Routine keyga maalintii || sidaa aan wax isku baro , cunto karis, iyo hoosha guriga ||

  Рет қаралды 8,004

amiira adam

amiira adam

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@anisohassanabdulahi1999
@anisohassanabdulahi1999 Жыл бұрын
Mashallah sister keep going aad ayaan uga helay routine kaaga
@bellaali2512
@bellaali2512 Жыл бұрын
Sh shaafici tafsiirkiisa m a wye wllhi😮
@Amiinaaa0
@Amiinaaa0 Жыл бұрын
Asc Abayo waxa Rabay inaa mid kaacodsado abyo sandkan ayaa school dhameyay waxa karabay shoolarship wadanka aa jogtid ayaa ubanhynahy pls
@pilotgirl607
@pilotgirl607 Жыл бұрын
Amira Adam carurta xafadayada jogto dhan aday ku dawadan macal hooyo family ka dhan5 sano jir baa nogu yar aday ku dawadan marka video soo dhigtid anaga dhanu noo yeedha wuxu dhaha ala amiraadi baa video soo dhigtay hoyoy wayo naga kiin canasta waxan dhahda firiya gabdha yar aan 20 ka gadhin wax ay hawl qabata idinko 5 ah ne hawl maqabataan😅😅😅❤❤
@amiiraadam4906
@amiiraadam4906 Жыл бұрын
Illahay ha idin jeclado dhamaantiina kuli igu salaam 🥺❤️
@Rayaan277
@Rayaan277 Жыл бұрын
Kusaliya rasuulka scw❤❤❤❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@kamalali79
@kamalali79 Жыл бұрын
Asc walaasheey Amiira Adam waa ku salaamay Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa Mahad sanid walaasheey Amiira Adam
@zeezeynuu3981
@zeezeynuu3981 Жыл бұрын
Amiira kip going 💓💓💓💓💓💓💓💓
@ZamzamAbdalle-dahapo
@ZamzamAbdalle-dahapo Жыл бұрын
Wllo m.nsha Allah tahay noloshaadana waa ku faraxsantay lkn wllo hal mid iga aqbal cuntada markaad hudhayso ama afka gelinayso hasoo duubin waa ila yara qaab daro sidaa kale I love you faraxsaneyy❤
@kamalali79
@kamalali79 Жыл бұрын
السلام عليكم اختي أميرة آدم شكرا على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما وجزاك الله خيرا وحفظك آمين آمين آمين.
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi Жыл бұрын
Noo soobadi warabnaa dhiiragalin noo tahay xapipti ❤
@cadaraadan2233
@cadaraadan2233 Жыл бұрын
Asc Masha Allah ❤️ anaa uhoriiyo cawaa 😂😂 amiira haween laarko
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Жыл бұрын
Wcs waraxma amiiro cadeey ❤ routine kaga waku heesanaa ❤
@salmacumar9476
@salmacumar9476 Жыл бұрын
Keep going amira
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Wax is bariddu waa muhiim❤❤❤❤❤
@asmojennie3872
@asmojennie3872 Жыл бұрын
Masha Allah tafsiirka hal meel ayaan kawada barana ❤
@AnababdirahmanKhalif
@AnababdirahmanKhalif Жыл бұрын
Macalim shaficii hafidha hulah
@salmomakaahiilsalmomakaahiil
@salmomakaahiilsalmomakaahiil Жыл бұрын
amiira i am you first supporter ❤
@ZamzamDuale-l5d
@ZamzamDuale-l5d Жыл бұрын
❤️❤️💋 keep going queen
@Mubarakabdullahi-qz6sm
@Mubarakabdullahi-qz6sm 4 ай бұрын
Good morning ❤❤amiira😊
@SabiriinNuur-n6d
@SabiriinNuur-n6d Жыл бұрын
Cawa afar qof iga horeysoh😂
@MaryamAbdullaahi
@MaryamAbdullaahi Жыл бұрын
Umulquraa maad dhigataa tafsiirka abaayo
@Shuks673
@Shuks673 Жыл бұрын
QURAANKA IYO SALAADA WAXBARASHADA kasoo sameey video
@hudarahma2465
@hudarahma2465 Жыл бұрын
Wadankee jogtaa wll❤
@Mayma_abdi
@Mayma_abdi Жыл бұрын
Mashalaha ❤❤❤❤❤
@hxney__12824
@hxney__12824 Жыл бұрын
Abaayo wakutagera wllhi❤wakujeclahy
@ifrahabdurahman3462
@ifrahabdurahman3462 Жыл бұрын
Wlshy iga caawi meel aan ka barto tafsiir ka muhiim ayan u ahay
@عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر
@عبدالواحدمحمدأحمد-ل2ر Жыл бұрын
Abaayo maxa isku caateysay
@caaishoxasan5974
@caaishoxasan5974 Жыл бұрын
Waxbo ma isku caateynin abayo waligeed saan caato u eheed caato saaid waye xoogaha waxyar hade cayisho okay waye 😊
@RamadaAli-so4zd
@RamadaAli-so4zd Жыл бұрын
Noso duub ❤😂
@Alhamdulillahforeverything-y4z
@Alhamdulillahforeverything-y4z Жыл бұрын
Mahad sanid mcny❤❤❤❤
@asturdeeq6247
@asturdeeq6247 Жыл бұрын
Masha allah abayo❤
@sakariye.
@sakariye. Жыл бұрын
Hore usoco abaayo😂
@WarsanmohamudYusuf
@WarsanmohamudYusuf Жыл бұрын
❤❤❤keep going queen
@Ahmedj48
@Ahmedj48 Жыл бұрын
Abyo xanunka adhd kasoo hadal calamadahiisa iyo dadka wawayn siduu u sameeyo plz dhowr maraa ku dhahay wllo kasoo hadal
@shamsaakshan8603
@shamsaakshan8603 Жыл бұрын
Maashaa allaah❤❤❤❤
@AshaAbdirahman-j8b
@AshaAbdirahman-j8b Жыл бұрын
Sobadi abayo wansher garayn ❤
@abyanhassan2324
@abyanhassan2324 Жыл бұрын
Abyo tafsir ka intee ka dhagesata ii sheeg
@FatushCadey-z1q
@FatushCadey-z1q Жыл бұрын
Horay usoco Abayo ❤❤❤🎉🎉
@suleekhacabdulahi-h4r
@suleekhacabdulahi-h4r Жыл бұрын
amiira ilove you hapipti❤
@ifraaxguuleed5155
@ifraaxguuleed5155 Жыл бұрын
Hbbt please xage kale soo xidhiidha
@sakariye.
@sakariye. Жыл бұрын
Si aan wax isku baro maxaan dhegaysan karaa oo aan englishka ah😮
@AdnaNuur-z4b
@AdnaNuur-z4b 10 ай бұрын
Adi jaamacad madhigatid miyaaaa
@yasgi__only_Me
@yasgi__only_Me Жыл бұрын
Soo badi🥹🫶🏼
@FAAdumoSaduuln
@FAAdumoSaduuln Ай бұрын
❤❤❤❤
@no_7M-e5g
@no_7M-e5g Жыл бұрын
اميرة تعرفين تتكلمين عربي
@RamadaAli-so4zd
@RamadaAli-so4zd Жыл бұрын
Abayo kabsar miyaa
@hudaosman5762
@hudaosman5762 Жыл бұрын
Fitaminatka abayo muxuu taraa ❤
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Жыл бұрын
meelaha qurbaha cuntadu si caadiya looma beerin, qasab ayaa lagusoo bixiyaa ayadoo wakhti yar kusoo baxda, digaaga qasab ayaa lagaga dhaliyaa. hilibka biyo ayaa lagu mudaa si uu u waynaado. markaa waxaa kadhiman fiitamiino badan, oo aad u baahantay. dalkii haddii aad joogtid uma baahnid.
@NimcoCali-kp1hv
@NimcoCali-kp1hv Жыл бұрын
Abayo inte jogta adi ❤🥰🥰
@abuukarxaaji1148
@abuukarxaaji1148 Жыл бұрын
Waamaxay baqtoonis
@amiiraadam4906
@amiiraadam4906 Жыл бұрын
Waa qudar sidii kabsarta camal ah lkn isku dhadhan eheyn af English waxa lagu dhaha Parsley
@cr777.fanpage46
@cr777.fanpage46 Жыл бұрын
Marka dalka imaado khadka free miyaa sister
@hamdimoha7399
@hamdimoha7399 Жыл бұрын
m,a
@nastehamoha9812
@nastehamoha9812 Жыл бұрын
Kabsar maa tinta u roon walshey
@amiiraadam4906
@amiiraadam4906 Жыл бұрын
Kabsar mahin waa baqduunis sida kabsarta ayuu u egyahay lkn mahin
@NiyaalCabdixakiin
@NiyaalCabdixakiin Жыл бұрын
Abyo wadanka malaga hela hooyo dey aa qabto sokorta ma dajiya jadwal cunto Dr u qoray hadi logu daro wax me ka dhibe
@amiiraadam4906
@amiiraadam4906 Жыл бұрын
Waa laga hela ayaan umaleena Abayo lkn haddi jadwal dr usoo qoray dr ka weydii haddi cabi karto Qudarto kale ayaa jirto magaceed waxa la dhaha celery ama af carabi ahaan waa كرفس midkas ayaa aad ugu fiican lkn malin walbo hasiinin malin ku dhaf ku sii
@NiyaalCabdixakiin
@NiyaalCabdixakiin Жыл бұрын
@@amiiraadam4906 mahdsanid abyo
@ZamzamDuale-l5d
@ZamzamDuale-l5d Жыл бұрын
❤️❤️❤️
Layaabka Gurigeyga Cusub - Maxaa ku arkay
15:38
Xayaat Kajal Official
Рет қаралды 62 М.
Sida ugu fudud ee loo barto luqada Carabiga || Amiira Adam ||
11:23
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 54 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 79 МЛН
Day in my life routine || qado aad umacan iyo nadafada cooker ka.
9:51
SABABAHA KEENA QOFKA IN UU DEPRESSION KU DHACO AMA NIIDJABKA
16:54
amiira adam
Рет қаралды 2,7 М.
Routine keyga habeenkii waxa sameeyo
9:41
amiira adam
Рет қаралды 3,9 М.
Ugu dambeen waakana my morning routine || Amiira Adam ||
9:28
amiira adam
Рет қаралды 2 М.
Halima Abdi Arush- Muhimadda Waxbarashada iyo Nabadda
40:30
HANOOLAATO
Рет қаралды 17 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН