Barnaamijka Ciida I Rooda maash iyo Cabdiraxmaan oday I ASTAAN 2023

  Рет қаралды 95,205

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Barnaamijka Ciida I Rooda maash iyo Cabdiraxmaan oday I ASTAAN 2023
Singer’s:
Rooda maash
Cabdiraxmaan oday
Musicians:
Bass Guitar:
Abdi Aziz Hashi
Guitar:
Siciid Xuseen
Nagiib Axmed Xaashi
Drum:
Keyboard:
Maxamed Xaaji
Camera Operators:
Abdirahman khadar
Fuaad Abdilahi
Abdirahman muse
Maxamed mowliid
Editing:
Ashour
Caafi Abdirahman
Vocal Record/Mixing:
Moha Haybe
ASTAAN 2023

Пікірлер: 67
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 11 күн бұрын
Waaw Roda dahir roda mash edo allah ha ku dayo cimri dharar iyo cafimad baan ku rajenaya Legende.
@dunidahorizons5082
@dunidahorizons5082 Жыл бұрын
Rooda daahir caafimaad iyo barwaaqo kuwaar❤ cod, qalbi wanaagsan iyo dad jacayl, qurux ilaahay wuu kugu manaystay ❤❤❤ adduunka Farxad iyo barwaaqo ku noolow aakhirana jannadii firdawza 😊
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 Жыл бұрын
Yaaaa salammmmmmmmm🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ roda dhira 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯super star ⭐️ star 💫 star 🌟 adooooo nolow
@hamzaosman3567
@hamzaosman3567 Жыл бұрын
Woow Dadki fanka qurxinayay rooda maash ❤
@moktarhoussein8234
@moktarhoussein8234 Жыл бұрын
Roda dahir Ismael noolow in badan fanaanad qaran ❤ mahadsanidin astaan group from 🇩🇯
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 Жыл бұрын
Rooda maash heesaheedu mid la tuuro maleh❤❤🎉
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 Жыл бұрын
Lakiin ku darsoo heestaan maleh iyadu waxaa iskaleh Nimo Djama oo iyana reer Jabuuti ah
@user-hy9bk8ez7e
@user-hy9bk8ez7e 6 ай бұрын
Nolow roda daher vrai djiboutienne bonne santé à ta vie
@DjimaYabeh
@DjimaYabeh 6 ай бұрын
Notre diva roda daher from Djibouti
@daganryan108
@daganryan108 Жыл бұрын
Abdirahman oday ❤❤❤❤
@charlieeden2665
@charlieeden2665 Жыл бұрын
Voila une STAR avec une voix sublime sans artifice bref un astre à l'etat pur Merci beaucoup
@mahadoabou8780
@mahadoabou8780 Жыл бұрын
Machallah reine de la voix Roda mash longévité à toi ❤
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 Жыл бұрын
Waaaaaaw dadkii fanka lahaa RODO DAHIR rodo mandeeeq cafimad iyo cimri barakaleh akhirana janadii udgoonayd waynahan ku baryee❤❤❤❤❤❤
@Liwewe-a466
@Liwewe-a466 Жыл бұрын
Rodaa👑ma préférée 💖
@bellaabdoulrachid1694
@bellaabdoulrachid1694 Жыл бұрын
Belle voix ❤ machaallah
@biche1984
@biche1984 Жыл бұрын
Roda maash🎉🎉🎉🎉
@luizmartel7004
@luizmartel7004 Жыл бұрын
une legende, qu'allah lui accorde une longue vie
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Roodo codkeedu waa cajiib, waana fannaanad weyn. Heeskan waxaan filayaa inay leedahay Nimco Migil. Halka ay ka leedahay " Ragga kaan ka miirtay" , armay sax ku aheyd " Ragga kaan ka miidhay" macnaha ka xushay.
@aminamohamed9685
@aminamohamed9685 11 ай бұрын
Habo Roda qurux ❤
@mohamedabdulaahifarah5787
@mohamedabdulaahifarah5787 Жыл бұрын
Woof Caleek Rooda Daahir Maasha Waa Sharaftii Fanka Jabuuti
@mounaibrahim1600
@mounaibrahim1600 Жыл бұрын
Nabsi iyo nasiib ce ma chanson préférée rooda la DIVA ma sha Allah
@AsiaAbdo-zr6yo
@AsiaAbdo-zr6yo 12 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ vive notre chanteuse roda daher
@zouhourriley622
@zouhourriley622 Жыл бұрын
Naaf ad jeceshahaay What a Beautiful song... Waayo wayo 😢❤😊
@mahamoudmouna6497
@mahamoudmouna6497 Жыл бұрын
Mashallah mama roda dahir legend of the legend ❤Allaha ku dayo
@asliam3512
@asliam3512 Жыл бұрын
Waw note lengend roda dahir tres belle chanson mama
@khaalidmaxamed1469
@khaalidmaxamed1469 Жыл бұрын
Waka fanakii layaqaanay roots masha cod maal ayanaan anigu uyaqaana
@ifrahdjama6353
@ifrahdjama6353 Жыл бұрын
Belle voie Roda 😍😍😍
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 Жыл бұрын
Cadirahman oday nice song amiin ilahay ha janeyo dhaman hooyoyinka inta nool ilahay cimiriga ha u dheereyo
@medabo2825
@medabo2825 Жыл бұрын
Masha Allah edo macan🎉🎉🎉❤
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd Жыл бұрын
Très belle voix, rooda une légende djiboutienne
@medabo2825
@medabo2825 Жыл бұрын
Masha Allah edo macan🎉🎉🎉
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 Жыл бұрын
Roda daher ismacil nolow fanaanad qaran wa ku nuusqan niimo waxaad kaga nooqoqonta nabsi iyo nasiib
@rachidosman8637
@rachidosman8637 Жыл бұрын
une voix naturelle
@daganryan108
@daganryan108 Жыл бұрын
Wow wow wow roda mash 😍
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Жыл бұрын
Waa kugu nusqaan waxaad kaga noq noqotaa 😊 waa sax, caleik Roda maandeeq
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 Жыл бұрын
Maamo rooda maansha aalh
@housseinrahma4474
@housseinrahma4474 Жыл бұрын
Roda daher la voix d d'or super
@hassanismael5197
@hassanismael5197 Жыл бұрын
Tata roda ta Belle est horte voix son modifiée machallah 🥰😍🤩
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤thank you thank you 🎉🎉🎉🎉🎉
@MaxamedCise-sj9fg
@MaxamedCise-sj9fg Жыл бұрын
Notre chanteuse roda avec toi
@yacinjuninho6983
@yacinjuninho6983 Жыл бұрын
Macha allah Roda dahir Cood dahablay living legend iyo heesti naaf aad jeceshahay Best Singer woman's somali
@Hadonloveyou
@Hadonloveyou Жыл бұрын
👍👍👍
@samatartahir1424
@samatartahir1424 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@NaaagdaAli6593
@NaaagdaAli6593 Жыл бұрын
Woooow❤❤❤😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@CabdiqaniLipax-zs4jm
@CabdiqaniLipax-zs4jm Жыл бұрын
Rooda maash hees qaaliya hadanad wadaynid jacaylka maxaad wakhtiga iiga halaysay
@nimanima-qd3oc
@nimanima-qd3oc Жыл бұрын
Roda qalie❤❤❤
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 Жыл бұрын
❤❤
@Hadonloveyou
@Hadonloveyou Жыл бұрын
😍
@Golxjrdj
@Golxjrdj Жыл бұрын
Heesta 2 Ad Xasuus Wakhti an Yara Hadana Jawiga Nolosha Tan Hada Ay Ka Farxad Bad’Nayd Ayan Dhagaysan Jiray ( Hadadan Wadayanin Jacaylka Warmaha u Adaysan Karaynin Maxad’ad Wakhtiga iga Halay’say 🥹❤️🤣
@user-hy9bk8ez7e
@user-hy9bk8ez7e 6 ай бұрын
14:03
@khaalidmaxamed1469
@khaalidmaxamed1469 Жыл бұрын
Waa hees xusuus qadhaadh leh walayaab runtii
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Rooda daahir maash fanaanad qaran Gobtii samaroon Siciid waan ku salaamay
@adendawit9140
@adendawit9140 Жыл бұрын
Walal gabadhu wa ciise
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
@@adendawit9140 taariikhdeeda oo dhammaystiran soo ogow horta intaad heesteeda dhagaysanayso
@adendawit9140
@adendawit9140 Жыл бұрын
@@maxamedcumar9391 Haye ina adeer
@saredoosman
@saredoosman Жыл бұрын
Magaalo hadii la sheego waa magaalo samaroon qof hadaad aragtaan waa samaroon Yax yax iyo xishood uma dhimanaysaan Rooda waa gabadh ciise ah waliba yonis muusa ah
@Jawaahir617
@Jawaahir617 7 ай бұрын
​@@saredoosman waleee hadal culus ayaad tidhi... magaalo hadii la sheego waa magaaalo samaroon qof hadaad aragtana waa samaroon ... Rooda aniguba waxaan moodi jiray Ciise runtii wallo maadaama oo ay inta badan ku noolayd kuna bartay Jabuuti Rooday barasho wanaagsan baan leeyahay 😅👋
@khaalidmaxamed1469
@khaalidmaxamed1469 Жыл бұрын
Mr c/raxmaan caydiid oday masafaadayoo
@crashiidiidaan2129
@crashiidiidaan2129 Жыл бұрын
Oday weewe
@Sologamer446
@Sologamer446 Жыл бұрын
Ado so halgamay ha khassarin
@user-gg1mz8qz1y
@user-gg1mz8qz1y 9 ай бұрын
Waar
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 Жыл бұрын
Reer Djibouti far soomaali soo qora.😂😂
@araksanrobleh7218
@araksanrobleh7218 Жыл бұрын
Heeee reer jabuuti soomaali maa yaqanan maa la ku dhahy
@thestrawguy1022
@thestrawguy1022 Жыл бұрын
Na weykan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯wan qorna soomaaligane lasocda walaalayal🤩🤩🤩
@thestrawguy1022
@thestrawguy1022 Жыл бұрын
Ma chenteuse prefere masha allah belle voix cod dahabley roda qaali
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 Жыл бұрын
Wan qorna waliba ku heesnaa dhagaysi wacn wll somaliga u Naga dheexeyaa ogow😂😂😂
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Reer Jabuuti hala yaabin waa maangaab ta Soomaalida Anoo ah baa ku markhaati kacaya bro Je te jure qu'ils sont les plus faibles de l'ethnie soomaali
ROODA MAASH | LAQAYADA JACAYLKA | BARNAAMIJKA 2022
7:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 345 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 8 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 86 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 60 МЛН
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 6 М.
Rooda Maash iyo Ubax Fahmo Oo Hargeysa Ku Kulmay iyo Qosalkii Aduunka
27:11
Rooda Daahir | Adoo Meel Fog Joogoo | Astaan 2023.
5:46
Astaan
Рет қаралды 37 М.
ROODA MAASH | AYAANKIYO GUUSHU WAA ADI | HCTV 2018
5:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 277 М.
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Мужчина С Золотыми Руками 💪
0:42
EpicShortsRussia
Рет қаралды 3,5 МЛН
ЭТО САМЫЕ ОПАСНЫЕ ШАРИКИ В МИРЕ!! #shorts
0:22
Поймал редкий кадр🤨
0:22
FERMACHI
Рет қаралды 2 МЛН