libax ciga gacaan uu tagay gabadha hos ugu dhigtay fanan sare nolow ustad
@puntland20107 жыл бұрын
Fanaan Qaran Ahmed Cali Cigaal
@Tyzon125 жыл бұрын
Fanaan jira al-fanaan ahmed cali cigaal noli kulanteen ppa
@cadekacadebaariyow47757 жыл бұрын
Eglan ku adkees ee taqanaa inti igu raacsan like i saara
@azlmcl1987 жыл бұрын
Wow axmed cali cigaal waa jaajaale funny ah lkn walowse da'du jirto waan fahmi kara sababta
@isakmohamed51326 жыл бұрын
Azl Mcl imisa Jir Weeeye
@qalidumar8297 жыл бұрын
Esh cala fanan😍😍
@farxaannuur23719 ай бұрын
Maasha allah axmed cali cigaal allah cimriga hawdheereeyo iyo caafimaadkaba
@najaxmaxamed73206 жыл бұрын
A love you axmad
@HAYAANonline2 жыл бұрын
Hi anaa ku jecel
@cabdiwahabmuhumed65904 жыл бұрын
Ma hoygii jacaylkaa Hargeysa waaye england waa soo martay kkkkkkk
@nasriinanasriina27937 жыл бұрын
Wlhi eglan wey ka sii daree tolow qabnanshada qurux miyey u malesay yaaab allow soo hadeeyo walashey qurux alle wuu siiyay lkn ma ahan sidan in ay isku qawiso walaley xijaabo xijaabka aya qurux ah
@abdirizaqshire26277 жыл бұрын
War dadka gabdha waraysiga qaadaysa caayay, ilaahay ka xishooda oo gabadha ka dhaafa cayda. waa qof ku faraxsan inay la kulantay nin somali badan xiisayso oo fankiisa la jecel yahay. kuwa ka masayrsan waxaan leeyahay ha caayinee dedaala. kuwa raba inay wax uu sheegawna waxa idin leeyahay email u qoro oo si khaas ah uGu sheega waxaad u sheegaysaan. Mhadsanid
@marwoahmed87596 жыл бұрын
Wow
@adanjamac17857 жыл бұрын
Soomaalidu waaa dad xun oo aan xudhmad lahayn gabadha wey caayayaan ninka wey caayayaan lkn waxay san fahan sanayn in barnaamij cosdo gabadhuna su aalo bayweydiisay naysaa iyo heee sihiisii hore eee play back maaha... soomaaliyay you should have some respect for each other. Barnaamijkana hala raaali galiyo
@weightloss8024 жыл бұрын
Keen gacantoo ciid wanaagsan. 🙏
@ahmednour73557 жыл бұрын
odayga play back baa ku dishay inaad live music u tuntay ahayd dhadhan ma leh hada
@abdallejama70864 жыл бұрын
Odygu waa imtixaan hadal miiran
@abdirizaqshire26277 жыл бұрын
Markii uGu horaysee I haleelay caashaqu.......Waah waah waaywayn ka Cigaal dawlo fankaasuu ahaa
@salmaanmoomin7 жыл бұрын
England way ka heshay cigaal kkkkkkkk indho caashaq bay ku eegaysaa
@weightloss8024 жыл бұрын
Malab iyo mareer.
@gedefletv60492 жыл бұрын
Iglan qosolkiibuu ka dhameeyey
@halaasistudio83917 жыл бұрын
subscribe halaygu caawiyo asxaabee
@Murtisame7702 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal Fanaan aan ka Jecelahay ma Jirto soomaali
Hamdi Ahmedum hhhhhhh aad iyo aad way kayabiyen farsama xumadooda
@mohamudaali90776 жыл бұрын
Ahmed cali cigaal libaax labo maaha Wuu balansaday englan Habeenkaas wixii isaga iyo eglan dhex maray alla og
@mahadducale8306 жыл бұрын
Waxan daydayaa hees ahmed ali cigaal qaado oo waxay tiraa ma dayaxad dagtayoo dagal kinu yahayoo markad raaxo damacdana xidigahan LA dawado usoo dawaaftaa anigana dabayluhu waxy igu dirqinayaan inay wabiyo ka day a an
@jamamohamed90146 жыл бұрын
Koooxdii qaranka fanka somalida waabari
@mohamudadenegal54555 жыл бұрын
Ahmed cigaal waa fanaan heer QARAN ah
@ocroafff55274 жыл бұрын
Cigaal fanaan qaran
@ocroafff55274 жыл бұрын
Top waaberi
@abdirahmanahmed265 жыл бұрын
Cigaal wa fanaan samayn leh
@HawdmediaPro6 жыл бұрын
Eglaneey odeyga xusuuso hore ayaad ku celisey axyaa.hees Sacdiya wey taabatey odeyga.runtii