Rooda Daahir | Adoo Meel Fog Joogoo | Astaan 2023.

  Рет қаралды 38,824

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Singer:
Rooda Daahir
Bass Guitar: Cabdicasiis Axmed
Drum: Siciid Xuseen
Guitar: Nagiib Axmed
Keyboard: Maxamed Xaaji
Camera Operators:
Abdirahman khadar
Fuaad Abdilahi
Abdirahman muse
Maxamed mowliid
Editing:
Faysal Ashour
Caafi Abdirahman
Vocal Record/Mixing:
Maxamed Haybe
ASTAAN 2023

Пікірлер: 17
@AmiinHasan-xi9jw
@AmiinHasan-xi9jw Жыл бұрын
Astaan wow good ,job
@abdinazir4153
@abdinazir4153 Жыл бұрын
Uwday Filllm kii Hayaad ee noo shekteen Astaan
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet Жыл бұрын
Ragaa imika flimanta nagaga horeeyaba 😂😅
@jeimaani2024
@jeimaani2024 Жыл бұрын
​@@zelma_ahmet adkaatey fogaatey war kadaa 😅😅😅😅😅
@jeimaani2024
@jeimaani2024 Жыл бұрын
Musal salka dumarkaa lagu ogaa ee is adkeey sxb
@abdinazir4153
@abdinazir4153 Жыл бұрын
@@zelma_ahmet 😁😁😁😁🤣
@abdinazir4153
@abdinazir4153 Жыл бұрын
@@zelma_ahmet Nin jaceel daalsado bagio beer ka jeexaybaan ahye oo qofkiisii iyo dawadiba heyne😓wx ma ila qabanee,? wll adigu
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 Жыл бұрын
First 🥇
@hassanalifaa4241
@hassanalifaa4241 Жыл бұрын
❤️🥰❤️🥰🥰😘🇩🇯🇩🇯🥰❤️💋
@omarikar82
@omarikar82 Жыл бұрын
Rooda Daahir🎉
@daamitvb.m.d882
@daamitvb.m.d882 Жыл бұрын
Foor teenbo ka bixi maysu naagaha wayni [Raga kaan ka dheegtee] weeyaan
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 Жыл бұрын
Raga kaan ka dheegtee maaha ee waa raga kaan ka miirtee weeye sxb
@filsanguelleh8003
@filsanguelleh8003 Жыл бұрын
Roda wa legend waxba kama garanaysid
@Nuura6iin
@Nuura6iin Жыл бұрын
Ragga kaan ka miirtee weeyi. (DH) kumaba jirto
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Hhhh fortembo waxa la dhahaa marka fannaanku muusikada khalad ka galo ka hor dhaco ama dib uga dhaco ee la socon waayo. Heeskan waxaa horay ugu maqli jirey Nimco Migil haddaanan qaldaneyn. Roodo Daahir waa fannaaniinta ugu culus Djabuuti dhab ahaan lkn hees aadan wada xafidsaneyn misana laga yaabo in hoobal kaleeto lahaa waa suurtagal inaad erayada wax ka qaladid. Ereygaas wuxuu af Soomaali ahaan ku saxsanaan karaa marka la fiirsho ujeedka Abwaanka " Ragga kaan ka miidhee" oo ah ragga kaan ka xushay macnaha. Waa jecelahay in ay qoraalkeyga arki doonaan dad suugaanta reer Jabuuti aad ugu xeeldheer ama qof kaloo halabuur ah oo eraygaas qiimeyn kara. Mahadsanidiin
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 3 ай бұрын
Ragga kaan ka miidhow maha miirtow
Rooda Daahir | Nafaad Jeceshahay | Astaan 2023.
6:32
Astaan
Рет қаралды 30 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Heestii:- ADOO MEEL FOG JOOGO
4:45
Hal Abuur channel
Рет қаралды 59 М.
Rooda Daahir | Haddaanad wadaynin jacaylka | Astaan 2023.
6:24
Xusuustii
5:06
Nimco Dagan - Topic
Рет қаралды 12 М.
RODA DAHIR BBC SIDAY SHEEG
5:46
fouad fouadrtd
Рет қаралды 15 М.
Rooda Maash Heesta Tamari HCTV 2018
6:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 94 М.
Awaleh Aden iyo Roda Daher- Wa Xasuustii Nimco iyo Said
11:08
Assajog Studio
Рет қаралды 1,2 МЛН
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,6 МЛН