FARTUUN HAPPY. FURINKA INEEY QORSHEYSO MAXA KA DANBEYAY ?

  Рет қаралды 64,675

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 322
@xamdawardhere3922
@xamdawardhere3922 9 ай бұрын
asc gabdho iyo wilala abayo aan garsiino 100 7kun ka dhiman plz ❤❤❤❤❤❤❤
@AyanAhmed-l4z
@AyanAhmed-l4z 9 ай бұрын
Inshallah
@ayaandakhar
@ayaandakhar 9 ай бұрын
Diyar malin dhawa ayay gadhas ishal wll
@ashaoali8020
@ashaoali8020 9 ай бұрын
Furtuun happy ayaad go,aanka iskale ee yaan lagu mashquulin hadii ninku masheqeeyste noqdo hadoow jid iyo jahadiid yahay maxaad sameeyneeysaan gabdhow
@ashaoali8020
@ashaoali8020 9 ай бұрын
Laakiin sow marna wax lagugu dhaliilo marna lagugu amaano masameeykartid laba barnaamij oo isku xigta ayaad samenkartaa
@munamire9656
@munamire9656 9 ай бұрын
😂😂😂😂Waxay dubarku ula yabanyiin fartuun in ay qorshaysato inay single noqoto dumarku iyagoo xafada jooga uunba lafura oo qa kayeedha lakin anigu waxan u arkaa sax fartuuna waa fariid ❤❤❤❤
@SuleeqoCaaqil-vb4me
@SuleeqoCaaqil-vb4me 9 ай бұрын
Qafka noloshisa Asa go.aan Katari karo gabadhi aqli Leh noloshay kufarax sanayn wayka boxi karta
@SaynabDegan
@SaynabDegan 9 ай бұрын
Kkkkk wlhi waa runta
@hasmah8018
@hasmah8018 9 ай бұрын
Hamdiyeey aamiin dheh! Ilaahow janada abaalkaaga ka dhig reerkaagana kuu barakee. Qalbigaa ku diirsada runti sidaa xayga ah ee cadaaladu ku dheehan tahay eed rayigaaga iyo taladaada udhiibato. Bravo wlo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 9 ай бұрын
Aamin wall mcn Adigana sido kale
@HodanBadbaadoChannel
@HodanBadbaadoChannel 9 ай бұрын
Maasha allah guulayso aqliga waa Lo dhasha
@looloiu9266
@looloiu9266 9 ай бұрын
Xamdiyey kheer Allaha ku siiyo hooyo macaan runta aad ka hadashay Aniga kula hadlaya taariikhdayda fartun teeda ayaa fcn tan so maray labo nin midna naxariis ima falin maanta waan ka meyrtay Alxd
@AyanAhmed-l4z
@AyanAhmed-l4z 9 ай бұрын
Hamdi yeey waxaan kuu sheegaa iyo gabdhaha Somalia number 1. Nimanka gabdhaha canuriyo oo rabin iney shaqey sato birina way kataga yaan 95 percent. Anaa arkay inteey dhahaan ha shaqeen bay birina katagaan oo mid bilicsan daantaan. Gabadhina ma faa iideysan reerkeedina uma faa iideenin.
@sheekha.
@sheekha. 9 ай бұрын
4 months ayaan reer lahaa, inaanu guurkeeygana rajo laheeyn maalmahaygii ugu horeeyay ee guurkeeyga ayaan ogaaday, Go'aankeeyga ayuuna ahaana inuu reerkaan aan dhisay ka baxo, Farxad iyo daganaan ayaana ka qaaday,. Alx ❤❤
@faizaahmed5729
@faizaahmed5729 9 ай бұрын
Masha Allh tabrakalaah dantada taqanaa
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 9 ай бұрын
Masha allaah alxamdulillaah horey u soco dantaada ka fekir marwalba wax kalana haka hormarsiin ❤
@umusalmaan2575
@umusalmaan2575 9 ай бұрын
hori u soco nolasha cariiri iyo dhib ma ahan hadaan farxad jirin hori ha loogu socdo
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 9 ай бұрын
@@umusalmaan2575 saxiix
@khadradioman8843
@khadradioman8843 9 ай бұрын
Masha allah caqli saliim ah iyo codkar kugu jeclhy xamdi insha allah 2024 norshe iyo hami isbedel ban ka leeyahay nolosha hadi alleh samaxo igu caawiya ducada fataxadana igu so mara in alle muradkayga ii sahlo jzkh👏👏👏
@aminakhadar581
@aminakhadar581 9 ай бұрын
MashaAllah tabarakaAllah good speaker sister keep going
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 9 ай бұрын
Waa ii qorsheesantahay in aan single noqdo sababtoo ah guurka qaar single baa dhaama laakiin inta yar aan cagaheeyga ku istaagayo waa inaan dulqaataa
@umanajmo6684
@umanajmo6684 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 9 ай бұрын
You can do it never give up ❤sweetheart
@madinaomar2344
@madinaomar2344 9 ай бұрын
Fartuun waa hooyo karti bdn oo caqli bdn waxay qaadatey go.aan qurux bdn ayadana go.aansatey allaha u saqiro nolosheeda❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 9 ай бұрын
Hooyadey aniga i dhashaa i dhahdaa itiri hooyo mcn furiin ayaan qorsheystay waxana rabaa inaan ku dhaqaaqo oo sanadkaan uusan ila dhaafin guurkaani waana ku garab istaagay oo hooyadey garabkeeda ahaa maalintaas ilaa iyo maanta Alx❤❤❤❤
@Dajiya_maxamed
@Dajiya_maxamed 9 ай бұрын
Naaa abaayo ma hooyadaa iyo aabahaa !!!!!!
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 9 ай бұрын
@@Dajiya_maxamed😂😂😂
@muudahir7081
@muudahir7081 9 ай бұрын
Aniga fartuun waan ku tagersanhy nin fcn lagama tago taasba hubaa,😊
@layalimohamed4808
@layalimohamed4808 9 ай бұрын
mahadsanid walal sida wanagsan o aad uga hadashay arinta fartun. wakugu racsanahay qofka nolosha u ku jiro hadi usan hadafyada nolosha ka leyahay usan gaari karin in u doorto in uu nolol ka fcn radsado. wana wax fcn in qof aadan aqoon hoose u leheen la dhaliilo fikirka qofka wa xor asaga yaqano.meshi u roon
@fartunjama6879
@fartunjama6879 9 ай бұрын
waa jirjiroole hawaanka somaliyeed(MUNAAFIQIIN)
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 ай бұрын
Manshaallah absolutely 💯 waa sax hamdi qof furin rabo ma jirto inay burburiso gurigeda haday nolol ay ku qanacsan tahay haysato runta ayada og fartun happy yaanan la qod qodin 😊😢
@muunajaamac
@muunajaamac 9 ай бұрын
Waa muhiim in wax waliba qorsho yeesho wanan tagersanahy fartuun❤❤❤❤
@Saynabibraahim-q9o
@Saynabibraahim-q9o 9 ай бұрын
Xbbti xamdi Alle ha kusharfo waxan isbedelay hal sano kahor waxan bilaabay waxbarasho aan kategay inbadan Alxm waxan sameeyey ganacsi walaw aanu noqon sidan rabay walina aaan rabo isku day labaad waxana bedelay caqabado iga yimaaday qof aan kalsooni siiyey haddana isbedel nafeed mid waxbarasho mid dhaqaale intaba wan wadaa xbbti waxa kaloo isbedelkay qayb wayn kaqaaadaty wllshy Xamdi warsame Allah ha kusharfo ❤❤❤❤❤❤
@sidiabukar302
@sidiabukar302 9 ай бұрын
Nolosha qofka hor ah sidey u tahay iyo sido kadhigto waxkasta waa qanecada noloshada. Fartuun Mashaallah waa gabar yar oo degan waa hooyo karti leh. Hadey nolosheda qorsheysatay maxa laga raba. Iney melaha ku oyso ey bahdilnato miya rabten dumarow. Abayo xamdi adigane waxa kuleyahay sanad wanaagsan Mashaallah kalmada ah hornima kudhashay hornimane kunimana inbadan aya adeegsada waa halqabsigeyga. Waa run qofka hor ayow uu yahay noloshisa rag ahow dumar ahow. Lakin xukun amar dacayad ceebey Wax kale ma ay yaqanan yasir ale. Hormar wacan .Mahadsanid.
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 3 ай бұрын
Mash allha abayo macnto guleyso ❤❤❤❤
@Faizaismaciil
@Faizaismaciil 9 ай бұрын
Wlhi abyo fikiirkaga wanladhacay Masha allh gurka waa qorsho furinkana waa qorsho sx waan amiin sanhay 🎉❤
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 9 ай бұрын
Ragaba noloshoda way qorshaystan maxaa u diiday gabdh inay qorshaysato qasab mahaa inad la nolatoo qof anad ku faraxsanayn intad ku jiri lahayd god madow waxa kuu roon inad ka baxdo Masha Allah fartun wan tagersanhy inay nolosheda qorshe ku wadato alle hala koriyo carurtaa Gabdho bdn iyakon meel waxba u olin oon diyarsanayn la furo waa kuwan ka dhaca noloshaa oo media ka oyaa
@aragsanahmed3169
@aragsanahmed3169 9 ай бұрын
Mahadsanid walaal ilaahay ha kaa abaal mariyo ikraaniita ina sahal aan garab istaagno
@Nadarey
@Nadarey 9 ай бұрын
Masha Allah sheekadada kama cajiso illhay haku jeclaado saa gabdhaha soomaaliyeed u jeceshahy ❤
@nadarnalka548
@nadarnalka548 9 ай бұрын
Sami❤😂
@Nadarey
@Nadarey 9 ай бұрын
@@nadarnalka548 Sami qurux 🥰😅
@faadumoxasan6958
@faadumoxasan6958 9 ай бұрын
mansha allaah tabarakalah abyo horey usoco runta kugu jeclahay
@ayanabdi77
@ayanabdi77 9 ай бұрын
Don't rush things when you angry,plan ahead n trust Allah
@sahroshikhnuur1143
@sahroshikhnuur1143 9 ай бұрын
Govjvjgjc❤igkgjc😊yuhjjkjjjjjyiy
@Ruunxuseen-tx6ex
@Ruunxuseen-tx6ex 9 ай бұрын
Thank u Abaayo Aragtidada xaqiiiq waxaad kahadashay ❤❤❤ waxaan kahadlilahay barakallah
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 9 ай бұрын
Wlhi been mahan nolosha qorsho la an ma hagagto m.a wlshyne mar walbo wanku tager sanahay go Anka ey qadatay shalay markey marwo ehed wan jecla hadane wan jeclahay keep going fartuun happy ❤👸
@nimcoabdi4962
@nimcoabdi4962 9 ай бұрын
Naag adag😂xamdi runta kama gabato❤wale farid naga somalida ohina madayan goana magadhan ti gadhana wacayan cilan midhan nag adag fartun happy allah nolol quruxbadan kurajeynaya wll
@XaarSariah-bl2yz
@XaarSariah-bl2yz 9 ай бұрын
Kkkk abayo farxiyo mashalh walahi waa runta ala ilahey haku barakeyo mashlah
@drayanhussein1838
@drayanhussein1838 9 ай бұрын
Masha allah si qurux badan ayad oga hadashay dumarkeen darbiga gadaashiisa ayay ka hadlaan inta badan kuma dhiiradan in masiirka noloshooda ay go aan ka qaatan
@nutritionbabyandprotein3827
@nutritionbabyandprotein3827 9 ай бұрын
Masha allah xbbt fikir qurux badan ayaa kadhiibaty mhdsnid xbbt fartuun waa storg mom alle ayaa kadhigay masha allah❤❤❤❤❤❤
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 9 ай бұрын
Ikranita Ina sahal wan la socdaaaa anigu Wana ku xiranahy ❤
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 9 ай бұрын
Anigaba wan qorsheystey mantana farxad ayan kunolahay alhamdulilah🎉
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 9 ай бұрын
Wow mansha allah you right my dear sister
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad 9 ай бұрын
San hadaan ufakari leheen waxaan noqon leheen dad musilmiin wanagsan allah barakeyo
@rahmabishar309
@rahmabishar309 9 ай бұрын
Masha Allah hamdiyey keep going
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 9 ай бұрын
Maa shaa Allah wll si fiican baad uga hadashay arinta gabadhaan guurka iyo furitaankaba ilaahay baa baneeyay qofna qof kuma xirna in uu u noolaado waxa aad qorsheyneysana waxa ilaahay kuu qorsheeyay baa mar walba ka awood weyn taa waa in ay dad badan ogaadaan wax walba oo kugu yimaadana aad ku qanacdo waayadaan danbe waxa la isu daba dhigto baan garan waayey waligeed ayaa la is furi jiray , ceebna ma aha qof waliba wixii dan ugu jirto asagaa og , ee qof waliba tiisa ha ku mashquulo wabilahi tawfiiq.
@najmaabdi758
@najmaabdi758 9 ай бұрын
It’s very true. You need to plan ahead for everything in life. I know both marriages and divorce is calaf and Allah decided it. One thing I 100% agree with is No woman wants to destroy her marriage unless otherwise, especially for a second marriage after going through the struggles of being a single mom. Marka Hamday mesheedi baa dhigtay. Insha Allah Fartuney nolasha kuma xumeyso Amiin.
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 9 ай бұрын
I agree with you sweetie 😊
@farxiyo8500
@farxiyo8500 9 ай бұрын
Masha Allah tabarka allah hadal xikmadeysan Allaha kusharfo qaali ❤❤❤❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 9 ай бұрын
Wa sax wll dumarka somaliyey ilahey dhibta haka dulqado
@safa2363
@safa2363 9 ай бұрын
Abaayo exactly saa sheegtay I agree with you 100%. Laazim plan la’aan wax soconaya majiran balse, social media nolosha khaaska ah oo even ilmahaaga aysan fahmikarin weli, inaa more than calaf keena dhamaaday wax lagu daro, ani ahaan is distasteful. I believe wlhi before ilmahayga ay ogaadan reasonka gurigeena udumey … noway dad islaameed ina that topic furo.
@FaisaCadeey25
@FaisaCadeey25 9 ай бұрын
If women is happy in her house u can see in her but when she has a lot stres in her house when she house time too make her self beautiful she is not even happy her mind is full with stres that’s why Fartuun was not herself now she find herself Alx nobody wants too get divorce ..but everything is in Allah plans
@alishaalexa4099
@alishaalexa4099 9 ай бұрын
💯💯💯💯
@f.a.909
@f.a.909 9 ай бұрын
Sax waye ❤Maasha allaah ❤
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 9 ай бұрын
Exactly
@dekaosman7483
@dekaosman7483 9 ай бұрын
Wax an qorsho leheyn ma jirto anigaba waxan furin qorsheystay anigo africo jogo isla sanadkas waxan so galay yurub o dad badan iga dhigeyn inan la iman karin waxana rabay ima tuso in anla kala leheyn lkn lagu kala horeyo kadib qorsheheygi wa i hagagay kadib qos qurux badan an sameystay carur kalana wan dhalay farxad iyo nolol qurux badan ana galay Alx gabdho qofka fahmi weysan ka daneysta qof idin fahmayo ad heleysan Albab xiran ha hor tagnanina yu waqti idinkaga lumin, wa ogahay guri qurux nadan naag iska dumineyso ma jirto
@kaltumaali4348
@kaltumaali4348 9 ай бұрын
Waasx macany ❤❤ 5:25
@kaltumaali4348
@kaltumaali4348 8 ай бұрын
@faisamohamed306
@faisamohamed306 9 ай бұрын
You nailed it abaayo. The more you plan ahead the more you get satisfied with the results.
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 9 ай бұрын
Asc abaayo mcn manshallah ❤❤🌺🌺🌺🌺🌺👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😊
@Bakeyla
@Bakeyla 9 ай бұрын
Ma shaa Allah Hamda qurux runta ayaad ka hadashay 🎉🎉🎉 Alle haku barakeeyo❤
@nimcohaji4715
@nimcohaji4715 9 ай бұрын
Mashaallah walashey macn horay usoco fikir kaaga wan kugu tagersanahay walasha oodhib laaan kuladhalatay waye wan kujeclahay qalbiyeey❤❤
@iberen99
@iberen99 9 ай бұрын
اكثر انسانه تستاهل مليون مشترك ❤❤
@XaarSariah-bl2yz
@XaarSariah-bl2yz 9 ай бұрын
Abayo iso jawab talaan ka raba aniga xita waxan ahay qof nolasha anan ku farxsanen marka ilaso hadal
@muharoble1234
@muharoble1234 9 ай бұрын
Masha Allah fartun qali wa gabadh asturan wan ku xidhanhy abayo hory usoco khayrban ku rajynaya guul❤🎉
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 9 ай бұрын
Masha allah abayo keep going 🎉
@AishaAli-ph8fw
@AishaAli-ph8fw 9 ай бұрын
Maasha Allah hamda caqliga waad la dhalatay aabahaa baa talin jirey ilaahay ha u naxariisto
@duniyoali6725
@duniyoali6725 9 ай бұрын
Insha allh 3 shey iiqorsheysan sanadkan cusub
@siman388
@siman388 9 ай бұрын
7:46 aad iyo aad ismaleh furiinka wey jirtaa gabar nolo fiican kasoo burburtey silamida wey jirtaa gabar silicsan ku dhibaneed kadib iska burburisey fartuun happy wey saxanthy walashey ❤❤😊😊😊😊😊
@queenk3570
@queenk3570 9 ай бұрын
Hoyo caafimad qabto aa carur koriso goaan qof leh waa qof caafimaad qabo fartun well done
@AmiiraIbrahim-h9q
@AmiiraIbrahim-h9q 9 ай бұрын
M.a keel goin sis
@sahrahappyofficial4724
@sahrahappyofficial4724 9 ай бұрын
Mash Allah ❤ abayo Allah ku xafido xbbti runti waxa tahay qof wngsn aqligaga Allah ku barakeyo
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo 9 ай бұрын
Aniguba wlhi qorshahaas fartun happy sax ban u arka waxana wanaagsan talaba walba ood qaadaysid inaad qorshaysatid illaahayna kala tashato alle ha garab galo inantaas
@caishachanell7102
@caishachanell7102 9 ай бұрын
Abaayo tageero number one kuu ahay mardhawaa kugu soo biiray illaheey Haku xifdiyo
@عيونيعيون-ف2ح
@عيونيعيون-ف2ح 9 ай бұрын
Xamdi abaayo horta gabadhaan iyada iyo ilaahey baa is of nabsigu waa cajiib
@fatumamuhamud581
@fatumamuhamud581 9 ай бұрын
Asckm abayo waa runuta qofo walabo qalabiga ayuu kaguwanaya hadan ma hadali karato
@hanny20
@hanny20 9 ай бұрын
Ilahay Caqligaga Hakuu barakeeyo Ina Ader Mcn….🤲💯💯♥️💯
@CashoCabdala
@CashoCabdala 9 ай бұрын
Masha Allah abayo ilahey haku xafido xaqiqdi runta ka hadashe
@CaashoCabdiqaadir-zz8yf
@CaashoCabdiqaadir-zz8yf 9 ай бұрын
Masha Allah walahi waxyabo ayan kafaide gogamadeydana wax badan ayan kabadale ilahay hairumeeyo riyadeyda alahuma amiiin 🤲🤲🤲
@caiishazain1549
@caiishazain1549 9 ай бұрын
Asc abayo wano ayan karaba quf ayan wada sucuna labo wadan na wan kala joogna inuu ijecelyahay umamaleynayo lkn aniga inaan iska guursado ayan raba sababta waxey thy ilmo ayan raba haduu quf wanagsan illahay iiga dhigo alhamdulilah hadii kale na alhamdulilah lkn aniga ilma ayan raba quf ifahmo wan waye .
@hodanabdicali8305
@hodanabdicali8305 9 ай бұрын
Abyo runta kugu jeclahy wlhi❤❤❤❤❤❤❤
@fartunsufi6152
@fartunsufi6152 9 ай бұрын
Walaal fartuun intaan arkeeynay iyadoo laqabo ayeey soshalmediyaha ku jir tay ayeey hadli jirtay oo bisnis keeda wadatay oo maanta lama dhahaayo ninkeeda udiiday waayo asagaaba kula jiray wuuna caawinaayay wiilkana uma ekeen nin xun sidaan ka arkijirnay wixii hoose Allaah ayaa ok sikastaba furiinka ceeb ma ahan balse waxaa layiray oo siwalaalnimo loogu sheegay in eey xijaabkeeda lagu bartay xirnaato maadaama la arkaayay ineey iska dhikti xijaabkii markastana xurayadeeda weey haasatay fartuun furiinka kadib maysan noqan qofxur ah sow waanada qaladyaan loo arkin
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 9 ай бұрын
qofku noloshisah isagah xor u ah abayo allah ha u koriyo carurteda Hamda fikirkaga quruxda badan wad ku mahad santahay❤❤❤❤
@qadiijohusein8622
@qadiijohusein8622 9 ай бұрын
Anigaba 2021dii ayan qorshestay ina xuroobo Alx manta farxad iyo Bararo ku nolahay marka gabar walbo iyada nolosheda xur u ah
@FaizaAbdirahmaan233
@FaizaAbdirahmaan233 9 ай бұрын
Exectelly sis runta ayaad ka hadashay noloshuna qorshe la aan maaha waa muhiim inaad qorshe leedahay fartuuna wax sax ah ayey ka hadashay wlhi waaba gabar wanaagsan oo og iney hooyo tahay only waxey ka hadashay farxadeeda fartuun happy waxaa tahay hooyo karti leh oo wanaagsan cadowgaga ha ujabin abaayo horey usoco
@yuruba8858
@yuruba8858 9 ай бұрын
Manshallah beautiful sister mar walba waan ku dawada and l i love your programs macanto keep going ❤
@ayanomar3962
@ayanomar3962 9 ай бұрын
Masha Allah! super woman keep going👍
@arwah238
@arwah238 9 ай бұрын
Xamda karti badan Allah ku xafido abaayo ❤❤❤ Hill hableed❤
@marianmohammed67
@marianmohammed67 9 ай бұрын
Dadkeena hal eray ayay oga dhagtaa qof qof dhafay ayaa go aan gaaro haddad faraxsaneen waa in aad katagtaa meeshaas ama guurkaas yaa si wanaagsan ayaad uga jawaab tay well done abaayo
@umuafnaan3495
@umuafnaan3495 9 ай бұрын
Hamdi quf qalbi ficn ayaa tahy abyo wax ku rajeeynay 100kun ka badan❤❤
@amranissedahir
@amranissedahir 9 ай бұрын
Wlshey mcn keep going wa garee insha allah abayo isoo booqo
@ruwedaabdula9755
@ruwedaabdula9755 9 ай бұрын
Well said sis❤
@Nasriinaa_
@Nasriinaa_ 9 ай бұрын
Mansha allah xamda qurux ❤ fartun happy aniga wanku tagersanhy iney nolosheda qorsheysatay waa gabar fariida hadii ay reerka farxad ka weysay intey murugo iyo cabur ku ilma dhameysan laheyd inay xoriyadeda qaadato waa karti iyo dadnimo
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 9 ай бұрын
Dumar bdn o waxa arkay dhahaya xoriyada ay sheegayso wa jalbaabka ay tuurtay fartun intay so faristay nama dhihin wa tuuray jilbaabki ee malahu ma ficna tankle hadi ay nolosha qoyska is fahmi wayan dhulka ilahay wasac weyeh labadi isfahmi weyda hakala maran wa xal furniinku
@xafza20
@xafza20 9 ай бұрын
Masha allaah qali wankusalaamay from hargaysa❤
@ummusalmaan.41
@ummusalmaan.41 9 ай бұрын
Caaqilad baa tahay ilahay ha ku barakeeyo Fartuun warkedu waa ila saxanyahay
@safaluul7338
@safaluul7338 9 ай бұрын
Xbbti gabadh l furey inay xurowday maaha waa single ayay noqotey oo kelinimay dooratay Xoriyadu micnaheda saxda ah diiniyan waa inaad samayso wixi alle raali kayahay nimcoyinka ilhay ina siiyey xoriyada kamida Diintuna raga iyo dumarka ra’yigoda inay dhiibtan fikirkodana fasiran umay diidan Marwalba nimcoyinka alle ina siiyey ee xoriyadu ugu horeyso hadaad ku takrifashid ciqab baa ka dhalanaya hadad se aanad ku takrifalina ajarba kaga kordhaya Marka anyway walashen furnink inay dalbato way dhacday Bes imikana waxan kula talinaya ama kula talinlaha inaynolosheda sidi alle raali kayahay uwadato rabina ha xifdiyo
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 9 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@farhiyahhassan6784
@farhiyahhassan6784 9 ай бұрын
Waa runt aa hooyo rabto in ay gurigeeda burburiso majirto ❤❤❤❤
@Ladanabdullahi3845
@Ladanabdullahi3845 9 ай бұрын
Masha allah sida dagan ee faseexa ood uhadasho baan jeclahy abyo❤ isku rayi baa nahy qof qorshe saneysanaayo waa qof raba asago dagan inuu goaan gaaro taasna laguma qasaaro kuligeena waxaan leenahy qorshe allena wuxu nosameeya qorshe qorshaheena iyo kan alle allaha is waafajiyo aamiin ❤🤲
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 9 ай бұрын
Cabsalaam cabsalaam ti badned farxad maba ka keeni jirin miya fartuun horta maxey beenta nogu sheegi jirtey hee yaab waye iyaa furow le la qorshesahayo weligey ja arkin farina xag allah kama yimado ninka wax furayane kuma xerno miya in u ogolado farinka
@leylacabdirizak1179
@leylacabdirizak1179 9 ай бұрын
Mashallah ilahey aqliga hakubarakeyo dad adiga camala somali wakuyaryhiin❤❤
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 9 ай бұрын
Wllhi ani. Ilmahayga. Aaba hood. Malin taan kala. Tagaynay. Haveenkeedii. Dharka. Udhaqay. Ufeereeyey. Gogoshaan. Ooga. Tagi lahaa udiyaariyey. Arortina. Quraan ukarshay. Waayo. Go aan ka. Anaa gaadhay. Wana. Ku qan ciyey. Gbdhob dad nool. Ahaada. Markasta. Guurkana ninkaad kasugtaan furiinkana. Ninka. Idinka. Dabci. Malihidiin miyaa. ❤❤
@najmodaahir8759
@najmodaahir8759 9 ай бұрын
Exactly 💯
@momkids3
@momkids3 9 ай бұрын
Hamda Home Decor kheyr allah hakusiiyo aqliigaga iyo qalbiigaga naxariista badaan hakusiiyadiyo.reerkagana allah hakubarakeeyo alahum amiin yaa rabii
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 9 ай бұрын
Hal figrad iyo hal moqif inad lahato nolosha ayey kuqurxisa❤🎉
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 9 ай бұрын
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo hamda
@ubaharab6066
@ubaharab6066 9 ай бұрын
masha allh si ficaan ayaa u hadashay abaayo macaan❤❤❤❤❤❤❤❤
@sanaahmad3599
@sanaahmad3599 9 ай бұрын
Sii fiican bad uga hadashay walal, yaynaan isku digan dumarow. Fartun hawsha inta leeg waxay usoo martay waa kolay dhibaato iyada haysatay in la dhiiri galiyo mooyane in lagu jeesjeeso ma istaahisho
@Samiyitamouse7
@Samiyitamouse7 9 ай бұрын
Mashllah tabarakallah hpti runti mar kasta waxad mooda in ay qalbiyadenu is ogyihiin wllhi waxad kahadasho qalbigaygu dareemin ama sas dhahdo mooye si kle qalbigayga kuma so dhacdo runtu Wa lama huran wllhi
@idilsaid7659
@idilsaid7659 9 ай бұрын
Abayo wajiga lin dhanan iyo malab marso finanka iskuma arkeysid mar danbe ❤
@abumajeedmoussa8060
@abumajeedmoussa8060 9 ай бұрын
ASC wallash Masha Allah keep going sister like you video Masha Allah .I am from Qatar
@ChalanjoChalanjo
@ChalanjoChalanjo 9 ай бұрын
Wcs
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 9 ай бұрын
Xamdaay aaway dhaqaalihi malmahaan nama dhiiragalin budget noo sameey sanadkan cusub isha allah
@fofoomer7557
@fofoomer7557 9 ай бұрын
MashaAllah xabibti waaruta❤ 👍👌
MARYAN SORRY ABAYO SIDAN MADAN U QALMIN 🥲
7:51
Hamda Home Decor
Рет қаралды 10 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 13 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 54 МЛН
HADALKA ATARISHO BADIYO IYO DULMIGA EY SO MARTAY MAXAA SABABAY.
10:33
Hamda Home Decor
Рет қаралды 19 М.
hordhac tiktok. maluyuun. qosaley 🤣
7:12
Cidla ka wareer
Рет қаралды 969
NINKEDA SHALAY QABAY AYEY MUQALO KAA KENTAY WALINA WAA HANJABE 🥹🥹
15:10
LABADAN XALAD AYAA BADALAY NOLASHEYDA ADIGA MAXAA KU BADALAY?
13:10
Hamda Home Decor
Рет қаралды 16 М.
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 13 МЛН