Quruxda fankeenu kaas ayuu ahaa Alle ha u naxariisto Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo erayada lahaa iyo Maxamed Saleebaan Tubeec , runtii waa adduunyo kale marka qalabkaas iyo codka noocaasi ah isku dhacaan , Tubeec tilmaamaha uu fanka dhexdiisa ku lahaa ayey ka mid ahayd inuu laxanka siduu doono kugu raaxaysto marka uu fagaraha soo istaago , laxanka waxa lahaa Tubeec inkasta oo Aweys Goobbe wax ka qurxiyey .
@MrLooyaan6 жыл бұрын
أستاذ محمد سليمان رحمه ألله لاشك انه أحد أعمدة الفن والطرب الصومالي،علماً لن يتكرر في الغناء الصومالي فنان كمحمد سليمان بهده الضخامه من الأغاني والحانِه ....نسأل الله تعالي أن يرحمهُ ويحسن إليه ويجعل قبرهُ روضة من رياض الجنة