Kaftanka Siyaasada 560 oo aad u xiisa badan

  Рет қаралды 54,690

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер
@munaahmed1164
@munaahmed1164 2 күн бұрын
Ali iyo yaasiin Allah idin xifdiyo Somaali meley joogdo Bogooda burcad ha iskumariyo iyo maslaxad kheyr qabta kuwa dhiiga umada Somaaliyeed ka macashana ee isku dirayan Allah naarta ha ku fogeeyo .❤❤❤❤❤❤
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger Күн бұрын
Alhuma Amiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Sarta100
@Sarta100 19 сағат бұрын
Beni aadanka alle abuuray qaar baa asd isugu eg odaygaan heesaaga ah ee alaale ku magacdheer oo hada taqtarka ilkaha xayeysoinaya bal eeg waxa uu egyahay aktarka masaarida e caadil iimaam oo komediyanka ah kaliya midabka ayay ku kala duwan yihin alaale waa soomaali caadilna waa masri waa yaab aabuurista alle.subxaana allaah axsan u qaaliqiin...
@HassowGaani
@HassowGaani 2 күн бұрын
Waxaan usoo jeedayba kaftankuu ahaa waana idinka heyna bahda Somali A tv soodaya muuqalkana xaqiisa siiya Soomaaliyey❤❤
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Күн бұрын
Yaa Allaah Illaahoow Ceebteena asyur🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿
@Xalkeen
@Xalkeen Күн бұрын
*Puntland waxaan uga hambalyeenayaa iney xasuuqeen oo gaaguun tireen oo laayeen oo dub-iyo-diir ukala saareen argagixisadii joogtey dalkeena. Keep going ciidanka Puntland*
@cheyyene
@cheyyene 15 сағат бұрын
Beesheyda 31 siduu Marxuum Madaxweyne M S Barre (Rahimahu Allah) nagu tilmaamey, Nabad iyo Midnimida Soomaaliyeed u taagan nahey 🙂, Ceerigaabona wey iska Qaboobin, Heshiiskii 93 mid ka fiicaan Imaan Inshallah.
@AbdullahOA-z1v
@AbdullahOA-z1v 2 күн бұрын
😂😂aad baan idiin salamaya Harare iyo yasin 🎉halka kawada Wana ku mahadsantiin Waxaana noqoten muqaalka keliya e war iyo madadaalo isku jira noo so daaya aanna wada dhamaysto anigoon hore u cayrin ama bedelinba Thanks for that and keep going 👍
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Күн бұрын
Cali Xaraare waa sirdoon qarsoon, xog badan buu hayaa, dad baa ruwaayad uhaysta🙏
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Күн бұрын
Pudland guuleysta ayaanu leenahay!❤❤
@mohjirde8855
@mohjirde8855 Күн бұрын
We never miss your program, we enjoy. Keep the good work
@Ajmansur
@Ajmansur Күн бұрын
Xaqiiqda ka jirta Somalia iyo akhbaartiiyoo dhamestiran... waa mahadsantahay Cali Xaraare.
@Anab-v1n
@Anab-v1n 21 сағат бұрын
Asc soomali American tv Waa idin salaamay weriye cali xaraare iyo warkoobiye yaasiin yare caliyow ssc khaatumo jabhad maahan waa maamul.
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 Күн бұрын
Waad mahad satihiin cali xaraare iyo yaasiin iyo team somali American tv. Waxaad kusoo dartaan barnaamijka waxyaabaha faa iida leh ee tareedhinka kà dhex noqda dhalin yarada eefiican sida barnaamijka sbortiska sida wiilkii yaraa eegaroowe from jigjiga guulaystz🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Asc ✅🌎✅✅waraangeli xaalkoodu waa beerka jecli xeeydha jecli weeeye xaalkoodu ✅✅✅
@FarhanKeinan
@FarhanKeinan Күн бұрын
Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid xasan waa tuug iyo saaxiibadiis waa tuug dhamaan toot ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamedalimoham
@Mohamedalimoham 2 күн бұрын
Viva Kaftanka❤
@mowisha
@mowisha Күн бұрын
Walaahi caliyow believe it or not your program is the most entertaining and most hilarious ever cuzzy👌keep it going bruv🙏🏻 what a wonderful entertainer.
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 2 күн бұрын
Ali harare yassin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lailaahmed3343
@lailaahmed3343 2 күн бұрын
I never laughed so hard. This two are hilarious. Keep going .
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 Күн бұрын
Alaah Caliyow xabaal yaar aya kusugaysa rabi kayaab oo ruunta kasheeg Cerigabo miyanay bilabin Dhulbahante
@yusufmohamed-bw1fi
@yusufmohamed-bw1fi Күн бұрын
Adigu ilahay ka baq ceerigaabo wixii dhibka ka bilaabay wa la og yhy sow ma ahayn kuwii shaatiga maamulka dadka kulaynayey
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Caliyow. Dawladi. Majirtee. Waa. In dadku. Guryohooda. Difaacaan
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 2 күн бұрын
Sanad wacan,Kaftanka Siyaasada horumar fiican.👍♥️🍓🌺🍎👋✅✅✅
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 Күн бұрын
Ali gu4igaaga soo dhacso waa bilood dhimanba waydaaye😂😂😂😂 waa kaftan mr ali xadhaadhe
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 Күн бұрын
Heshiis bila doowlada ma heshiisbaa ceerigaabo waxa ka dhacey hartibaa bilaabey waayo qoryeey guryahoodii ku soo xareeysteen shicibkiibeey daaqadaha ka soo toogteen
@nadiir8762
@nadiir8762 2 күн бұрын
gaaladii nabiga dili lahyd scw waxu ku aqriyay suuratul yaasin wuuna ka badbaday dhagartoodi nabiga scw dhamaantoda waxay ku baxaxeen gacanta nabiga scw iyo gacanta mumininta nabiga la socoday scw yaa lagu dilay
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 Күн бұрын
Wan idin slmey Bahda Kaftanka Siyaasada gaar ahan Ali Harare. Ali waxeynu aheyn isku waqti kuwada jirey Xalane ururka 5aad ee taliye Adeesow ayaa ina heystey, waa ku slmey.
@Safsaf-dk3df
@Safsaf-dk3df Күн бұрын
حلقه دسمه ❤🥰🥰🥰
@cabdulkhaaliqbashiir7989
@cabdulkhaaliqbashiir7989 Күн бұрын
Weriyaha qarnigu waa Cali Cabdi Xirsi Xaraare
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Illahayow. Kuwan. Ka qabo umada. Soomaaliyeed
@ابوبكرحسن-ه1د
@ابوبكرحسن-ه1د Күн бұрын
Amrkan tv lacaktas waala bix waxaa lagugaday jawanbasir 1 hal halxabo
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Күн бұрын
Xassan shidaanaaba shidan Adaa xiiqayo
@Hamza00001
@Hamza00001 Күн бұрын
Cerigabo dhulbahantaha gali jiray waayo ?
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Tuugada Soomaaliya lacagta Ka soo dhacdo Jabuuti ayey Ka dhigteen Bakiyadi Switzerland
@asadmaxamuud4424
@asadmaxamuud4424 16 сағат бұрын
Dane laftiisa yaa maqlay dowladu mahadsanid
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger Күн бұрын
Calow G36. Waa qabiil Garxajis la yidhaahdo e jabhad ma aha 🫶🏼
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Aac 🫵🌎🫵suldaanka hadalkiisii ahaa 3 nin baan shirka igu metiluu yidhi hoow aw caloow 🫵😎🫵
@mohammedhassen981
@mohammedhassen981 2 күн бұрын
Masha allah
@ayaninadee176
@ayaninadee176 Күн бұрын
Fuulxumo badnaa meeshad maanta fadhidiin. Studio waxuu ka qurxoonaa 2024. Please upgrade
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Waaa. Tuugsigii. Oo. Nadaamsan
@Maxamed-pr1wi
@Maxamed-pr1wi Күн бұрын
nin qaran cali cabdi xaraare ilaahow somali midee waa mid kaliyeee
@johnrich-w1b
@johnrich-w1b 2 күн бұрын
hadda waa ok
@abdirisaaqdaahirxuseen1338
@abdirisaaqdaahirxuseen1338 2 күн бұрын
A.A.H.H.HARARE . FADLAN I SOO QABO. ( MULAC ).
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Isaaq. Waa. Dulmiilayaal
@Dulmar143
@Dulmar143 Күн бұрын
Cali anigoo kugi ixtiraamaya mihnadaada, hadana warsangeli iyaga ayaa magaalada u ogoladay inamadii yaryaraa ee timaha la baxay oo hub soo galiyey oo amniga iyo heshiiski xagooda ka buriyey
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 күн бұрын
Alloow sahal amuuraha
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Күн бұрын
Caliyoow nagada qabyaalad waa reer baadiyo xataa ma yurubaay kabilaabatay qabail uf uf uf uf
@abdirahmanahmed9466
@abdirahmanahmed9466 Күн бұрын
Barnamiijka inta aniga igu xiisaha badnayd waxaay ahayd inta jabuuti😅
@Xalkeen
@Xalkeen Күн бұрын
*Fanaaniintu waa dad dhintey oo liita. Stage ka kawada daata ilaah idankii*
@ferabm605
@ferabm605 Күн бұрын
Yacin Jooji dufka Please
@hanadmahamed7001
@hanadmahamed7001 Күн бұрын
Hambalyo for you Twin’s birth 🎉🎉🎉
@HabiboMa
@HabiboMa Күн бұрын
Aadban kuu taagera ina xaraarow anoo jooga Newzealand
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Күн бұрын
Kkkkkkk Cali Xaraare waa imtixaan Maakhiri kuye
@AshaYasin-y7u
@AshaYasin-y7u Күн бұрын
Cali Xareed haddii aadan arag Ceerigaabo oo aadna sheeganeeyso to bad
@MaxmedAxmed-l2s
@MaxmedAxmed-l2s Күн бұрын
Sahib wax Naga frxiya bal sheega
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Күн бұрын
Cali caawa runtuu ka hadlay warsangeli waa sidaa cali sheegay warsangeli waa gugumihii qasaday bahasha la dhaho qoratada haduu laqo wuu ku dhiman haduu tufana wuu indha beeli waa sidii
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 күн бұрын
SSC Khaatumo ma situug nimo ah bey u la kulmeysaa somaliland inaalilleehi wa inaa illeehi rajicuun
@abdulqadircolad3367
@abdulqadircolad3367 Күн бұрын
Sanka duufka kalabaxaya
@AbdirizakmohamedAbdilaahi
@AbdirizakmohamedAbdilaahi Күн бұрын
Alle ku jajabi waa digniin Ale uga timid ceebta ka muuqata in kastoo naag go aan malaha
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 күн бұрын
Xasan sheekh masaajidka ayaa kafakan waaye
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw 2 күн бұрын
Warsangali iyo habar jeclo ha tashadaan walaale
@seidabdi751
@seidabdi751 2 күн бұрын
Walaaladda micnee ? Abaayadda moohoo?
@Ogaalchenel
@Ogaalchenel Күн бұрын
Ceerigaabo cidi kama saarin inama yaryar oo dhulbante ah ayaa isku diray walhi
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Күн бұрын
Caliyow lacagtaa sacad muuse ma laha lacagtaa waana lacag dalka laga dhacay muuse ayaana dhacay
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 2 күн бұрын
Allaah waaxa ka tuukaynaa in dadkaa quluubtooda allaah wallanimo nabad HA geliyo ,
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Magaalooyinkan. Ay. Kiiniya. Ka. Dhisayaan. Waxa. Fiican. In. Soomaaliya. Kadhisaan. Oo. Waardiyayaal u. Sameeyaan
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Xasan. Wuxuu. Kashaqeeyaa. Isku dirka. Xasan. Hungurigii. AyAA. KA. WAYNAADAY.
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Caawiyahaagi. Hore iyo Kan. Dambe. Wa. Yaasiino
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m Күн бұрын
Adna Aliyoow Caajib
@NURSE-Hassan
@NURSE-Hassan 2 күн бұрын
Wxay manta wa maqire tvgu😂😂😂
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 Күн бұрын
Waar ilaa siciid meesha lagasaaro waxba masoconayso
@KhadarCawil-r6c
@KhadarCawil-r6c Күн бұрын
Calow anaa kuu sheegayee xirsi ma aamin sanin waa tuug lakin muse bixi cabdi waa nin aanu aamin sanahay
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 күн бұрын
Ceeri gaabo hadaad nabad ku heleyso oo aan laguugu talineeyn oo aad tashaneyso cid dagaal doneyso ma jirto
@AshaYasin-y7u
@AshaYasin-y7u Күн бұрын
Ceerigaabo dadka ku nool waadad ilaah aamin ah haddii wax loo qabanaya elecayey u baahan yihiin Dhaxanta wax waxka qabto waxbarashada la hagaajiyo dhaqaalahana kor loo qaaday.
@CaaqilGuure
@CaaqilGuure Күн бұрын
Ms Ali Harari Iyo Yasiin Waxaad Tihiin Dhex Waanad Sheegtaan Wixii Khalad Ah Laakiin Ma Sheegtaan Xaqiiqda Sababta Dagaalka Ceergaabo Oo Ahayd In Dhulmahante Lahaa Oo Dad Xoolo Dhaqato Laayeen.. Waliba Sabab Uga Dhigeen Askar SLand Ah Ayaa Wax Naga Dishay kkkkk
@KayseSaleeban-r3b
@KayseSaleeban-r3b Күн бұрын
😢xirsi ninka doonayooow xaqiiqda u badheedh
@MakoFarax
@MakoFarax Күн бұрын
Cali yow adigu ma american bad tahay miyanad warsangali ahayn dameer yahow
@AshaYasin-y7u
@AshaYasin-y7u Күн бұрын
Ceerigaabo ilaah baa u maqan
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Reer putlan dhul. Halaga. Siiyo. Garoiwe xasan sheekh. Wax. Kale. Ma. Fahmee
@ahmedabdalla5857
@ahmedabdalla5857 2 күн бұрын
Waar waxaan kugula talin lahaa waayeel baad tahee iska cibaadayso oo masaajidka safka hore ku tuko tan cidina ku waari maysee khaatimada Khayr ku dhamayso cimri kuuma hadhsanee
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Күн бұрын
Anigu waxaan maqlay in ciyaal SSC sheeganaya inay ceerigaabo soo weerareen taas ma been ba markaas
@SOMALISAHAN
@SOMALISAHAN Күн бұрын
Markey ninka kalatageeen 😂😂
@baladomar7798
@baladomar7798 2 күн бұрын
Haayee haaye 2024 baa iskugu kaaya dambeeyday
@seidabdi751
@seidabdi751 2 күн бұрын
Happy New 2025 year!¡!!
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Күн бұрын
Ac Xasan culusaw Haka yabin inu ciidanka punt land u hambalyeyo wayo odeygu wa buka qabiil aya dilay Odeyga dhakhtar hala geyo Kkkkkll 😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Күн бұрын
😂😂😂 waad kurteen Daroon ayaa loodiraa kulahaa. Xassan Magafe wuxuu haystaa shahaadada boobka dhulka iyo bara kicin iyo isku dirka dadka somaliyeed iyo xaraashka Qaranka iyo kala dirka Ciidamada qaranka somaliyeed iyo hubeynta qabaa ilada qaarkood😮
@jasminaden4772
@jasminaden4772 2 күн бұрын
Galabta casarka kala gadoonka iyadaaba kala gadoontay😢
@alisalaad4507
@alisalaad4507 Күн бұрын
Xaajiyada ka leexo
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 2 күн бұрын
Maxaad kafahantay arinta xasan dhiiqo
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
KKKKKK 🫵 WAR CALI XARAARE MA BEENAALE MIYAA MISE BEENTAA SIYAASAD AH 🫵😎🫵
@macaanetv8924
@macaanetv8924 Күн бұрын
Hadaa maxay cashuurta ku bixinayee rasiidhada somaliland😂😂😂😂
@abdirizakahmed3447
@abdirizakahmed3447 Күн бұрын
Suqii hargysa oo ciyala suqii scms lagu sii dayey , si ay magalda u si walan ,tiyo shaqsi lo adegsanya, madxiisalacgksary, war lacgta hargysa lagu walyo hospitlka gud dhawca yala u qaybiya, waxba wanjal iyo xassd Ka helimysan , hargysy.
@nalababy3825
@nalababy3825 Күн бұрын
waar CIIRO NABAAD BU DONAYA MARKASTA XUMAN HA KU SHEEGIIN CALI HAREROO ALLAH KA BAAQO CIIRO NABAD BU RADINAYA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🍏🍏🍏🍏⭐️🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🌸🌸🌸🌸🍇🌼🌼🍇🦋🦋🦋🦋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 Күн бұрын
1993 ayaa hishiiska galeen harti woqooyi somaliland way jirtay imikana yagaa ka baxay hishiiska oo hub laso galay magalada ciqaabtoodana way marayaan wixii hada ka danbeeya
@warsan123
@warsan123 8 сағат бұрын
Cajib
@shukriiman-tk3dh
@shukriiman-tk3dh 2 күн бұрын
Asc. Aniga gewedheda waxadhala. 31/12/214/ ayedhalati sacadan 11::50 waqatigan
@YunisAbdi-p7h
@YunisAbdi-p7h Күн бұрын
11 sano ayey jirtaa mohoo
@gedyhildid193
@gedyhildid193 2 күн бұрын
Somaliland guul
@Cabdi141
@Cabdi141 Күн бұрын
Caliyow dee ilayn waa reerkiiye waad la socotee nagadaa ciyaarta
@abdillahiyusuf9153
@abdillahiyusuf9153 2 күн бұрын
Asc JAMHADA 6aad na WAAN ALI XARAARE
@mrjamac
@mrjamac 2 күн бұрын
DALXOOREYE MICNAHA U HASSAN MAFIA U YAQAANO WAA DALXAARAASHE
@thegalabs
@thegalabs Күн бұрын
Cali cuqdad ayaa dishay, ceerigaabo ma nimanka dhulbahante ee warsamgalina iska daba galay ayaa colaada abuuray mise isaaq. Beenaale ilaahay ka furtay ayaa tahay. Isaaq hadduu colaad bilaabayo 33sano ayuu joogaye maxuu u bilaabi waayay.
@sayidabdullahi9674
@sayidabdullahi9674 Күн бұрын
Asc Xali, maareeyaha musiibooyinka waxaan moodayey inuu yiri hal milyan iyo Shan boqol kun ee bal kale si fiican u sii dhegeyso waa laga yaabaa inaan si qaldan u maqlay Mahadsanid
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Күн бұрын
Suldanka warsangle iyo kuwan leh ceerigabo mamul heshis lagu yhy 1993 laguma gaadin shalay manay ahyn nimanki madaxwyni bexi laha warsngle waa somaliland badhan iyo dahar waa somaliland 😂😂😂
@Yong_457
@Yong_457 Күн бұрын
Futogali waxay samayn karaanba iska yar gabigooduba 5k ma gadhaan
Sh Abdirahman Bashir " Soomaalida iyo Fahamka Dawladnimada.
53:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 22 М.
Kaftanka Siyaasada 561 oo aad u xiisa badan
38:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 16 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Maxaa kala qabsaday Abukar Awale iyo Farax Ayaanle Dayaxweerar
38:38
Xaalada Ceeriaabo iyo Sanaag
SSTV
Рет қаралды 212
DEG DEG Maxaa Fashiliyay Wadahadaladii Fahad Yaasiin Iyo Xassan Sheekh?
20:38
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 260 М.
WAR CULUS | DAGAALKA RUSSIA | UKRAIN | XIISADDA BARIGA DHEXE
18:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН