Halima Abdi Arush- Muhimadda Waxbarashada iyo Nabadda

  Рет қаралды 17,238

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 49
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Maansha Allah maamamadaan waxay ka hadleeso waa wax sax ah waa qof jecel wadankeeda illaahoow xufdi ❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Masha Allah wa hooyo qiima badan allow barakeey ❤❤❤❤
@fnw8688
@fnw8688 Жыл бұрын
Ayaanle iyo Hanoolaato Tv thanks ❤
@ismailfarah3463
@ismailfarah3463 Жыл бұрын
Mama Halima deserves highest medal,Allah will reward you inshaAllah ❤
@shukri1395
@shukri1395 Жыл бұрын
Agree 💯
@bashirbarawi8771
@bashirbarawi8771 Жыл бұрын
Acw Maama Halima waa qof khabiir ah waxa Ay sheegeyso ha lugu daro Manhajka wax barashada si ardeyga u fahmo wadan jeceylka iyo taariikhda wadankiisa
@rahmaali182
@rahmaali182 Жыл бұрын
Ghhjogkgpczsk
@rahmaali182
@rahmaali182 Жыл бұрын
​@@bashirbarawi8771 gijhhjjhfk
@rahmaali182
@rahmaali182 Жыл бұрын
​@@bashirbarawi8771 hhh
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Жыл бұрын
Maasha Allaah Maama Xaliima Alle ha ku xafido ❤Faduma Cilmi dhuungale Asal Reer Kaambo ❤Alle ha noo xafido
@kawthercrashiid253
@kawthercrashiid253 7 ай бұрын
Wll waqtige dhimaty ma igu cawin kartaa
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 Жыл бұрын
Manshallaah waa hooyo somaliyeed alle habarkeyo xalqadi hore runti waan la murugoday waa mamo wax badan bedeli karta hadi wax lawaydiyo horumarka wadanka
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
Maamo illaha ha ku cafiyo caafimadana ha ku siiyo
@sahroali1967
@sahroali1967 Жыл бұрын
Masha allah mamo xaliimo shukran
@shukri1395
@shukri1395 Жыл бұрын
Masha alaha ❤ Malaga daalayo mom Xalimo waraysigeeda 🙂👍 waa qof mutacalimo iyo waayo arganimo dheer leh❤
@rooraayecalimurjaan377
@rooraayecalimurjaan377 Жыл бұрын
Wakhtiga waa gaabanyahay ee hooyooyinkaan celmiga maadiga ah ee Alle noogu dhiibay aan ka dhuranno intey awoodaan. Waa nasiib weyn iyo fursad aan heysanno, alx. Ayakana Allaah ha inoo dhowro.
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 Жыл бұрын
Wlh aniga dhigan jiray iskuulka istarliin cabdi cashur Cunada lagu qadan jiray wa meshan afsomaliga ku bartay Alxamdulilah waxa macalimin aha muxubo nuurto saalim iyo macalin yusuf hargarte iyo macalimada dharka jiniyenta na bartay madina illahow unaxariisto intii dhimatay iyo inta noolba
@anababdi9566
@anababdi9566 Жыл бұрын
Masha Allah mamo. Xaliimo Allah ku xafdiyo
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE Жыл бұрын
Masha Allah
@amiinabdi5094
@amiinabdi5094 Жыл бұрын
Mansha Allah ayaanle wan ku salmay Ramadan mubarak ✨️ wad ku mahadsantahy wareysiyada qimaha bdn ood noso gudbiso wallke 💯🙏 mamo Xalimo Allah ku sharfo
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE Жыл бұрын
Mama dhaan wa hoyo khaalbi fican wana qof cilmi fican leeh ❤ wana wa dhaani dhaacaday
@ayannaahmadeyaliabdi8033
@ayannaahmadeyaliabdi8033 Жыл бұрын
Ayaanle wll waad mahadsanthy sidaaad dhaxalka nooga reebayso Haldoorka soomaaliyeed.
@asmacabdirashiid8151
@asmacabdirashiid8151 Жыл бұрын
Waa.geesiyad
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 Жыл бұрын
Waa runteed Hadii dadkeena wax baran lahaayeen dulmigii dhacay ma dhici laheyn,Maxaan wax badan oo fool xun soo aragnay 1991kii
@salahyare7472
@salahyare7472 Жыл бұрын
Waa Run Malibanayasha Lagu Libano
@abdulkadirhajji9646
@abdulkadirhajji9646 Жыл бұрын
Dad vcn saan U qorayo wa arky ogada ilabxnimo ma ahn luqadena lala dgalmaaa
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Waan gartey wareysi gii 2 baad xaliiimo.cIcaruush mahadasanid ayaanle nabad galyo
@sahroali1967
@sahroali1967 Жыл бұрын
❤❤❤
@nalayeismail199
@nalayeismail199 Жыл бұрын
Ok waxaan ka hadaalno ma fiicantahsy S
@jamaaamohammed6865
@jamaaamohammed6865 Жыл бұрын
HANOOLAATO waa academy waraysi kasta oo uu Ayaale qaado buug baa laga qori karaa
@halimaaden1618
@halimaaden1618 Жыл бұрын
Marka in uu qof walba la wareysto lkn
@halimaaden1618
@halimaaden1618 Жыл бұрын
Dadka ku harey qabiil Aya loo diley ………😢
@akhalif579
@akhalif579 Жыл бұрын
Dalkeena dadku 80% waxay ku noolyihin miyiga dowladii kacaanka cadow u arkeen hor umar iskaba daaye xoolahoda dhaceysey caruurta ka naxaan, taasina waxay keentey wixi dhacay, ilaa hadda dadka badinkiisa dowlada uma arkaan iney leeyihin xitaa magaalooyinka!. Dhabna loogama hadlo, suurta gal soomaahan markale in sidii dhacdo? I hope not.mahadsanidin.
@haveaniceday365.
@haveaniceday365. Жыл бұрын
Ma dhacayso waayo dadku isma dhex dagaan oo qabiilwalba meeshisa ayuu dagay.Mogadishu horumar ayay sameysay.magaala Galkacyo waxa loo kala jaray qabiil.Qawaarijta marka dalka laga xoreeyo waddanka .
@StrivingSoul00
@StrivingSoul00 Жыл бұрын
@@haveaniceday365. Qabiilada dhexdooda ba is dheceyso waayo weli dulmigii waa socdaa
@Gashanle02
@Gashanle02 Жыл бұрын
Ayaanle Saxiib Bil Ramadan ayaa lagu jira Video ino Badi maalinkii Hal xabow ka so dhig
@abdukadirabdi5496
@abdukadirabdi5496 Жыл бұрын
Waa qof Cuqdadeesan dad ayee duqeenee lkn il xitaa waxba loogama qaadayo dulmigeeda bal fiiriya hoyo dhahee miyaa aragteen wiilkeeda qorigaan qaado dadka ii laay kuryahana ii dhac marka hdlkeeda wa hdl cuqdadeesan
@mohamedhusseen8427
@mohamedhusseen8427 Жыл бұрын
Inta wax dhacay aad qarin ma rabid dalku innuu dhib ka baxo 90% waxay sheegayso waa dhab anaa u joogay ! Maxaad adu ku diidan tahay dhibaatada Dalka ka dhacday in laga hadlo? waa jiraan waana aragnay anaa arkay naag leh wiilkayga waxba ma dilo iydo og innu dilo waliba dadka dhaco, oo Police markuu u yimaadana qarisa! Somalia imisaa guriga xoog ku deggan ma islaama Guryaha dhacay mise wiilashooda u dhacay oo dajiyay?
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Yahuuu 😂😂 jahil
@aligeedi2261
@aligeedi2261 Жыл бұрын
Maya c/diqaadir hooyo ma cuqdaysna laakiin waxay aragtay wixii dhib dhacay laakiin maxaa keenay in wiil qabsado guri laba dabaqa waxaan isleeyhay in cadaalad daradii dowlada ee ku dhisneed qaraaba kiilka ninkii dhisay laba dabaq xaguu ka soo shaqaysay xaqdaro ayuu ku hehay .
@zeinabibrahim7202
@zeinabibrahim7202 Жыл бұрын
abdulkadir adigu maa kuwii goriga laa dhigay iyad tahay maxad kuu haysata mamada?
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 Жыл бұрын
Mamada hadal sax ku hadashay dadka aan wax baranin lee qori qaadeen bililigo iyo dil, waa qabil oo dhan jahil ahaayin hg 1991 xamar so galeen true history
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 Жыл бұрын
Nin xaraan ku nool maxa la bara wa yaabeh
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 Жыл бұрын
WARIYE AAN KU SAXO RAALINNOQO; HA DHIHIN MACALLIN WAA PROFESSOR; WAA BADIIB DARO AYADO AH GABAR WAXBARATAY AH IN XASSAN GURGUURTE IYO FAARAX ABDULQAADIR ANAANTA? WAAN KA CUMAHAY IN AAD SI CUN ISU CAYILISAY? WAXAAD AHAAN JIRTAY UBAX INDHAHA KU DOGSADAAN ALLE HA U NAXARIISTA WALAALAHA INTII DHIMATAY
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 Жыл бұрын
Masha alaah
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Жыл бұрын
Maasha Allah
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 33 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Amb. Ahmed Isse Awad Wareysi #2/2 - Kalsooni dhiska dowladnimada
51:25
BAYDHABO JANADI & CADAABTI IFKA #1/3 - CABDI ADAN HOOSOW
35:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 42 М.
Dr Dufle " Waxa aan soo marnay wax laga sheekeynkaro ma ahan"
56:56
Extremely Together's Ilwad Elman
1:03
Kofi Annan Foundation
Рет қаралды 45 М.
ايران والخليج | بدون ورق 100 | د. عبدالله فهد النفيسي
1:29:09
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 3,3 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН