Maxamed Shariif Nuur 'Sharfaan' iyo Ruqiyo Cali Guutaale - Daawee Nafteeydoo Daadihi Qalbiga

  Рет қаралды 19,166

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 жыл бұрын
Hestaan waxa leh ereyada abwaan kii wey naay Alaa weyn abwaan Kaadheri codka laxan ka waxa leh Aun axmed nuur jangow waxa qaada ya ruqiyo Cali guutaale oo ah xaas kii abwaan kii wey naay abwaan maxamed nuur shareeco qofka ruqiyo Cali guutaale hesta la qaadaayo waa cabdi baadhil waa markii fanka ow kuso biiray inkasto wll kii.ka tirsa naay koxda heegan Ibrahim badhil waa ku kaa sxb taariiqda qabso mana dhalan waqti gaa lakiin waxan kaso baxay jamacada fanka wabaari ee Ila tiyataro nazionale national Tiyatar ka muqdisho ayaa leygu so baray inta ka shegay
@zakaria-9346
@zakaria-9346 5 жыл бұрын
Kani waa Muusikiistihii Horseed Maxamed Shariif Nuur Sharfaan
@UbahAbdulkadir
@UbahAbdulkadir 5 жыл бұрын
Abwaan Kaddare maad ula jeedaa? Codka waa Magool ninka Cabdibaadil waa macquul.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Magol cidna lakuma qaldo Waa ruquyo ali guutale Allh ku xafido habar yar ninkana waa maxamed nur sharfan
@ikhajji
@ikhajji 10 ай бұрын
​@@UbahAbdulkadirabwaan Kaddare ma aha. Kadheri wa rer Ethiopia lakin 1980s katirsana kooxda Horseed.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 ай бұрын
​@@ikhajjireer ethopia hadhin walaal ree galbeed dheh, ama reer doolo.
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 жыл бұрын
WAXAA LA QAADAY HEESKA ALLAHA U NAXARIISTO MUSIKISTIHII KOOXDA HORSEED MAXAME SHARIIF NUUR OO DHAWAAN KU GEERIYODAY AFGOOYE ALLAHA U NAXARIISTO
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 4 жыл бұрын
Caawa waxaan ku faraxsanahay inaan maqaayad muqdisho kutaal wadafadhino fanaankii hees kaan qaadaya maxamad shariif
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Hadii aad ku faraxsantahy mid noo sameey labada fanaan isku keen mamo ruquya waxa ey dagantahay duleedka muqdisho gar ahaan ceelasha biyaha Wareesi iyo muqal nooga soo qaad zhp Wanaka codsi🧡🧡💛
@CamelBoyPro
@CamelBoyPro Ай бұрын
Heestaan waxaa qaaday fanaaniin badan oo gaarayo lix…lakiin orig waxaa leh abdi badil iyo ruqiyo guutaale
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 4 ай бұрын
Xusuuus heestan waxaan ku bartay ano telka iga xumaaday maalin qadana ay iga danta ba mudo kadib niiclaha yar ka dhageyso idaacad is iri heestan baa iga so hor baxday Deetana erayada heesta qaar ka mida baan ku qoray qeybta message ka telka kadib daraf giliyay dhowr maalmood kadib o aan Tel cusub so gatay baan heestan Ku raadiyay KZbin ka ugu dambeyn wn helay Waqtiga wa 2022 June Qiyaaste Hada mrkaan heestan dhageysaba waxa iso sawir maya waagaas o aan niiclaha watay 😆 Allah u wada naxarista labada fanaan haday dhinteen iyo haday nool yihiinba
@ali09ify
@ali09ify 6 жыл бұрын
cabdi baadil waaye huuno
@airporttravaller5513
@airporttravaller5513 5 жыл бұрын
No waa Maxmed Shariif soo suaal Cabdi baadil?
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Www waa cod halaasiya Ruquyo ali guutale waxa ey ku nooshahay magalada muqdisho duuleedkeda gar ahaan ceelasha biyaha lkn shairf war kama haayo nolol iyo geeri lkn maamo ruquyo cid wareesi kasoo qaado wali ma aan arag waayo tarikhdedii nafeed waa muhiim nin aan wax karagno malmahana ustaad umar serbiya ma aaan aragno waxa laka yaba in uu mash quul sanyaay asigaa wixii fan ah iyo tarikhdiisa noo soo gudbin jiray
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Islaantii shareeco qabay miyaa ee ceyr ka aheyd?
@daacadyare742
@daacadyare742 4 жыл бұрын
Heestan miraheeda waxaa iskale maxamuud kaadheeri Nairobi jooga
@Hamza_abdi
@Hamza_abdi Жыл бұрын
Hala hala waxan joga duledka xamar gar ahan xeebta jaziira 7 haben nimo
@lovemyselfbeerlipaah2865
@lovemyselfbeerlipaah2865 3 жыл бұрын
Waa magool codkan dadka aan aqoonta iyo dhagaha xiran yahay maxay fanka ku ciyaareyn
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 жыл бұрын
Waa Ruqiyo guutaale. Waqtiga aan coomentigan qorayo ayaan kasoo baxay muuqaal live ah oo laguwareesanayay Abwaan Kaadheeri
MAXAMED WARSAME QASALI. WAA MAHAD ILAAHEY.
8:06
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 120 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 3,1 МЛН
У вас там какие таланты ?😂
00:19
Карина Хафизова
Рет қаралды 13 МЛН
Darmaan
9:48
Release - Topic
Рет қаралды 1,9 М.
RUQIYO GUUTAALE IYO CABDI BAADIL  ORG (classic song)
8:46
Xusuus media
Рет қаралды 57 М.
HEESO KACAAN
37:32
KAABO MEDIA
Рет қаралды 32 М.
Marduuf.iyo.heestii.dawee.nafteydoo.daadihi.qalbiga
4:28
Xaaji Marduuf
Рет қаралды 3,2 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН