XIDIGAHA SNTV WAREYSIGA AXMED CALI CIGAAL 02 11 2018

  Рет қаралды 59,601

Somali National Television

Somali National Television

5 жыл бұрын

XIDIGAHA SNTV WAREYSIGA AXMED CALI CIGAAL 02 11 2018
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 124
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 5 жыл бұрын
Woof woof woof woof waxabaa ka dhacay Soo dhawoow hobalka caanbaxay axmed cali cigaal Raggeedii tv qaranka soomaaliyeed waan idinku amaanayaa barnaamijyada fanka iyo suugaanta ah ee aad inoo soo bandhigtaan wiish halkaa Ka haaya weriye gaamurey guuleyso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
أنا من محبي الفنان أحمد علي عغال وهو جَدْ فنان رايع وأتمني له دوام الصحة والعافيه
@sumeyamuslim6270
@sumeyamuslim6270 5 жыл бұрын
Woow waxaasaa fanaan ah layskama ciyee Fanaan waa kii hore hadalna was intuu ku heesay Nooloow legend Ahmed Ali Eigal
@aliahmed1855
@aliahmed1855 5 жыл бұрын
Odaygu win ayuu soo cabay
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 5 жыл бұрын
sumeya muslim hhhhh sumeya naa aniguba fanaan hadana abwaan Ayaan ahay 😄
@user-iq4qv2nq3t
@user-iq4qv2nq3t 5 жыл бұрын
أسطورة من أساطير الفن الصومالي♥️💎
@ilkacaseabdi12a45
@ilkacaseabdi12a45 2 жыл бұрын
ppppppppppppppppppppppppppp
@timocadecade9781
@timocadecade9781 5 жыл бұрын
wareysiga waxaa kadhex maqley in qofka fananka ah labarijirey labiska iyo qaabka loo istaagayo marka uu hortaaganyahay bulshada hadana madaxa intey xiirtaan bey oo diyaana is mariyaan sida dubamrka bey bulshada hor istaagayaan
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 5 жыл бұрын
😂
@jafida5047
@jafida5047 5 жыл бұрын
Cuuke ayaa ku fiicnaa wareesigaan Rabi janada ha geeyo masha Allaah Alloow Cafimaad ku sii Qiimaha Fanka iyo dalka ayuu i dareensiiyay
@naemaj4616
@naemaj4616 5 жыл бұрын
Kkk wiish qayloy waxa lookala saari waayey heesahan dambe waxa weeye nin qudha laxankii iyo musigiiba qaatay marka saasbay iskugu ekaadeen..... showgu caadi maaha legend Ahmed Ali Eggal noolow in badan ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍 walee Illahay wuu ku dhameys tiray yaaa Salam 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 5 жыл бұрын
Waa Fanaan Tallent leh Oo Kaftan Badan Cod Dabiici ahna leh axmed Cali Cigaal Salaamulaah Fanaan qiimo Leh
@jafida5047
@jafida5047 5 жыл бұрын
Masha Allaah caawo waxaan jeclaa lahaa Cuuke in uu wareesgo Alloow janadii geey I love Ahmed Cali Cigaal History
@abdirizajmohamed554
@abdirizajmohamed554 5 жыл бұрын
Alla ahmed farid sana farxad kunolow😍😍😍
@nadwasomchannel8127
@nadwasomchannel8127 3 жыл бұрын
wlhi qosolkiisa iga gadan axmed cali cigaal dar alle u jeclahay
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 5 жыл бұрын
Ilaahalow cimri dheer ku sii fanaaniintii hore buu fankii raacay
@maan732
@maan732 5 жыл бұрын
Noooolooow fanaaan qaran axmed cali cigaaal
@abdisamadmohamed5369
@abdisamadmohamed5369 5 жыл бұрын
😱😱😱😱😱😱😱
@hindihassan1094
@hindihassan1094 5 жыл бұрын
Awoowe noloow fanaaan buxa
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
awoowahaa miyaa hidiyey wLaal
@hindihassan1094
@hindihassan1094 5 жыл бұрын
@@ugaasraage4178 haa wa awowahay qaliya cadawgiis ha jabeee
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
aamiin.aamiin cadawgiisa hoos soo dhowow abaayo dhal jacayl baad thye kkk
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
@@hindihassan1094 ma rer mahad ba tahay mase rer khalaf 😁
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
waxaan ka jeclaan lahaa redio muqdisho radio hargaysa telefishinka qaranka masaraxyadii qaranka in axmed kusoo noqdo sagoon meela uga xishoon ciday xerada ugu oodantahay ee soomaliyeed
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
qisooyinka waa kuwa qooys lama qaawinkar sidaa u qiyaas oo haku qaylin waa qayb jacayl haqaawin
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 5 жыл бұрын
ALLA hargaysa jecliyaa Ilaahow anoo.arag ha idilin
@zeinabmahamoudmahamed9970
@zeinabmahamoudmahamed9970 5 жыл бұрын
🤣🤣anah maalin walba aragiida baa idhibay muqdisho ilaaw ha idil anoo arag
@sareedonasiibdhalay8465
@sareedonasiibdhalay8465 5 жыл бұрын
Wll anigu xamarna ma arag lkn hargaysa jeclhy waliba mew hargaysa i amaaneen hhhhh
@kS-ly3pl
@kS-ly3pl 5 жыл бұрын
Amiiin
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
hargaysa waa magaalo taariikh leh waa hoygii fanka iyo bilowgii xornimadu halka ay ka bilaabatey
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Axmad cali cigaal fanaan qaran oo loo bogay
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 5 жыл бұрын
Antigua waxaan jeclahay heesihiisa waddaniga .maba doonayaanay in aynu dawlad ahaanno
@mms7038
@mms7038 5 жыл бұрын
alfanan al ustaad wabari iyo waayo waayo hadu ahaan laha ahmed cali cigaal nin xidhxidhan oo amusan bari hore ayu waraysi iyo fanba ka fadhisan laha lkn waxa u samaxay marka xaga illahay laga yimaado waa furfur nanta iyo farxada badan ee illahay siyay alfanan ahmed cali cigaal wxnan ku farxay hadalka u ka dhawaajiyay fananku e ah dib ayanu wabari uso noolaynayna intayada nooli waliba waxanu tagi doona gayiga somalida anaga oo fananinti wabari ah woooooow walahi aad ayaanu uso dhawaynayna hadaanu nhy dhalin yarta SOMALILAND hadu maqli jirnay wabari iyo waayo waayo inanu aragno wabari iyo waga cusub ad ayaan u salamaya fananka iyo wariyahaba wxnan codsanayna inu axmed cali cigal ka dhabeeyo hadalka ah wabari oo dib uso nooqonaysa
@fomar2137
@fomar2137 5 жыл бұрын
Legend. Axmed Cali. Cigaaal. Cimri dheer Iyo cibada suuuban❤️
@sumeyamuslim6270
@sumeyamuslim6270 5 жыл бұрын
He is so funny
@abdullahiguledmohamed7657
@abdullahiguledmohamed7657 5 жыл бұрын
Fanaan QaRan ayaad tahay oo aad isugu kalsoon nooloow gob baad tahay
@abuuraasbashiir6686
@abuuraasbashiir6686 5 жыл бұрын
Maashaa Allah axmed cali cigaal saxiibka fanaaniinta soomaaliyeed hadana gabdhaha aad iqiiyo hadana shacabka qiimeeyo oon iskala weyneyn aad iyo aad ayaan kuusalaamayaa sxb waa anigoo ah abuu raas
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
gabdhahaa waa fanaantii waan guursan jiray kulahaa😂😂
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 жыл бұрын
Ahmed Ali cigaal,,, kuma fiicna WARESIYADA,,,,, MA JECLA INUU KA SHEEKEYO QISOOYINKA,, HEESAHA
@hiboismael1197
@hiboismael1197 5 жыл бұрын
Wawwww fanaan axmed tagero buxda wad nureeysa waley
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 5 жыл бұрын
Cigaal heesihiisa waxa u jeclhy halka dooxa waheyn bad waqooyi kaga dhaco
@shaakirmuse
@shaakirmuse Жыл бұрын
Ninka ugu laxanka badan soomaalida, Uguna laxan macaan.
