Rochester MN, Gabar Soomaaliyeed oo heshay aqbalaada Jaamacadah ugu waawayn Maraykanka ,Munira Ali

  Рет қаралды 313,243

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

Күн бұрын

Пікірлер: 414
@ayubabdisayidmuse9733
@ayubabdisayidmuse9733 6 жыл бұрын
Gabdhehan somaliyed gulaysta meel walba oo aad jogtaan like saar qofki jeceyl gabdhena somaliyed hormarkoda
@munasheikh7214
@munasheikh7214 5 жыл бұрын
Mahad sanid ayuup ❣
@cilmiadan7236
@cilmiadan7236 4 жыл бұрын
@@munasheikh7214 Asc
@munasheikh7214
@munasheikh7214 4 жыл бұрын
@@cilmiadan7236 wcs wll
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 4 жыл бұрын
@@munasheikh7214 xgee joogta muna?
@abdirasaksomali243
@abdirasaksomali243 6 жыл бұрын
Mashalaah muniira yarey alle haku guuleyo walaashay aad ban ugu farxay heerka ay gaadhay cidna walba oo soomaali ah oo heer wacan gaadha meel walbay joogaan wan kufarxaaa Mashalaah somaaliya guul
@princesssuma4466
@princesssuma4466 6 жыл бұрын
😭😘masha Allah wlhi blhi tlhi aad bey u nasiib badan tahay waayo waxa garab tagan hooyo iyo aabo farxadeda daremayan 😭😭😭❤❤👑💯
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 5 жыл бұрын
Mashaa allah habo mcn waad figrad fiicantahay dalkaada ayaad kafikiree Aabe iyo Hoyo ku koriyay jano allaha ku abaal mariyo tarbiyada wanagsan ay kugu koriye Caasho iyo cabdisalan gul waarta adun iyo aaqiro Amiiin yaarabi
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 5 жыл бұрын
masha allah gabadhan geesiyad waaye ,dhiirananta iyo raganimadana wllidkeday ka keenty sida ii muuqata. Allow gabdhaha somaliyed riyooyinkoda rumee
@abdulshakuur975
@abdulshakuur975 6 жыл бұрын
Knowledge is heritage and this achievement happened because of her mom who holds degree. ..Not necessarily mom and dad must be graduate but it makes big difference. MashaAlllah, may Allah make it easy and kheyr the rest of your persue....... ......
@a.a1412
@a.a1412 5 жыл бұрын
Our future president🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Masha Allah well done hbo mcn
@abdurazaktahir4172
@abdurazaktahir4172 6 жыл бұрын
She is really pure intelligent and native somali girl maashaa alaaah wlshy allaha kugarabgalllo muwaadinad sax ah weeyaan
@akrammeja8639
@akrammeja8639 6 жыл бұрын
MASHAALAH Munira Ali l am Proud of you 👍Keep it up inshaalah😍😍
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 6 жыл бұрын
Brilliant minds. God bless these pretty young girls. I hope I had this opportunity when i was a high schooler. Had the potential but missed the nurturing ma talents! U guys have the world by your side. I love u all!
@abdirashidhussein2492
@abdirashidhussein2492 6 жыл бұрын
Thank you are sharing fortune with others.It will bring you good luck.You will make change for the better.You will make the best of the black women good be smart and safe and the Young Somalia Leader's reunited .Together Somalia people's are better.Help each other's, respect one another.Stay positive, stay committed to yourself.We love all American people's and Somalia people's other's world. Young Somalia Leader's ignored hater looser some Democratics,Republicans all news Assositions misinformation,mistrust in the world. We are practicing truth fear nothing.Do not blame President Trump and others world or neighbors countries Canada, Mexico's tell the truth fear nothing other world.You will be rewarded with international community, American people never give up. We are supporting you and your President is supporting Young Somalia Leader's.You will soon be involved in many gatherings and our partner countries,Somalia all over the world want peace, security, justice, economic freedom ,political solutions positive change.You can lose your partner's countries and neighbors countries Ethiopians agendas no good worse no better Somalia now wrong direction 54 African countries stop a new project colonial in the world Somalia isn't for the sale but win the big ones.Long life with Somalia people's the blessing of families, our kid's and our partner's countries are ours.Do not blamed each other American people's,Somalia people's, a global problem insecurity, injustice, a lack of leadership, mismanagement, misinformation, mistrust everywhere in the world.We will make change for the better. We will fix it. We are fighting the a global problems,we are fighting the few simple new resolutions but isn't easy. I can't change the world a lone.
@hamdiegal3995
@hamdiegal3995 6 жыл бұрын
Masha Allah habo, we so proud of you. You are a great role models for the younger generation.👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🌷.
@nawal4858
@nawal4858 5 жыл бұрын
😭😭😢Harvard university my dream ilaahey haku barakeyo
@abyanabyan1477
@abyanabyan1477 6 жыл бұрын
masha allaah Munira hambalyo walidkedna illaah qeer hasiyo siwanagsan ayeey uso koriyeen oo uso barbariyeen illaah hamigeda ha u feeylo
@abdihakimhassan9850
@abdihakimhassan9850 6 жыл бұрын
kenya has a quality management system of education and internationally recognized. iam very proud.
@rayyanhassan4903
@rayyanhassan4903 5 жыл бұрын
Yeaaah
@user-rn3bb3dj4p
@user-rn3bb3dj4p 6 жыл бұрын
This girl is very outspoken and sounds very intellectual. Mashallah. the education in some parts of africa is more elite than western countries.
@xumeirah
@xumeirah 6 жыл бұрын
MashaAllah am so proud of her...Education is the key to success as she emphasized... Congrats to the girl child from Somali community climbing the ladder higher mashaAllah..wilashii jeega xiir Lee mesha utaga ...waryatha fadiga kakaca oo fursathahan cml kafaidesto
@ahmedjamal3993
@ahmedjamal3993 6 жыл бұрын
Mashaallaah, waalid dadaaley oo masuuliyaddoodii kasoobaxay. 59% of graduates from Univ are girls. Waanagu daadsantahay haddaan wiilal nahay. Waa inaan meesha iskaqaadnaa.
@israjohn2443
@israjohn2443 5 жыл бұрын
Masha Allah may Allah bless you munira good job this is what I'm talking about everyone must follow munira please don't be looser
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 6 жыл бұрын
Waa ku faraxsanahay inaan arko Somali gabdhahoodi oo heer gaaraya. Awalba gabdhaha Somaliyeed baa umadu ku badbaaday hadana tacliintooda ayee ku badbaadin doonaan Somalia.
@ibrahimiman9831
@ibrahimiman9831 6 жыл бұрын
Her mother, Asho, is a true leader and patriotic woman! Congratulations, indeed and Mashallah to your brilliant daughter!
@qayrab1146
@qayrab1146 6 жыл бұрын
ماشاءالله waan aqaanaa reerkan waa reer fiican
@dahablamiiray419
@dahablamiiray419 5 жыл бұрын
Masha Allah hadal keda aad ayuu itabtay her ey indha heyga ilmo ku so istagtay waliba anigo hadl keda aad ugu faraxsn hadaneh qiro igalisay ilahey waxan uga baryaya inu dinta kuxafido cimri io cibada subna siyo walid kedana ha uxafido
@almaabintiniyazi9700
@almaabintiniyazi9700 5 жыл бұрын
mashaa allah alow gabdhaheen soomaaliyeed noo xafid guul ayaan urajeynayaa hore u socda dhamaantiin
@mariamufs2023
@mariamufs2023 6 жыл бұрын
Ubaxi dalkeygo soo ifaayo alow idin amaanso 🇸🇴😍
@abyanhajjiahmed5582
@abyanhajjiahmed5582 6 жыл бұрын
masha allaah runt muunira isku xili ayaa nahay sidoo kl ardayad jmcd sugeeso ayaa nahy waxaa jeclahy sideeda oo kl inaa dalkeyga iyo dadkeyga an wax utaro. Insha allaah wanna gaari donaa taas
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 5 жыл бұрын
Allah haku gaadhsiiyo wll insha Allah guuleyso
@luulomar7674
@luulomar7674 5 жыл бұрын
Insha alah
@aliabdi6137
@aliabdi6137 5 жыл бұрын
Ridwaana Ahmed Nor Gesey p
@abdulrahmanalfariz2852
@abdulrahmanalfariz2852 6 жыл бұрын
Seriously teared up! Sis you are so lovely mashallah!!!
@sxcxiseoul_5723
@sxcxiseoul_5723 5 жыл бұрын
Inshallah harvard university is my dream and to be lawyer iso ducaya walalaheyga somalida
@shamiselmi5168
@shamiselmi5168 6 жыл бұрын
Masha Allah tabarak Allah Allah xifdika, I'm very proud munira Ali Go munira
@zkylil982
@zkylil982 6 жыл бұрын
Keep it up sis I’m so proud of you 🇸🇴❤️
@siciidjava4216
@siciidjava4216 5 жыл бұрын
Gabdhehena somaliyed masha Allah waxan arka xita abeheed oo qoslaya markay hadlayso that means wuu isku hubaa geesinimada gabadhiisa , sidoo kale hooyaded waaba cajiib iyadaaba jaamacad dhammaysatay way yaryihiin hooyooyin sidanoo kale ah.
@habibafarah7582
@habibafarah7582 6 жыл бұрын
Maasha Allah hamisare ayey leedahay allaha u saa idiyo
@ruqaynadir4715
@ruqaynadir4715 5 жыл бұрын
Masha Allah thank you Munira may Allah bless you. You have really motivated me
@najibmohamed21
@najibmohamed21 5 жыл бұрын
Masha Allah wa qof Yar oo fariid ah oo jecel dadkeeda wax uqabato..
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 6 жыл бұрын
mansha allah farid weeye qoftaaan kuwa badan waa ka caqli badan thy
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 5 жыл бұрын
Masha allah gabar caqli badan weeye ilaahay hamigeeda haurumeeyo aamiin
@fartunahmed2046
@fartunahmed2046 5 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah congratulations munira I’m so proud of you. May Allah Almighty bless and protect you and your family. Mashallah gabadhayda munira ladhaha magacas si garan u jeclahay
@nasrasalad9276
@nasrasalad9276 6 жыл бұрын
masha Allah congratulations dear sis we really proud you go ahead
@kamaalkamaal8000
@kamaalkamaal8000 6 жыл бұрын
Harvord stanvord yale wowo cadi mahan sanad kaan waakii gabdhaha soomaliyeed
@xxlextra4737
@xxlextra4737 6 жыл бұрын
Kamaal Kamaal U are pissed Harvard or Yale did not offer them Engineering, computer science, but Political science, am sure Somalis Technological still not therr
@kowrharfaraxinadarwish3116
@kowrharfaraxinadarwish3116 6 жыл бұрын
Kamaal Kamaal generation kaan dee waayo xoriyad banu haysana alxm
@ayanlucky9351
@ayanlucky9351 6 жыл бұрын
M.a you just like me learn and go build our country back
@nehliitabae75
@nehliitabae75 6 жыл бұрын
Masha allah waxey ka caqli badantahay odayaal io habro waaweyn allow caqliga kusiyaadi fariiid
@amussa6488
@amussa6488 6 жыл бұрын
الف مبروك يااختي و الي الامام لاتنسوا بلدنا الصومال ارجعوا لها بعد ما تتعلموا و ابنوها 😍😍😍
@halimahussein6622
@halimahussein6622 6 жыл бұрын
Maasha alah ilahow noxifdi ubadkeena somaliyeed dhamantood hada nahay walidiin waina ilmaha garab siino
@marwolamacasheikh5300
@marwolamacasheikh5300 6 жыл бұрын
Thank U Somali tv of Minnesota for your inspirations and positivity of our community I’m in tears run ahaanti waa farxad miidhan
@marwolamacasheikh5300
@marwolamacasheikh5300 6 жыл бұрын
Maxamuud mascade gaar ahaan baan kuu salamaayaa waana ku taageera wlle
@nuryusufdiriye7561
@nuryusufdiriye7561 5 жыл бұрын
Masha alah Allah Ha Barakeeyo Waa Inan Hadaf Leh.
@munneeramohamud88
@munneeramohamud88 6 жыл бұрын
She is strong lady Masha ALLAH 🙏🙏😘❤️😘❤️
@saraawarsame8338
@saraawarsame8338 5 жыл бұрын
Ax walahay gabadhaanyar way iga ilmeesiisay ax illahay waxaan kabaryay in illaahay hafido somalidoodhana sidaas ookale kadhigo Allah swt habarakeeyo gabadhaas iyo qoskeedaba iyo dhamaan tood inta mesha isugutimi macal welirayaha soogudbiyay masha Allah
@hassanjonje7432
@hassanjonje7432 5 жыл бұрын
Mnshllh guul abayo bal arag caqligeda gabadan somaliyed Wlhy dad waweyn ka aqli badantahay wadankeni ayey ka fikiresaa
@salmaancabdisitaargeesoody441
@salmaancabdisitaargeesoody441 5 жыл бұрын
Mnsha'allah wlhy waan waayey ereyo aan Ku cabbiro dareenka iyo dadnimada ka muuqata inanta hadalkeeda miisanka iyo macnaha fog ee yoolkeeda mustaqbalka insha'allah alle haku guuleeyo rajadda fiican ee ay maanka iyo maskaxdaba Ku hayso waa inan yar oo muraayad u noqonkarta dadkeena iyo dalkeena alle ha xiftiyo #Guulayso
@aceayo1991
@aceayo1991 Жыл бұрын
Such a promising individual I hope she succeeds in doing what’s she’s passionate about mashallah tabarakallah
@umama5531
@umama5531 5 жыл бұрын
She is so smart Ma shaa Allaah her parents are so proud her dad has a restaurant right across my house what a wonderful parents.
@kacaanfamily1505
@kacaanfamily1505 6 жыл бұрын
Your are good girl keep going sister
@mabruukaaadam8314
@mabruukaaadam8314 5 жыл бұрын
Mansha Allah mansha Allah Farxdka badani ma jirto waalid tacabkiisa arka halkuu yaal barkow wlshy fariidey
@xoghayemedia9143
@xoghayemedia9143 5 жыл бұрын
Masha Allah congratulations my dear sister munira Abdisalam Ali mire Allah kuxafido abaaaayo MCN 💯✔️
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 6 жыл бұрын
Maashaa alaah Il iyo cawri La"ow habaryar, Soomaaliyad Saafiyaay
@salma_techie
@salma_techie 6 жыл бұрын
Go Munira. Somali 🇰🇪 here says Go sweetie. And may Allah make it easy for you
@mohamedabdi.2051
@mohamedabdi.2051 5 жыл бұрын
Hambalyo muniira ,hambayo muniira.😁😁😁
@ahmeenadiif8550
@ahmeenadiif8550 6 жыл бұрын
Woow very nice Munira. Go ahead
@halimoxasan1184
@halimoxasan1184 6 жыл бұрын
Man sha Allah walaasha muniir
@halimoxasan1184
@halimoxasan1184 6 жыл бұрын
Hankaag siiwad waliga guuula
@halimoxasan1184
@halimoxasan1184 6 жыл бұрын
Far xad
@halimoxasan1184
@halimoxasan1184 6 жыл бұрын
Bayiitahay gabadh soomaliyed soomaliyey
@yahyaabdi6640
@yahyaabdi6640 6 жыл бұрын
Munira wel done. We are all proud of u.
@malyunabdile4303
@malyunabdile4303 4 жыл бұрын
Mansha alah ilahay haku xafido edo maniro dawlad iyo mustaqbal ilahay Hageeyo
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 5 жыл бұрын
maasha Allah ilaahy hamigaaga hakugu guuleeyo waa inan Maskax badan oo. dadkeeda iyo dalkeeda udamqanaysa
@nafisalifestyle9094
@nafisalifestyle9094 6 жыл бұрын
Masha Allah gabar fcn illahey haku barakeyo u have good idea my dia keep up
@ibrahimmohamed7025
@ibrahimmohamed7025 5 жыл бұрын
😭😘masha Allah wlhi blhi tlhi aad bey u nasiib badan tahay waayo waxa garab tagan hooyo iyo aabo farxadeda daremayan
@sharmakeali8694
@sharmakeali8694 5 жыл бұрын
Mashaa ALLAAAH guuleeso marwalbo iyo meelkasto. wiixiii shar ah ALLAAAAH idinkaxifdiyo
@mohamedallaleh-v9h
@mohamedallaleh-v9h 7 ай бұрын
Adeer Alleh xa kuu barakeeyoo from Djibouti
@Akram80083
@Akram80083 6 жыл бұрын
Masha allah waa gabar wadani ah somaliyed wax utari karto guul munira
@queensiriin6648
@queensiriin6648 5 жыл бұрын
Insha Allahda ayee ilawdey aan u dhahno insha Allah si ay hamigeeda u rumoodo insha Allah
@safiay9530
@safiay9530 6 жыл бұрын
Masha Allah Guuuuul hooyo iyo aabe wanaagsa ayaa dhalay Soomalida ha ku daydato aabah iyo hooyada
@loveandlife879
@loveandlife879 3 жыл бұрын
She’s awesome ❤️ MashaAllah. So proud of her 💕💕 Somalia hanoolato 🇸🇴
@kadarmoha
@kadarmoha 6 жыл бұрын
Inspiration here!!! Masha Allah!
@anisamohamed9997
@anisamohamed9997 5 жыл бұрын
Masha Allah , really proud of her 😍 More success insha'Allah
@bagamudo4502
@bagamudo4502 6 жыл бұрын
Congratulations to her.. allaha cilmigaga ku anfaco adiga iyo walidka iyo dadka.. I am very proud of you..
@pyaesone6706
@pyaesone6706 6 жыл бұрын
Masha Allah..|Very proud |Very good
@dermanx100
@dermanx100 5 жыл бұрын
Congrats Munira Ali hard work pays off👏😍.What school was she in when she was in Kenya?
@boqorkayurub9361
@boqorkayurub9361 6 жыл бұрын
Wey iga nasiib badantahay gabadhan ilahey cilmigeda ha u siyaadiyo aamin waa gabar walashey ah guul wacan
@nimcoomarmohamed3727
@nimcoomarmohamed3727 5 жыл бұрын
woooooow masha allaah keeep going honey muniiira
@ayanahmedmohamud7496
@ayanahmedmohamud7496 5 жыл бұрын
www www www masha allaah young sister I liked your speech 😍
@ruqayamohamed2448
@ruqayamohamed2448 6 жыл бұрын
Masha Allaah Muniira Allow ku xifdi waa wax lagu farxo gabar yar oo jecel in dalkeeda iyo dadkeeda wax uqabato waalidkii ku soo barbaariyay ayaa kugu barbaariyay damiirka wanaagsan horey usoco adigoo kalena Alle ha noo badiyo Amin
@zakariyeabdikarin7008
@zakariyeabdikarin7008 3 жыл бұрын
Masha Allah Opportunity knocks Every person's door at Once not twice keep up Good family
@MohamedAmin-kf7bd
@MohamedAmin-kf7bd 5 жыл бұрын
Mash allah muunira ❤️❤️😻😻😱😱
@anisanur1782
@anisanur1782 6 жыл бұрын
Maansha Alaah haberyar ilaahoow ku xafid 😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ilhaanmohamed5696
@ilhaanmohamed5696 6 жыл бұрын
Masha allah habo Ilaahey haku fududeeyo kan aduunka Iyo kan aakhiro Hami fiican ayaad u leedahay dalkeeni hooyo Ilaahey waalidkaaga kheer farabadan hasiiyo
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 6 жыл бұрын
Cong sis go forward
@prencessdia1403
@prencessdia1403 6 жыл бұрын
Woow guul iyo gobnimo
@mushtaqmanka6418
@mushtaqmanka6418 6 жыл бұрын
Masha allaaah
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 5 жыл бұрын
Mashaa allah guul iyo gobonimo somaliya somali baa leh
@xamdaqali100
@xamdaqali100 5 жыл бұрын
Mash Alah Wll 😍😍😍😍
@kowsarkowsar7238
@kowsarkowsar7238 6 жыл бұрын
Maniira habaryer ale ha ku calfo waxbarashada illahna ha ku xafido meel kasta aad joogto hambalyo💘hambalyo💕hambalyo💖macanto💖adi iyo waladkaaga 💕mansha allah💖💖🌹💖💕💕
@abdiselamhajinur4863
@abdiselamhajinur4863 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah tabaaraka Allah
@mesoudmohammednur2070
@mesoudmohammednur2070 6 жыл бұрын
Wa gabadh wadaniyad ah oo kaqiimo badan raga badankooda
@drssacdiyacraxmaanmohamed3160
@drssacdiyacraxmaanmohamed3160 5 жыл бұрын
Masha allh waa gabar wax farxad alaha xifdiyo waa wadaniyad
@kheeriyoqurux2383
@kheeriyoqurux2383 5 жыл бұрын
Mashallah am proud of you siz
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 6 жыл бұрын
Farhad aleylehe.mansha allah.waxa inoo dhiman inan ardayda soomaliyeed qayba sayanska ay aad oo ku tatalan.
@huseinraam9195
@huseinraam9195 5 жыл бұрын
Haplaheena🔥💪💪
@fosiyaahmed9909
@fosiyaahmed9909 6 жыл бұрын
mashalah hambaloyo ilhay ha kudu xifdio yaa rab aad waxan ugu farxay walidkagag siday ufarxsanyihiin taas baa aduun iyo aakhiro ku racaysa ilahyna xadhigisa aad adkesid adkartadan aad ku dadashid
@jamalofficial2974
@jamalofficial2974 6 жыл бұрын
Mansha Allah Sister Congratulation
@kowrharfaraxinadarwish3116
@kowrharfaraxinadarwish3116 6 жыл бұрын
M.a waanku fikira wlhi inan wax uqabto my pple
@maxamedcawale9245
@maxamedcawale9245 5 жыл бұрын
Hey Muniira am with u gal congraculation🇸🇴😍😍
@canabmusse1866
@canabmusse1866 6 жыл бұрын
Man sha Allah Alle ha ku siyaadiyo eedo muniiro aamiin aamiin ya Allaah aaman aamiin aamiin ya Raxmaan aamiin aamiin aamiin ya Raxiim
@amran2010
@amran2010 6 жыл бұрын
Ma sha Allah tabarakallah 😍
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 5 жыл бұрын
Mashaallah habo.
@fartunjama6879
@fartunjama6879 6 жыл бұрын
Masha Allah habo Alaha ku hafido adokale ayan u ahanahay masha Allah adiga labadi ku dhashey Alaha idin hafido
Stand Up Comedy Mataan 2015
20:34
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 410 М.
WARAYSI PAUL MARINO GEEDI OO AF SOMALI KU HADLA
26:20
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 185 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 64 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Barnaamij Gaar ah Ajaaniibta iyo Afka Soomaaliga 31 July 2016
32:43
Khudbadii Ilhaan Omar ee dhinacyo badan taabatay
21:16
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 465 М.
Columbia in Crisis: Columbia University's Response to Antisemitism - Ilhan Omar questions #ilhanomar
5:10
Sleekit Scotsman ☮️🏴󠁧󠁢󠁳󠁣󠁴󠁿
Рет қаралды 10 М.
Waraysi Gabarta Somalida ee ugu horaysay Tartanka Quruxda Minnesota Halima Adan
13:15
السعودية تكتشف العالم الصومالي
8:04
Wejdan z (‫وجدان زعوري‬‎)
Рет қаралды 501 М.
Hadad Ku Riyooto Abeeso Weyn oo Gurigaada Ku Jirta
3:20
Badbaado Channel
Рет қаралды 101 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН