Ninkan markii hore wuu Oran jiray khudaarta cuna vitaminada qaata ka dib buu bilabay in uu isku dhexyaaco oo diinta wax ka sheeko illahy ha soo hanuuniyo wuxuuna yiri in uu xaafid quran aha marku yaraa
@fertunali10072 күн бұрын
Waa sax
@Nasteexo-h4j2 күн бұрын
Alahulaa ilaha ilahuwal xayul qayum
@SadioWarsame-rq6qlКүн бұрын
Horta vitamin kastoo laguu qoraa daawada waa tii Alle asaga iyo anagoo dhanba Allah haynawada hadeeyo xaqana saabit Allah hainooga wada dhigo Aamiin Yaarabi
@sirathalane52592 күн бұрын
Abaaayo please stay Dr Isim ok
@NastehoAwale2 күн бұрын
😂😂😂
@aysungabber898210 сағат бұрын
Naa makuwuu qolka kixidhaad kujirtaa😂
@NastehoAwale7 сағат бұрын
@aysungabber8982 😀😃😃😄😁😆😆😆 waligeey ma galin maba aqaano meel uu soo galo dadka aan ka malaa waxuu yahay iyo video yadiisa lasoo dhigo meelahaan ka arkaa
Bimiaadan cajiib ayuu leeyahay adadeygiisa iyo suda uu u daciifsanyahay waxa u daran inagoo danbaabeyna in qaladka aad ku adkeysano ku doodna adoo leh Allah cafis badan Raxmada badan SUBXAANALLAH Allah ha naga qabto isaga iyo inta la mid ah Ahukran xbbti wa jazaakallahu kheyran
@NastehoAwale2 күн бұрын
Sax wlhi aniga waxaan is weydiiyaa waxuu soobartay muu ku ekaado maxaa diinta daba dhigay SubxaanaAllaah mida kale somaali oo dhan in.eeyna waxba aqoonin ka dhigay culumada wuu cayaa SubxaanaAllaah.... su.aal waxaan isweydiyaa tallow Muslim suni sax mayahay taas halasoo ogaado
@anabbashir2678Күн бұрын
Calaamadaha jahliga waxaa ugu horeysa indho adayg iyo muran. Diintu waa nasteexo dood iyo indho adayg ma aha.
@SamiraYalah-u1b2 күн бұрын
Astafuruallah Subxanallah 😭😭😭😭😭
@Shukri-o1s2 күн бұрын
Waa kadaab way kabuuxaan
@FAADUMOXUSEEN262 күн бұрын
Weybuuxaan ayaado kabilaawda allah😮😮😮
@hiboahmed28762 күн бұрын
SUBXAANLAA
@sahraahmed60922 күн бұрын
Waxuu ka wadaa magaca allaah oo kodhig haysta ma jiro waana beentiis
@liibaanjamac2136Күн бұрын
xaqnimada islaamka hadii dadku kadoodaan wey fiicnaan lahayd runtii. dadkii shaki baa ka buuxa mana hadli karaan.
Horta hadalkisu sikala ayaa lo fasirmaya balse wuxu kawado allahu waclam balse allah so hanuuniyo dhamaan wixi qaldan
@taqwalaah59113 күн бұрын
Aayatul kursi miyaanay Allah ka bilaabmin
@omerhassan30412 күн бұрын
Indha-adayga iyo xishood daridu waa dhaqanka waalida ee dadka shaydaanku fogeeyey! Ninkaan waxaa ii muuqata in sawaalkiisii dhawaaday! ama uu ka mid yahay daaquudyada aakhirusabaanka soo baxaya!
@fowzia-hy6fc3 күн бұрын
Subxanallah subxanallah ninkan maxaa looga aamusan yahay aawey culimadeeni ninkan waa in miiska lasoo fariisiyaa qaladkiisana ka tusaa Allaha soo hadeeyo salaamaat min kuli aafaat 😢
@isramaxamed49632 күн бұрын
adigu so dhageyso kadib kahadal bes inta badan culmo malaha soomalidu waa gardhere tantis ka hadlaya iyo nin naag qawan radinaya 😊
Walaal hadii vitiminkii kaa dhamaaday quraanka miyaa kuu soo celinaya?
@Farhia8693 күн бұрын
Wa waali 🤣🤣🤣
@libanmahamud8963Күн бұрын
walal ha iloobn somalida galada ayaa ku soo badanaayo kuwo qabiil ayeey ku tagerayaan kana wuu xanuunsanayaa
@amaalahmed97343 күн бұрын
Waa Wax lasoo jarjaray Ninkan diinta waa yaqaan hadii lasaxayo in qolaal Laga furto oo lagu Caayo ma sax baa ?
@isramaxamed49632 күн бұрын
naagaha soomalida madoneysaa in aay ku amanan inroda badan telegramka dhig kufso een cay mantaba anigu ninkan waa arakay lakiin waxalaga shegayo waxba kama jiran bes dawo uukugu ibinayo dalyela naftada moye wax ale uuwax kaga shegayo ma arag car arag iyago jiheye een xaliye iyo duliga ka hadlaya no nagaba ujibina
@Marshalgeneve2 күн бұрын
yaabka adunka jaahiladan iyo isim jaahil wan ku qosla walaahi ruumi jaahilaad ba tahay sida isim jaahil ee iska aamus . qurafadka carbeed baad diin modaysa yaabka adunka Ruumi wax ku fiican ma ku sheegaa orod lis kaaga marna ku raxayso marna ku shaqeyso yaabka adunka
@hudarahma24652 күн бұрын
Sawdigii shalay udodayay adiguu nocago kale ayuu dr uyhay 😅
@casalasal64663 күн бұрын
Yasmin tina ayaa is tidhi difaac lkn waxey tiri whatsupka iisoo gal buu iyidhi lkn Wiilka youtubeka soo taliya programkisa ee Eylboy baa ii qoray vitamino bey tidhi Eylboy IZIM maahee maxey ku difaacday
@shaxshaxlowgaxafada2 күн бұрын
inaalillahi wa ina ilayhi raajicuun wra waxn tol male miyaa Aflagaadada uu Alle ugaysanaayo maba arkaan miyaa wixii Tol u ahaa kan uu ka soo jedey Bastaratkaan murtadka ah Wuxuu Taaganyahyba aayad magaca Allh ka bilabanaysa majirto Acuudu bilaah ma isagaa kitaabka Alle bartey hortaa Murtadka oo Aaydaan magaca Alle ka bilabato maba arkin miyaa Alle Matusiyo Duliga Fasahaad buu wadaa Alle Umada Haka Hor Leexiyo (الله لا إلٰه إلا هو الحي القیوم)
@NagadMcalin3 күн бұрын
Gabdho dad Somali oo quraanka bartey oo Agnostic ah ayaa jiraa. Iska illaliya. I met a Somali person oo masar / Egypt wax kuso bartey oo Agnostic ah. waana dad muran badan suaalo badan dhinaca diinta ku weeydiinayo. They try to confuse you because iyaga aa confusion qaba.
@faadumoali1172 күн бұрын
Wuxuu ugutala galey inu ku ciyaaro quraanka cid ka aqbalaysa maleh
@Iskutashi-HQr2 күн бұрын
Ma moodeyn dumarka somaaliyeed inu jahli inta le eg ku sugan iney jiraan
Mugoooo ani ma caynayi cilmi daaaweeedkaas ka qadanaa inshllh diinta hadu duro boqolaal ayaa durtee maxaa kaligiis loo wadaaa hadaa meesha warkale kajirin
@Saxiix-h3g2 күн бұрын
Walal Alle ka cabso hadeey Boqolaal turto ma caadi baa ma in lagu eegtaa oo leyska sii daayaa kaa intaa daawa u toonataan yuusan sun idiin qooshin
@RujaShКүн бұрын
Alle isagaa diintisa kufilan ani waxaaa la i amray inaa adamihisa udaayo haduu alle u toobat keeno isagu aniga yaa iga cafinayo caydiisa iyo been aburkisa
@Saxiix-h3gКүн бұрын
@@RujaSh Walal sidaa wax u fahamtay baa qalad caay laguma dhihin in la caayana mid meesha yaal maaha oo caay waxba sooma kordhiso Illaahey na waa sax in uu diintiisa difaacanayo laakin ha iloobin in Illaahey anaga uu nagu difaacayo diintiisa oo hadaan anaiga maanta u hiilin waayo uu qof kale u hiilinayo laakin waxyaabahan uu lee yahay ayat Allah ka bilaabata quraanka kuma jirta iyo ayado quraan oo si qaldan uu u fasairaayo baa leysku heestaa waana in loo sheegaa oo la yiraah kalamka Illaahey haku dheelin
@RujaSh2 күн бұрын
Wuu idinku ciyaaarooyaa acmaashiina si caqliyeysan ku aruursanooyaa ah
@RujaSh2 күн бұрын
Ninkan ad wado haysataan adinka yaa idin dirsaday hadu danbi galay alle ayu ka galay sax alle waa cafin karaa lkn adinka yaa idin fasaxay alle wuxu na amaray ina dadkisa u dayno tallahi wad ushaqaynaysan mana ogidin camal kina asaga siiya
@hanimohamud96393 күн бұрын
ruumiyeey midna ku darso oo dadka jinka caabuda magacyadooda dib dib beey u qoraan isim bu is yiri waxaa weeye misi😅😅soo raadi qof misi layiraahdo oo islaam ah
@shaxshaxlowgaxafada2 күн бұрын
wallhi soomali waa La soo dhex galey kan iyo macal kuwa dhageysanaayo waa isku Guruub bal say iskula haystaan Ayaad ka Garanaysaa markaad dhageysato waxa uu ugu shekenaayo subxanallh war Ninkaas Hala Qabto oo meel Hala saaro
@Yusuf_Hunter20202 күн бұрын
Chemical iska daa hooyo turmeric soaps wajiga finanka iskaga dhaq oo colour kada ku qanac waxbo ha is cadeeyn habar laga dhameysteey baad tahay ee.🦍🦍🦍🤮🤮🤮😷😷😷
@shaakiraali19843 күн бұрын
Gabarey wiilkaan iskaga har sababtoo waxba ka dheefi maysid oo wuu xanuunsan yahy baa la yiri dad yaqaan ha loo diro hadii khayrn la rabo
@taqwalaah59113 күн бұрын
Dadka ayaa looga digayaa
@umaahfatimaКүн бұрын
Asalaamu Alakium, this individual is using lingusitic language to , mislead people. It's fundamental for us to know our reglion of Islam. He's using techniques in the language to bring vulnerble muslims , to go astray. May Allah protect us from ppl like him.