No video

RUQIYO GUUTAALE IYO CABDI BAADIL ORG (classic song)

  Рет қаралды 56,018

Xusuus media

Xusuus media

Күн бұрын

Best Somali song

Пікірлер: 39
@HaajiGuutaalle
@HaajiGuutaalle Ай бұрын
Eedadey Ruqiya shiiq cali guutaalle illhy cimrigA hakuu dheereyO maxamed shareeco isnA illhY ha unaxariisTo Daawee nafteydoo daadihi qalbiga Dumar kaaga harayee❤❤😢 GoodTu wAa Mogadishu somalia Goor sheegTu waa 3:00 HalKa TaariqdU thy 23/7/2024 Hdaa iga danbeySo like Ta isii❤
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f 6 ай бұрын
Albumkan anaa haya waxa ku jira magool ruqiyo cali gutaale iyo maxamed shariif. Cabdi baadil kumaba jiro
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 жыл бұрын
Iska hubi fanaanka heesta la qaadaya ruqiyo cali guutaale waa Maxamed shariif ee cabdi baadhil maaha...
@sadakabirjeeb8399
@sadakabirjeeb8399 2 жыл бұрын
Abdi badil ina adeerkey
@abdullahiahmed319
@abdullahiahmed319 10 жыл бұрын
Ruqiyo cali guutaale ina adeer waxaad hees ah,waa'iyo meel aad joogtaba waa salaaman tahay. Farxad ku nooloow.
@Abduljeylani
@Abduljeylani 11 ай бұрын
Ruqiyo waxaa la qaadaya oo weliba kabankana tumaya Aun Maxamed Shariif oo ay isku kooxdii horseed ka wada tirsanaayeen
@LayloNuur-tu5dc
@LayloNuur-tu5dc 2 ай бұрын
Cajb waxa sa hees ka ah waxn dhageystay Malins axd tarqda tahy 5/62024 anigo ah sadat jiir dhafr ah gobtana waa banadir gar ah Xerox maslax
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 4 жыл бұрын
Ninkan heesta Gabadha la qaadaya ma aha Cabdi Baadil ee waa Maxamed Shariif , waxayna ka wada tirsanaayeen Kooxda Horseed ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya , isaga iyo gabadha la qaadaysa (AUN) tee Ruqiya Cali Guutaale
@feysalxasan2823
@feysalxasan2823 Ай бұрын
Ruqiyo shiiq cali guutaalle wey nooshahay eedadey aabo ladhalahy weeye io seygeedii heestani shareeco laqaadaya ima maxamed sidaa utaqaan
@artemisagar81
@artemisagar81 8 жыл бұрын
ruqiyo waa fanaanad eey isku heyb yihiin magool
@axmedwarsame9716
@axmedwarsame9716 2 жыл бұрын
Wooow igda hayah Xazun ruqiya heeso shidan.
@user-so4us4vg2s
@user-so4us4vg2s Жыл бұрын
maxamed aadan shamuuri iyo ruqiyo cali
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Maaha Cabdi Baadil waaa nin ay fannaan Baastow walaalo yihiin oo la dhaho Maxamed Shariif Nuur.. ma fiicna in taariikhda la qaldo sxbayaal. Waa jeclaan lahaa inaad saxdaan cinwaanka .
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 5 жыл бұрын
Fananka Waa Maxamed shariif waxeey walaalo yihiin 1-c/llaahi shariif baastoow 2-ahmed shariif killer eraydii abwaan maxuud c/rahmaan kaadheeri
@cammartvchennel4676
@cammartvchennel4676 4 жыл бұрын
Good voice
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Welib laxanka isaga saaray kan la qadayaa
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Codkaan waa baadil sxb waana la qaaday sidee ila thy
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 4 жыл бұрын
Codkani waaa magoool wll macaane iyo maxamed ashriiiiif
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Waa ruqiyo magool u cod eg thy xogaa
@abubakarali2770
@abubakarali2770 5 жыл бұрын
Hooyo ruqiya allaha kubarakeeyo amiin
@libaanmohamed8387
@libaanmohamed8387 6 жыл бұрын
Who is lestening this song 2018 4 march
@aminajafar2685
@aminajafar2685 8 жыл бұрын
yaa'salaam~waxaas ayaa Hees iyo codba'la dhahaa'''Ruqiya cali guutaale iyo cabdi baadil"""""Heesihii oo dhan ishaad ka tuurteen ""MAHADSANIDIN
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 Жыл бұрын
Amina jafar wiilka heesaya Waa fanaan Maxamed shariif sharafaani MUSICISTAHII kooxda horseed waxuu la dhashay fananka c/llaahi shariif baastow iyo ahmed shariif killer Ruqiyo Cali iyo Maxamed shariif Waa kooxdii horseed Eraydii Abwaan maxmud cabdiraxman kaadheeri anigoo ahaa fankii by( ahmed shariif sheeeko)
@siyadserbia5880
@siyadserbia5880 5 жыл бұрын
Ruqiyo cali guutaale iyo maxamed sharif nur
@muxsinguure1454
@muxsinguure1454 Жыл бұрын
Wan kaheley sida iskadaba dhaceyso asxan hees mcn
@mustafahassan6581
@mustafahassan6581 7 жыл бұрын
Ruqiya waaba magool ookale siday udananayso eesh qiyaasak so funny
@abdullahiahmed319
@abdullahiahmed319 10 жыл бұрын
Waxaasaa hees ah.
@abduwalidhiblawe697
@abduwalidhiblawe697 6 жыл бұрын
Waa olool codkaan
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 5 жыл бұрын
WAA ruqiyo Cali guutaale iyo Maxamed shariif eraydii abwaan maxuud c/rahmaan (kaadheeri) kooxdii horseed xoogdalka somaaliyeed
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 5 жыл бұрын
Fananka Waa Maxamed shariif OO kamid ahaa kooxdii horseed gitariste Waa nin musation ah kabanka isaga ayaa tumaaya fadlan hala saxo magaca
@jamaalcali6122
@jamaalcali6122 2 жыл бұрын
Sidokale noolow inta lanoolo yahay
@faaraxcabdisaciid8242
@faaraxcabdisaciid8242 5 жыл бұрын
cabdi baadil
@Rageedii
@Rageedii 5 жыл бұрын
Waa tan ayadoo qoran kzbin.info/www/bejne/pHWxfqaweqirqtE
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Mala daawan garo miyaa laka xiray
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 anigaa tiray sxb balse darraad ayaan mar kale soo galshay.
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii m.n.shareeco codka ruqiyo guutaale iyo m.shariif
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 Жыл бұрын
Ali said Eraydii Abwaan Maxamed cabdiraxman kaadheeri fanaanka Waa musikistahii kooxda horseed Maxamed shariif Nuur sharafaani iyo ruqiyo Cali guutaale taariiqda yaan laga been sheegin weli waan noolnahy by ahmed shariif sheeeko
@abdullahiahmed319
@abdullahiahmed319 10 жыл бұрын
Ruqiyo cali guutaale ina adeer waxaad hees ah,waa'iyo meel aad joogtaba waa salaaman tahay. Farxad ku nooloow.
Cabdi Baadil & Saado Cali Ahun l Hees Qaaci ah Kaban ah
10:36
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 21 М.
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 13 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 28 МЛН
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 31 М.
CABDI BAADIL & KHADRO UGBAAD. HEESTII SIRTEENII.
6:14
Akule Omar
Рет қаралды 159 М.
Wareesi gaban Abdi baadil 2019
16:12
hussein buubshe
Рет қаралды 19 М.
Saado cali iyo Cabdi baadil Beerkaad igaga taalaa with lyrics kaban
10:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 84 М.
Heesihii Riwayadii Adduunka | Curintii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ahun
37:57
Cabdi Baadil heestii Jawaahir
4:10
Badbaado Bulsho
Рет қаралды 80 М.
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,2 МЛН