HOYO KU NOL DALKA JARMALKA OO MARTI KU AH PROGRAMKA DHAQALEHA (DAGAN AHMED)

  Рет қаралды 14,736

Ruumi Channel

Ruumi Channel

6 ай бұрын

Пікірлер: 79
@mamadagan5894
@mamadagan5894 6 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤and barikallah. Waa dhiira galin wanaagsan 🎉🎉
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 6 ай бұрын
maxaaa xiiqis keenayo hadaa xaas thy asiga ha soo adeeego wax walba ha bixiyo, shopping kana raac wixii ilmaha rabaan isla soo xula, adigana hadee lacag ku soo galin 100-200€ ka qaado wax yabaha ku garta ah u isticmal dharkagana iyo shopping malinta ilmaha u soo sameeneysan kaga soo darso. Maxaa stress biil ku galinayo
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 6 ай бұрын
Way saxan tahay gabadhu siday u maaraysay biilka weliba imika noloshu wa qaali oo 200 todobaadkii kuma fila
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 6 ай бұрын
Hooyada bishii adeeganeysa wey ka dhaqaalo badantahay tan wiik kasta suuqa dhax taagan sababtoo ah soomaali ayaa nahay markaan hal shey ubaxno toban sheey aan qorshaha ku jirin ayaan soo iibsanaa taana waa dhaqaalo xumada meeshey ka bilaabato sikastaba moor aad suuqa aadid moor aad qarash badan gashid suuqa halaga dhuunto hadii aad rabtit in aad dhaqaalo aruurisid noqo qof qorsho leh aniga xataa hadaan bilaabay arintaas waana arkay dhaqaalaheeda
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 6 ай бұрын
Sx waaye lkn qof ciyaal yaryar heysto bishii hal mar macquul maahan ani isbuucii 2 mar soo adeegaa bisheena raashinka soo dhigtaa iyo helibka
@user-ty3jc4mz5r
@user-ty3jc4mz5r 6 ай бұрын
Jasaka allah qeyr abayo yaal alle ha idin xafido insha allah ❤❤❤❤
@dekaosman7483
@dekaosman7483 6 ай бұрын
☕️ gurigada hada ku sameysato maxa dhacayo malin kasto a bananka kaso caba war ma aha
@habonali9734
@habonali9734 6 ай бұрын
Mansha allaah xalay life ujogay❤❤❤
@jisooismybiasandsoisyours4299
@jisooismybiasandsoisyours4299 6 ай бұрын
Your right degan
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 6 ай бұрын
Asc mashallh Allha kuxfdo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 6 ай бұрын
Manshaallah economy 😊
@aaminaaxmad8120
@aaminaaxmad8120 6 ай бұрын
Ale ha idin siyaadiyo anagana ale ha ina siiyo
@khadrajama9259
@khadrajama9259 6 ай бұрын
Ruumi 200 asbuuci waaa qali said ah anigu bishii 2jeer ban adeegta
@hersihersi2406
@hersihersi2406 6 ай бұрын
❤❤❤❤.abaayo
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 6 ай бұрын
Yaa ku weydiiya inta Aad qaadato 😮 hadii aad Singal tahay oo Lacag badan dowlada ka qaadato Naaga ama Gabdha badan ayaa Nimankooda Usoo adeegaan ee dadka ha isku darinina
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 6 ай бұрын
Anaa single ah 3 ciyalna heyso 1600 qaato naag taan been sheegey 150 kaffee ku cabaa sheeko kulahaa
@KhadromahamedKhadro
@KhadromahamedKhadro 6 ай бұрын
Ma araktay xita familka somaliya joga ayay nagudirasaba wayo iyada ninkada way kala nolyihin dowladana garob nimo ayay lacag kusisa sasay noga lacagbadan tahay
@-farhia
@-farhia 6 ай бұрын
Caadi baa no wareerisen wlhi qof walba Muxu haysto meel ha dhigto very easy muhiima da waa intaas
@farhiya2269
@farhiya2269 6 ай бұрын
Waa runtaa dadku isku dhaqaale maaha
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 6 ай бұрын
Walaashey gurigaaga waxa so galaa adaa yaqaan intad fariisato waxa u bahantahay qor hal mar waxa waweyn so adego qudaartane week intii kugu filan adigaa yaqaan
@AmaalHassan-di7eq
@AmaalHassan-di7eq 6 ай бұрын
Salami qaansirka uunba lagaso saara
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 6 ай бұрын
Every House Hold is different. EVERY COUNTRY HAS DIFFERENT LIVING SYSTEM.
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 6 ай бұрын
Malin walbo adeeg bisinka waaba daal.iyo dhibaato sitimanki hal.mar ok waaye
@chouchouchoukri1211
@chouchouchoukri1211 6 ай бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis
@naimahussein3911
@naimahussein3911 6 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@barni5847
@barni5847 6 ай бұрын
Ilmaha haska gajasinina lacagta caruurta galiya siivay hadhwu mel u garaan
@hassanstar149
@hassanstar149 6 ай бұрын
Waxan kunolahay jarmny waxan nahay family 6 qof kakoban isbuca ayan uso adeganaa talada kasta waxan kuso adegtaa 90 ilaa- 120 xalalka bishii 200 hilib ka jikinka fischka burgerka salamiga kuli iyo boqol vertag total 800 boqol isticmal
@user-jl1mz4vt6i
@user-jl1mz4vt6i 6 ай бұрын
Asc
@user-jl1mz4vt6i
@user-jl1mz4vt6i 6 ай бұрын
Xablaha wa iftiinka quruxda nafta iyo naacawda
@OpulentMotivate
@OpulentMotivate 6 ай бұрын
Masha alha tabarakalah guuleeso abaayo
@hassanosman3668
@hassanosman3668 6 ай бұрын
Karemadan shamboyada tan guriga lagu dhaqo Tan dharka
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 6 ай бұрын
Week 200 is veel
@khadramohamed7830
@khadramohamed7830 6 ай бұрын
Qarashkaagu waa too much wll dib iskugu noqo hadii aanad family 10qof ka badan anad ahayn lkn 5,6,7qof bilkani aadbu ugu badanyahay
@marianmohammed67
@marianmohammed67 6 ай бұрын
umadda yey qalad idin fahmin abaayo iska saxa hamburger ha dhihin burger dheh qeyr allaha ku siiyee
@ruumichannel
@ruumichannel 6 ай бұрын
Anaba saxay oo reer comunt saxay
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 6 ай бұрын
Germany saas u yaqaanan Hambuger dhahaan maqaa yadaha xalalka xitaa
@user-jl1mz4vt6i
@user-jl1mz4vt6i 6 ай бұрын
Maxaa khaldamay
@shukrisaid8870
@shukrisaid8870 6 ай бұрын
Masha allah
@safiahussein5981
@safiahussein5981 6 ай бұрын
Kiradii guriga away abaayo
@aishayusufahmed3059
@aishayusufahmed3059 6 ай бұрын
Germany nolasha waa qaali wlh 2 qof 600 isticmalay wlh kadib is qabtay
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 6 ай бұрын
Maxaa xisaabta kenay waxaad heysato dadban heysanin marka cidi ey wax mel udigmeyso hadigato hadey kala hareynina yaan rerka lagajeysinin wixi kugu dici lahaa wey qoranyihin rabi hala tala saarto
@user-jl1mz4vt6i
@user-jl1mz4vt6i 6 ай бұрын
Noolasha
@nimcocali8414
@nimcocali8414 6 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@khadrajama9259
@khadrajama9259 6 ай бұрын
Hadda bil ban kadhigan
@-farhia
@-farhia 6 ай бұрын
Wa
@Wilo.Y
@Wilo.Y 6 ай бұрын
Singel motherti ugu aqli xumet.teeda kale gabadhan ADHD e qabta qof hadu hadlo o qolka so galo ma dhagesan karto ine ayada le hadasho e rabta hadaladeedana ma fadhiyaaan way kala hadhadlee
@munagaraad9415
@munagaraad9415 6 ай бұрын
Wa cadi qof qurbo joogto oo waiba 6 ruux ah
@Ayaanahmed21
@Ayaanahmed21 6 ай бұрын
Ruumiyey aniga nederland kula daganhy 6 qofnhy bishii cunto 650 euro iga bxdo waliba saaid u baashaalna 1100 waa te veel wlhi. Aniga weeegi halmar tukanka tga list ayana la tagaa. Reerka ma dhaqaaleyey mise bal qiyaas?
@zamzamhassan4148
@zamzamhassan4148 6 ай бұрын
Ada saxan nagtaan faan ayaa kujira
@ruumichannel
@ruumichannel 6 ай бұрын
Waa perfect biilkinu man sha allah
@bahja2377
@bahja2377 6 ай бұрын
Rear Nederland waxay Cunaan rooti iyo jam oo Schoolka caruurta u qaataan
@Safiyo6767
@Safiyo6767 6 ай бұрын
Holland jooga 4 qof nahay 820 euro isticmaalo weyna igu yar tahay
@user-rk8ju8xt2h
@user-rk8ju8xt2h 5 ай бұрын
Dageney wl 200€ wek wey badanthy 50 kadhin😂
@maryambishar1913
@maryambishar1913 6 ай бұрын
siwanaagsan bay u kala dhigtay gabadhan su.aal waxa bil ah ma.dirta miyaa
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 6 ай бұрын
Walaalayaalow 100 yuuro doolar waa imisa
@ruumichannel
@ruumichannel 6 ай бұрын
100$ iyo euro waa isku mid wll
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 6 ай бұрын
@@ruumichannel mahad sanid walaashey
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 6 ай бұрын
150 euro coffee 😮 abaa guriga kusameso
@user-el1uz9ru1b
@user-el1uz9ru1b 6 ай бұрын
❤❤❤👍👍👍👍👍👍🎉🎉🎉🎉
@khadraali8373
@khadraali8373 6 ай бұрын
1200 bildhan Week 200 500kiro meeshu raqiisana
@munocadeey2839
@munocadeey2839 6 ай бұрын
See cml 😂😂😂
@abobasement346
@abobasement346 6 ай бұрын
somalih waxaan ku nacay intay wadankodah so burburiyan bay wadankaleh lah yimadah inay baryotaman uff maxan nacay somali
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 6 ай бұрын
Live kaaga goormuu soo galaaa????
@ruumichannel
@ruumichannel 6 ай бұрын
Habenki fidkii
@mohamedibrahimdhiblawe4933
@mohamedibrahimdhiblawe4933 6 ай бұрын
Aaway dadka jarmany dagnaaay soo hadla macquul matahay arinkaaan
@namelos2963
@namelos2963 6 ай бұрын
War taan wexeedu waa waalu 150,-€ shaah lagu cabaayo yahuu dhe 800,-€ adeeg 😮 Taan dhaqaale male tusaalena ma noqoon jarto
@imanissa5492
@imanissa5492 6 ай бұрын
Qoftu faan badanaa
@fahimomohamed8261
@fahimomohamed8261 6 ай бұрын
😂😂😂 cirkeemareysa 150 kaffe ku cabaa sheeko 400 boqol guri kiro kubixiyaa guri 6 qof ku nool oo 400 ah yurub ba kuma yaaalo hooyo 5 ciyaal heysato oo 4 kun qaadato majirto malaha dad dhintay la hadley
@FaadumoAbdullaahi-su2mq
@FaadumoAbdullaahi-su2mq 6 ай бұрын
Yuuradu maxay udhigantaa dollar ahaan
@shamsoolad5754
@shamsoolad5754 6 ай бұрын
Iskumid lee waaye 200yurada waa iska 200$ dolar
@FaadumoAbdullaahi-su2mq
@FaadumoAbdullaahi-su2mq 6 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@namelos2963
@namelos2963 6 ай бұрын
5000-€ intaa soo gashaa 1400,-€ gurigaa iyo wixii muhiim ah in la bixiiyo 1100,-€ cuntoo 2500,-€ maxay ku qabataa😮 Aad bay u qaalisantahay😊
@queenhijaaby3625
@queenhijaaby3625 6 ай бұрын
Lacagtas in dolar wa meqa
@ayaanmohamed2252
@ayaanmohamed2252 6 ай бұрын
Poqolka euro hda mqasho Wa poqol dolar Euro iyo dolar wa isle,egyihn wll
@user-tg6bi4lu8d
@user-tg6bi4lu8d 6 ай бұрын
😂😂
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 6 ай бұрын
Abaayo jarmalka anaa degan adeegi waa jabanyahy
@halimosalad6076
@halimosalad6076 6 ай бұрын
Dagan way saxanthy nolasha waa qaaali hada
@fardosomohamedfardoso6850
@fardosomohamedfardoso6850 6 ай бұрын
Rumi adiga nosheeg inta kugu baxdo
8 SHEY EE DHAQALAHAGA HOOS U DHIGAYA MANA OGID
15:46
Ruumi Channel
Рет қаралды 14 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,2 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 79 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 74 МЛН
NOQO RUUXAN BARI MEEL CIDLA KU SO DHACIN.  DHAQALAHA .
13:18
Hamda Home Decor
Рет қаралды 33 М.
hooyo gabadhadee radinaysay 20 sano
14:43
Daryeel 24
Рет қаралды 3,3 М.
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
Somali 45 Years In Germany - Waxaan Jooga Jarmalka 42 Sano
10:46
Khadar Baashee
Рет қаралды 201 М.
FARTUUN HAPPY. FURINKA INEEY QORSHEYSO MAXA KA DANBEYAY ?
16:02
Hamda Home Decor
Рет қаралды 64 М.
BIILKA WUU IGA GO MARKASA DEEN RAADISA TALADAN QADO
11:31
Ruumi Channel
Рет қаралды 15 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,2 МЛН