waxa ifasirtaa ninkeygi aya ku riyoday ano dhalay wil riyada lawat ano dhalay gabar qurux badan oo cad waleneh ninkeygi ayey isku ekayen wan ku faraxsanen markas hospital aya usoconay wan soo talalenay ama wan soo dureyney saaid aya igu faraxnanen gabartas
@Umajamal
@Umajamal Ай бұрын
Riyada wilka saaid ayu ugu faraxsanaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa farxad aad heli doontaan inshaa Allaah
@Umajamal
@Umajamal Ай бұрын
Shukran wll
@ilhaancabdulaahi7329
@ilhaancabdulaahi7329 Ай бұрын
Asc shiikh waxan kuriyoday ano bas saran dhulkuna biyo yahay micnaha roob aa da aayay baskii lugtuu god lagalay kadib aniga ashahadanka afka kuqabsaday kadib baskii wuu qaribmay annagana waan dhimanay kadib waxan arka ano guriga jogo oo isdhahayo ruuxdada waaye qofkan joogo waad dhimatay lkn markan dhimanayay waan ashahatay alx qaatumada allaah iitosiyay aan dhahayo gurigana ay tacsi taalo anna aan jismigeyga raadinayo😢😢 iifasir plse
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws adiga hooyo maa tahay oo uur leh?
@ilhaancabdulaahi7329
@ilhaancabdulaahi7329 Ай бұрын
@@barta-aqoonta hooyo waan ahay lkn uur malihi
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa duruufo adag oo aad la kulmi doonto Ilaahay sharta hanaga hayo
@ilhaancabdulaahi7329
@ilhaancabdulaahi7329 Ай бұрын
@@barta-aqoonta aamiin yaa rabbi
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
Fasirka Riyada anoo cidiyaha lugaha la la ii jaraya oo qof aan aqoonin ii jaraya maxay noqon kartaa?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waxaa arrin fiican oo wanaagsan aad sameyn doonto wixii dhib ayaad iska qaadaysaa
@IqroMohamud-jc1ho
@IqroMohamud-jc1ho Ай бұрын
Asc shiiq waxa kuriyoday ano lacag dollar ah dad uqaybi liileyahay kadibna an inka qarsanayo wayna badned o dhaha wiilkayga o. Dhalan rabo asariir iyo dhar usii diyarina qayr alalah kusiyo ifasir😊
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
hooyo maa tahay
@IqroMohamud-jc1ho
@IqroMohamud-jc1ho Ай бұрын
@@barta-aqoonta bishana dhali raba
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
waa khayr inshaa Allaah lacag ayaa kusoo gali doonto ilmahaas ayaa arsaaq badan la socoto
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 77 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 67 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 80 МЛН
4 Hours of Arabic Conversation Practice - Improve Speaking Skills
3:53:48
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 320 М.
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 303 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 397 М.
Arabic Conversation: Learn while you Sleep with 2000 words
4:38:36
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 141 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН