اللهم متع هذا الصوت بالصحة والعافية وارزقه الفردوس الأعلى، جزاك الله عنا خير الجزاء يا شيخ
@Salah-wk5tp7 ай бұрын
Allah ha ku xafido ee fadlan jibuti mad timidin shekhow. Allah ha babiyo shewanditan kuliqod ee wan ishayna qolada bifad lillah na wanka guleysaneyna insha allah wana ka guleysanay. Reer jabuti way ku sugayan insha allah. Allah akbar gushu iyo awod isakay u suknadeyn.
@МаратТажимбет-м2ц4 ай бұрын
Рахмет Аллах риза болсын
@malyounmahad12497 ай бұрын
Rabi waxaan ka baryayaa inuu ku dhameeyo Aayadkaas cadiimka ah wixii jinni daalim ah ee Umada islamka dhibateynaayo idam alle abshir waad ka guuleysaneysaan idam alle
Alle haku xiftiyo oo haku barakeeyo sheekh cadowgaagana Alle hajabiyo sidad noogu dadaalaysidna Alle janooyinkiisa boos sare hakaa siiyo guulayso aduun aakhiraba
@fatuummohamed18147 ай бұрын
Shukran shiikh caydurus, jazaakallahu kheyran
@aragsanmohamud30346 ай бұрын
Mansha allah tabarakallah sheikh kheyr allaha kusiyo aduun iyo akhiraba wanku cafimadey ruqiyadan
@AYeeYadedjecel20217 ай бұрын
Masha allh sheikh jazakallaH khaYr sheikh
@abdi65607 ай бұрын
Jasaka Allah sheikh Allah ahaa ku xafidiyo
@quensahour14767 ай бұрын
Msh alah. Alah ku barkeeeyo. Sheeekh. Aydruus.
@faadumocali55747 ай бұрын
Jasakalah kheer Sheikh xafido Allaah ❤
@aminahirabe15377 ай бұрын
Meshed ka omantahay alle ha ka warabsho aaqiro iyo aduuyo na allaah ha ku xafido aamiin cafimaad ayaan daremayaa misaanka qayaama alle ha ku saaro aamiin 🙏🙏🙏🙏
Sheekhow waxaan dareema daal daaima iyo hurdo walwal cabsi geeri iyo naxdin aniga hooyo ayaan ahey ilmaheyga oo wax xun ku dhacey ayaa isawirmato niyad jab sheekh bal arinteyda kasoo hadi illahey haku xafidee hada kahor waxaad ku dawoobay quraankaga oo waxan laha cabsidaas in muda wan kareysty hada sidii iyo kadarn😢
@Saynabwali8907 ай бұрын
Jasakalh khayr sheikh❤
@amiiraali94917 ай бұрын
Caloosha i gadgadontay marka sheegtay cilaajka ano ku maagaya is arkayba dhuunta wxba iso istaagay si xun ban u xanaaqay bismillah ano samayn ba sakaraad noqday cawa samaynaya insha allah mahadsanid sheikh jasakallah
@raaqiyojama7 ай бұрын
asc shiiq waan ku salamay mar walbo ruqyada dhageesto gacanta midig aya iruxmesa maxa waye iga so jwb
@sacdiyo96937 ай бұрын
Shikh sixirka mismarka iyo kan qabriga lagu aaso aa qabaa mxaa igula talin laheed 4sano xaladeyda ma wangsano gabar yarna waa ahy jazakallah
@farhiaosman11617 ай бұрын
Abayo suratul baqara 3 jeer aqriso malinkasto
@NajmaFaysal-rc4cg6 ай бұрын
Skhk alaha ku barakeeyo sidad umada ula rabto cafimad ulana dadaaaleyso horta alha dadaaalkag ku cafiyo adigana alha kaa abaaliyo skh aniga wxn dadka xanuuunadan ruuuxiga qaba markan dhageysto ruquyoooyinkaagana wxn ka dareema cagaha hooose celys xididaduna wey kacaaan jilba hooostoooduna ama laaablaabka wey i booodbooodaaan culeysa na waan ka dareemaa laaabtana laba labo weyna ibuurnaataa labo labo dareemaaa markastana garbahana culeys kadareema dhabarka ooo xaga hooose ah io garabka bidix hooostiiisana waxaa ka reema guntimo ama culus cabsi waa leyhy
@SalmaCabdi123-ux7bl7 ай бұрын
الله يحفظكم 😢
@NataliaWarsame3 ай бұрын
Mashallah ❤
@AdoontiAlle-ii8eo7 ай бұрын
Shiikh pls laascanood imow wlhi waan kuu baahanahay 😢
@AyanSamirali7 ай бұрын
Sheikh Djibouti xaruun maku ledahy Djibouti
@iiheartsalma7 ай бұрын
Sh xaruun maku ledahy Nairobi
@nimcoabdulrazak88377 ай бұрын
Asc shekh allaaha kurakeeyo mantan dhagaysay waxan daremay gargariig jadwalkiina wan racay jiriiroco matag aan iga imaaniyn
@Happy-s4b7 ай бұрын
Shiiqow si gaar ku rabay ee mel kala so xiriiro sheeg kheyr allah ku siye