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan 2 жыл бұрын
Fanaan ka kliya ee aan arkay isagoo faraxsan kaftamaya wajifurfurnaanleh bulshaawi ah legend axmed allow dhowr
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
meel baan ku xiray fanka laakiin waxaa iga keennay xusuus aan xasuustay fankii iyo suugaan oo dabar goaya
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 2 ай бұрын
Waa xaqiiqa ❤
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 5 жыл бұрын
waar Axmed cali cigaal aasaasayaashii maaha ee waa dadkii dhexe ee macallimiintii hore ee fanku soo tababareen.
@wardi6
@wardi6 5 жыл бұрын
Dhakhdaland iyo Xaargeysa baa fanka as-aasay
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Heesta dad hargeysa soo maray hadiyada iigu dhiiba waxey ku socotaa khadra daahir hadaa qiyaasay
@abdullahiguledmohamed7657
@abdullahiguledmohamed7657 5 жыл бұрын
Ahmed Ali igal fanaan Qaran NooLoow
@garaadkaumadda
@garaadkaumadda 5 жыл бұрын
Waxaasa lagu odhanayaa waa weriye ader sida wax loo waraysto soo baro
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
roob la dhac in yar baataqaan
@aminaaw-elmi1813
@aminaaw-elmi1813 5 жыл бұрын
Imaiion aroos 2019
@jafida5047
@jafida5047 5 жыл бұрын
Walhi nin Qaali ah Dowlad la aanta ayaa fanka danbe qasay Alloow Dowlad nasii
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 5 жыл бұрын
Axmed cali cigal
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
bal heesta dhiin hees haw eegina u eega dhaqanka quruxda midabka iyo deegaanta waasahaan hada u xulay in dugsiyada laga dhigo macalina sameeyay
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Wariyenimo Xaal qaado!
@Adnaan98-ONIIL
@Adnaan98-ONIIL 5 жыл бұрын
War ninkaan hadaal badnaa wish fananintaa haadaal siii
@aswaanaswaan
@aswaanaswaan 5 жыл бұрын
Axyaa fanaan Heesaha axmed makala dhacaan
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 5 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa inay waraysiga kaqaadaan labada wariye ee AUN cawke iyo idiris cigaal oohada nool maxaa hobol nool oo ubaahan in laga aruuriyo taariikhdiisa Ma waagoo dhalaalaybaa? Ma dhibic seer-mawaydaa? Ma dhallaan la jecelyaa? Ma xalay ubax dhashayoo Dhagaha fidiyoo Ka dharqaday xareedoo Dharabkii kuyaalbaa Noolow Axmed cali cigaal caymo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 жыл бұрын
Cigaal ninka KU wareysanya Waxa uu ahaa kirishboy/wiish Saxaafada xaal qaado
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Said Mussa kirishboy ayaa ka fiican kan
@user-dt1xd5ri5u
@user-dt1xd5ri5u 9 ай бұрын
Axmadoow .macalin.maysara.hakasootagin.fadlan.
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 5 жыл бұрын
Wariyahan fanaanka waraysanayaa waa wariye aad u hooseeya oo qaabku wax u waraysanaayo aan aad u saluugay, waa marka koobaade su'aasha wuxuu ka horaysiinayaa araar dheer, su'aalihiisuna way koobnaayeen taarikhda fanaanka ee balaadhan iyo wariye xumaanta heshay ayaan is lahayn! Wax xoga iyo taarikhtoona kamaanu helin waraysigan.
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
dharaar iyo habeen baan midba dhaqan ku noolahay dhigaal kaygu waa dhay buurahan dhaxal ka sugayaa
@ibrahimmahmood768
@ibrahimmahmood768 2 жыл бұрын
Masha alaah
@kawsaraxmed5758
@kawsaraxmed5758 5 жыл бұрын
Subxanallah ilahayow na hanuuuni
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
kowsar walaal.fanku ma xAARAAN BAA
@jafida5047
@jafida5047 5 жыл бұрын
Tariiq la aan tanoo kale ma baday abaayo tariiqda aad dhalatay maalinka iyo saacada ma raqaanid ee Caruurtaada u qor Plz
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
faadumo omer odeygu muxuu taariikhda uga cararayaa
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 5 жыл бұрын
Miki miki iga daa??????????????????????????
@dahirnlr3430
@dahirnlr3430 5 жыл бұрын
Ahmed ma jecla waraysiga heesaha
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
wiish wariye ma ahan 😅😅
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
insha alaah waan dhamaystiri c.kariin meelo kale waxbaa ku jira soomili week ama heeso iyo waraysiyo kale ee fanaankan caruutayda oo daawanaysaan arkay waa ladaawaday kolkaasay igu soo dhacday aana meesha ku qoray waxaa maqan qayb internetku ka go,ay waxaan ka xasuusta rab rab baan dhigtaayo dhulkaygaan degaayo dhitaa madaxa iitaal guurtaan dhsgaystaa gartaa laysu dhiibaa gartay dhidib u aasaan
@abukarsharif9338
@abukarsharif9338 4 жыл бұрын
Waaaw axsan fanaan
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 5 жыл бұрын
Sound needs some work it's very immature work !!
@sumayasarahassan2307
@sumayasarahassan2307 5 жыл бұрын
Fananiinta dunidu waxay sheegaan xiligay dhasheen,xiligey fanka soo galeen taariiqdoodii lkn kuwa somalida dhalintodey Qarinayaan saa daradeed taariiqdii markay fanka soo galeen sidasay ku dafiraan. Fadlan ha duugin taariiqdi aad fanka ku soo biirtay
@jaafaralibilal6314
@jaafaralibilal6314 5 жыл бұрын
Ma Fankii Hore Mise Kuwa Hada Jira Fankii Hore Waa La Wada Yaqaana Ahmed Nin taariikhdiisa La Yaqaan buu Yahay Ee Hada Ayaa Fanka Uu noqday Bahal Cuneen Qof Walba Iska Heesa ....
@abdirizakabdi7320
@abdirizakabdi7320 4 жыл бұрын
abwaan.axmed cali cigaal.salansare
@shireomar3713
@shireomar3713 4 жыл бұрын
Fanaan dhab ah not fake
@farxaancali4367
@farxaancali4367 3 жыл бұрын
Alxamudulilah ku kaha bal daiduu yahay eega ee u wali qaylinayo illahaga utobad keen
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Ninkaan safiican uma wareysanin ahmed cali cigaal
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*KUWA DISLIKE SAARAY MIYEY XANUUSANAYAA QOFKA AY DISLIKE SAAREN MIYAANAY ARKAYN IN UU AXMED ALI CIGAAL YAHAY*
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Wa oromo luuqada baraty saxiib ninkan ma u bahan taas is weydiin mudan
@abdiismailabib6035
@abdiismailabib6035 5 жыл бұрын
Wariyaha qariban laakin maba garanayo sinwax loo waraysto. Herari am cawke allah haw naxariistee wax badan bay ka sheekayn lahaayeen
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 5 ай бұрын
Faarax lugs baasto.😢😢😢😢😢
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 5 жыл бұрын
Hees sare
@abdiasishubse996
@abdiasishubse996 5 жыл бұрын
Kan wariye maaha
@mustafeabdillaahi8343
@mustafeabdillaahi8343 11 ай бұрын
Ilkaheeda dhuuxa ahayd
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 5 ай бұрын
Faarax luga baasto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@bushronuur5064
@bushronuur5064 5 жыл бұрын
Muxuu soo wadaa ku yeh kkkkkkk
@naemaj4616
@naemaj4616 5 жыл бұрын
Muhubo Nuur 🤣🤣🤣🤣
@hassankaafi6506
@hassankaafi6506 5 жыл бұрын
Fanan waa faladagan
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@abdallejama7086 manooli 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
c.qaadir intaasaan hada ka xasuustaa waase dhamaystiri haday muhiim tahay
@SiciidMaxamed-kz6iw
@SiciidMaxamed-kz6iw Жыл бұрын
Kani wariye umatababarna
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 5 жыл бұрын
Waxan waraysi maaha waa sheeko wariyahan hadal badanaa
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Waxani weriye maaha hadal badanaa.
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 5 ай бұрын
Fasrax lugs baasto diyaar ayaan nahay. 😅😅😅😅😅😅😅
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
mana tifaftirin waayo gooyaan dhidib u aasaan wuxuu ku ceshsy daawadihii gartay dhidib u aasaan oo gartu soo noqnoqotay
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 5 жыл бұрын
Muu sheego heesta cidii samayssy iyo wakhtigeedii, cigaal waabu liitaa
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 4 жыл бұрын
Su'aashaas wariyaha ayaa lahaa inuu weydiiyo
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 4 жыл бұрын
Heesta dad Hargaysa soo mara waxaa lahaa AUN abwaan dhaqtarkii jacaylka Maxamed Cali Kaariye. Laxanka iyo music waa isla Cigaal waxuu qaaday 1968 iyo Wajaale. Waana Qiso jacayl dhab ah oo kudhexmartay Abwaan Maxamed Cali Kaariye allah u naxariistee iyo Shankaroon Axmed Sagal. Intaas kudhaafin maayo waa Qiso qiimo leh
@farxaanxidig1143
@farxaanxidig1143 4 жыл бұрын
Manshaaa allaah
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 5 жыл бұрын
Ok
@ayanabdulwali673
@ayanabdulwali673 5 жыл бұрын
Mashalaa waa fanaan asal ah gob baatay geesiya nooloow
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
ayaan cabdi aniguna adigaan.ku.jecelahay
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
Wax uu ka og yahay ma lahan, uma bilowna xitaa sida loo hadlo
@khadrohussein9684
@khadrohussein9684 5 жыл бұрын
Hadsl badanaa
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
kkk waa reer mudug wax ka hadal badan ma xiiqaan
@fomar2137
@fomar2137 5 жыл бұрын
Fanaan waa fanki. Hore. Waleee Waxa. Hada jiraaaa. Marka fiska laga reebo they are nothing. To me ms dhaysto. Xitaaaaa
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 жыл бұрын
kuma dhololo dibadoo dhulkaan qado karaadsha dhoon xabagaan kadoontaa dhitaan miro ka raadshaa
@doogdhodkon7291
@doogdhodkon7291 5 жыл бұрын
Sakhraan weeye waxuku hadayo eega duli weeynaaday
@bilecabdi395
@bilecabdi395 3 жыл бұрын
No aflagado Wlloh qaali ha cayin axmed cali cigaal wan taageera wlhi dar ilahay wa dadkii farxada lagu dhalay waa duriyadii soomaalida haku celin hadalka wll ilahay u noqo
@ismailjama178
@ismailjama178 5 жыл бұрын
Axmed tusbaxaa hadda kula guboon.intaad heesi laheyd heestee.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 116 М.
RTN TV: Barnaamijka Ciida iyo Axmed Cali Cigaal 1/9/2017
1:00:48
RTN Somali TV
Рет қаралды 54 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 32 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 115 МЛН
FANKA IYO SUUGAANTA SUBXAAYO 2018 SNTV
50:20
Hamdi Jirow
Рет қаралды 12 М.
BANDHIGA DEEQA WAXAA MARTI KU AH AXMED CALI CIGAAL 08 11 2018
1:47:41
Heesaha Axmed Cali Cigaal | Qaybta 1aad | Audio Only
1:10:02
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 10 М.
Qaybti Labaad ee Wareysiga Axmed Cali Cigaal
21:03
Madasha Furan
Рет қаралды 11 М.
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 83 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 32 МЛН