Somalia jabhado la dhahayo hugamiye gobolleed iiyo qabiil lugaha uga dhagan inla manta waxe hormar la dhahayey o didan dadkas na ilmahooda wadanka banankesa wax ku bartan cafimaad ahan na o adaan inta umada Somaliyeed ay o dhintaan cuduro aduunka wax ba ka eheen nala laga hortagi karo tas waxa see dheer kheeraadka wadanka iiyo dhulka Somaliya ay gadanayan caqabadas oo aan wada og nahay dadkas ayaa umada Somaliyeed qabiil ahan o difacayo waxan layabay wlhi
@ymmmu77343 ай бұрын
masha aalah waa wax loo baahana ilaha dhaqaalo ee dalka inaa so bandhigto mahadsanid bro
@Rayan2026kk3 ай бұрын
2400 loor o sokor malintii =iska dheh loorkii 80 dollar hada bishii waa $ 6 120 000 sanadkii waa is dheh qayaar $74 million oo dolor hal warshad kaliya kaawaran kuwa kale oomada mooska iyo kuwa kale walhi barwaaqo ayay aheed hdaan heesan laheen hada
Masha Allah sxb sobadi xogta nucan eh adigo mahadsan ❤
@SNUFFED2ROLLs3 ай бұрын
Waxan dowladnimo aya kaa hooreysa soomaali 34 saano kadib wadadi weeli maa heyso!!! Nasib daro
@abdi_2523 ай бұрын
Runtii waa wax aad looga shalaayo Mustaqbalka generation-kan waxa ceel dheer kudiray kuwii naga horeeyy😢😢😢 And there’s no sign of recruitment
@hawosheik36703 ай бұрын
Maashaa Allaah
@hayfaamallin88403 ай бұрын
Masha allah horay usoco🎉😊
@SarahA12173 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@habashhabashy41693 ай бұрын
Masha'Allah umadana Allaha toosiyo
@rashiid1873 ай бұрын
Nimanka gancasatda ayaa ugu wacan in an wax la beeran. Varies dhacay ayay ka keenan india
@RaageAhmed-l2m3 ай бұрын
Jimcaale somali iyada halka isdhigtay dowladedii iska burburiyay
@RaageAhmed-l2m3 ай бұрын
Hawiye bur buriyay warshadii wey bililaqeysten
@abdirahmanabdikadir11063 ай бұрын
sxb jimcale waxa lagaraba vlogyada nuucan ah in aa kuduubtid drone, talo katimid fanska
@AbdiXafid-ur6he3 ай бұрын
Ya disay lkn waxa
@HodanMusa13 ай бұрын
Dhiiqo dadkii wax kaburbiriyey buu kujiray hadana 2 times buu chances u helay and never do anything about the whole nation 🤠🤠🤠😳😳⁉️⁉️😭💔💔💔💔💔💔‼️‼️‼️😭😭😭😭💔💔🇸🇴🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤔☢️ xasan with in less than one year visited a 54 country ummm 🤔 Xasbunallah
@sahruja57773 ай бұрын
Naa aamus xoolayehey afkaaga qurunkaa edebuyeel
@axmedsixteen85093 ай бұрын
Shuubo Wlh guri cuqdad taal ayaad kasoo beerantay waayo xasan ma taqaanid lkn kuwa reerahaaga ah iyo waalidkaa ayaa qabo Gudur hawiye neceyb
@maryanruunshnuur.45163 ай бұрын
Wow ❤️ jowharteyda xusuus dheer baan galey 😔 culeysyada jira waan ka gudbi doonaa idam alle guud ahaan wadanka gaar ahaan jowharteyda 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@Madaxey-r2f3 ай бұрын
1988kii ayaan Jowhar 6 bilood ku noolaa guriga Barasaabka. Waa magaalo leh Kaneeco khatar ah, laakiin waa magaalo beereed uu aad oga bixi jiray Bariiska aay cuni jireen, 4ta waaxood ee ciidankii dalka. Werseda Sokorta markaas waxa kali ah ee aay Soo saarto waxaa kamid ahaa Khamri RUUM la dhihi jiray, qeybta Sokortana ma shaqeeyneyn!
@IbrahimMuqtaarSalaadАй бұрын
Maxaa didaan in aan Dib loo howl galiyo kaba yaasha dhaqaalah dalka sii loo hello wax soo saar her sare ah sii muwaadinka soomaaliyed u helo shaqo iyo wax soo saar ficaan dalaga qasabka bariska iyo galeeda warshado waweyn 30.000 oo shaqaalo ayaa kashqeen Jireen maantana waxaa nolashi alyoom caqliga ayaa didaayo somaliya ayaa shaqo loo soo rasan jiray