#Ruqyo

  Рет қаралды 191,755

Habib Abdirahman

Habib Abdirahman

Күн бұрын

Пікірлер: 154
@MaryamApdirashid-fx7jb
@MaryamApdirashid-fx7jb 7 ай бұрын
Alle haku caafiyo qofkastoo inaga mid Ah quraanka kariim daawadeena weye dhamaateen Alle hainaga dhigo ku wiì ku camal fasha
@CabdiBadal-u3b
@CabdiBadal-u3b 3 ай бұрын
Aamiin yaa Allah
@XaliimoAhmed-vc5fw
@XaliimoAhmed-vc5fw 2 ай бұрын
We❤❤❤❤
@abdihassan5738
@abdihassan5738 Ай бұрын
Amiin ya rabi
@Sadriadan
@Sadriadan 25 күн бұрын
Aamiin aaamiiin yarabii 🤲🤲🤲🤲
@farisseomar7950
@farisseomar7950 7 ай бұрын
Ilahay haku barakeeyo ❤
@SabariinDhaqane
@SabariinDhaqane Ай бұрын
Asc shikhow Isha xasadka iyo Isha sixirka Isha quruxdu asc shikhoow quraan markaan dhageestay waan kuxanuustay
@abdikhalaqbest2805
@abdikhalaqbest2805 22 күн бұрын
Masha allah caafimaad ayaan dareemay markaan dhegeystay ruqiyadan.sheekh ilaahay ha kaa abaal mariyo
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 19 күн бұрын
Allaahu akbar shiikh mahadsanid jasaa kallaah fil janah
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 11 ай бұрын
Asc. Sh Jisalha. Khaar. Jaano. Gaal. Isha. Allh. Amiin. Thank. You
@ubaxaxmed1656
@ubaxaxmed1656 Жыл бұрын
M.a Allah ga ajiar siiyo
@shihabyare8473
@shihabyare8473 7 ай бұрын
اللهم يا كاشف ضر ايوب من وجعه والمه اكشف عنا عين الناظرين والحاسدين
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 5 ай бұрын
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً الرقيه الشرعيه مفيدة جداً و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم لك الحمد 🌸 و إليك المشتكى 🌸 🌸 وأنت المستعان🌴💝 💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يارب العالمين للجميعنا عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@SumayaElmi10
@SumayaElmi10 Жыл бұрын
Mansha Allah Tabarakallah Jazakalahu qeyr yaa sheiq xafidullah Aamiin yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲💚💚💙💙❤❤
@سعديةمحمد-ذ8ظ
@سعديةمحمد-ذ8ظ Жыл бұрын
The other one is 😅and a couple 👫 of mine in 😮but 😂have been a bit of the same issue for us all but 😅have 😅on 😅so 😅have 😅😢my
@abdikhalaqbest2805
@abdikhalaqbest2805 22 күн бұрын
Sheekh ilaahay ha ku xafido culeyskii I hayay wuu iga yaraaday
@dawahmuxaadaro7151
@dawahmuxaadaro7151 Жыл бұрын
Asc Mashallah ilahay wuu igucaafiye quraan 1 weeks kabadan Waan Dhageysanaye dhanac bidix mudo kaxanuunsanaaye jazakalah qeyr
@kawsaryusuf5800
@kawsaryusuf5800 Жыл бұрын
Walal ma isbedel bad kadarenaty Ana xasid ihayae
@NawaalxasanFaarax
@NawaalxasanFaarax Жыл бұрын
​@@kawsaryusuf5800hada se ka tahayna xanunkii wll
@deeqamaxamad9916
@deeqamaxamad9916 Жыл бұрын
Thanks you sheekh ale khayr hakusiiyo.
@istaahilmohamut3659
@istaahilmohamut3659 Жыл бұрын
Sheikh anigu horka dhan wuu I gariiry wliba dhinca bidix wadanha inta u danbysa videoga wan is hayn wayay wn qayliyey oo wn ooyey😥😭
@MokhtarCabdi
@MokhtarCabdi Жыл бұрын
M.allaah alle janatul firdawsa ha kugeeyo sheekh
@arafoarabarafo1879
@arafoarabarafo1879 Жыл бұрын
Amine yee shekha Gurki iyo shaqadi waa helilayahye 23 jire ooo ishu kubadataye ahye waxn ku nolashaye Djibouti
@CabdiBadal-u3b
@CabdiBadal-u3b 3 ай бұрын
Wlhi wan iska xanuun sanhy alle ha icaafiyo xitaa raajo wan aade oo waxpa leygama soo helin seddax mar raaji aade
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Ай бұрын
Allah ha ku caafiyo wllo
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 18 күн бұрын
Wlal Dikriga Baadi.iyo Ducoyinkaga Quranka Dhagayso Niyad Khyr U sheek Ruqiyada dhagayso Salada Jamaca Ku Ilali
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq 5 ай бұрын
Masha alah ilahay janatul fardawsa haka warabiyo
@ibraahimxasanibraahim6210
@ibraahimxasanibraahim6210 Жыл бұрын
Masha Allah Shekh allaha ku barakeeyo
@MowliidCabdiwaligeelle
@MowliidCabdiwaligeelle Ай бұрын
Ilaahey haigu caafimaadiyo amiin yaarabi wllo isodu ceeya
@farhiyomuhudiin-qc3xy
@farhiyomuhudiin-qc3xy 11 ай бұрын
Allah made us all 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@anababdimahadbarre2811
@anababdimahadbarre2811 6 ай бұрын
Shiikh jasaka Laah
@HindaXirsi-jp4ot
@HindaXirsi-jp4ot 4 ай бұрын
Shiikhoow mahadsanid🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hennafashion7820
@hennafashion7820 Жыл бұрын
Mashallah jazakalah qeyr
@Shukribashiir-uh9xp
@Shukribashiir-uh9xp 5 ай бұрын
Mansha allaah aniga waan dhagaysta waan ku fiicnada
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 3 ай бұрын
Ilaa meeqa bari dhageysty
@FatumaAbdullahi-s5p
@FatumaAbdullahi-s5p 4 ай бұрын
Mash Allah may Allah bless him for the work he is doing . ❤❤ ❤❤❤❤ .
@Batuulojojo
@Batuulojojo 10 ай бұрын
Salalahu Caleyhi wasalam ❤❤❤
@Kamila-tn4uh
@Kamila-tn4uh Жыл бұрын
Masha Allah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@umulaki-q2j
@umulaki-q2j Жыл бұрын
mashaaaa alaaaaa ilahy ha ka abal Mariyo wll
@haawo4191
@haawo4191 Жыл бұрын
Asc sheikh 1 sano iyo 8 bil ayan korcuncun kbihila ahay isbital kasdo wuhuda wa asasiyad isoducey ilahey dartis 🤲
@ashaosman2830
@ashaosman2830 Жыл бұрын
Allaha kaa shaafiyo wll Anigaba wan isku arkay Kor cun.cunkaas😓😓
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq 5 ай бұрын
Masha alah nolow shiqoow
@MarwaFarax
@MarwaFarax 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@qaalicumarcadow5004
@qaalicumarcadow5004 Ай бұрын
Sheeq seethy macga waa qaali Wan xanuzanhy
@luljimale5618
@luljimale5618 3 ай бұрын
Illaahay qayr ha ku siiyo
@ibtisaamapdilaahi
@ibtisaamapdilaahi 10 ай бұрын
Asc sheekh 3 sano ayaan xanusanyy oohin an xad lahayn io jidh xanuun iyo wadana xanuun sadex sano sariir kama kicin jidhkana waa I garirayaa sheekh maxan sameyaa😢😢😢
@11naa44
@11naa44 9 ай бұрын
Quran Ruqyah bdn akhriso Fatixo badan Baqarah badan Ayat kursi badan
@umumarsum6847
@umumarsum6847 7 ай бұрын
Wllo illahay Haku caafiyo waa bil Ramadane waxaad u bahantahay quruan Sar badan sheekh cilajka yaqan raadso aniga sida ahaa 7cisho quruana Isa sixir badan ayaa iga hadlay
@ayaanabshi4059
@ayaanabshi4059 6 ай бұрын
Walal alle haku caafiyo insha allaah wax aad kucafimaady majiran hada
@ibtisaamapdilaahi
@ibtisaamapdilaahi 6 ай бұрын
Amiin amiiin wllo aniga waxba igama hadalaan wax wan kala garanayaa miyirkayga isma dooriyo wan oyaa wana qayliyaa awoda dhan baa iga tagta wadnaha wuu I bakhtiyaa lugahana xanuun badan baa iga qabta
@ibtisaamapdilaahi
@ibtisaamapdilaahi 6 ай бұрын
Amiin wlshy maya wax is bedel ah ma Samayn
@SumayahAbdi-r1b
@SumayahAbdi-r1b 5 ай бұрын
Ilhyw cafimad taam isii ameen😢❤
@muhsinabdi2660
@muhsinabdi2660 20 күн бұрын
Sheekh number Ii soo dir
@AnisaAhmed-o7c
@AnisaAhmed-o7c 4 ай бұрын
Insh.alllh Insh.alllh Insh.alllh ❤❤
@KhadarCumar-b4w
@KhadarCumar-b4w 14 күн бұрын
M.a wll wan kugu xidhanay kharka aad no Soo gudbiso ee lkn tamka no Soo Gabi sida15 daqiiqo oo kale Malin walba kala barka ban uga tagaa adoo raliya❤❤❤❤❤❤
@rodaosmandaoud
@rodaosmandaoud Жыл бұрын
Jaskalah khyr
@NasraNuux-nf6qq
@NasraNuux-nf6qq Жыл бұрын
Misha allh
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 10 ай бұрын
Jisa Allh. Khar yaa. Sh I maasha. Shiifo. Kuligeen. Amiin. Amiin. Amiin. Yaal. Ah. Shugaraana. Sh. Bisiin. Biinka. Bisiinka❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FartuunCabdulaahimaxamed-g9x
@FartuunCabdulaahimaxamed-g9x Жыл бұрын
Ajar io xasanad ilaah hakugu siyo
@MukhoBeersol
@MukhoBeersol 20 күн бұрын
Mnshllah
@HibaaqAxmed-pw5uw
@HibaaqAxmed-pw5uw 20 күн бұрын
Asc wlala isoo duceeya ale ha idin denbi dhaafee korka oo dhan ayaa imadowaanaya jug waxad moodid wadnaha I xanuunaya dhaqtar wn ka daalay shaqadii waa layga hastaa xitaa naftaydii ayaan nacay ma dhaashto intaa wn jiifaa yaa rabi ii caafi🤲😭
@HibaaqAxmed-pw5uw
@HibaaqAxmed-pw5uw 18 күн бұрын
​@@Mohametabdi4mhdsnd wll
@sacdiyoUpdirahman
@sacdiyoUpdirahman Жыл бұрын
In sha allah♥️
@DeeqocaliXaaji
@DeeqocaliXaaji Ай бұрын
Sheeq aniga korkaa ixanuna xibin walba Waxaan sameyo waa fahmi la ahay quraanka inuu ilahey igu caafiyaa rajena I.a
@almaasalmaseet
@almaasalmaseet 11 ай бұрын
Sheeq korka dhan waan ka gubanayaa😭
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 6 ай бұрын
Sidokle 😢😢
@xawonur-g8j
@xawonur-g8j 7 ай бұрын
masha allah🤲🤲🤲🤲🤲
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 Жыл бұрын
Please dua for me 🤲🤲
@ashao6383
@ashao6383 Жыл бұрын
Allaa yashfiiki amiin
@fadimomaxmud5189
@fadimomaxmud5189 11 ай бұрын
@@ashao6383 faadumo
@AxmadWali-vk8ee
@AxmadWali-vk8ee 9 ай бұрын
​@@ashao63835rrrh😢😊
@farisseomar7950
@farisseomar7950 7 ай бұрын
You are my source
@bishircali5568
@bishircali5568 7 ай бұрын
​@@ashao6383q
@NajmaMaxamed-q5y
@NajmaMaxamed-q5y 9 ай бұрын
Maashallah scw❤❤
@ZamzamZuuzaan
@ZamzamZuuzaan 5 ай бұрын
Mnsha Allah ❤
@ayaanjibril4723
@ayaanjibril4723 2 ай бұрын
Masha Allaha ❤
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 Жыл бұрын
Wax isku arki qof mar arko cod maqlo ka naxayo Bismillah isodociya dad ka naxayo sabab ma aqaano
@SucaadoMuumin
@SucaadoMuumin 2 ай бұрын
Ilahoow Cafimad taam isiii 😓😓
@IxsaanmaxamuudJaamac
@IxsaanmaxamuudJaamac 6 ай бұрын
❤mansh allah 🙏 ♥️
@FarhaanBadacas-jt5ro
@FarhaanBadacas-jt5ro 3 ай бұрын
Alle haku barakeyo
@aminaomar7341
@aminaomar7341 Жыл бұрын
Iso ducey walalayaal
@ashao6383
@ashao6383 Жыл бұрын
Alah subxaana watacalaa hakucaafiyo
@aminaomar7341
@aminaomar7341 Жыл бұрын
Amiin yarabi abayo
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 ай бұрын
Mansha allah Allah kuxafiido
@mabzuudnuuryusuf9819
@mabzuudnuuryusuf9819 Жыл бұрын
Oohin ayaan is xajin waayey waan ooyey wlhi😭😭
@abdihassan5738
@abdihassan5738 Ай бұрын
Jassakallah
@deeqamaxamad9916
@deeqamaxamad9916 Жыл бұрын
Sheekh ani quraaka wan kudawkhaya.malitii aan dhameeyay igu dabaysay markaan kutubka soqado wan dawakhaya maxan sameeya😢
@ikraannuura4535
@ikraannuura4535 8 ай бұрын
Meqa saana ayaa lagaa joogaa abyo
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s 6 ай бұрын
Maasha Allah
@halwomohamed5757
@halwomohamed5757 11 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏿 1:49
@Beloved___0ne
@Beloved___0ne Жыл бұрын
Anu waxan dareemyaa midigtaa dhan ba I xanuunsaa naqaska I haaayaa 😢
@somalikismayo
@somalikismayo 4 ай бұрын
Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@idilmoalin5903
@idilmoalin5903 5 ай бұрын
Murad kega igu so ducaya insh allah
@HajiHajiali-b2e
@HajiHajiali-b2e 10 ай бұрын
3day
@raaxohassan1237
@raaxohassan1237 Жыл бұрын
Masha allaah
@RoodoCabdirisaaq
@RoodoCabdirisaaq 3 ай бұрын
Ala.ani salada.igu adag ilhow ifududee 😢
@RidwaanXasan-q3i
@RidwaanXasan-q3i 3 ай бұрын
Aamiin allaha no fududeeyo🤲🏼😢😢
@munasandheere2245
@munasandheere2245 6 ай бұрын
Masha alah
@KawserCumar
@KawserCumar 6 ай бұрын
Mansha allh mansha allh mansha
@Hassan_A_Barrow
@Hassan_A_Barrow 2 ай бұрын
Maaashaaaalh
@deeqomacalin8082
@deeqomacalin8082 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤asc
@MyPhoneAli-np6le
@MyPhoneAli-np6le 2 ай бұрын
Mashallah
@hoodomaxamedjamac1904
@hoodomaxamedjamac1904 4 ай бұрын
Masha allh
@KhadanMuhamed
@KhadanMuhamed 2 ай бұрын
Manshallaha
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv Ай бұрын
Allow xaasidka sharkiisa ayaa ka magan galnay
@IkraamAden-m9d
@IkraamAden-m9d 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤mashaa allaah😢😢
@amenacali727
@amenacali727 9 ай бұрын
Aniga jidhka qodxaa iga mud muda daaco badan leyahay calooshayda wax kasaqadha ilaa 20016 illaahayow nacaafi ani io intii islaam ahba
@kamilziyad6780
@kamilziyad6780 5 ай бұрын
Mashaa allaah
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq 5 ай бұрын
Masha alah alahu ak bar scw scw scw scw scw scw scw scw
@ismahaanismahaancusmaan7019
@ismahaanismahaancusmaan7019 5 ай бұрын
Wahi shabar leguh lehye xaley ban shitey wan ku qabanyeh ilehy nub ig war qabay Xaaled ku sugney
@ManaalXasan-kg7tl
@ManaalXasan-kg7tl 6 ай бұрын
Shiq wan dhamesan wayay quranka korka dhan aya ixanunay mida kalee shiq xas.ayan ahay ninkeyka colaad aya nadhah dalo markan cokisa maqlo wa naxa xanaaq iyo madax xanun ayan ka qada
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 4 ай бұрын
xasid ba ku haya e albaqara aqrio shidna
@LakiiiLakipashe
@LakiiiLakipashe 6 ай бұрын
Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin
@DahaboMaxamed-js2yq
@DahaboMaxamed-js2yq 5 ай бұрын
Wan ladnaday alxamdulilah shugri
@Maxmed-tu3cy
@Maxmed-tu3cy 5 ай бұрын
Asc anigamagacega wa wardo cajis madhaxanoojogateee
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 2 ай бұрын
Ii soon duceeyaya walslayal 3 Sano ma shaqeeysan
@MarianxasanCusmaan-g3q
@MarianxasanCusmaan-g3q 25 күн бұрын
🎉🎉
@nasrokhadar5608
@nasrokhadar5608 Жыл бұрын
Sixirka waraqaha kaso hadal shiikh
@Darinelamar22
@Darinelamar22 5 ай бұрын
Madaxaa i xanuunaya anoo dhagaysanaya wadnahana hoos baa lay jiidayaa
@Maxmed-tu3cy
@Maxmed-tu3cy 5 ай бұрын
Cajiis
@deeqomacalin8082
@deeqomacalin8082 2 ай бұрын
Wcs
@ShukriMaxamed-om9io
@ShukriMaxamed-om9io 7 ай бұрын
Ya Allh😢
@miskicaliibrahim8431
@miskicaliibrahim8431 Жыл бұрын
Shaqow aniga gurka iga so dahay ma ilba
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 7 ай бұрын
🎉
@نفيسهاحمد-ظ7ج
@نفيسهاحمد-ظ7ج 5 ай бұрын
Allah 😢
@halwomohamed5757
@halwomohamed5757 11 ай бұрын
🙏🏿🤲🤲🤲🤲✍🏿
@Shukribashiir-uh9xp
@Shukribashiir-uh9xp 5 ай бұрын
Mansha
@deeqomacalin8082
@deeqomacalin8082 2 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@سعديةمحمد-ذ8ظ
@سعديةمحمد-ذ8ظ Жыл бұрын
🤲🏾🤲🏽🤲🏾🤲🏼🤲🤲🏻
Ruqyadan ku gub ummu sibyaanta way soo baxaysaa idamka alle
30:37
Habib Abdirahman
Рет қаралды 413 М.
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,8 МЛН
Triple kill😹
00:18
GG Animation
Рет қаралды 18 МЛН
Ruqyadan dhagayso sixirka guurka kaa xiray wuu kaa bixi ilaahay idamkiis
31:52
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
RUQYADA|LUGAHA||MAKAANKA||CALOOSHA||DHABARKA /SHEIKH CAYDARUUS
49:19
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 160 М.