No video

Rooda kayf | Heesta Yufle

  Рет қаралды 1,089,093

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Erayad Aadan Tarabi Jaamac
Laxanka Jiim Sheekh Muumin
waxa hore u qaaday Kinsi Xaaji Aadan Xuseen

Пікірлер: 321
@yahyeadandubad7104
@yahyeadandubad7104 9 ай бұрын
1- yool= ujeeddo 2-yagleel=aasaaska xero cusub 3-a) yufle= tuulo ceerigaabo udhow b) yufle=deeg magacis waana ka loogu macag daray tuulada 4- yalaxle=qaab dabayshu udhaco weliba laydh qabow 5-yaboohin=raadin/baafin/doondoonid 6-yale tuke ah=yel/yal waa eray lagu dhoho tukaha si loo eryo, waa sida bisadda bis loo dhoho 7- yubbe= waa geed magacii waana kan loogu magac daray degmada yubbe ee igana ceerigaabo udhow 8-yiblado/yablado= waa marka dhulki aanuu lahayn caws ee inta abaari dhacdo carshintu idlaato, iyadoo xaladda lagu jiro marka roobku do'o 0o ay xooluhu xareedda ka hirqadaan calooshuna ay madhan tahay, baa ladhahaa yiblasho, macnaha caws ay caloosha ku adkeeyaan bay ubaahan yihiin 9- yahoomid= socod dheer oo tilgaal ah 10- yaloon= waa ceel hoos ugodhan oo dhuuban haddii aroorku ku batona waa biyo yareeyaa oo waa la maaxiya (kohasho in cabbaar ah) 11-yuugaabo=uugaabo/uugaamo xooluhu marka ay ceelka vimaadaan ee av aad u ooman vihiin
@fofakadir8834
@fofakadir8834 9 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@Ubaxqli-yw9tm
@Ubaxqli-yw9tm 9 ай бұрын
Wlhi inpadn oo anan fahnsanyn ayaan ka barty mhdsanid🙏
@Nazriinahmed
@Nazriinahmed 9 ай бұрын
M.a kii afsoomali aha wuku idilyhy tnx❤
@ifraxibrahim9811
@ifraxibrahim9811 9 ай бұрын
Mahadsanid yaqay soonali nimadeyda shaki iga galay waxbo ka fahmi wayay heesta😂😂
@ahmedsuleiman5757
@ahmedsuleiman5757 9 ай бұрын
Yale: Waa Marka tukuhu badanyahay ama Jamaca yahay
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 10 ай бұрын
Lyrics : Sida yool hayaan Yam yidhoo abaar Looga dhigay yagleel Yuflaha qabow Dhaxan yalaxle baan Ku yaboohiyaa Sida yale tukaan Hadba kayn yube ah Yuuq yuuq sadaa Waan yaabbanee Siduu iigu yimi Yax ma iri jacayl Yarow aragtidaa Sida geel yukumay Yibladoo harraad La yahoomayoo Ceelkuna yaloon Yahay biyo yarood Yuugaabsadee Yey iyo yaxaas Wada yeedhayaan Ka dhex yuubanoo Cirkoo yagal ka kacay Daruur yugantay baan Debed yuururaa Erayada abwaan aadan tarabi jaamac Laxanka kabanka jiim sheikh Aun 😢 Luuqda mamo kissing xaaji aaadan Aun 😢 Fanku waa farxad 🎵🙏
@KhadarCali-vx2xt
@KhadarCali-vx2xt 9 ай бұрын
Yuflaha qabaw weeye awoow iska sax adne
@user-bl3gi7tr4e
@user-bl3gi7tr4e 9 ай бұрын
@@KhadarCali-vx2xt yufloo qabow weeye yufle waa tuulo hoostagta ceergabo sanaag dhanka waqooyi Yufloo qabow 😆micnaha Yufle waa tuulo qabow
@cayto6936
@cayto6936 9 ай бұрын
Hadba kayn yukaleh yuuqyuuqsadaa 😂 intaazna zax❤
@mceeri7238
@mceeri7238 9 ай бұрын
Magalada Yufle Waxay Leedahay Keymo Yubbe Ah Iyo Ceel Yaloon Ah Iyo Tukke Badan 😂
@geeljire4798
@geeljire4798 9 ай бұрын
Best write ✍️
@zucadfarah7716
@zucadfarah7716 2 ай бұрын
Yufle waa meel qabow aadan tarabi baa heesta waa taariikh isaga gaar ugu dhacday waa hees qisada wadata ❤❤❤❤
@saeedhussein524
@saeedhussein524 9 ай бұрын
The icon vocalist Rooda Kafa soothes the songs .CONGRATS from Saryan MUSEUM Hargeisa
@munaismail8642
@munaismail8642 3 ай бұрын
أنا من هرجيسا ، اعيش في كندا 🇨🇦 انها لغتي لكنها صعبة جدا عليا 😅
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 3 ай бұрын
May be you need to come to Hargeisa and Visit Saryan Museum to learn more about Culture and Heritage
@munyojr8067
@munyojr8067 10 ай бұрын
Lyrics Sidaan yool hayaan Yam yidhoo Abaar Looga dhigay yagleel Yufloo qaboow Dhaxan yalaxle Baan ka yaboohiyaa Sida Yalas tuka ah Hadba kaynYube ah Yuuq yuuq sadaah Waan yaabanee Siduu iigu yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Aragtidaa Sida geel Yukumay Yubladoo harraad La yohoomayooh Ceelkuna Yaloon Yahay biya Yarood YUUGAABSADEE Sida Yalas tuka ah Hadba kayn cidla ah Yuuq ~Yuuqsadaah Waan Yaabbaneeh Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaa YEY~ IYO YAXAAS Wada yeedhayaan Ka dhex~Yuubanoo Cirkoo yagal ku kacay Darruur Yugantay baan Dibadd Yuuru~raah Sida YALAS tuka ah Hadba kayn Yubbe ah Yuuq ~ Yuuqsadaah Waan Yaabbanee Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaah Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy. FAALO KOOBAN Degmada YUFLE. Yufle Magaalo fac wayn oo tariikhi ah Kuna caan ah Nabada iyo wada noolanshaha bulshada. Hilaadi Sanadki 1947 Wakhti ku siman ayu aha dhidibka ama yagleelka magaladan. Waa magaalo dhidibkeeda lagu taagay Ganacsi iyo Xadarad Fac wayn Kuna tiirsan ilaha dakhli ee Xoolaha nool iyo Beeyada oo aay ahayd bogcad lagu kala iibsado ama lagu kaydiyo intaasi waa taariikhda oo aan soo koobay hadaba magaalada Yufle maxay caan ku tahay ugana duwan Tahay magaalooyinka kale ee dhigeeda ah?. Bogcad ahaan ama direction ahaan Xagay ku taalaa maxay caan ku tahay?. Waa Su'aalaha ay faaladeenani khusayso Qoraalka commentigoo iska yar awgiih. waan soo koobayaa intaan xog ka hayo. Direction ahaan degmada Yufle waa Degmada ama bogcada ugu xigtah Magaalada madaxda gobolka sanaag Ee Ceergaabo Jiho ahaan waxay kaga.. Beegan tahay galbeedka Hadaan si kale u sheego waa bogcada ugu dhow ee cadka iyo caanaa looga keeno magaalada ceergaabo waana tuulada mataanaysa dadyowga ku kala dhaqan isla gobolka sanaag gaar ahaan degmada Ceergaabo Hadaba Yufle maxay caan ku Tahay? YUFLE ama degmada Yufle waa magaalada Ugu qabow guud ahaan magaalooyinka Ama degmooyinka DALKA Somalia!. Heer qabowga ama Weather keedu Mar mar wuxuu gaadhaa heerarka ugu Sareeya 38C ilaa 39~ 40C meelahaas hadaanu kaba badnayn. Waa magaalo jawigeedu aad u degan Yahay waa magaalo bilic ahaan aad u qurux badn Waa magaalo bed ahaan ku jirta Buuro Dhexdood horumarka iyo dedaaladah. Dhismaheedu hayska yaraadeeh hadana Waa magaalo Leh bilic aad U saraysah!.😮
@zayidali8789
@zayidali8789 10 ай бұрын
Wax garad
@Jomollee0
@Jomollee0 10 ай бұрын
Aadbad u mahadsantahay
@Ifraaxina
@Ifraaxina 10 ай бұрын
Dalka somalia mada ka dhigay yufle somaliland magalo habarjeclo
@skymedia3681
@skymedia3681 10 ай бұрын
Ader naga xisho Somalia-da aad sheegayso garan mayne.
@sshigsshigow
@sshigsshigow 10 ай бұрын
MAASHAA ALLAAHH SAAXIIB MAHADSANID
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 10 ай бұрын
YUFLE iyo Abwaan Aadan Tarabbi Allow cimri dheer, caafimaad, cibaado iyo Janno cuddoonna sii maalinta dambe 🤲🏽🙏🏼
@maxamedyuusuf5871
@maxamedyuusuf5871 4 ай бұрын
Whith in 2024 like coment😊
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 8 ай бұрын
Fankii wali wuu nool yhy rooda kayf calayk calayk❤❤
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Ай бұрын
YUFLE magaladaydii 💋❤️💎 Meel somali dagto halka ugu qabow weeye Yufle ❤🎉
@Wearesomali
@Wearesomali 9 ай бұрын
Ilaahaybaan idinku dhaarshee codkaas inay kinsi tahay iyo inkale malakala garanayaa 😮 Rooda keyf waa one of the most talented Singers that l have ever seen ❤
@FardowsaCudoon
@FardowsaCudoon 8 ай бұрын
Kinsi xaaji adan cid matasha xita majito😅😅😅😅
@AhmedHassan-ko5me
@AhmedHassan-ko5me 7 ай бұрын
Wale wey kenty hadan les xaqiren
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 7 ай бұрын
@@AhmedHassan-ko5meTrue. Just messaged Ayan Ashour to invite her to London. Her show will be amazing
@Gadhay
@Gadhay 10 ай бұрын
Yufle Goobtii aan ku dhashay weeye i will never forget you ❤️😍❤︎
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
English-tana ma YUFlaa Lagaga hadlaa😂
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 10 ай бұрын
ma yufle ayey aheyd mise jufle
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
​@@Qeybdiid25YUFLE. KKK
@user-iv4bl7ws7h
@user-iv4bl7ws7h 4 ай бұрын
My home
@user-iv4bl7ws7h
@user-iv4bl7ws7h 4 ай бұрын
Fufle
@GibilGacal77
@GibilGacal77 10 ай бұрын
Roodo waa mucjiso kasoo daahday fanka alla mxaa fan ku duugan.❤❤
@AbdurahmanUsman-tu3xr
@AbdurahmanUsman-tu3xr 10 ай бұрын
Heestan alla ha u naxariistee kinsi xaaji adan ayaa qaadi jirtay meesheedii ayay dhigtay maanshaa Allah 🥰🥰
@zakariyehaashi5669
@zakariyehaashi5669 21 күн бұрын
Waxan dhagaysanaya habeen 3.50 habeenimo adis ababa inta iga danbaysa love ha ila dhaafin❤
@flame_27
@flame_27 4 ай бұрын
I am glad Roda is coming to London for Somali Week 2024 in October. Yay! Can’t wait to see her
@najiibmaax8131
@najiibmaax8131 10 ай бұрын
Iftiinka fanka qarnigan iyo kuwa soo socda Roda ❤
@Gratefully-hopefully
@Gratefully-hopefully 4 ай бұрын
Amazing as always she is an old soul
@maanbilaahmednourjaangoow
@maanbilaahmednourjaangoow 10 ай бұрын
WllHi Laysma Xaqiree: Gabdhan Heeska Way Qaaday: walipa Sidii Loogu Tala Galay Ayey U Qaaday: Aniga Dhankayga Waa 💯/💯:✅: Waxaan Ka Helay Qaabka Ay U Dhahayso: Yax Ma Idhi Jacayl Yaroow Aragtidaa Say U Dhahdaa Aad Isoo Jiidatay Turukada: Alla Yacizak:❤😍🎼
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Yay iyo Yaxaas wada yeedhaan ka dhex yuubanoo.. sida..waan yaabanahay
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 10 ай бұрын
Cajiib😢❤Ashqadhaadh awgii waan yar jidhidhicooday! ALLAAHU AKBAR😊❤️🙏🏾
@lilabdaaz2965
@lilabdaaz2965 10 ай бұрын
Golden Voice Rooda kayf heesta kinsi halkeeedi ayaad dhigty
@DirhamCabaas
@DirhamCabaas 7 күн бұрын
I love heesaha qaaciga
@sacadmuuse6390
@sacadmuuse6390 4 күн бұрын
Xasusti kinzi x adan alla ha u naxaristo
@awilcaano6939
@awilcaano6939 3 күн бұрын
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa fanan.Rooda.iyo.heesta.yufle
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 9 ай бұрын
An other masterpiece of late singer kinsi let's rewind backdays
@maxeditz04
@maxeditz04 8 ай бұрын
THE BEAUTY OF CERIGABO--QURUXDII CERIGABO!
@adnakeyse8570
@adnakeyse8570 10 ай бұрын
Yufle meshaan kuu dhashaay 😥💔❤🫂
@omarsuliaman1448
@omarsuliaman1448 10 ай бұрын
Cod dahabiya , magaaladii aan ku dhashay , kusoo koray . FG:- degaan soomaliyeed oo lagu noolaado halkaas baan u jeclahay.❤
@maxdar11
@maxdar11 10 ай бұрын
Yufle waa magalo aad uu qabow bari Annagoo safar aha ayaan haben seexanay kadib hooyo daganayd magaalada ayaa bustayaal nasiisay saan diidnay ee 11kii markay gaadhay ayaanu isku kaaji gaadhnay dhaxan daraadeed
@maryamoxasan2289
@maryamoxasan2289 9 ай бұрын
Yuufloo qabow🌧 Dhaxn yalxlehbaan kuyabohiyaa 😫🫶💋❤️‍🩹gold voice
@Burco.
@Burco. 8 ай бұрын
Waan yaabane sidaan qurbahan uga tabaabush’shaysta, Gaal iyo dhulkiisan ka dhex yuubano
@rimaaseey
@rimaaseey 9 ай бұрын
roodaay walaalo fidnadaan isaga bax intaanay kula tagin allaha kusoo hanooniyo
@maygaagguure2048
@maygaagguure2048 10 ай бұрын
Ashqaraar! Roodi si heersare ah ayey heesta ugu xaragootay
@alihanash9829
@alihanash9829 10 ай бұрын
:codka cudoon waxa ka daran dananka dareenka erayada kaga dirig laysinsya sidi durman duul dhalinyaro heshay oo dubaxinayaa.hobolad an la holin karin🥰oo tubti sahra,kinsi 2aun mandeeq,saynab cige iyo magool
@eemarmedia2772
@eemarmedia2772 10 ай бұрын
Caawa waa habeen sabti ah xumad ayaa ihaysaa waan fadhiyaa jawiguna waa dhaxan 2023 11 11
@user-sf1nf1zn4n
@user-sf1nf1zn4n 10 ай бұрын
Yufle magaalo aad uyar una qurux badan bilcddeduna aad u hormarsantahay
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 9 ай бұрын
Maanta igu horaysa Heestan balse Axsan Hees iyo codka Rooda kayf Macaana weeyi 🎉
@ahmedmohamoud7710
@ahmedmohamoud7710 10 ай бұрын
Indertay Rood Rashida Elsar Allah yaciska ❤🎉 waa magaladan ku dhashay Yufle
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Ala yaa salimak Ahmed shoodhe Ex yuflaawi waa ku salaamay saaxiib.👋
@sshigsshigow
@sshigsshigow 9 ай бұрын
INA ADEERTEEY MAXEEY KU TAREEEYSAA INNAGOO DHAN BAA JECEL WALAASHEEN ISKADAA QABYAALADA PLEASE
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
@@sshigsshigow 🤣🤣🤣🤣
@user-wu8lh6ze1s
@user-wu8lh6ze1s 8 ай бұрын
Manshalah gabadh cod dahab ah leh runtii halkeedii ayay dhigtay codkii hobolada wayn kinsi xaji aaadan
@mohamedeidbuux2969
@mohamedeidbuux2969 10 ай бұрын
Heestan Qofka kowaad ee ku Qaylay ayaan ahay ❤😂
@user-sm7zb2rb2e
@user-sm7zb2rb2e 9 ай бұрын
Ilaa maalintay soo baxday Waynu ku qaylayna😂
@saeedlover2457
@saeedlover2457 9 ай бұрын
Marqaan wacan libaax 😅
@cool.science5772
@cool.science5772 9 ай бұрын
this is a national treasure
@m3ree.a
@m3ree.a 9 ай бұрын
somaliland treasure
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 7 ай бұрын
Love this girl. she reminds me of great Kinsi X Aadan (IHUN)
@HassanmohamedkaarOgaal
@HassanmohamedkaarOgaal 10 ай бұрын
Sida yool hayaan Yam-yidhoo abaar Looga dhigay yagleel Yufle oo qaboow Dhaxan yalalexbaan Ku yaboohiyaa Sida yale tukaan Hadba kayn yubaleh Yuuqyuuqsadaa Waan yaabanee Siduu iigu yimi Yax ma iri jacayl Yaraw aragidaa Sida geel yukumay Yibladoo haraad La yahoomayoo Ceelkuna yaloon Yahay biyo yaroon Yuugaabsadee Yey iyo yaxaas Wada yeedhayaan Ka dhex yuubanoo Cirkoo yagal ka kacay Daruur yugatay baan Debed yuururaa Qayb dhan bay ka tagtay ereyadana way qaladay
@suhuuracabdi979
@suhuuracabdi979 10 ай бұрын
Haa wn yabay
@saidomar2434
@saidomar2434 9 ай бұрын
Muqalkaan codkaan mujisada'aa ihii uu sidoo...wad arki dontiin somalay 15M oo vues buu kor uu dhafii iyar gudaheed. Big hug from Djibouti ❤️
@omarabdi2233
@omarabdi2233 10 ай бұрын
First comment pin please qoftasan jeclahay Keyf❤
@sacheriyecali2859
@sacheriyecali2859 9 ай бұрын
Sirtu wa Luqunta Ya zalam❤🎉
@general7mohammed598
@general7mohammed598 9 ай бұрын
Waw axyaa Cod iyo qurux Msha allh rooda kayf❤❤
@shimbirtiixurowdey
@shimbirtiixurowdey 9 ай бұрын
The best song in 2023❤🎉
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 7 ай бұрын
Lyrics: 9:02 Mon 29-Jan-2024✍ Sida YooL Hayaan Yam Yidhaa Abaar Looga Dhigay YagleeL Yufloo Oo Qaboow Dhaxan Yalaxlee Baan Ku YabooHiyaa😢 Sida Yale Tukaan🦅 Hadaba Kayn Yubbe Leh🌱 Yuuq Yuuq Sadaa😊 Waan Yaabbanee😢 Siduu iigu Yimi❤ Yax Ma Iri Jacayl😘 Yarow Aragtidaa Sida geell YukumaY🐪 Yibladoo Harraad👐 La Yahoomayoo😢💦 Ceelkuna yaloon🛁 Yahay biyo yarood Yuugaabsadee😢 Yey iyo Yaxaas🐊 Wada Yewdhayaan😊 Ka dhex Yuubanoo😢 Cirkoo Yagal ka kacaY🌥 Daruur Yugaantay baan🌧 Debed yuururaa😢 Erayda Abwaan Aadan Tarabi Jamac Laxanka Kabanka jiim sheikh AUN😢 Luuqda Maamo Kinsi xaaji Aadan AUN😢 Fanka Maanta anigu waxan Siyey Roodo Kayf Cod Halaasi ah❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
#LyricssongYufle. 𝐒𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 hayaan Yam yidhoo Abaar Looga dhigay yagleel Yufloo qaboow Dhaxan yalaxle Baan ka yaboohiyaa Sida Yalas tuka ah Hadba kaynYube ah Yuuq yuuq sadaah Waan yaabanee Siduu iigu yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Aragtidaa Sida geel 𝒀𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂𝒚 Yubladoo harraad La yohoomayooh Ceelkuna Yaloon Yahay biya Yarood YUUGAABSADEE Sida Yalas tuka ah Hadba kayn cidla ah Yuuq ~Yuuqsadaah Waan Yaabbaneeh Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaa 𝗬𝗘𝗬 ~ 𝗜𝗬𝗢 𝗬𝗔𝗫𝗔𝗔𝗦 Wada yeedhayaan Ka dhex~Yuubanoo Cirkoo yagal ku kacay Darruur Yugantay baan Dibadd Yuuru~raah Sida YALAS tuka ah Hadba kayn Yubbe ah Yuuq ~ Yuuqsadaah Waan Yaabbanee Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaah ~~~~~~~~~~~~~~~~ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy. FAALO KOOBAN Degmada YUFLE. Yufle Magaalo fac wayn oo tariikhi ah Kuna caan ah Nabada iyo wada noolanshaha bulshada. Hilaadi Sanadki 1947 Wakhti ku siman ayu aha dhidibka ama yagleelka magaladan. Waa magaalo dhidibkeeda lagu taagay Ganacsi iyo Xadarad Fac wayn Kuna tiirsan ilaha dakhli ee Xoolaha nool iyo Beeyada oo aay ahayd bogcad lagu kala iibsado ama lagu kaydiyo intaasi waa taariikhda oo aan soo koobay hadaba magaalada Yufle maxay caan ku tahay ugana duwan Tahay magaalooyinka kale ee dhigeeda ah?. Bogcad ahaan ama direction ahaan Xagay ku taalaa maxay caan ku tahay?. Waa Su'aalaha ay faaladeenani khusayso Qoraalka commentigoo iska yar awgiih. waan soo koobayaa intaan xog ka hayo. Direction ahaan degmada Yufle waa Degmada ama bogcada ugu xigtah Magaalada madaxda gobolka sanaag Ee Ceergaabo Jiho ahaan waxay kaga.. Beegan tahay galbeedka Hadaan si kale u sheego waa bogcada ugu dhow ee cadka iyo caanaa looga keeno magaalada ceergaabo waana tuulada mataanaysa dadyowga ku kala dhaqan isla gobolka sanaag gaar ahaan degmada Ceergaabo Hadaba Yufle maxay caan ku Tahay? YUFLE ama degmada Yufle waa magaalada Ugu qabow guud ahaan magaalooyinka Ama degmooyinka DALKA Somalia!. Heer qabowga ama Weather keedu Mar mar wuxuu gaadhaa heerarka ugu hooseeya 10°C ilaa 8°C meelahaas hadaanu ka yaraynba Waa magaalo jawigeedu aad u degan Yahay waa magaalo bilic ahaan aad u qurux badn Waa magaalo bed ahaan ku jirta Buuro Dhexdood horumarka iyo dedaaladah. Dhismaheedu hayska yaraadeeh hadana Waa magaalo Leh bilic aad U saraysah!. ~Ani ahaan magaalada YUFLE waa Degmadii aan ku dhashay xuduntaydina ku Aasan-tahay wakhti-gayga intiisii ugu badnaana aan kusoo qaatay Alhmd Rabil Caalamin Thanks AstaanTV. ☾︎𝖤𝖱𝖠𝖸𝖠𝖣𝖠 : 𝖠𝖺𝖺𝖽𝖺𝗇 𝖳𝖺𝗋𝗋𝖺𝖻𝗂 1977. ☾︎𝖫𝖠𝖷𝖠𝖭𝖪𝖠 : 𝖴𝗌𝗍𝖺𝖺𝖽 𝖩𝗂𝗂𝗆 𝖲𝗁 𝖠𝖧𝖴𝖭 ☾︎𝖪𝖠𝖡𝖠𝖭𝖪𝖠 : 𝖴𝗌𝗍𝖺𝖺𝖽 𝖩𝗂𝗂𝗆 𝖲𝗁 𝖠𝖧𝖴𝖭 ☾︎𝖫𝖴𝖴𝖰𝖣𝖠 : 𝖪𝖨𝖭𝖲𝖨 𝖷 𝖠𝖠𝖣𝖠𝖭 𝖠𝖧𝖴𝖭 ♫︎What A Amazing REMIX Roodaꨄ︎
@user-ym4zo4zj4z
@user-ym4zo4zj4z 10 ай бұрын
Mahadsanid
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
​@@user-ym4zo4zj4z Adaa mudan Saaxiib.👍
@user-my6sr5ux6o
@user-my6sr5ux6o 5 ай бұрын
Wow shukran wll😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
@@user-my6sr5ux6o الله يا عزك
@nazrihjama7925
@nazrihjama7925 4 ай бұрын
Mahadsanid Legend
@Family20202
@Family20202 4 ай бұрын
Absolutely she has a high quality voice.
@najiibnajka3448
@najiibnajka3448 10 ай бұрын
Golden voice
@keydsanechannel9542
@keydsanechannel9542 9 ай бұрын
Waxba kamafahmin micnaha yufle waaba eray igucusub from mugadisho ❤
@user-qe9hp8sx3e
@user-qe9hp8sx3e 9 ай бұрын
Yuflee waa tuulada ugu qabaw dhulka soomaalida waxayna ku taalaa ceerigaabo agteeda barafbaay noqotaa xataa
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 9 ай бұрын
Yufle waa magalada uqu qaboow badan wadad cergaabo ka timada kuscota ceel afway bay ku taalaa
@Naagnool124
@Naagnool124 3 ай бұрын
Naagyar oo hadana naag weyn ah Oomaar Barbar😂😂😂she's gorgeous mansha allah❤ Ilaahoow kuu naxariiso Kinsi
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 3 ай бұрын
Aadan tarabi jama = reer yoonis cisman yoonis Yufle = bicide bassnbuur ❤
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 9 ай бұрын
Abwaan Adan Tarabi alle cimriga haku barakeeyo
@niigaaalii5989
@niigaaalii5989 18 сағат бұрын
Illaahow wad awooda inan arkoo dadkaygo miida dalkayygo dunida ugu sareeya diintaydo lawada qatay rabiyoow markasta ayan ku ducaystaye iga aqbaal
@m3ree.a
@m3ree.a 9 ай бұрын
nag isaaq ah ❤
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 9 ай бұрын
Erydii Adan tarabi❤
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 10 ай бұрын
Lyrics Sidda yool hayaan Yam yidhoo aboor Looga dhigay yagleel Yuflaha qabow Dhaxan yalax leh baan Ku yaboohiyaa Sidda yale tukaan Hadba keyn yubbe ah Yuuqyuuqsaddaa. Waan yaabbanee Siduu ligu yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaa. Yey iyo yaxaas Wada yeedhayaan Ka dhex yuubanoo Cirkoo yagal la kacay Daruur yuganta baan Debed yuururaa, Sida yale tukaan Hadba keyn yubbe ah Yuuqyuuqsaddaa. Waan yaabbannee Sidduu iigu yimi Yax ma idhi jacayl Yarow Arragtiddaa.
@nouhmohamet
@nouhmohamet 9 ай бұрын
ABT ROODA SOO BADI HEESKA QARAAMIGA SIDII SAAKAN KU DHAGAYSANAYAAYE 👏👏😂😂
@AbshiroMaxamuud-b3g
@AbshiroMaxamuud-b3g 2 ай бұрын
hees hees dhaaftay rodo kayf ilahow noda😊🎉
@robleahmed2558
@robleahmed2558 8 күн бұрын
Isaaq suugaan cid ku gaadhaysaa ma jirto Soomaali.Ha noolaato Jamhuuriyada Somalialnd.
@abdinuurmaxamed8091
@abdinuurmaxamed8091 10 ай бұрын
Best musicians and roda
@nimcohassan7268
@nimcohassan7268 10 ай бұрын
Woow codkeedu u cod eega kinsi ❤
@noradinmahat5428
@noradinmahat5428 9 ай бұрын
Amazing roda keyf cod dahab ❤👏🔥
@maguled
@maguled 8 ай бұрын
Allaa yacizak yaa Roda ❤
@arwaahiiiz2258
@arwaahiiiz2258 8 ай бұрын
What a voice 😳👏👏
@xafsamaxamed3339
@xafsamaxamed3339 9 ай бұрын
Woooow fankiiyoo isaaqa❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 ай бұрын
Yufle ❤
@user-vx5mv9ue9l
@user-vx5mv9ue9l 9 ай бұрын
Abwaan Adan tarab legend
@axmeyxoogsade1504
@axmeyxoogsade1504 10 ай бұрын
Roda Waa amazing
@AbdirizakAden-xx1js
@AbdirizakAden-xx1js 8 ай бұрын
Masha.allaah.qoftani.waa.qaali.somalidii.meeday.kor.usoo.qqad
@malmo4235
@malmo4235 10 ай бұрын
Isaaqu siyaasad iyo in la karkariyo iyo galgal nio waa looga fiicanyahay xagaaa oo siyaadada tan gudaha iyo tan dibadaba kuma ficna lkn shaqan fanka iyo musica way ku wacanyihin runtiii 🙈🙈🙈kkkkk bravo
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 10 ай бұрын
Isaaq miyeey ku kufsadeen
@abdulazizmahmoud7701
@abdulazizmahmoud7701 9 ай бұрын
Isaaqu saw kuwii dawladdaad lahaan jirteen idinka cunaye halkaa idin dhigay ma aha? Markuu rabona isagaa wax karkariya markuu doonona isagaa is maaweeliya wiilkaygii.
@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
@allaahbaaweynninkiaminaaaw1845 9 ай бұрын
Halkeedey dhigtey sawtul raxma
@haawamohamed6280
@haawamohamed6280 7 ай бұрын
War yufle halay geeyo 😢😢😂❤❤
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Ku soo dhawoow Yufle oo aad qabaw, buuro iyo Ugaadha joogaan.
@bilebaari864
@bilebaari864 10 ай бұрын
Xaqiiq waxaa ah in fankii wali nool yhy somalia 🇸🇴 intey roodo keyf joogto
@HassanmohamedkaarOgaal
@HassanmohamedkaarOgaal 10 ай бұрын
Rooda kayf somalia ma joogto ee somalliland 🟩⬜️🟥bay joogtaa😂
@Dangarad.01
@Dangarad.01 10 ай бұрын
Ma Kinsi baa dib u dhalatay? Roodi waa cajiib walee❤.
@fananjamac4103
@fananjamac4103 9 ай бұрын
Sidayale tukan hadba ayn cidla yuuq yuuqsada masha allh yufle magaladaydi😊
@maxamedcayuuni9150
@maxamedcayuuni9150 9 ай бұрын
Hiilkii fanka Rooda sharaf ku waar
@najmaabdiqaadir4498
@najmaabdiqaadir4498 10 ай бұрын
Yufle casimadeydi❤🥰
@cinderella5552
@cinderella5552 9 ай бұрын
Wll magalde py ka tirsan thy
@najmaabdiqaadir4498
@najmaabdiqaadir4498 9 ай бұрын
@@cinderella5552 somaliland snaag
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 9 ай бұрын
​@@cinderella5552sanag ayay katirsantahay
@muhyadiinali8148
@muhyadiinali8148 9 ай бұрын
​@@cinderella5552 gobolka sanaag bay ku taala ceelafwayn iyo cerigabo ayanay udhaxaysa dhulka somalidu dagtana waa tuulada ugu qabow wll
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 9 ай бұрын
😂Magaalo kama wado dhaxan yalaxle yuuflo qabow ku yabohiya micna waqti qabow dhacantuna qalinayso ama darantahay ayan ku radinaya
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 9 ай бұрын
Ab iyo isir ayay u leedahay fanka sheekkhadu
@meesi.7447
@meesi.7447 Ай бұрын
Heeesta waxan dhageysanyna ani io nin saaxib nahay 29 July 2024 unforgettable night
@IidAariyo
@IidAariyo 2 ай бұрын
I can't wait to see her❤
@ceebla82
@ceebla82 10 ай бұрын
Yufle❤ Waan yaabaneee Siduu igu yimid....
Ай бұрын
Fanaanku Xuduud malaha.
@adamyare9554
@adamyare9554 2 ай бұрын
Great song. Great performance
@Hony307
@Hony307 9 ай бұрын
Waan yaaabane Siduu iigu yimi Yax ma iri jacayl Yarow aragtida😭❤️‍🩹🤦🏼‍♀️ Axlaa sawt🤦🏼‍♀️ 16_11_2023❤️‍🩹
@zarahhassan4823
@zarahhassan4823 9 ай бұрын
Kensey is back
@user-zd2tm9nf7z
@user-zd2tm9nf7z 4 ай бұрын
Yaa dhegaysanaya 2024 dareenkayga ayay kahadlaysaa heestani iyo Xaalada aan wakhti xaadirkan ku sugnahay lkn illahay waxan ka rajaynayaa inay maalmihii wacnaa Soo socdaan wixii noola la farxi doono
@maxamedbozz5395
@maxamedbozz5395 Ай бұрын
Waa 12/Julay/2024 1:30 am habeen jimce soo galayo waxa aan ahay safar waxa aan ka soo baxay tuulada la yidhaah Raqda ee ku taal dawlad degaanka Ethiopia gaar ahaan Degmada Gashaamo waxa aan safar u ahay Maydh ee Gobolka Sanaag heestan iyo muqaalo iyo dhacdooyin aan kula kulmay jidka inta aan safarka ahaa waxa ay ee qurxiyeen safarkayga aad u dheer waana wax aan ka sheekayn doono inta cimrigayga ka dhiman.
@user-ll3ru8vq9f
@user-ll3ru8vq9f 9 ай бұрын
Inta ila fahntey inay Yuufle ku dhalatey😀👍
@mceeri7238
@mceeri7238 9 ай бұрын
Yufle Kuma Dhalan Ee Ceerigabo Ku Dhalatay Yufle Ceerigabo Wuxuu U Jiraa 40km Meelahaas
@user-ll3ru8vq9f
@user-ll3ru8vq9f 7 ай бұрын
Ano hoyaded grnaya wll ben hashegin
@wahibomer1176
@wahibomer1176 9 ай бұрын
What a voice ❤
@ramomedia9846
@ramomedia9846 9 ай бұрын
wallhi way Ku raaxaysatay ❤😊
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 6 ай бұрын
Eesh calaa hees cod io Qaab ciyaared wcn ❤👍
@zakisaeed1603
@zakisaeed1603 9 ай бұрын
Waa muuse turwa iio basanbuur
@MubYus
@MubYus 6 ай бұрын
Xusuustii , Kinsi xaaji aadan.
@sahraabdideria5574
@sahraabdideria5574 10 ай бұрын
❤waah waah hees cajiiba ❤
@user-ns6bl6bl2u
@user-ns6bl6bl2u 3 ай бұрын
Heesaha xarafka Y kabilaabma waa tii koobaad wna xaraf aad u yar Wxna curiyey abwaan aadan tarabi jaamac
@Cabdicasiiscige
@Cabdicasiiscige 10 ай бұрын
Heestaydii.❤
@ahmedyussuf4088
@ahmedyussuf4088 9 ай бұрын
Yakusiyay
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 10 ай бұрын
Kinsi xaaji nool ❤😊
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Rooda kayf - Allahayow dhib badanaa.
4:56
Astaan
Рет қаралды 276 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Rooda Keyf - Ma Jin baa ma Jaanbaa?
5:25
Astaan
Рет қаралды 206 М.
KALIGEY LEYMA TARXIILAAYO AYUU YIRI REACTION BUUQIISA WATA
10:10
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 6 М.
MUSTAFE DOLLAR Ft ROODA KAYF-MAARAGTA-OFFICIAL VIDEO 2024
4:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 621 М.
ROODA KAYF - BAL EEG - BAL EEG(OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Abdirashit Ahmet saleban
Рет қаралды 75 М.
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,7 МЛН
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,8 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН