Riyada xiriirka midka taleefanka ama xiriirka guud ahaan sidoo kal isgoynta iyo kalataga

  Рет қаралды 1,220

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Riyada xiriirka midka taleefanka ama xiriirka guud ahaan sidoo kal isgoynta iyo kalataga
Riyada qof taleefan kuu soo dirayo riyada xiriirka taleefanka ama koolka moobeelka qofkii arko asoo lala soo xiriirayo riyadaas halkan ayaad ka daawan kartaa iyadoo faahfaahsan, riyada moobeelka oo lagaa qaatay ama aad hilmaantay ama qof mobile ku siinayo ama kaa daminayo, riyada isgoynta qofkii kaa xanaaqo ama kaa caroodo, riyada qaraabada xiriir kula samynayso dhamaan halkan ka daawo.

Пікірлер: 71
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 3 ай бұрын
Markii sidaas udhaqaaqeen walashey iga ween ayaa kahor imaanaayso markaasey dhahayaan waa tanaa taa rabnay sidoo kale xabadihii uma dhacayan sidii ayay nooga tagayan cabsi iyo walwal nagaleyso guri jajaban kudhex dhuumaneynaa xaas ayaana ahay Sheikh oo caruur leh shukran
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws magacaaga mowliid ma nin baa tahay mise dumar?
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 3 ай бұрын
Dumar walalkey baa lahan jiray Gmail ka wll
@BeautifulsoulQ
@BeautifulsoulQ 3 ай бұрын
Sheqow waxan arkay anigoo farjigeyga kaso bixinayo bac madow oo dhexda kaxiran kadib na wanso jiidey dhigba soracay wanaso wada bixiyey kadibna waxan dhahy Alxamdulilh Alxamdulilh sheqow qer Allah hakusiyee iso fasir waxan ahy gabar laqabo walina carur dhalin ❤❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
inshaa Allaah waad dhalaysaa khayr weeye maadaama riyada dhexdeeda aad Alle ku mahdisay waa nimco ilmo ayaad helaysaa
@BeautifulsoulQ
@BeautifulsoulQ 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta insha Allah sheqow rabi hairumeyo riyadas
@anwarsadaadofficial8033
@anwarsadaadofficial8033 3 ай бұрын
Asalmu alekum Sheikh ilaheey ha ku xafido waxaan ku riyooday aniga iyo xadkeyga kala tagnay oo nin kale guursanaayo kadibna aan aad u oo naayo heer waxaan garayaa waali ama nafta in aan iska jaro iyadoo i dhaheyso ha is waalin talada ilaheey saara kadibna aniga ilaheey isku xeray sheekh aad ayaan u wal walay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws waxay ku fasirmaysaa riyada inaad ka tagi doonto shaqo ama howl aad ku jirtay ama wax aad gacanta ku haysay mustaqbalkaaga la xiriira
@SafiyocabdiSafiyocabdi-d6n
@SafiyocabdiSafiyocabdi-d6n 3 ай бұрын
Riyada doli madow o farjiga ka galayo iso fasir xas gabr hesto Shaikh insha allh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws riyada waxay kaaga digaysaa nin faasiq ah oo sumcaddaada ku cayaari rabo is ilaali kana fogow wixii shar ah oo xumaan kuu keeni kara
@BeautifulsoulQ
@BeautifulsoulQ 3 ай бұрын
Sheq Allah haku barakeyo ugu horeyn Sheqow gabar saxibtey ah oo na laqabin gabarna ah aya mar walbo waxey kuriyota iyadoo lagaso dhex qeylinayo oo ay oyneyso quran lasarayo marna ayatul kursi bey kudhex aqrisa weyna dhameysa ayatul kursiga sheqow hoyadeed xita intey layabtey qeylideeda ayey kuso orodey kadib hoyadii ayeyba qanintey lkn qaninjadas wxbo mey katarin mamada
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
quraanka ha aqkhrisato riyada waxay tilmaamaysaa il iyo sixir
@AaminaCiise-l4e
@AaminaCiise-l4e 3 ай бұрын
Asc sheikh wxn ku riyoday Aniga askari ka dhomanyo o guri ka galayo gurigas gawar ayaa jogtay iyo waxn kalow arkay gacta baburta o ween o qadimi ah kadib wxn arkay nin o qamis wato o hilib arii o ceyrin ah iyo wax kaar cml ah o caad idhiiwaayo iso jwb blz shugran
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato keeni doonto in lagu eedo
@Muzi3789
@Muzi3789 3 ай бұрын
Asalaamu calaykum sheikh hooyaday aya waxa ku riyootay aniga dhahayo hooyo sharaci ku yalo waan ugu celcelin hooyo been ma ku sheegooyi dhaha hooyo ma i amiinasid miyaa dhaha sheikh maxa thy riyadas fadlan ii so fasir 😭😭 hooyo wadan shashay joogta sharaci neh waa sugasa😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
inshaa way helaysaa muraadkeeda
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 2 ай бұрын
Asc ww Shiiq allaha raxmanka hakaga radi noqdo 2darodba allahumma amin Hooyo mcn wexey igu tiri waxan kuriyoday walalkey xaskisa wa wiilkena gabadhu qabo waxa iisogalay wiilkeyga waxana si orada kaga dabatimi xaskisa wexey igaqadatay jajar qolkale gashay jajarkey mobelka kuxaririsay waxyar kadib wu baxay walalkey hooyo mcn wexey tiri mobelki oodansan inbadan aanan kusocon jajar bey labaxday wiilki bey daba carartay Shuiiq hooyo mcn iifasirbey kuledahay allaha kusharfo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay wax ka ogaan rabto ninkeeda oo ay daba hayso oo ay baarayso
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 2 ай бұрын
Masha allaah waxalad jirto in eykala ilaliso hooyo mcn iyo wilkeda allaha raxmanka isagana habadyelo dhaman walad iyo walid kalategan allaha isu sodumo insi iyo jin allaha naga xifdiyo shartoda kheyr insha allah Shiiq allaha raxmanka cilmigada hakuuziyado camalmutaqabala laha kaga dhigo allahumma amin
@MaaliyaAweeyse
@MaaliyaAweeyse 3 ай бұрын
Asc wr wb sheqow qer alahakusiye wankuriyoday Korow anigo guriga isogalay on dababursanayo dababursanayo ul uqatay gurigalekudhaxmereysanoya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws waa nin aan fiicnayn oo aan xumaan ka baqin
@ummumanaal-od8ug
@ummumanaal-od8ug 3 ай бұрын
Iyo waxaa kale an kuriyoo day aabaheey oo mar hore dhin tay asoo xay eh oo labisan mac wis gaduut iyo shaar madoow wato oo meel suuq o kale ah fadhiyo an jil bihiis an bar ka nahay an ooy naayo asane wuxuu idha hayaa hada kabid bil kasto waxan kusii naa lawa boqol iyo qontan doo lar adi leebo gawadheeydi eh ninkeeygi asane aabe ayuu wax ushee shee gaaye isoo jwb abti illaah qeyr haku siyee waxaan ahay xaamilo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa farxad weyn soo socota labada riyo way isku dhow yihiin
@ummumanaal-od8ug
@ummumanaal-od8ug 3 ай бұрын
​@@barta-aqoontamahatsanid
@nimcomire7894
@nimcomire7894 3 ай бұрын
Asc shiiq waxan riyooday 2 mar gabar a qaraaba nahoo is dagaleyno waliba aanan waxba isku reebaneyn iyadana wexey igu dhufan karto igu dhufanee anine sidoo kale isoo fasir shiiq jazaakalllah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws dood iyo dagaal kugu dhici doonaan
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 3 ай бұрын
Asxaabey liketa u saara oo u share gareeya waa qof fican baa no fasiree
@MaryamAhmed-q4s
@MaryamAhmed-q4s 3 ай бұрын
Asc shiikh waxaan ku riyoodey dhowr mar anoo nin isoo dooney oo rabo inuu i arooso oo aad i jacel Ana mar walbo aan diidaayo Xaas Baan ahaay ciyalnaa weey ii joogaan Xaas Baan ahaay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws noloshaada guur ayaa kuu hagaagayso inshaa Allaah ninkaaga wuxuu kuu noqonayaa qof aad kuu jecel
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 3 ай бұрын
Asc shikh waxan ku riyodey wil xarir naga dhaxen jiri sheh gadoyo lkin anig iyo asig ma isla hadal no marki riyada wn isla shekey sane ti mar badan ayan ku riyodey mx waya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa xiriir cusub
@munamunish3690
@munamunish3690 3 ай бұрын
Asc sheikh wxn ku riyoode anigo ilsa fadhino wlke iyo hooyo.faraheyga gnct mid ka mid ah aya i fiqmeyso mse i jexmaneyso kadib ban dahy saliga nabiga aqriya.anaga dhan ba aqrine saliga nabiga kuna celceine isla sidi bay fari igu noqote mse ii ficnaaate isla markiba.hooyo waa carmala ana single ahy sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa saliga nabiga scw iyo adkaarta inaad ku liibaanayso
@munamunish3690
@munamunish3690 2 ай бұрын
Jazaka Allah sheikh
@Muzi3789
@Muzi3789 2 ай бұрын
Asc sheikh sheikh waxan ku riyada wiil aan Muslim ahan waxa dhaha somali show ku qabsan raba waan taga masha marka tago sualo la waydiinaya markas waxuu dhaha salaad iga tagaso markas sual waydiina Muslim miyaa tahay dhaha Haa ayuu I dhaha markas masha ka so taga kadib hadan wadad ku arka ani iyo labo gabar is la socono gabar naga mid waxa dhaha ice cream meel lagu gado ii sheeg meel magacada u sheega markas waxa yar marka socono uu naga so dawo baxa aniga sual I waydiina waxuu I dhaha qofka markuu soomo uu soonka ka fuuramo asigo si kas u furin ma u jira soonkas I dhaha anigane Haa dhaha waa laga aqabala soonka dhaha markas uu iga taga 😭💔 sheikh maxa tahay riyadas 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa xiriir qof dhalinyar ah
@Muzi3789
@Muzi3789 Ай бұрын
@@barta-aqoonta xariir nuuca ah sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Ilaah ayaa og nooca uu yahay
@MaryamAhmed-q4s
@MaryamAhmed-q4s 2 ай бұрын
Asc shiikh waxaan ku riyoodey dhowr mar anoo nin isoo doontey oo rabo inu i guursadey anigana aan diidaayo xaas Baan ahaay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ninkaaga ayaa Ilaahay kaaga dhigayo qof aad uu daryeelo oo ku jecel inshaa Allaah
@املايمان-م8م
@املايمان-م8م 3 ай бұрын
Asc sh waxn ku riyoday dad waayeelo nin iyo xaskisa ano hadyad u gaynayo aqon uma lihi maxay noqonysa riyadas
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws xaalkaaga muxuu yahay ??? soo faahfaahi
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 3 ай бұрын
Asc sheikh waxaan ku riyooday anigoo kaba iga lumeen oo kuwa kala helay kabaha iga limay wey cusbanaayeen Kuwa an helay waa ku dhamaad ah oo iga weyn Waxaan ahay xaas aan owlaad dhalin riyadan Maxey noqon kartaa sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo dhibaato adiga iyo ninkaaga dhexdiina laga samaynayo oo dad kale ay soo faragalinayaan noloshiina
@AmoulaAfrah
@AmoulaAfrah 16 күн бұрын
Sheikhow ani waxaa ku riyooday anigoo mobile ka la iga xaday lkn uu qof nin ah iga qabtay qofkiina waan arkay mobile ka isii ayaan kudhhay waxaana ka cabsaday lacag aan qof uhaayay inlaiga baxsado. Meel ayaan soo galnay qaarkamida asxbtayda waxbarashada ayaa ilasocday kadibna kobihii aan watay ayaan iska waayay kadibna kob jileec ah oo dheer ayaan arkay marabo ayaan kudhahay ee kuwaygii kaalaya ila doona waxaana arkay ninkii moobile ka iga qabtay iyo anagoo miis meel yaalo horfadhino sida dad waxcunayo ookale. Bal iisoo fasir
@AmoulaAfrah
@AmoulaAfrah 16 күн бұрын
Sidookale waxaan arkay anigoo joogo guri jiingad ah oo hoos biyuhu kasoo gali karaan aniguna biyihii ayaan celinayay . Lkn xalay anoo adkaaran ayaan hurday malagayaaba waxaan oo dhan inuu sheydaan ka iyo naftayda yihiin
@AmoulaAfrah
@AmoulaAfrah 16 күн бұрын
Waxaan ahay gabar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 16 күн бұрын
labada riyaba waxay tilmaamayaan duruufo aad ka fikir doonto oo mustaqbalkaaga la xriira Ilaahay dhibka hakaa Ilaaliyo
@AmoulaAfrah
@AmoulaAfrah 15 күн бұрын
@@barta-aqoonta shukran aamin wll illahey waxba imatusaayo arimahayga isaga ayaa haayo inshaa Allah kheyr ayaan ka rajaynayaa
@ummumanaal-od8ug
@ummumanaal-od8ug 3 ай бұрын
Asc sheeq waxan kuriyoo day ninkeeygi asoo hudo an kici naayo oo asine idha haayo maxat ii kicinee ani iyo xidi gada waxan kuu dhisoo naa jiko
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws bishaaro inshaa Allaah waxaa idin soo socota farxad weyn
@ummumanaal-od8ug
@ummumanaal-od8ug 3 ай бұрын
​@@barta-aqoonta❤
@Xudun
@Xudun 3 ай бұрын
Sheikh gabadh walashay ah ayaa waxay ku riyootey ninkeeda oo dhintay oo lagu leyahy waa la dilay oo ay ooyeyso noo fasir adoo raali ah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
gabat miyaa mise waa xaas run ahaantii???
@Xudun
@Xudun 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta waa xaas caruur badan haysata ninkeedana wey wada joogaan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ninkeeda ayaa la dulmin doonaa way ka ciiloonaysa arintaas
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 3 ай бұрын
Asc Sheikh waxan kuriyoday anigoo meel badiyo joogo oo hooyo raadinayo inaa aado oo walashey sugayo niman 2ah mooto iigu imaanaayan oo ileyihin waa ku dileenaa wan ashahaadana kadib xabad igu bilaabayan lkn qoriga uma dhacayo dhowr jeer buu igu ridaa mana dhacayo hadana ninka kala baskolad lasoo baxaayo asna 3 jeer igu ridaa mana udheceyso markaas dhahaa wlalayalow dulmi baad igu dileysaana maad iga leexataan alle wuu xaaraantinimeyay dhiiga qofka muslimka ah ee adinkana ha igu danbi muteysaninee. Sorry idhahayaan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws magacaaga mowliid ma nin baa tahay mise dumar?
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 3 ай бұрын
Dumar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa dad aad isla doodi doontaan ama dagaal idin dhexmari doono
@mowliidhaaji6681
@mowliidhaaji6681 3 ай бұрын
Jazakallah sheikh​@@barta-aqoonta
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 3 ай бұрын
Shekh waxaan ku riyooday anigo dhagaysanyo surta baqaro ayaan waxaan ku riyooday mas isku badalaya bisa qurux badan ina guriga soo gasho aya raaba sooo gali karto mara kasto dhagayso surta al baqaro wan ku riyooday maxaay waye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa naag cadow ah oo aad u aragto qof fiican quraanka ku dadaal sharta dadka xunxun Ilaahay ha kaa qabtee
@CbdiZiiz
@CbdiZiiz 3 ай бұрын
Sheikh waxan ku riyoode gawar an jeclahy maxa lagu fasira
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
riyada soo faahfaahi qaabka aad ku aragtay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
fadlan soo faahfaahi riyada
@CbdiZiiz
@CbdiZiiz 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta gawadh isku xafada nahy wan jeclahy Wana ku riyoode waxan ku riyoode iido iidhola cadeyneyso oona ilahadleyso o faraxsan
Fasirka Riyada Jawaabti Talephonka Waa Su,Aalo Cajiib ah Yey Ku Dhaafin
9:10
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 17 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 75 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Riyada maska madow qaababka lagu fasiri karo marka lagu riyoodo
9:50
FASIRKA RIYADA QOFKA RABBA IN UU IDILO
9:13
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 93 М.
Riyooyinkaan Hadii Aad Aragto waad Dhoofeysaa | Safar Ayaad Galeysaa.
9:54
Tolmoone Production
Рет қаралды 13 М.
Waxa Aan Ku Riyooday Mas wayn oo Guriga kabaxaayo /Soo Galaayo 🤔
11:19
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 10 М.