Routine kii ugu qosolka badnaa

  Рет қаралды 66,722

Hanni Hannan

Hanni Hannan

Күн бұрын

Пікірлер: 944
@AbdirisakAhmed-g3i
@AbdirisakAhmed-g3i 8 ай бұрын
Wllo waxaan kuusheegi rabay wiilkaaga uskuul haa geynin waxaad geysaa taxfiid qur,aan iyo macaahida nirobi kuyaalo aakhiro iyo aduunba waad liibaaneysaan Adiga iyo wiilkaaga Wllo talateyda tixgali❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HooyoDhalaan
@HooyoDhalaan 8 ай бұрын
Maansha alalh qof wax fahansan allah haku barakeeyo 🤲☺️
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 8 ай бұрын
Maasha allaah waad la talisman taĺo walaalnimo this ugu wanaagsanayd wllhi
@SugeYare
@SugeYare 8 ай бұрын
Mid sidada iila fikirta alle ha igu siiyo ❤aaamiin
@aminaabdi2088
@aminaabdi2088 8 ай бұрын
Way ficantahay lkn ina laysku wadana way facntahay ani halmar uwada bilaba
@SafaDhubow
@SafaDhubow 8 ай бұрын
Ilmaha quranka inlagu bilaabo wax ka fiican malaha xataa fahamkiisa korbuu uqaadaya
@houmedmohamed1923
@houmedmohamed1923 8 ай бұрын
Somali gob gobi dhashay igadheh mar hadey gobadhi walasheen ahayd dhowr usbuuc ku garsiyeen 50 kun ilmaderayaal hadey tolnimo jirto gobadheenan 100 kun hala gaarsiiyo was iga codsi gobadhi farxadeeda waa u jedaan Mansha alah
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 8 ай бұрын
Inshaa allaah wll
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 8 ай бұрын
Tii hortada boorka lagaga jafayey waa dhanta 100% haniyey waa sariir qurux badan iyo rountine shidan.... ❤❤❤😂😂😂 waxa rabto soo dhig adigo hurda xata soo duub queen waan ku dawaneynaa insha allah 😂😂❤❤❤
@samarajoeseph5696
@samarajoeseph5696 8 ай бұрын
Masha hdalkga qiimihiisa ❤
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 8 ай бұрын
@@samarajoeseph5696 mahadsanid abaayo mcn sharf badaney ❤❤❤❤❤❣❣🥰 love u alpi ❣
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 8 ай бұрын
❤❤
@asmoabdi3349
@asmoabdi3349 8 ай бұрын
Waad iga qoslisay wllo😅😅😅
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 8 ай бұрын
@@asmoabdi3349 mahadsanid wll qali 🥰🥰❤🥰❤
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 8 ай бұрын
Masha Allah Somali gobsanaa bal eeg say kor ugu qaadeen inantan mudda yar oo kooban Somali waa nasab qalbi wacan.
