No video

Rooda Kayf | Heesta Yufle

  Рет қаралды 556,230

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Erayad Aadan Tarabi Jaamac
Laxanka Jiim Sheekh Muumin
waxa hore u qaaday Kinsi Xaaji Aadan Xuseen

Пікірлер: 119
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢😮
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
#LyricssongYufle. 𝐒𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 hayaan Yam yidhoo Abaar Looga dhigay yagleel Yufloo qaboow Dhaxan yalaxle Baan ka yaboohiyaa Sida Yalas tuka ah Hadba kaynYube ah Yuuq yuuq sadaah Waan yaabanee Siduu iigu yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Aragtidaa Sida geel 𝒀𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂𝒚 Yubladoo harraad La yohoomayooh Ceelkuna Yaloon Yahay biya Yarood YUUGAABSADEE Sida Yalas tuka ah Hadba kayn cidla ah Yuuq ~Yuuqsadaah Waan Yaabbaneeh Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaa 𝗬𝗘𝗬 ~ 𝗜𝗬𝗢 𝗬𝗔𝗫𝗔𝗔𝗦 Wada yeedhayaan Ka dhex~Yuubanoo Cirkoo yagal ku kacay Darruur Yugantay baan Dibadd Yuuru~raah Sida YALAS tuka ah Hadba kayn Yubbe ah Yuuq ~ Yuuqsadaah Waan Yaabbanee Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaah ~~~~~~~~~~~~~~~~ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy. FAALO KOOBAN Degmada YUFLE. Yufle Magaalo fac wayn oo tariikhi ah Kuna caan ah Nabada iyo wada noolanshaha bulshada. Hilaadi Sanadki 1947 Wakhti ku siman ayu aha dhidibka ama yagleelka magaladan. Waa magaalo dhidibkeeda lagu taagay Ganacsi iyo Xadarad Fac wayn Kuna tiirsan ilaha dakhli ee Xoolaha nool iyo Beeyada oo aay ahayd bogcad lagu kala iibsado ama lagu kaydiyo intaasi waa taariikhda oo aan soo koobay hadaba magaalada Yufle maxay caan ku tahay ugana duwan Tahay magaalooyinka kale ee dhigeeda ah?. Bogcad ahaan ama direction ahaan Xagay ku taalaa maxay caan ku tahay?. Waa Su'aalaha ay faaladeenani khusayso Qoraalka commentigoo iska yar awgiih. waan soo koobayaa intaan xog ka hayo. Direction ahaan degmada Yufle waa Degmada ama bogcada ugu xigtah Magaalada madaxda gobolka sanaag Ee Ceergaabo Jiho ahaan waxay kaga.. Beegan tahay galbeedka Hadaan si kale u sheego waa bogcada ugu dhow ee cadka iyo caanaa looga keeno magaalada ceergaabo waana tuulada mataanaysa dadyowga ku kala dhaqan isla gobolka sanaag gaar ahaan degmada Ceergaabo Hadaba Yufle maxay caan ku Tahay? YUFLE ama degmada Yufle waa magaalada Ugu qabow guud ahaan magaalooyinka Ama degmooyinka DALKA Somalia!. Heer qabowga ama Weather keedu Mar mar wuxuu gaadhaa heerarka ugu Hooseeya -4°C ilaa -2°C~ meelahaas hadaanu kaba hoosayn Waxa dhici karta inuu ka hooseeyo. Waa magaalo jawigeedu aad u degan Yahay waa magaalo bilic ahaan aad u qurux badn Waa magaalo bed ahaan ku jirta Buuro Dhexdood dhankasta horumarka iyo dedaaladah. Dhismaheedu hayska yaraadeeh hadana Waa magaalo Leh bilic aad U saraysah! ~Ani ahaan magaalada YUFLE waa Degmadii aan ku dhashay xuduntaydina ku Aasan-tahay wakhti-gayga intiisii ugu badnaana aan kusoo qaatay Alhmd Rabil Caalamin Thanks AstaanTV. ☾︎𝖤𝖱𝖠𝖸𝖠𝖣𝖠 : 𝖠𝖺𝖺𝖽𝖺𝗇 𝖳𝖺𝗋𝗋𝖺𝖻𝗂 1977. ☾︎𝖫𝖠𝖷𝖠𝖭𝖪𝖠 : 𝖴𝗌𝗍𝖺𝖺𝖽 𝖩𝗂𝗂𝗆 𝖲𝗁 𝖠𝖧𝖴𝖭 ☾︎𝖪𝖠𝖡𝖠𝖭𝖪𝖠 : 𝖴𝗌𝗍𝖺𝖺𝖽 𝖩𝗂𝗂𝗆 𝖲𝗁 𝖠𝖧𝖴𝖭 ☾︎𝖫𝖴𝖴𝖰𝖣𝖠 : 𝖪𝖨𝖭𝖲𝖨 𝖷 𝖠𝖠𝖣𝖠𝖭 𝖠𝖧𝖴𝖭 ♫︎What A Amazing REMIX Roodaꨄ︎
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 9 ай бұрын
Welldone sxb
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 9 ай бұрын
​@@ADOONKIIRAXMANThank-you bro👍
@raxmaqurux8991
@raxmaqurux8991 9 ай бұрын
Mahadsanid in badan Wax yabo badan oo aan aqoon ii ifisay mar labaad Mahadsanid ❤
@hargeisawi77
@hargeisawi77 9 ай бұрын
Thanks
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 9 ай бұрын
​@@SuugaanSafaari Eraygu waa yale Sida yale tukaan Yalas mahan sida aan u gartay caaqil
@mocarabahmed9251
@mocarabahmed9251 9 ай бұрын
Axyaaa axyaaa heeska iga dheh Wlhi raggow like yaan Layla dhafin Waa hees Cajiibe axya❤❤❤
@se1059
@se1059 8 ай бұрын
Wow not bad at all 👍 kinsi xaaji aadan alle haw naxariisto eh ismaan lahayn fanaanad heesaheeda soo dhawayn karta baa jirta laakiin halkeedii baad dhigtay 👏👏
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
Manshallah going back to the roots to revive the good old days .
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 3 ай бұрын
Waan yaabanee, wallaahi tani hees way dhaaftay ❤
@mohamedjimale7640
@mohamedjimale7640 10 ай бұрын
Happy birthday to Yufle song again. Roda keyf is an amazing young, talented girl. Keep going, Sister.
@user-vl1ix4cn5n
@user-vl1ix4cn5n 9 ай бұрын
@user-vu6hy2ue3x
@user-vu6hy2ue3x 8 ай бұрын
Mnsha allah wa Erayadii Abwaankeni weynaa Aden Tarabi iyo Original Kinsi Xaaji Aden
@user-nk9zw7mc4q
@user-nk9zw7mc4q 8 ай бұрын
❤hees Wacan iyo cod shidan keyf
@ismDirir
@ismDirir 4 ай бұрын
Waliba waliba aad tshay xasuus maha mahad aaf nadiisay xaduus kinsi csji runtii aad u tahay gsbsdhiidii codkaaga eanaafasan ❤❤
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m Ай бұрын
ilaahay hawnaxariisto kinsi xaaji aadan yufle my hometown❤❤
@abdilahikhalif6493
@abdilahikhalif6493 8 ай бұрын
masha allah dalkeena inaka badane qabyaalada halayska daayo oo dadka iyo sooyaalkiisa hala soo ururiyo oo hideheena iyo luuqadeena hodanka ah iyo dalkeena hodanka qabyaalad la,aan aanu ugu noolaano walalayaal somalıyey alle ha u naxarıısto kısı xaajı adan habar yartay asal from puntlad Somalıa hadase from Turkey
@mgaras8745
@mgaras8745 6 ай бұрын
Asc Abdilahi Khalifa Allehow Naxariisto Kinsi Haaji Aadan waa reer Burco Somaliland, walaahay aanaa aabaheed arkay Haaji Aadan oo garsnaya Walaahay
@mgaras8745
@mgaras8745 6 ай бұрын
Not putland, sorry
@saidomar2434
@saidomar2434 8 ай бұрын
C'est merveilleux lorsque chaque instrument est entendu, le tout soutenu par cette voix des plus féminine qu'il m'est été donné d'entendre. Horey uu socoo. ❤
@beejkadhalintamogadishu9971
@beejkadhalintamogadishu9971 2 ай бұрын
Ax ax yaa cod masha allah iyo qurux iyo dheel dagan❤
@allaaaminmaiishoxamaada2662
@allaaaminmaiishoxamaada2662 9 ай бұрын
Sidaan ayaa la isugu kalsoomaafaa hadii kale magaalada ka seexo waah waah❤❤❤
@maguled
@maguled 8 ай бұрын
Aesthetic, xusuustii Kinsi Xaji Adan, A.hu.❤
@lipankaloompi263
@lipankaloompi263 6 ай бұрын
What a golden voice Roodo Keyf love Uh
@abdilaahiadhoof7303
@abdilaahiadhoof7303 9 ай бұрын
Wow cot qurux music 🎶 weey ku raaxesaty wlhi❤❤
@bareabdi3333
@bareabdi3333 8 ай бұрын
Khalad badan ayaa ku jira eryada sida yale tukaan ayay leedahay rooda sidoo kale yuke maaha erayga kale ee waa yube ah
@machealhamton8218
@machealhamton8218 10 ай бұрын
Roda keyf you are made different dear 😘. For ever a big fan
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 9 ай бұрын
Waan salaamaya dhammaan reer yufle
@user-bc5ij6dm1x
@user-bc5ij6dm1x 7 ай бұрын
qaadan zhp
@huzzeinmukhtaar9589
@huzzeinmukhtaar9589 10 ай бұрын
Fananada kaliya an quruxdida iyo codkeda ku raxesto😂❤
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 9 ай бұрын
Wow maansha alaa rooda kayf eesh calaa cod
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 9 ай бұрын
Rooda is really Amazing Artist. plz we need more copy from you. Big Respect 🙏🇸🇴🐪
@SamsamQaasim-jq4gm
@SamsamQaasim-jq4gm 3 ай бұрын
😢😢😢
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 9 ай бұрын
Roda kayf salaan sare kaaga imaaneyso San Diego California much love ❤️ 💕 💗.
@engabdihassanlodoon4303
@engabdihassanlodoon4303 6 ай бұрын
Qoftan Inaba caadi maaha waaba kissi oo markale inoo dhalatay walaahi waa qofta kaliyavee heesaheeda jecla ilaa yaraanti Alaha ku Xiftiyo Huuno
@berryhussainofficial9866
@berryhussainofficial9866 9 ай бұрын
Rooda codka ilahay haku dayo ❤
@AyaanAxmed47
@AyaanAxmed47 8 ай бұрын
Waa fanad dhamaystiran waa cabdi fataax jee salamaya bahada astan odhan
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 6 ай бұрын
SIDA GEEL YUBLADAY, YUBLADOO HARRAAD LA'YAHUUMAYOO CEELKUNA YALUUN YAHAY BIYO YAROOD AYEY KA BOODAY
@mubomaydal9154
@mubomaydal9154 10 ай бұрын
Wooooooow Wooooooow roda keyf big voice
@SamsamQaasim-jq4gm
@SamsamQaasim-jq4gm 3 ай бұрын
Heestaan waaa ku qayilaa khamistiii
@siciidali4034
@siciidali4034 8 ай бұрын
Dhashii ceerigaabo ❤❤❤❤❤
@user-ne4lb1hg3u
@user-ne4lb1hg3u 8 ай бұрын
2024 waye hadda 🎉❤
@mohamedomar238
@mohamedomar238 9 ай бұрын
Waah waah tearm keeygi astaan macalimiiin taydi fanki waad nooleeyseen
@BouhOmaros-u6v
@BouhOmaros-u6v Ай бұрын
Tank you Roda kefa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
❤❤❤wow wow 😍😍
@ahmmedisse
@ahmmedisse 10 ай бұрын
Roda iyo Heestaba waa heer calaami
@saadonoor7931
@saadonoor7931 6 ай бұрын
Yarow aragtidaaaaa sey u dhahayso waxkle rooda keyf😂❤❤
@mohaadesh9406
@mohaadesh9406 9 ай бұрын
Talented and beautiful
@adamisackabdihassan2691
@adamisackabdihassan2691 10 ай бұрын
Labiska
@guuleedcabdi7252
@guuleedcabdi7252 10 ай бұрын
Way ku raaxaysatay fanka g36 iyo fan waa laysu tilmaama
@buraalemohamed6938
@buraalemohamed6938 10 ай бұрын
Magaladan ku dhashahay yufle
@user-mm7em2jq2m
@user-mm7em2jq2m 9 ай бұрын
Mnshlllh indeer❤😢
@deeq5044
@deeq5044 2 ай бұрын
yaa salaam
@awesabdullahiosman1438
@awesabdullahiosman1438 9 ай бұрын
Waaw waa fanaanada qarnigaan❤
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 8 ай бұрын
Cod iyo Qurux❤
@user-fp4yq1mj6k
@user-fp4yq1mj6k 7 ай бұрын
Waainancodmacaan❤❤❤
@yunisomar5831
@yunisomar5831 9 ай бұрын
Happy birth day to you this ìs mohamed oongooye
@ubaxjama5976
@ubaxjama5976 10 ай бұрын
Axsan hees yufle
@EidAbdullahiAdan
@EidAbdullahiAdan 10 ай бұрын
Codka teembada lama qiyaasi karo khuburo ayaa isugu tagtay heestan.❤
@hamseabdilahi1667
@hamseabdilahi1667 9 ай бұрын
Heesta pagekii ugu macanaa ayay ka booday inantu allah maxa codku dhan
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 4 ай бұрын
Anigiibaa yaabnayba
@abdirahmanelmi8172
@abdirahmanelmi8172 8 ай бұрын
Wooooooow
@Qaadiga
@Qaadiga 8 ай бұрын
Waxan ka helay intay odhanyso iyo siday u odhanyso Yaraw aragtidaa😂
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
The Brothers the Musicians are they from Sudan ?
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 8 ай бұрын
Somalia
@nuraabdi3561
@nuraabdi3561 9 ай бұрын
bagekii ugu adkaa ayay ka booday uguna cajiibsanaa
@hamdiabdul4236
@hamdiabdul4236 9 ай бұрын
Baxar weeye iyo hawadoo kula haadey! Cod iyo qurux mitaa mise waa lama arag iyo lama maqal
@hillowabdinoor
@hillowabdinoor 2 ай бұрын
Its true don't know somali
@user-ot8wl7dk2y
@user-ot8wl7dk2y 10 ай бұрын
gabdhaan oo kale waqtigaan lamahelo wa qadri iyo saado maryan mursal oo kale caadi maha way kuraxaysatey
@user-ze2ks5sh2t
@user-ze2ks5sh2t 3 ай бұрын
Kisi adan aqaarta
@sabah2356
@sabah2356 9 ай бұрын
Woow
@abdirahmanabdullahi6177
@abdirahmanabdullahi6177 9 ай бұрын
Heesta baydsdkeda hadi aydan dhamaystiri karin maad iska daysaan baydka dhexe way keen wayday miyaa macnaha🫢🫢🫢
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 6 ай бұрын
SIDA GEEL YUBLADAY, YUBLADOO HARRAAD LA'YAHUUMAYOO CEELKUNA YALUUN YAHAY BIYO YAROOD AYEY KA BOODAY
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
Alaa maxa udgon iyo macan kaso carfaya
@mohamedomar238
@mohamedomar238 Ай бұрын
Cabdulaahi liiban sharaxaad miyaa laga dhigay meesha gacanti muqbil uunbaan kamaqlaaye 😂.
@Mooge5.7
@Mooge5.7 10 ай бұрын
Fanaanada qarnigan
@abdikaremabdilahi9367
@abdikaremabdilahi9367 10 ай бұрын
Yufle idinkaso salamaya 11.10.2023
@user-iy1fq3rm1s
@user-iy1fq3rm1s 9 ай бұрын
Yufle jaaakadu miyaa habeenkii la xidhaaa maadama ay qabo tahay
@Qaadiga
@Qaadiga 8 ай бұрын
Yufle waanu kugusoo booqandoona walaal hargysan kaasoo salaamayaa ilove yufle iyo deegaanada gobolka faca wayn ugu balaadhan gobalada ee sanaag
@abdikaniemunmohamoud6286
@abdikaniemunmohamoud6286 9 ай бұрын
@AliMohamed-yv9ro
@AliMohamed-yv9ro 4 ай бұрын
2°C? 😮 Barf waxa kaxiga -2°
@cabdiyasiin103
@cabdiyasiin103 10 ай бұрын
Walahi bspnqo bek
@awiljama5234
@awiljama5234 10 ай бұрын
waxan lama fiirsan karo. aad bay isu cadeysey laakiin. dawada h iska yareyso.
@hanielmi7220
@hanielmi7220 10 ай бұрын
Waa make up ismay cadayn
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 10 ай бұрын
Yartu hibayledahay
@user-lp6gw1ed5c
@user-lp6gw1ed5c 10 ай бұрын
CAbdi muuse 990
@musedhere5561
@musedhere5561 9 ай бұрын
Waa maxay qoftan ruuska ka cad Make up qacli ha lagu daro
@fahdabdi9903
@fahdabdi9903 9 ай бұрын
Aar Inantii aan jeclaaa sawtan Michael Jackson u eekaatay
@Aybmhm
@Aybmhm 7 ай бұрын
Waa maxay Yufle ?
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 6 ай бұрын
Magaalo cerigaabo ku xigta weeye
@mohammedqarafey4228
@mohammedqarafey4228 9 ай бұрын
Waad dadashay lkn heesta waa ku celis waayo page dhan ayad ka body
@Qaadiga
@Qaadiga 8 ай бұрын
Inay ka booday mooyee way keenthy 🎉
@maxamedcabdiraxmaan4034
@maxamedcabdiraxmaan4034 9 ай бұрын
Waar inantu cajiibsanaa
@Darwiish-music-channel
@Darwiish-music-channel 6 ай бұрын
ORGINAL SONG WITH LYRICS HALKAN KA DAAWO kzbin.info/www/bejne/rZy1XoymebKKeKssi=RGiOVW_cFllZ2mus
@berryhussainofficial9866
@berryhussainofficial9866 9 ай бұрын
Rooda codka ilahay haku dayo ❤
@EidAbdullahiAdan
@EidAbdullahiAdan 10 ай бұрын
Codka teembada lama qiyaasi karo khuburo ayaa isugu tagtay heestan.❤
@saidahmed6305
@saidahmed6305 9 ай бұрын
Rooda, waad keentay runtii laakiin heesta ayaa yara gaaban!
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Rooda kayf - Allahayow dhib badanaa.
4:56
Astaan
Рет қаралды 276 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Rooda Keyf - Ma Jin baa ma Jaanbaa?
5:25
Astaan
Рет қаралды 206 М.
MUSTAFE DOLLAR Ft ROODA KAYF-MAARAGTA-OFFICIAL VIDEO 2024
4:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 622 М.
ROODA KEYF - DHEELLIGGA U DIID.
3:07
Astaan Music
Рет қаралды 10 М.
NASTEEXO INDHO  Live HANOQON HEERYADIISA CUNE
6:42
Abdirahman Somali
Рет қаралды 8 МЛН
Heesta Wakhti (OFFICIAL VIDEO) Codkii Kaltuun Bacado  HD
6:21
SlntvEurope
Рет қаралды 3,2 МЛН
ROODA KAYF - BAL EEG - BAL EEG(OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Abdirashit Ahmet saleban
Рет қаралды 75 М.
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 887 М.
ROODA KEYF - UDUG - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
2:41
Rooda Kayf
Рет қаралды 3,9 МЛН
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,8 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН