Ilaahay caafimaad taam ah Hana siiyo dhamantena abaayo
@FatumaDj4 ай бұрын
abyo illahey cafimaad taam haku siiyo
@SihaaamsimanMaxmed234 ай бұрын
Rumiyey abayo hoyo somaliyed furnin ma gasho ilaa haday gashana waa iyada oo ka fursan wayday sabab aya jirtay samirkuna intabadan hoyoyinka ayu ka yimada halka ay raga somaliyed ay umaleyan samirka iyo xifdinta guriga in ay hooyada waajib ku tahay oo an lagu ogayn dadkeenu waxayba u maleeyan masuulid gaara inay saarantay hooyada inbadan cadadiska waxa la saara hooyada iyada oo la leeyahay inta iyo inka badan baa hoyoyinkii horeba u samri jireen ee samir hooyo waa tii samirtee samirkaasina wuxu ina dhaxalsiyey in wax badan caruur somaliyed lagu dayacay hoyo maskiina oo an xirfad ay ku shaqaysato iyo lacag ay waxkula so baxdo toona aysan haysan dadkii shalay ku laha samirna inta badan way banaynayan garabkaga bal waxayba oranayan waa doqon iyada halka is dhigtay waxan aaminsanahy hadii gabdh walba maalinka ay furnin dalbato in loo ogolaado oo an madaxa looga istaagin waayo qofkan haduba wanagsanyahy iyaba kama tagteen iga rali ahada waxan arkay ayan ka hadlaya
@leilaahmed.69444 ай бұрын
Ala miss you Ruumi your channel ❤❤❤Allah haikadaysto habibty ana kow aha
@kayftahlil44614 ай бұрын
Mansh Allah walala ruumi cadeeya abaayo macaan Allah ku baarakeeyo aduun iyo akhara baa inshallh xabitii
@NajahsaidOmar4 ай бұрын
Waan ka naxay qof kaste oo Muslim wuu ka naxayaa qoys burburay shaydaan ayaa ku farxa wana shaqada shayaadiinta abaayo khayr Allah haku siiyo sida darenka aad uga hadshay
@shaxshaxlowgaxafada4 ай бұрын
Haa Abaayo wllhi aad ban uga xumadey inay kala Tageen ma aqaano social media unban ka bartey inay isku soo baxan oo ay isku fcnyihiin ayn u arkayey lkn Wixii illahe u qorey ayay mareen Allaha isku soo celiyo
@AbdulqadirAdan-d4m4 ай бұрын
SAMIRA SIMAN HALA GACAN QABTO WA GABAR MASKIIN EH CIDNA UMA MAQNO CEELNA UMA QODNO WALAALAYAAL GABARTAAS HALA CAAWIYO
@qaaliahmed49844 ай бұрын
Walalo ruumi music plz naga daa, Alle haku xafido ❤
Ruumi sifiican aya u hadashay ilahay caqliga haku daayo naag doqon ah oo bilaa cagli ah oo xaasid ah siday uga hadashay
@fadumodahir86674 ай бұрын
RUUMI abaayo see cml isku noqosho see ah bismillah gabadhan khayr horteeda allaha hordhigo
@fatumaali14634 ай бұрын
Ruumi wadaad baan kugu baranaye maanta music ta see cml
@AheadCabdiali4 ай бұрын
Mash Allh rumi
@dhibyarinolowdhulka76974 ай бұрын
walal macan ruuta ❤❤❤❤❤❤
@goldensilver2104 ай бұрын
Faidada social ayaa sidaan in naagta aay xur noqoto oo aay gursan karto ilaa inta rag aay rabto aayna. Dhali karto caruur aabo kala duwan wa. Hormarka aay ka gareen dumarka social media
@asmacumarcraxmaan23134 ай бұрын
Ilahy ha isku so celsho 😢
@HakimaJimcale4 ай бұрын
❤❤❤
@zamzam52554 ай бұрын
RUUN AYEEY AHEED
@apdiaziizpaazhe29914 ай бұрын
maalin kasta ma reer kala taga ayaa ka naxa sorry wallahi samiira waan daawan jiray rabi ha sahlo from hargaysa
@AnabAbdinasir4 ай бұрын
👍
@fatumaali14634 ай бұрын
Ruumi midkooda khaldan ma ogi lkn culusow hada kahor wuxuu qaaday ballan inuusan xumeyn doonin hadana furiin?? Am sorry 😞
@CaaishaMacalincabdi4 ай бұрын
Abaayo ruumi waxaa tahay quf qalbi fiican qaalih
@hawosaid1394 ай бұрын
Furiinka mar buu farad yahay qof walba hortiisa qayr Allaha dhigo
@FatumaDj4 ай бұрын
wan ka xunhy wixii dhacay lkn qadar ayaa jirta cid celinkarto ma jirto
@HalimaxasanKaahiye4 ай бұрын
Abayo labadaas qof waa iajeclayeen gabadhaan waa daacad maskiin ah lkn mediaha waa il socoto dadka dhar qurxoon so xirianaan kadib farxad aan jirin sameyaan marka dadka eqxay ka haminan in noloshas cml helaan
@shukrimahamed21464 ай бұрын
Waan ka xumahay guri muslim oo dhisnaa inuu burburo wey u qorneyd qoys kaas oo furiinka Ilaahay baa baneeyay balse Aniga ma qabo inay reer kaas isku soo noqdaan not only iyaga kaliya waa Rayigeyga because ogow wixii leysku furay ama ruuxa inuusan is badaleyn wallahi dhibaatada waligeed ayay taag naan doontaa ha ka sugin inuu axadkaas ama naagta ama ninka is badal sameeyaan xitaa hadey isku soo noqdaan farxad kuma kala joogaayaan labada dhinac ilaa markii dambe ay noqdaan igu soo noqo hadana la kala tago ilaa ay dalaaqda dhamaato oo xaaraan leys kula joogo please or not
@samiiramohumed53594 ай бұрын
Wll walih aad bay uqurbad baad ee isku sooceliya
@BarlinIsmail3 ай бұрын
🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉🎉
@miimisahal23044 ай бұрын
Kuwaas kaa number yar kujira qaadannay taladaada
@AbdulqadirAdan-d4m4 ай бұрын
ABUKAR CULUSOW WA QEER MASUUL GABARTA BUU MEESHAAS KU DAYACAY BIIL MASIYO MA DARYEELO WA NIN DANEESTA EH
@cuntomacaan24 ай бұрын
Yaa kaga so waramay arimahaas?
@fahidmaxamedcabi58234 ай бұрын
Ruumiyey aniga 12 sano reer leeyahay 4tii sano ugu dambeesay ayaan isdhihi karaa qoys caadi noqotay wax yaalo badanoo aan udulqaadan karin awal ayaa hadeer normal ila ah
@FahimoAbdi4 ай бұрын
😂😂😂 ilmaha kaa koray umaleynaa
@qadrishmohamed95374 ай бұрын
Naagtaas samiiro Waxan xasusta waa ay gabar maskina oo asmabeauty la dhoho Ku digatay o waliba naag gardaran ay oga hilisay ayado ilma la aan Lagu Cayayo ugu danbayn ayadu hoosteda ilaahey Ka siiya Naagaha sacail media maskin lo maleya Lkn waa cadow qarsoon
@Layliish-qh1en4 ай бұрын
Hhh dadkan views ka meel qaldan ka galay maxa noloshoda so xur uma aha ha lisku celiyo ku lahaa😂😂
@KhadraAli-qr1dc4 ай бұрын
😅❤❤❤❤❤❤❤
@leylaladan8644 ай бұрын
Ruumiyey abaayo kasoo hadal rerha kala maqan waqtiga dheer ,tusaale ninkii mido muu iska maqnaanayaa gabadhiina waqti baa ku socdo
@Asma-Axmed4 ай бұрын
Aniga 1sano ayaa layga maqan yahaye
@ruumichannel4 ай бұрын
@@umusafabeuty8358 11 sano sabab intas oo dhan maxaa qaldan