RUQYADA|LUGAHA||MAKAANKA||CALOOSHA||DHABARKA /SHEIKH CAYDARUUS

  Рет қаралды 64,486

Somali Ruqyah Tv

Somali Ruqyah Tv

Күн бұрын

somaliruqyah TV kadhagayso ruqyooyin la dagaalamaya xanuunka kugu jiro jirkaaga sidookale kahel dawooyon Tayo leh oo herbel ah #ruqyah #muqdisho #الرقية_الشرعية

Пікірлер: 133
@Imamuramale
@Imamuramale 27 күн бұрын
"SubhanAllah, your recitation is truly inspiring and heart-touching. The way you pronounce each verse with such clarity and emotion brings the words of Allah to life. May Allah bless you for your dedication and gift you with endless rewards in this life and the Hereafter. Keep up the incredible work, your recitation has a profound impact on our hearts and souls."
@malyounmahad1249
@malyounmahad1249 26 күн бұрын
١) أقوى رقية بتفجير العقد من كل الجسد تظهيرها بإذن الله تعالى أبشروا 💯☝🏻 ٢) [ وحسبناالله في من آذانا ومن ظلمنا، من ذكرنا بالسوء حسبناالله وحده وكفى ] ٣) { وَنُنَزِّلُ مِنَ الْقُرْءَانِ مَا هُوَ شِفَاءٌ وَرَحْمَةٌ لِلْمُؤْمِنِينَ وَلَا يَزِيدُ الظَّالِمِينَ إِلَّا خَسَارًا } #Sheikh_Caydaruus_Naftaada_Dabiib
@Muyadinceel
@Muyadinceel 27 күн бұрын
Maashaa allah sheekh cayuush allah ha ku xafido ❤
@deqoarale
@deqoarale 26 күн бұрын
Maashaa alaah shiiq alle abaalkaaga haka dhigo adiga iyo waalidkaa janatul fardowsul aclaa alle ha idinku kulmiyo aad iyo aad ayaad noo anfacdey xanuunka ina haayo waxaa moodaa inaad ogtahey maalin walba ruquyadii aan niyada ku hayey ayaad inoo soo galisaa abaalkaaga ma gudi karno waano free ah iscilaaji adiga oo gurigaaga joogo maalin walba na tiraahdaa ruqiyah free ayaad nosoo galisaa dadka waxaa ugu qeyr badan midka anfaca dadka.alle aduunka hakuugu nicmeeyo aaqirana janadiisa hakugeeyo aamiin yaaa rabi
@FatuushTeeena
@FatuushTeeena 25 күн бұрын
Aamiin yaa rabbi 🤲
@user-vj4lt4yh9c
@user-vj4lt4yh9c 27 күн бұрын
Mnsh allaah geigi sxrada iyo qumyoyink dhulka lajaray❤ cadowga hajabo ❤cimrigagun harago❤❤❤❤❤
@IshaAli-rn4tp
@IshaAli-rn4tp 13 күн бұрын
b v😊😊😊😊😊😊😊☔⛅🌅😅😊😅😊 no I'm 87 fr 🎉745🎉9nv😊 1:39
@ZeinabAarjaamac
@ZeinabAarjaamac 27 күн бұрын
Maasha Allaah sh Caydaruus waan ku Caafimaadaa ruqiyooyinkaaga qaarka i khuseeyaCaafimaadka Alla ha kuugu wado S claykum.
