Hal aburkii iyo maskaxdi abwaan mohamed ali kariye doctorki jacaylka iyo shankaroon ahmed Yusuf qisadi jacalkogi ayay ku sabsantahay heestu waaa borame mesha lagu sameyay hestaa eee hadiyada logu kenay abwaan allaha u naxariste wuxu aha mid ka mida abwaanada somaliyed kowogi ugu khatarsana muxu faan iyo jacal quurux iyo tarikhle kaa tegaay alla yarxamu shankaroon hada inay USA ku noshahay ayan fiilayaa ahmed Ali.naa Isago dhulka jooga igu dambaysay
@jibriilsiciidjabro33205 жыл бұрын
ina cali cigaal hooyadaadii bilaa abaalka ahayd was awalba jareer af somali bartaybaad ahayd nacdal baa kuugu taal abaalkii Somaliland wuxuu noqday in aad marba dacal ka dhaafto adiga iyo eelayga xun ee xasan aadan samatar hadrawi ayaa af somali ga baray abaalkiinii wuxuu noqday inaad tidhaahdaan Somaliland oo calankaasi ka taaganyahay tagi mayno horaa loo yidhi soomaali abaal waa gashaa lkn ma gudo LKN sidaa iskaga dhinta kolay naf malihidine
@jeedalcas48995 жыл бұрын
Imika waxaas oo caya ma waxaa kaa keenaysa maxuu noogu iman waayay axmed cali cigaal iyo xasan aadan
@jibriilsiciidjabro33205 жыл бұрын
@@jeedalcas4899 brother yay noo imanin waa rag aanu ku tacabnay oo na nacay