@xamdamohamuudali3195
@xamdamohamuudali3195 8 ай бұрын
pls Intan eidka lagaadhin 100k gadhsiiya gabadha❤imisa dad gadhsinsy intas iyo in kabadan😢
@rahmashine2261
@rahmashine2261 8 ай бұрын
Abayo daaha soo gaabi guriguu kaa foolxumeynayaa mida kale birta kor uqaad fuundi uyeero kor iigu xir birta ku dheh qurux buu kuugu soo bixi qaali masha Allah qurux weye gurigada abayo
@LeylaHassan-z1w
@LeylaHassan-z1w 8 ай бұрын
Daha lamajaraayo birta lee kor looyara qaadhi
@nadiifoxasan8027
@nadiifoxasan8027 8 ай бұрын
Masha allaha ❤❤❤
@SahraShiekh-r5k
@SahraShiekh-r5k 8 ай бұрын
Mashlaaah hory usoco❤
@SahraShiekh-r5k
@SahraShiekh-r5k 8 ай бұрын
Haaa waaaa qurux walll❤
@farhiagurey3697
@farhiagurey3697 8 ай бұрын
Daha sariirta kasoo durkii
@Amran-h6w
@Amran-h6w 8 ай бұрын
شاء الله تبارك الرحمن
@kartibadan33
@kartibadan33 8 ай бұрын
Kkkk alabtii lagugu hor jafayay ban so xasus aduun waa kaaas dhibta laguma waaaro abayo waliga guuusha walal hakuu ahaato insha allah ku shuba gabadha 100k
@Najax-u4i
@Najax-u4i 8 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyeyba ahay
@hodanhassan1333
@hodanhassan1333 8 ай бұрын
Mashalah alaha uma barik
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 8 ай бұрын
Qurux weye abaayo sariirtu masha Allah
@maslahdais1576
@maslahdais1576 8 ай бұрын
Mashallah beautiful hani
@keifasharaf4801
@keifasharaf4801 8 ай бұрын
Ddka videoga view gareeya plz liketa iska saara
@omarjamaabdikarim2808
@omarjamaabdikarim2808 8 ай бұрын
Masha allh walaashay kudadaal asturnaanta iyo taqwada Allh
@alidahir516
@alidahir516 8 ай бұрын
Walal qaali allaha ku barakeeyo
@rruweydaone2049
@rruweydaone2049 8 ай бұрын
Maasha Allah tabarakallah gabadhan wallow Kacay maasha allah
@Respect__channel133
@Respect__channel133 8 ай бұрын
MashaAllh quruxbadantyda Allow cimri iyo cafimaad nagu gaarsii bisha Ramadan inaga iyo waalidkeena iyo intii Muslims ah❤
@UbaxQodhob
@UbaxQodhob 8 ай бұрын
Masha aalh abyo waa qurux
@Neima-i8o
@Neima-i8o 8 ай бұрын
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤
@Xamdayar22
@Xamdayar22 8 ай бұрын
Masha Allah 🎉❤ noloshu kuma xumyso abayo
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 8 ай бұрын
Mashalah wallahi soomali hadaynu nahay aduunka dad inaga gobsani majiro mashallah
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 8 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 8 ай бұрын
Macnaa Inantaa sida loo cawiyay baa wax aad loogu farxo ah mashalah
@SagalMaxamedwarsame
@SagalMaxamedwarsame 8 ай бұрын
M.a qurux weye abaayo sariirtu❤
@AbdifatahAbdisalan-p9m
@AbdifatahAbdisalan-p9m 8 ай бұрын
WaLaladaa aad bay kuu jeceL yihiin runti Ala ha kuu dayee haniyey❤❤
@yaxyecade817
@yaxyecade817 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@Arliyaismacil
@Arliyaismacil 8 ай бұрын
Masha Allah ❤
@SahraXuseen-lr9vg
@SahraXuseen-lr9vg 8 ай бұрын
Mnshalllah
@habibamuse-z2z
@habibamuse-z2z 8 ай бұрын
Masha Allah keep going ❤
@hafsaabdi9645
@hafsaabdi9645 8 ай бұрын
Mashaa Aallah Kheyar Aallah ku xafido ❤
@adooontiallaaaaah668
@adooontiallaaaaah668 8 ай бұрын
Habo adiga iyo ilmahaada ilaahay ha idin xifdiyo
@SamsamAbdi-f7k
@SamsamAbdi-f7k 8 ай бұрын
Woow
@Hodanish
@Hodanish 8 ай бұрын
Masha Allah KZbin anigoo comment kabixin baan kaaga kasoobixiyey Allah nolol farxadleh hakusiiyo baayo mcn owladadana Allah kulakoriyo baari Allah kaaaga dhigo aaaamin ❤
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 8 ай бұрын
Tabarakallah Somaæli walee waligoood ba REER fulan IYO fulan ha dhahan lakiin Allow idin xafid bal arka gabadhan bil 50k ❤❤❤
@FaysaAbdi-jt3vj
@FaysaAbdi-jt3vj 8 ай бұрын
Aamiin wll dhamaanteenba
@Amino812
@Amino812 8 ай бұрын
Allaha kula koriyo abaayo macaan hooyo unba fahmi karta korinta caruurta asxaabta iisoo duceeya
@NuuranuurCali-wy4gr
@NuuranuurCali-wy4gr 8 ай бұрын
Ilaahy haynala koriyo isaga cadile
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 8 ай бұрын
Maasha Alaah Alaahu Agbar 👑❤️♥️🇸🇴♥️🇸🇴❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤ waa jecel nahay 🎉maasha allaah gabar nool sariir qurux badan tahay waaaaaaaaaaaaw maasha allaah laakiin armaajada uma jeedno indha ku dhiigle iga dheh
@anisoaliiza4645
@anisoaliiza4645 8 ай бұрын
Masha allah wa qurxonyhy abayo mcn illahay haku barakeyo
@iskufilansomali6400
@iskufilansomali6400 8 ай бұрын
MashAllah guul wacan 💖 Wa Beautiful
@DeeqoDeeqoAhmed-i3r
@DeeqoDeeqoAhmed-i3r 8 ай бұрын
Masha allh abyo guuleyso
@djibrealite
@djibrealite 8 ай бұрын
Wlhi wan funny kulaha beerka iyo wadnuhu halkey iska galan ba ka dhirbaxiiu😂😂😂
@SacdiyoCabdicasiis
@SacdiyoCabdicasiis 8 ай бұрын
Hanni waa qalan thy sow mahaan is dhoowr ❤ alaabo culus ujeednaa qaad qadaysid❤
@NasraMohamed-yj7jc
@NasraMohamed-yj7jc 8 ай бұрын
Machallah ❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 8 ай бұрын
Mnsha allah guriga adiga iyo carurtaba ale ha idin barakeyo oo ha idin dhowro bayo mcnto guleyso ❤intaa iyo in ka badan baan ku rajenayaa I.n
@najmabashiir710
@najmabashiir710 8 ай бұрын
Masha allh qadada ad uqurxbadanthy ilahy haku barakeyo haniyy
@AbdikadirAlahi
@AbdikadirAlahi 8 ай бұрын
Mansha alh abayo keep going
@sacdiaomar1254
@sacdiaomar1254 8 ай бұрын
Masha allaha very beautiful abayo keep up ❤❤❤Wan kujeclahay
@fadumomohamud8668
@fadumomohamud8668 8 ай бұрын
Manshallah Abaayo, you have a beautiful home! I love your decorations
@nasrohantiwadaag1306
@nasrohantiwadaag1306 8 ай бұрын
Mnsh allh wll farxda alle haku siyadsho inta welli an ciili bixin alle haka bixiyi aamin aamin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 8 ай бұрын
Man'sh allh hanbalyo wll keep going qurux weeye man'sh allh noo Soo Badi wlllshey❤❤❤❤
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 8 ай бұрын
MaashaAllah habibty hormar wacan abayo mida kale labada kursi oo yar yar iskasohorjedi qurux buu noqoni
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 8 ай бұрын
Masha allaah tabaaraka allaah ❤❤❤❤❤
@AbdirashiidAli-b8g
@AbdirashiidAli-b8g 8 ай бұрын
Masha Allah wax walba madaxad noo srantahaye ku waad ❤
@Sucad102
@Sucad102 8 ай бұрын
Masha Allah illahay haku dhowro
@AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame
@AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame 8 ай бұрын
Ilayn jano waydanbaysay maansha allaah tabaaraka raxmaan walaalo Hani yareey kartibadan dadaal baankugu ogahay❤
@Ismahan-p8m
@Ismahan-p8m 8 ай бұрын
Mashaa allah abayo ubax quruxbadan sar qali
@mulkimire4809
@mulkimire4809 8 ай бұрын
Allah ku xafido
@marworamlo7444
@marworamlo7444 8 ай бұрын
Qali dumar keep going ❤👸🙏
@Asmar194
@Asmar194 8 ай бұрын
M.a hada walwalkii iga kala yaraa meesha markasta wan sobooqon jiray 50kun haday gaartay hani wa m.a horay usoco somali wa gob wllhi
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 8 ай бұрын
Masha Allaah hora usoco
@Miss-sagal
@Miss-sagal 8 ай бұрын
Hore u soco wll Kartida rabbi haku siyaadiyo Waxaan ku darsan lahaa sheekooyin inaad marmar noo galiso insha allah, waxay doonan ha noqdaane qiso yaraantadii kugu dhacday ama sheekoyin aad maqashay.
@nasriineey1161
@nasriineey1161 8 ай бұрын
Congratulations 50k❤ let's go
@nimconuur5302
@nimconuur5302 8 ай бұрын
Dumashi waa kusalamay horay usoco rerkayagii kuxumeyey somalidii kale ayaa kaga hiilisay somalidu gabdhohoda aad ayay u jecelyihin runtii Markaa faruhuba masinee dumashi hanoo qaban midhkaa ku xumeyey
@FardowsoSiciid-i9t
@FardowsoSiciid-i9t 8 ай бұрын
Masha allh qurux weye xbbti tubuledka wax yalo yar yar oo qurux qurux ah zo zar zaro shopping ah ❤
@Aamina-aadam
@Aamina-aadam 8 ай бұрын
Mnsha allah xbbt alle haku xafido Adiga iyo awlaadaadaba. Gurigu aad buuuqurux badanyhy Daaha gaabi uun wll
@milyandhaan-u7q
@milyandhaan-u7q 8 ай бұрын
Masha allaah tabarakallh
@qaadiro3466
@qaadiro3466 8 ай бұрын
Keep going
@axmedmaxmed-rm8cx
@axmedmaxmed-rm8cx 6 ай бұрын
maasha allah wllo waligaa faraxsanow walhi aad baan ugu farxay farxadaad
@Ugbaad_Araweelo
@Ugbaad_Araweelo 8 ай бұрын
Hani waan ku salaamayaa keep going ❤❤how bixin waxad keliya ku dedaasha astunaanta iyo in aad caruurta ku badisido fiidyoda ma fiicna ku yaree markad dalxiiska geyneysid ilmaha u feeyignow because caruurta waa laxada be careful kiiniya na waa qurbi nacar haku dhex million taladaydaana how qaadan dhib waa tolo kaaga timi ku jewelry wanaagaga keep going ❤from Canada 🇨🇦
@fardowsamoha2382
@fardowsamoha2382 8 ай бұрын
Maasha allah haladkaaga jeclahay qosol miiran ba thy🎉
@MuuseMaxamed-s6r
@MuuseMaxamed-s6r 8 ай бұрын
Masha Allah macaney waan kuwadajecelnahay horousoco xabiibti
@drabdirashidfaisal4365
@drabdirashidfaisal4365 8 ай бұрын
Walee waa fariid 😂😂😂
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 8 ай бұрын
sariirtu way shidantay❤❤❤❤😊😊😊
@maryamahussein2452
@maryamahussein2452 8 ай бұрын
Masha allah sister
@mariyamhassan1422
@mariyamhassan1422 8 ай бұрын
أتمنى لك كل الخير❤
@fartunisaq6340
@fartunisaq6340 8 ай бұрын
Masha Allah sariitu ok
@GAZA871
@GAZA871 8 ай бұрын
𝗺𝗰𝗻 𝘀𝗲𝗶𝘁𝗵𝘆 ❤❤❤
@fartunhussein2731
@fartunhussein2731 8 ай бұрын
Masha Allah
@monaahmed5700
@monaahmed5700 8 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@hanixaji-e7y
@hanixaji-e7y 8 ай бұрын
MCN setahy ❤❤❤❤❤
@ilaharaf8455
@ilaharaf8455 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@BashkaAhmed-cc1qr
@BashkaAhmed-cc1qr 8 ай бұрын
Wlhie sidn kula rabey ama an Ku rajinaye ind hormar gartit noqotay wlhie abyo qalbiga ka jclhye gulyso mar wlipo😢🎉 reply plz wllshye🎉😢
@xafsaxasan-oj3ns
@xafsaxasan-oj3ns 8 ай бұрын
Masha.allah Tabrkalaah wllshy mcn Allah haku barkeeyo ❤❤❤
@MeimunaOmar
@MeimunaOmar 8 ай бұрын
Keep going siz
@ZeitunKahiya-ds4js
@ZeitunKahiya-ds4js 8 ай бұрын
Walashey❤
@MaMah-y6n
@MaMah-y6n 8 ай бұрын
🤙🤙
@rahmacabdi9589
@rahmacabdi9589 8 ай бұрын
Mash aall
@MahuranManka
@MahuranManka 7 ай бұрын
M.a abayo Nairobi guri weyn bad kaheshay allaha idin dhowre❤
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 8 ай бұрын
Maaansha allah
@InaLedo
@InaLedo 8 ай бұрын
Mnsha Allah horay usoco xabibti
@hoodofaysal5708
@hoodofaysal5708 8 ай бұрын
Manshalh Ale hKu xafido mcnto
@raxmamaxamed6139
@raxmamaxamed6139 8 ай бұрын
Masha Allah keep going sister ❤
@xamdaciise8094
@xamdaciise8094 8 ай бұрын
Manshlh haani wan kujeclhyi❤
@MunomaxamedDiiriye
@MunomaxamedDiiriye 8 ай бұрын
Abyo m.a qurux waye Rotinka ❤❤
@XamdiWarsame-ps5pm
@XamdiWarsame-ps5pm 8 ай бұрын
Mashalah walshy
@farxiyamohamed7565
@farxiyamohamed7565 8 ай бұрын
Masha allh wllo ilahy haku xafido adiga iyo caruur tadab insha allh
@sahrachannel7287
@sahrachannel7287 8 ай бұрын
Maasha alaah guul
@FaraxAxmed-i3i
@FaraxAxmed-i3i 8 ай бұрын
Mashaa Aallah qali
@Nasroomorali
@Nasroomorali 8 ай бұрын
Mnsha allah abaayo aadbaan ugufarxay gurigaga iyo nolashada quruxdabadan alle hakusiyaadiyo
@rukiaosman3723
@rukiaosman3723 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ good job wax un so gali huuno si aadan u weyn masruufka reerka
@Yazmienchama
@Yazmienchama 8 ай бұрын
Masha alllh qli hore u soco
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 8 ай бұрын
Masha allah ilaaheey ha ku xafido ❤❤❤❤
@nimcoqaniqani8557
@nimcoqaniqani8557 8 ай бұрын
Hani yaya dar alleh ayan ku jeclahay form Hargaysa ❤
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 8 ай бұрын
Kujec liyaa Qalbi Nadii fey masha allh Qurux weye Guriga Qaali❤❤
@YaasmiinAbdikarem
@YaasmiinAbdikarem 8 ай бұрын
Mnsha allha wllo noolow wllo
DAILY ROUTINE GURIGAYGA CUSUB@HanniHannan
11:48
Hanni Hannan
Рет қаралды 3,4 М.
HANI ~ SIDA AY ISKU BEDESHAY NOLOSHEDA KADIB QISADEYDA
31:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 324 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,5 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 82 МЛН
morning Routin
10:06
Hooyo family
Рет қаралды 14 М.
UGU DANBEEN GURIGEYGA SIDAAN UGU HAGAJIYAY RAMADANTA
19:51
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 51 М.
Waxan rabaa latalin ila taliya@hannihannan
11:13
Hanni Hannan
Рет қаралды 19 М.
WAX KA BARO NOLOSHA INDUNISIA MEQA AYA BISHII KUGU FILAN@HanniHannan
20:22
EID IYO  SIDAN GURIGA UBADALE UU QURHEYE NASROHNH FAMILY
6:54
NASRO HANI THE BOSS LADY
Рет қаралды 23 М.
Ax! 35 JIRKI ANO 17 JIR AH JECLADAY IYO SIDU NOLOSHA IGU CADABAY
38:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 742 М.
ROUTINE KII UGU QOSOLKA BADNAA@HanniHannan
15:00
Hanni Hannan
Рет қаралды 6 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15