@Janna9756
@Janna9756 27 күн бұрын
Mahsa allha, Ilahay haku barkeyo shiekh caydarus, waxaaba mooda ruqyada noocan ah inaan sugayay niyadan ku hayay. subxanallah, jazaklhu khayar abalkaga ilaahay jano haka dhigo wllky❤
@farahabdilahi6068
@farahabdilahi6068 27 күн бұрын
Masha Allah barakallah jasakallah khayr shekh
@Adelina24244
@Adelina24244 12 күн бұрын
Ilahay Khayr haku siyyo fi dunya wal Ahkirah we need people who follow the shariah and guide people to right path Alhamdulilah I am so grateful I found this channel I have sihr from almost 15 years ago 😢now the jinn is fighting me because I am getting treatment Quranka dawa waye
@SihaamsaciidAbdullahi
@SihaamsaciidAbdullahi 23 күн бұрын
Jazakaallahu kheyra sheikh Allah haku xafido rabi haku barakeyooo rabi janada fardowsa rabi hakugu bishariyooo jazakaallahu kheyraaaa rabi haka rali noqdo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ rabi cimrii dheer io cafimad haku siyoooo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@erumroble5081
@erumroble5081 25 күн бұрын
Jisaakalaa qeyr shiiq caydurus 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MohamedHassan-hf4fl
@MohamedHassan-hf4fl 18 күн бұрын
Nin dhalinyar ah oo cilmigiisa qayb kamid ah ku tadawucay baad tahay sheekh, waxaa badan inta aan ku arag, kula kulmin ee hadh iyo habeenba guryahooda aad wehelka uga tahay, ee Ilaahay dartii kuugu duceeya. Wuxuu nabigeenii suubanaa yidhi N.N.K.H. kiina ugu khayrka badani waa midkiina anfaca dadka, ee abaalkaaga Eebbe janno haka yeelo, dedaalka aad wadana laba jibaar inshaa allah
@Naimahsn
@Naimahsn 26 күн бұрын
Mash allah qof cilmi deenta barta allahumma barik. All your video is valuable and amc wlhi 💯
@Munazaciid12
@Munazaciid12 27 күн бұрын
Shekh aduun iyo akhiraba liiman ba kugu duceyay🤲🏻
@AmbiaTakoy
@AmbiaTakoy 3 күн бұрын
Mashlh sheikh Allah hakaa abaal mariyo waxbaan dareemee wlhi
@mahadakalif9345
@mahadakalif9345 8 күн бұрын
Aminyarabi aminyarabi
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 Күн бұрын
Illaahay khayr aan dhamaan haku siiyo shiikh
@hawoosman3241
@hawoosman3241 27 күн бұрын
Masha Allah QAYR BADA ALLAHA KUSIIYO AAMIIN
@aminahirabe1537
@aminahirabe1537 3 күн бұрын
Masha alaah walaal alle ha kugu xafido 🙏🙏🙏
@SouguehKadra-vw6tn
@SouguehKadra-vw6tn 27 күн бұрын
Masha allah sheikh caydaruus allah ha ku xafido wllll
@malyounmahad1249
@malyounmahad1249 26 күн бұрын
والله يبارك فيك شيخ Alle ha ku shaafiyo walalada xanuusan quraankaas kariimka ah mnsha allh waa Ruqiyaha caqiib ah qofka dhageysto bi'amrilaah xanuun uu kaga reysani muhiim si niyad ah u dhageyta walalayaal
@samsamhassan9383
@samsamhassan9383 24 күн бұрын
Jazakalah sheikh Allah swt hakaa abaal mariyo
@MaidoMohamed-z1t
@MaidoMohamed-z1t 26 күн бұрын
Masha allah❤
@rahma8999
@rahma8999 10 күн бұрын
Mashallah Sheikh may Allah bless you Walalo and give you long life, good health, happiness, wealth, ameen ameen🤲♥️
@farxiyocabdullahi3237
@farxiyocabdullahi3237 22 күн бұрын
Shiiq ceydarus qerilahey hakusiyo 🤗🥰🤭🤓
@RaxmaCabdikariinguuleed
@RaxmaCabdikariinguuleed 27 күн бұрын
Masha Allah sheq
@user-tm2vb9eo7w
@user-tm2vb9eo7w 25 күн бұрын
ألله أكبر ماشاء الله لاقوة الا بالله لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم استغفرالله الحمدلله على نعمة الإسلام ❤❤❤❤❤❤❤❤جزاك الله خير الجزاء يا شيخ حفظك الله طال عمرك يارب العالمين ماشاء الله لاقوة الا بالله ❤❤❤اللهم امين يارب العالمين
@fardosaibrahim5730
@fardosaibrahim5730 27 күн бұрын
Jazaka allah kheyr sheikh wa sugaye ruqiyadan lugaha iyo dhabarka aad i xanunayo allaha igu cafiyo insha allah
@saidaomar7486
@saidaomar7486 27 күн бұрын
Jzkheyr sheekh lugaha iyo laabta aa leyga haayaa daawo allaha allaha nooga dhigo
@Suuban-fc2hk
@Suuban-fc2hk 7 күн бұрын
Alle ha ku barakeeyo sheekh
@ShamsamaxamedSiyaad
@ShamsamaxamedSiyaad 27 күн бұрын
Masha Allah
@aragsanmohamud3034
@aragsanmohamud3034 27 күн бұрын
mansha allah tabarakallah sheikh xafidahullaah 🥰🥰🥰
@motivationalquotesbymod884
@motivationalquotesbymod884 27 күн бұрын
Jazakallah kheir my favourite sheikh ,be blessed always ❤
@NasraJaamac-xm1we
@NasraJaamac-xm1we 27 күн бұрын
jasaka allah khyr sheekh
@fartundahir3802
@fartundahir3802 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Masha Allaah Xafidullaahi Xafidullaahi Xafidullaahi Jiisakallaahu Khairan ❤❤❤❤❤
@waliya572
@waliya572 27 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah jizakaluhum qeer shiqoow Allah bless you 🙏
@aminayusuf3225
@aminayusuf3225 13 күн бұрын
Jzklaahu kheyr
@rahmaali9757
@rahmaali9757 27 күн бұрын
Jazaakallaahu khayran Wa axsanalaahu ilayka
@sabaxhajji3230
@sabaxhajji3230 27 күн бұрын
MashaAllah tabarakaAllah sheikh cayduruus hafidhuAllah ilaxey haku barakeyo sheikhow
@qaranimowagoob2405
@qaranimowagoob2405 27 күн бұрын
Jasaka Allahu khayr
@hamdamohammed3711
@hamdamohammed3711 27 күн бұрын
Manshalah shiikh jazakallaahu khayraa ilaahay kaa xafido shar oodhan adiga iyo ehelkaagaba❤
@AbdighafarKerow
@AbdighafarKerow 24 күн бұрын
May Almighty protect you always ,by grace of Almighty ,your dedication has made us to benifts from your amicable and amazing recitation of yours ,stay safe sheikh , blessed ❤
@NajmaFaysal-rc4cg
@NajmaFaysal-rc4cg 27 күн бұрын
Mash alhhhhh shekh alh kaa abAl mariyo
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 27 күн бұрын
Wamahadsantahy Sheik ee mid carurta kusodar
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 27 күн бұрын
Masha allah shekh allaha ku xafido ❤
@ahmedosman701
@ahmedosman701 27 күн бұрын
Jazka Allhu khayr Shiikh❤️❤️❤️
@HibonuraadenNuraaden
@HibonuraadenNuraaden 27 күн бұрын
Ilaahay ha ku xifdiyo anagana xanuuki uu nasi jiidanayaa uun😢
@sadamdejong
@sadamdejong 26 күн бұрын
Sheekh jazakallahu kheyra Saan kuwad mida xigtaneh wajiga, bishimaha madaxada kasogid inshallah ❤
@user-bl5pw7ce3k
@user-bl5pw7ce3k 27 күн бұрын
جزاك الله خير عنا خير جزا
@weerowyare1339
@weerowyare1339 27 күн бұрын
@farhiyaadan4679
@farhiyaadan4679 27 күн бұрын
Thanks sheikh cayduruz Allahums barik
@maryanruncooking5376
@maryanruncooking5376 7 күн бұрын
Masha Allah mahadsanid walal
@rodamahamoud
@rodamahamoud 4 күн бұрын
Mashaallah
@AliahmedAbdilahi
@AliahmedAbdilahi 19 күн бұрын
Ilaahay ha ku barakeeyo sheekh😢😢😢😢😢😢😢😢
@HousseinAliaden
@HousseinAliaden 27 күн бұрын
Mascha allah khayr shekh 😊😊😊
@daafahachannell7622
@daafahachannell7622 26 күн бұрын
Wlh wadna garaac ba bilay marka dhageystay mazhlh no so badi macalin
@ZahraOsman-l3t
@ZahraOsman-l3t 20 күн бұрын
Masha Allah ilaahay ha ku hafido wan ku cafimade
@MariaAbout
@MariaAbout 11 күн бұрын
Mashallah mhasanaid
@munaahmed6270
@munaahmed6270 26 күн бұрын
Alah❤ ku barakeyo sh ceydaruus
@Busharaabdinasir
@Busharaabdinasir 27 күн бұрын
والله يبارك فيك يا شيخ عيدروس❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 12 күн бұрын
Alxamdullaah shikh mahadsanid jasaa kallaah fil janah illaahayow igu caafi oo magu caafi
@SalmoMohamed-el7rx
@SalmoMohamed-el7rx 12 күн бұрын
Aamin yaarabii abyo culeska ziyadada qaarka danbe jirka Oo iska gariirayo Mxaa keeno
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 12 күн бұрын
@@SalmoMohamed-el7rx Ma aqaan abayo quraanka badso
@haniya_5600
@haniya_5600 26 күн бұрын
Allah janada haka abaalmariyo wll walikaa nolosha farxad waarta ku rajeynaya ❤
@bbbbggg3191
@bbbbggg3191 27 күн бұрын
jizakalaahkhayr shiikh
@haania2495
@haania2495 4 күн бұрын
Caloosha caloosha alla sheikh Subhanallah i am sick caloosha
@mrd4205
@mrd4205 13 күн бұрын
Thanks Sheekh cuydaruus may Allah reward you and thanks for the Quran I really appreciate u thank you our dear brother long life insha Allah 🤲💯🫶
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 27 күн бұрын
Mashallah Allah akbar Allah Allah akbar Allah ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
@AliahmedAbdilahi
@AliahmedAbdilahi 19 күн бұрын
Maansha allah alle ha ku barakeyo
@Qamarismacil
@Qamarismacil 11 күн бұрын
Sheekh miisanka xasanaadka Allah hakugudaro
@abdifataahfidka
@abdifataahfidka 27 күн бұрын
Sheekh caydaruusow ruqiyada dabeysha nosogali plz
@muunaxuseen2392
@muunaxuseen2392 19 күн бұрын
Shekha ilhay haku bar keeyow goormda hargaysa imnysa
@aishoali1943
@aishoali1943 26 күн бұрын
Shukran sheikh cayndaruus
@ayanahmef7662
@ayanahmef7662 22 күн бұрын
Jaska alh khayra sheekha ❤
@BerikisuIbrahim-pz5ok
@BerikisuIbrahim-pz5ok 3 күн бұрын
please sheik pray for me😭😭😭
@nasranasray
@nasranasray 12 күн бұрын
Mashallah 🥰 thanks
@hibokhadar3831
@hibokhadar3831 25 күн бұрын
Maasha allaah tabarakallaah
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 19 күн бұрын
Mashallah Allah ❤❤❤❤❤❤
@luluibrahim8746
@luluibrahim8746 13 күн бұрын
Jazaka lahu kheyray
@nimcoali-dy1nc
@nimcoali-dy1nc 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 15 күн бұрын
🤲🤲🤲Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 22 күн бұрын
Jazza allah allah nugu caafi
@Muslim9-Yemen
@Muslim9-Yemen 27 күн бұрын
Palestine is free I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' '''''''""''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i.i. i.I.|-......،،،😢😢🎉🎉❤
@SiblingsK
@SiblingsK 27 күн бұрын
Stop using other people’s! You are Zionist
@xalimosacdiyo-tg4rq
@xalimosacdiyo-tg4rq 25 күн бұрын
Alluma barik ❤❤❤
@IsmahanAbdulahi-y6d
@IsmahanAbdulahi-y6d 16 күн бұрын
makanka dhinaca midigta waxba iga yala maxaan istimala siduu waxaan uga baxo ama iga tago talo Islin walahi el nux eney ku arkin cumri dheer iyo cafimaad allah ha kusiiyo
@CaishaCaisha-x4f
@CaishaCaisha-x4f 26 күн бұрын
Alle Haku barakeeyo wll❤
@IsmahanAbdulahi-y6d
@IsmahanAbdulahi-y6d 16 күн бұрын
asc sheekh caydurus marks ugu horeyso cafimaad iyo cumri dheer allah ku siyo walahi xanunka waan la rabadey waxan noqdey qof bila faido iso duce inu alle iga qado hada halee ku suganthy
@sahrofarax3450
@sahrofarax3450 13 күн бұрын
Ha niyad jabin insha Allah waad cafimade adkarta badso xasidkiyaa batay allaha nawada cafiyo
@daahiyougaas2523
@daahiyougaas2523 27 күн бұрын
Shugran
@asiajama454
@asiajama454 16 күн бұрын
Ilahow nagu caafi
@MahamedabdiAhmed-bc8kw
@MahamedabdiAhmed-bc8kw 24 күн бұрын
Sheekh ceyduruus waan ku duceyey dhagageega sheydaan ka maqali jiray hada waan ka caafimaaaday marwalab waa weysa qabaa
@MaimunaHassan-nr9vx
@MaimunaHassan-nr9vx 27 күн бұрын
❤❤😊
@MoIman-i8r
@MoIman-i8r 14 күн бұрын
jasaakalah shiq
@KaltuunApdishiine
@KaltuunApdishiine 16 күн бұрын
Shikh jaanad allha haakugeyo quurankan dawafarmashikagamaramay
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 27 күн бұрын
Jazaakalaahu khayran ❤
@fartuunhirsi9414
@fartuunhirsi9414 14 күн бұрын
Jasaka allh shiikh waxan ka codsan shiikh ruquyada indha xanuunka no so duub insha aalh waxa mudo ixanunaysa il dawadi Dhakhtarka waxaba iskama garan
@FiskaFiska-me7fr
@FiskaFiska-me7fr 6 күн бұрын
7jeer faataxada biyo kutufo indhaha kudhaq7malmod
@NadiaNounou-r2y
@NadiaNounou-r2y 8 күн бұрын
Cheikh hakey lagagaso hirira
@amiiromoogeisxaaqmooge4724
@amiiromoogeisxaaqmooge4724 27 күн бұрын
Shekh groupkaaka saan uku soo biiraa
@hodonabdifatah9417
@hodonabdifatah9417 27 күн бұрын
Thnkx sh
@xabiiboruxii7960
@xabiiboruxii7960 24 күн бұрын
Mhd sanid❤❤❤❤
@sacdiyogureey1231
@sacdiyogureey1231 26 күн бұрын
Sheikh quran raba mud aad u dherar xanun sanahay mel rasmi jogta isheg aad ugu bahan sheihk cilaj badan tagay waxi wey iga bixi la.yihiin ani xamar jog
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 26 күн бұрын
Nairobi ayuu joogaa wll
@sacdiyogureey1231
@sacdiyogureey1231 26 күн бұрын
@@sheikhcaydaruus number isheg aan kala so xariiro sheihk
@zakariaduceesane27
@zakariaduceesane27 26 күн бұрын
Please sheeq bal ii jawaab mahay tahay In an tiin madowa an iga timado Haga danbe markan suliga Adey an rabey Inan saxrodo
@BilaalCade-z4z
@BilaalCade-z4z 27 күн бұрын
Asc shekh ruqyadaan Sumarka kaliya miyeey uqaastahy??
RUQYADA JINKA GUBEYSO  #الرقية_الشرعية
48:32
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 18 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 86 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
RUQYADAAN KU OGOW IN UU SIXIR YAALO CALOOSHAADA ||SHEIKH CAYDARUUS
58:43
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 37 М.
RUQYAH JINKA KUGU DHEX XIDHAN IYO ISHA XABISAN ISKA FUR ||SH. CAYDARUUS
50:05
#Ruqyo 30 daqiiqo ku gub isha xaasidada ah ee noloshada xidh xidhay
30:37
Habib Abdirahman
Рет қаралды 162 М.
#الرقية_الشرعية #quran || xasadka iska fur maanta
50:58
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 919 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:54:37
القران الكريم مباشر Holy Quran live
Рет қаралды 1,5 МЛН
#الرقية_الشرعية # || reerka wada dhashay ee is neceb ruqyah
43:12