RUWAAYAD CUSUB 2021 | MADAR , MURQAAN , MAROOJIYE & WIDH WIDH

  Рет қаралды 440,246

Madar Dayax-weerar

Madar Dayax-weerar

3 жыл бұрын

Пікірлер: 798
@ahmedwanajiye5665
@ahmedwanajiye5665 3 жыл бұрын
Madar , deeq, iyo murqaan, legends farxad by iitahy inaa daawado riwayad aad ku wada jirtan wayo waxa ka mid tihin jilayasha aan ugu jeclahay jilayasha somalida❤❤⭐
@vilahofficial
@vilahofficial 3 жыл бұрын
ILAHAY HOOYADA HAKI DAAYO WLL SUBSCRIBE ISAAR😭😭😭👏
@Maarey59
@Maarey59 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pnaliqSCiLOSkM0 ninku waa xariir axmed ee subscrobka usaara
@supayrjama5153
@supayrjama5153 2 жыл бұрын
@@vilahofficial hhhhhh
@mohiyadiinabdiahmed7092
@mohiyadiinabdiahmed7092 3 жыл бұрын
Reer burco is heshay 😀😀waan idin salamay
@Zano_10
@Zano_10 3 жыл бұрын
love burco from muqdisho
@mubarakhassan3744
@mubarakhassan3744 3 жыл бұрын
Salan gobeed rag culus from gobolka raga
@bnkjskknamonomohamed1023
@bnkjskknamonomohamed1023 3 жыл бұрын
Gusgib and
@bnkjskknamonomohamed1023
@bnkjskknamonomohamed1023 3 жыл бұрын
Hagoj and the guns High quality of
@nimcoali3265
@nimcoali3265 3 жыл бұрын
Madar iyo deeq wn idin waata wale raagi raga aha ❤❤❤❤❤🥰
@mawlidjamac4453
@mawlidjamac4453 3 жыл бұрын
Mnzha allaah inamada yadi reer burco From gobolka ragga
@vilahofficial
@vilahofficial 3 жыл бұрын
ILAHAY HOOYADA HAKI DAAYO WLL SUBSCRIBE ISAAR😭😭😭👏
@hodanmaxamed4220
@hodanmaxamed4220 3 жыл бұрын
@@vilahofficial hye
@mohamedyusufabuubakar2722
@mohamedyusufabuubakar2722 3 жыл бұрын
Reer burco waa qosol miran
@user-zx7jb6cs9u
@user-zx7jb6cs9u 3 жыл бұрын
Waar reer burcoy wan idin salaamay From Gobolkii raga🙌😍😍😍
@marwo2756
@marwo2756 3 жыл бұрын
Masha allaah walaaladeena duriyadii soomaaliland reer burca one love aad baan idiin jecelnahay
@Zano_10
@Zano_10 3 жыл бұрын
love reer burco from muqdisho
@alimustafe6781
@alimustafe6781 3 жыл бұрын
Ka faadumo kili kileeya Ma adaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamuudduuliye8934
@maxamuudduuliye8934 3 жыл бұрын
😅😅😅😅
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 3 жыл бұрын
Haayadii oo is heshay 😅😅😂 legends
@iqrajaamac8239
@iqrajaamac8239 3 жыл бұрын
Madar and murqaaN 🤣🤣🤣😂🤣 Dad iga qosliYa wlhY🤣🤣😂😂🤣❤💋
@gurayboonkaofficial8344
@gurayboonkaofficial8344 3 жыл бұрын
scm wll waan hamiyey waxan ku hamiyey inan noqdo yuotuber wll garab igu sii hamigerga oo igu caawi SUBSCRIB IYO LIKE WLL farkaliyi fool madhaqo gacan kaliyina sacab magaraacdo wll SOOMALAY maan ta garabkiina ayaan ubaahana hay wll aduun kaama cod san WLL SUBSCRIB LIKE ISII WLL ana waan idin qancin doona wanan dadaali wll iina duceeya ale inii hamigeyga igaadhsiiyo aniga iyo wll hayga soomali yeedba amiin amiin
@iqrajaamac8239
@iqrajaamac8239 3 жыл бұрын
Haye wll
@assadabdimalikfarah1991
@assadabdimalikfarah1991 3 жыл бұрын
Wow jilayasha somaliyed horay usocda
@zakari3abdirizakofficial704
@zakari3abdirizakofficial704 3 жыл бұрын
Inta ila garatay inay rer burco iz heshay like dhac kuzii👍🙏
@vilahofficial
@vilahofficial 3 жыл бұрын
ILAHAY HOOYADA HAKI DAAYO WLL SUBSCRIBE ISAAR😭😭😭👏
@Maarey59
@Maarey59 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pnaliqSCiLOSkM0 ninku waa xariir axmed ee subscrobka usaara
@faizaladan8302
@faizaladan8302 3 жыл бұрын
Hhhhh
@hindamuuse6527
@hindamuuse6527 3 жыл бұрын
Comemtigii ayaa you tube laga dhex furtay
@zuleikhanoura2701
@zuleikhanoura2701 3 жыл бұрын
Madar mahamed ayanle seeraar❤hargeisa kuu xiistay💯
@omar-pile5412
@omar-pile5412 3 жыл бұрын
Zuleikha noura mohamed Daauud Boqoradaydiieey 😍😍😍😍🥰🥰🥰
@shaaficikabadhe4019
@shaaficikabadhe4019 2 жыл бұрын
Nice
@shuunfagadhe3242
@shuunfagadhe3242 3 жыл бұрын
Hayaay inta ila aragtay inu madar donty wuxu deeq ku koray😂 like ta
@ifraxjama1517
@ifraxjama1517 3 жыл бұрын
hadd nabiga jesha hay lke isaar🙏🏻🙏🏻😘😘😉😉💐💐🌹🌹
@hassanadanmohamed5527
@hassanadanmohamed5527 3 жыл бұрын
Casharka maanta .. 1.HUBSIIMO HAL BAA LA SIISTAA.. 2.ISKAABULO WAA CADOW 3.XAASKAGO CASHO WNGSAN KU KARISAY HAKA DHIGIN ABALKEED INAAD GOOGARADEDA BANAANKA U DHIGTO I like this short movie. ..it really revealed how the youth especially the single ones are full of evil minds due to jealousy..♡♡♡
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 3 жыл бұрын
Kan faadumo kilkileeya ma adaa kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂
@zamzamdahir4279
@zamzamdahir4279 3 жыл бұрын
Hhhhhh Ma Ada ka faadumo kilkileeya 😁
@gurayboonkaofficial8344
@gurayboonkaofficial8344 3 жыл бұрын
scm wll waan hamiyey waxan ku hamiyey inan noqdo yuotuber wll garab igu sii hamigerga oo igu caawi SUBSCRIB IYO LIKE WLL farkaliyi fool madhaqo gacan kaliyina sacab magaraacdo wll SOOMALAY maan ta garabkiina ayaan ubaahana hay wll aduun kaama cod san WLL SUBSCRIB LIKE ISII WLL ana waan idin qancin doona wanan dadaali wll iina duceeya ale inii hamigeyga igaadhsiiyo aniga iyo wll hayga soomali yeedba amiin amiin
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Please scribe isaar walaal mcn
@barwaaqoabdi2039
@barwaaqoabdi2039 3 жыл бұрын
Rag culus
@Maarey59
@Maarey59 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pnaliqSCiLOSkM0 ninku waa xariir axmed ee subscrobka usaara
@abdinasirali5273
@abdinasirali5273 3 жыл бұрын
hhhhh
@kingrasha2773
@kingrasha2773 3 жыл бұрын
Madar the best acting libaax keep going 🙏🙏 madaroow wali muqdisho maad jogtaa wllo
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 3 жыл бұрын
Haafaynkaa isugu kaaya jira kulahaa 😁😁 deeq wax kale
@awalemohamet2052
@awalemohamet2052 3 жыл бұрын
HalKa yaR isoo caseeya waji ma LihiDinE 😂
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
sifiican baad noo waydiisatay adoon na xujaynin saasaan kuugu saaray adna iisaar wll
@meymunshirwa2951
@meymunshirwa2951 3 жыл бұрын
Maasha allaah reer burco waa fun 😂😂😂❤️❤️❤️👍👍👍
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 3 жыл бұрын
Hhhhhhh boowe xamaray baryahan idinka shidanthy so badiya riwaayada
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Plz scribe isaar walaal mcn ado raliya
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 3 жыл бұрын
habar jeclo miyey kaguureen burco talow waa kuwan muqdisho iska xaadiriyey
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Cajiib waa shidanyihiin reer burco. Maansha Allah waryaahee.
@khadraxiltire755
@khadraxiltire755 3 жыл бұрын
somaliland badku nuuraysen
@dheereeyettchannel1660
@dheereeyettchannel1660 3 жыл бұрын
Inta rasuulkena maxamed jecel suBkarab iisara
@farxiyaclahi1828
@farxiyaclahi1828 Жыл бұрын
Anaa kuraba mcn 💋💯💯💯💯💯💯💯❤️💋
@aasiyamahamed8407
@aasiyamahamed8407 3 жыл бұрын
Madaa fadumo kil kileeya kuLahaa😂😂😂😂😂
@abdirahmanwali5979
@abdirahmanwali5979 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 wlhy waaaad ka waasheen meel uu rag u tashtay wataaas 😂😂😂😂
@amranibrahimcadani8477
@amranibrahimcadani8477 3 жыл бұрын
Mansha Allah ala madaraw maamo ku jecliyaa inantayda ayaan ku siinyaa insha Allah
@gaashaanmedia4520
@gaashaanmedia4520 3 жыл бұрын
DeeQ iyo mader wlhi si dhaba idiin jeclahay 😍😍
@mohamedosman68
@mohamedosman68 3 жыл бұрын
Absolutely ka faadumo kilin kileeya madaa🤣🤣🤣
@hudaahmed4324
@hudaahmed4324 3 жыл бұрын
Mancha allah madar murqan maroojiye salan sate from gopolkii ragga
@saaqoahmed3385
@saaqoahmed3385 3 жыл бұрын
😃😃Wr ragii paa is hely jow😂😂
@iqroqooje9774
@iqroqooje9774 3 жыл бұрын
Ma jiibaa keeedee Kan fadumo kilkileeya ma adaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maayamohammed6745
@maayamohammed6745 3 жыл бұрын
Meeshu xashiish weyna😂😂😂
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 жыл бұрын
Sow muqdisho maha🤣🤣🤣
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 3 жыл бұрын
Xiliga Salaada Joojiya sxp yaal Dubista
@hoodohazzan145
@hoodohazzan145 3 жыл бұрын
Reer hargeisa is mujiya😉✔
@ladanabdurashid2072
@ladanabdurashid2072 3 жыл бұрын
Madar mahamed ayanle❤❤❤
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 3 жыл бұрын
Reer burco caadi maaha ku soo dhawaada caasimadiii ee Muqdisho sow adiga ciyaal xamar horay ka noqday caadi maaha reer burco
@jamaalcabdi5505
@jamaalcabdi5505 3 жыл бұрын
Waar idin salaamayaa reer burco
@inaapdirahman330
@inaapdirahman330 3 жыл бұрын
ShiFtibaa is badashaaN
@haniali4950
@haniali4950 3 жыл бұрын
Xaaska ma shaqaa shif uu galaa kulahaaa dayax kkkkkkkkkk caadi maaaha from mogdisho
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Plz scribe isaar walaal mcn ado raliya
@iishaamose3855
@iishaamose3855 3 жыл бұрын
Rer burco is hely keep going Brother's
@mustafehaaji9956
@mustafehaaji9956 3 жыл бұрын
Ma adaa kan faadumo kilkileeya
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 3 жыл бұрын
Waryaa hee istaag waxey hadhaqaanin kan faadumo kilkila ma adaa walee billee Maya Maya😂😂❤️
@cawilxasan8460
@cawilxasan8460 3 жыл бұрын
Reer burco meesha wad ku cadaateene kkk
@gurayboonkaofficial8344
@gurayboonkaofficial8344 3 жыл бұрын
scm wll waan hamiyey waxan ku hamiyey inan noqdo yuotuber wll garab igu sii hamigerga oo igu caawi SUBSCRIB IYO LIKE WLL farkaliyi fool madhaqo gacan kaliyina sacab magaraacdo wll SOOMALAY maan ta garabkiina ayaan ubaahana hay wll aduun kaama cod san WLL SUBSCRIB LIKE ISII WLL ana waan idin qancin doona wanan dadaali wll iina duceeya ale inii hamigeyga igaadhsiiyo aniga iyo wll hayga soomali yeedba amiin amiin
@hibocali3002
@hibocali3002 3 жыл бұрын
Kkkk marka xamar la tago waa lagu cadaa hhh meesha ma loo dhex raciyaa😅😅😅
@cawilxasan8460
@cawilxasan8460 3 жыл бұрын
@@hibocali3002 🤣🤣 haa gacan baa layskula tagaa baan umaleyey
@HamseSADRI
@HamseSADRI 3 жыл бұрын
DAYAX W E E R A R
@omarhassan5602
@omarhassan5602 3 жыл бұрын
Wxii aan kasoo horey likta ha iga xasdin
@user-he3hk3sb5v
@user-he3hk3sb5v 3 жыл бұрын
Actorski aan ugu jeclaa aya isku yimi wooow hady wax iga maqlayan wxn odhan lahaa idinku waligiin isla duubaba wllhi dadki logu talagly ayd tihine
@ahmedsuldaanvlog3160
@ahmedsuldaanvlog3160 3 жыл бұрын
Ma aqaan inaad commenti gayga akhrinayso Waalidkaa Janada alle hageeyo AAMIIN ee fadlan SUBSCRIBE iisaar channal kayga mahadsanid
@muniirmaxameth5264
@muniirmaxameth5264 3 жыл бұрын
Alle hageyo dhamanTen
@sanist26
@sanist26 3 жыл бұрын
inta iLa Aragty Deeq Maroojiyoo Camankii Ka Naaxy Msha Allah Like-ta😂😂🖐👑
@balqiishappy5810
@balqiishappy5810 3 жыл бұрын
Hhhhhhh shift baad isbedeshan Madar👑
@jepriladan4985
@jepriladan4985 3 жыл бұрын
Riwaayada habar jeclaa iska leh soomaaliyeey
@barwakoahmed5515
@barwakoahmed5515 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@yahyesamawade6425
@yahyesamawade6425 3 жыл бұрын
Dhamaan jilayasha ma habar jeclaa
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 3 жыл бұрын
hankagu ha dhaafo reer Hebel
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 3 жыл бұрын
😎🤠🤠🤠
@jepriladan4985
@jepriladan4985 3 жыл бұрын
@@yahyesamawade6425 haa wlahi xataa mid walba qoladisan garanaya
@Mss_dahabo
@Mss_dahabo 3 жыл бұрын
iskaabuLo DhiBaN 😂😂 idiiN watah
@xamsemoha5077
@xamsemoha5077 3 жыл бұрын
Wryahe maroojiye wuu nxay 🥰👌
@hanixasan4611
@hanixasan4611 3 жыл бұрын
Ab ab walalky madar Maxamed ayaale Horo u soco inta kalen salaan saree
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Plz scribe isaar walaal mcn ado raliya
@mohmedboootaan1890
@mohmedboootaan1890 3 жыл бұрын
Inantu way la haystaaaa Kulahaa meel fog baynu ka keenay nolosha😂😂😂😂😂😂
@mohamedjacelow8727
@mohamedjacelow8727 3 жыл бұрын
Ragba is hele wlhi wan so orde madar wan ku wata sxb mcne
@hoodishofficial
@hoodishofficial 3 жыл бұрын
Keep going brother ❤🤣
@abdirahmanhassan8834
@abdirahmanhassan8834 3 жыл бұрын
Ar Hayadii Habar Jecllo mayna Xamar ka toba kenin🤣🤣
@user-fw7wk8si7y
@user-fw7wk8si7y 3 жыл бұрын
Oo madar ma hbr jeclaa😂 Umaan aqoone
@kawseryaasin3016
@kawseryaasin3016 3 жыл бұрын
@@user-fw7wk8si7y haaah walipa waah reer biciide ladhaho🤣🤣🤣
@zacka.j3976
@zacka.j3976 3 жыл бұрын
Legends kii burco keep going brothers
@apdiqanievan2713
@apdiqanievan2713 3 жыл бұрын
Reer burco guulaysta
@nimcaanlores5762
@nimcaanlores5762 3 жыл бұрын
Madar legend keep going bro 🔥🇸🇴🙏
@gurayboonkaofficial8344
@gurayboonkaofficial8344 3 жыл бұрын
scm wll waan hamiyey waxan ku hamiyey inan noqdo yuotuber wll garab igu sii hamigerga oo igu caawi SUBSCRIB IYO LIKE WLL farkaliyi fool madhaqo gacan kaliyina sacab magaraacdo wll SOOMALAY maan ta garabkiina ayaan ubaahana hay wll aduun kaama cod san WLL SUBSCRIB LIKE ISII WLL ana waan idin qancin doona wanan dadaali wll iina duceeya ale inii hamigeyga igaadhsiiyo aniga iyo wll hayga soomali yeedba amiin amiin
@ikramabdi8619
@ikramabdi8619 3 жыл бұрын
Asc walaal ma doonaysaa fursad shaqo aad ka faaidaysan karto adigoo jooga gurigaaga ama goobtada shaqo aadna samayn karto dhaqaalo aan xad lahayn hadaba haday tahay jawaabtadu Haa fadlan soo raac link gan chat.whatsapp.com/CHcpF3tr7FK2WmR1sVkj0G
@jamalxaraaro4870
@jamalxaraaro4870 3 жыл бұрын
Makaasa gabar qaba kulaha madar yare keep goin sxp
@saynabcabdilahi1216
@saynabcabdilahi1216 2 жыл бұрын
Aadan fahmo I the
@saynabcabdilahi1216
@saynabcabdilahi1216 2 жыл бұрын
Unfortunately we have a lot going on and vdtr
@MGarboole
@MGarboole 3 жыл бұрын
War deeq waa wataa
@hoodofaysal5321
@hoodofaysal5321 3 жыл бұрын
Reer xamarku qoqolada ma xaadhaan😇
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
Waan isku fiirsanaa wahsi lee weeye
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 3 жыл бұрын
Majaajilayaan Aan Jeclahay Maroojiye Iyo Murqaan Iyo Madar Maxamed Ayaan Zeeraar Weerar😻😻
@nadiraahmed9322
@nadiraahmed9322 3 жыл бұрын
Madaraw tageero buxa ban kugu ahay 😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@nawaalmohamut5295
@nawaalmohamut5295 3 жыл бұрын
M.a goobti reer burco 🙏🙏
@blistermanic4245
@blistermanic4245 3 жыл бұрын
Reer burco wow wow 😳 well don 👏👏👏👏👏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️
@zupeeercade485
@zupeeercade485 3 жыл бұрын
Hargeysaa maad imanayn kusugaynaa ilaa maalintii macal liintii kuusii qooshney
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 3 жыл бұрын
🤣
@MGarboole
@MGarboole 3 жыл бұрын
Kulaha waxan doonayaa Hadhowto markuu furo inan anuu dhagax dhigaba🤣🤣
@IbrahimMohamed-ro4vx
@IbrahimMohamed-ro4vx 3 жыл бұрын
Reer burco soocelinta isdhexgalka umada somaliyeed qayb wayn bayka qaadanaya frome galkacyo Inta ila aragta like iisaara
@amaliidan2186
@amaliidan2186 3 жыл бұрын
💝💝💝💝💝💝💝
@apdiladiifhassan2977
@apdiladiifhassan2977 3 жыл бұрын
War wey visa doonteen
@Maarey59
@Maarey59 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pnaliqSCiLOSkM0 ninku waa xariir axmed ee subscrobka usaara
@zimzima193
@zimzima193 3 жыл бұрын
qadadweyn iyo hooyadod anagaa waasno
@asmaxasan5446
@asmaxasan5446 3 жыл бұрын
Masha Allaha madar wllo wn ku Salmay keep going ayn ku leeyahy muqdisho mad ka timid
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Please scribe isaar walaal mcn ado raliya
@niciimaabdiraxman4558
@niciimaabdiraxman4558 3 жыл бұрын
Wallahay aan jeclahay aragtidiina kufarxaa iinoolada 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥰🥰🥰🥰🥰🥰💝💝💝👈👈👈
@gurayboonkaofficial8344
@gurayboonkaofficial8344 3 жыл бұрын
scm wll waan hamiyey waxan ku hamiyey inan noqdo yuotuber wll garab igu sii hamigerga oo igu caawi SUBSCRIB IYO LIKE WLL farkaliyi fool madhaqo gacan kaliyina sacab magaraacdo wll SOOMALAY maan ta garabkiina ayaan ubaahana hay wll aduun kaama cod san WLL SUBSCRIB LIKE ISII WLL ana waan idin qancin doona wanan dadaali wll iina duceeya ale inii hamigeyga igaadhsiiyo aniga iyo wll hayga soomali yeedba amiin amiin
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Please scribe isaar walaal mcn ado raliya
@zakeriyemohamed6031
@zakeriyemohamed6031 3 жыл бұрын
Shantuba waa reer burco wllhy Burco Gacan ban U taagey Hore u socda Bowayaal
@rahmaareefi432
@rahmaareefi432 3 жыл бұрын
Wllkeen💕💕 madar🥀🥀 madax sare 🖤🖤wax ku dhiba rabi💘💘💘 kuma💜💜 tuso✅✅
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 3 жыл бұрын
Alla gabadhaasi barteeda ayey dhigtay Waan ilmeyey markay oyday
@goodluck4021
@goodluck4021 3 жыл бұрын
Rer burco we love 💚💭❤🇮🇹
@abdimuse5433
@abdimuse5433 3 жыл бұрын
Uma malaynayo inaad soo noqon doontaan😄😆
@sihaammohamed7991
@sihaammohamed7991 3 жыл бұрын
Wayo? Huno hahah
@maazimzakariye281
@maazimzakariye281 3 жыл бұрын
Ma HooYo ku Tidhi SooNoqoN MaaYaan Izka HadazhoY
@abdimuse5433
@abdimuse5433 3 жыл бұрын
@@sihaammohamed7991 madar waan fasaxnay kuwaas kale lkn wllhi anakaa wadanka Ka tagayna haday yimadaan 😅
@abdimuse5433
@abdimuse5433 3 жыл бұрын
@@maazimzakariye281 wllhi hoyadood ayaan Iman karin qaraxland ayay tageeno😅
@kheirabdille2335
@kheirabdille2335 3 жыл бұрын
Tulo maxa kucelinaya kol haday caasimadi umada somaliyeed imadeen.
@mukhtarmaxamed3130
@mukhtarmaxamed3130 3 жыл бұрын
FAADUMO KALKILEEYAYA MADIGAA WLHI BAY IGATAY AYAAN KU QOSLAHAY WLHI😁😁🤣🤣🤣😂😂
@zamzamosman1784
@zamzamosman1784 3 жыл бұрын
Muqdisho Waa ku qurxanaateen
@rayaaanmohamed5409
@rayaaanmohamed5409 3 жыл бұрын
Madar mohamet ayaanle seerar wll iyo wehel form gobalka raga wllhi waa ku xisay Nolow intay nololi jirto Wllhi dar Alle ku jecylhay
@gurayboonkaofficial8344
@gurayboonkaofficial8344 3 жыл бұрын
scm wll waan hamiyey waxan ku hamiyey inan noqdo yuotuber wll garab igu sii hamigerga oo igu caawi SUBSCRIB IYO LIKE WLL farkaliyi fool madhaqo gacan kaliyina sacab magaraacdo wll SOOMALAY maan ta garabkiina ayaan ubaahana hay wll aduun kaama cod san WLL SUBSCRIB LIKE ISII WLL ana waan idin qancin doona wanan dadaali wll iina duceeya ale inii hamigeyga igaadhsiiyo aniga iyo wll hayga soomali yeedba amiin amiin
@cawomaxamed3297
@cawomaxamed3297 3 жыл бұрын
Madar maxamed ayaanle Alle ha ku xiftiyo wll
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Please scribe isaar walaal mcn ado raliya
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
@@cawomaxamed3297 please scribe isaar walaal mcn ado raliya
@mohammedshilkaawireerorush9942
@mohammedshilkaawireerorush9942 3 жыл бұрын
Ruwaayadan waa waano ee halagu waano qaato dadkow Anigu waxaan ufahmey dadbey dhibeysa dad isku faraxsan oo wada jooga markasta Dadka qoriga dabka ah watana haleyska qabto
@barkadhasan4314
@barkadhasan4314 3 жыл бұрын
waa waynkih burco mader marojiye mudhxiye
@nadiraahmed9322
@nadiraahmed9322 3 жыл бұрын
Madaraw tageero buxa ban kugu ahay😄😄😄😄😄😄😄
@axmedwacdaro3810
@axmedwacdaro3810 3 жыл бұрын
rer burao walipa HabaR Jeclow Is dhex galka umada somlaliyed kalin wayn bad Ka qadteen
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Waar waa qudhun kuwani habarjeclo maaha waa xawayan sheegato ah
@najiipqurbo9195
@najiipqurbo9195 3 жыл бұрын
Reer burco mana balanto ismana waydo😁
@nimoabdizemed7504
@nimoabdizemed7504 3 жыл бұрын
Kulaha midh kuma furin
@daadirinhogamer6843
@daadirinhogamer6843 3 жыл бұрын
Ilaaha haku xafodo wll ilaahey dartii iyo nabi maxamed (scw) subscribe7
@asmoadam5915
@asmoadam5915 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂madar cadi maha walhi 😂😂
@anuuipraahim2053
@anuuipraahim2053 3 жыл бұрын
Keep going my brother ❤❤👑👑
@zayithofficiall2889
@zayithofficiall2889 3 жыл бұрын
𝙸𝚗𝚝𝚒𝚒 𝚐𝚘𝚋𝚊𝚕𝚔𝚊 𝚛𝚊𝚐𝚊 𝚎𝚎 𝚋𝚞𝚛𝚌𝚘 𝚒𝚜 𝚖𝚞𝚞𝚓𝚒𝚢𝚊
@mameromio2922
@mameromio2922 3 жыл бұрын
~2022 ~muqdisho wada burco ayay noqondonta🤚🏿🔥 ~From Adel Empire ✅✊
@faraxkhadar3138
@faraxkhadar3138 3 жыл бұрын
Huno waa wadankodi deèe
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 3 жыл бұрын
@@faraxkhadar3138 mhe way shaqo Tagen
@faraxkhadar3138
@faraxkhadar3138 3 жыл бұрын
official huno anigu wxn aminsanhy raagani ineya jogan wadankoda xamara waa wada somaliyeda ma garty form casimada bilan e hargeysa
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 3 жыл бұрын
@@faraxkhadar3138 kolay adu inad bad tahay inana wa kolba guri la gala
@faraxkhadar3138
@faraxkhadar3138 3 жыл бұрын
@@sultan_guleid1489 waa xaqiiq eryadadu huno
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
mansha wiilasheena ku baashala caasimadiina muqdisho idinka leh
@farxiyomuuse7827
@farxiyomuuse7827 3 жыл бұрын
Madar dayax weerar ku jecliyaa Bowe noloshu kuma xumayso❤🤲🤲
@umusamiirachannel2194
@umusamiirachannel2194 3 жыл бұрын
subscribe ii saar wllo
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 3 жыл бұрын
Gaabane maanta muu qaadan doorkiisa dhar qurxoon iyo kuuli isma laha
@craxmanclaahi1620
@craxmanclaahi1620 3 жыл бұрын
ree burco watageen like sara
@abdinasirali1646
@abdinasirali1646 3 жыл бұрын
Ma kuuulibaaaa qalbiga kaaga ciyaaray
@AliMohammed-ki9em
@AliMohammed-ki9em 3 жыл бұрын
Ay Ay dhashay car dalka yimaada
SHORT FILM : iLLAAHY BARRI ANIGA TYDA HAKU TASHANE
31:27
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 269 М.
RUWAAYADII BOGSO AMA HA BOGSAN MURQAAN MAROOJIYE MUDHXIYE WIDHWIDH
34:18
Murqaan & Maroojiye Official
Рет қаралды 230 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 38 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 50 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 115 МЛН
Riwaayadii madhaleyska | By murqaan,maroojiye iyo mudhxiye
12:30
Murqaan & Maroojiye Official
Рет қаралды 249 М.
musalsalkii xiiso qalxada 8aad maxa waa saan
9:37
queen isha
Рет қаралды 10 М.
SHORT FILM: KEEBA DHINTAY
16:07
Madar Dayax-weerar
Рет қаралды 254 М.
Riwaayadii Ciyaaraha By C-boy Films
17:03
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 388 М.
Riwaayadii jacayl Xaasid Mawaayo jilidii Murqaan Maroojiye Iyo Mudhxiye
22:02
DAAWO RIWAAYAD CUSUB (MAANAAD IISIDAY QALI )by murqaan 🤣
16:37
Sacad Murqaan
Рет қаралды 87 М.
Série - Kansinaw - Saison 1 - Episode 30 - Fin de Saison
1:33:39
Yeta Digital
Рет қаралды 278 М.
FILIM FADUUL MADAR GURI BARWAAQO
11:44
Guri Barwaaqo Tv
Рет қаралды 312 М.
育児6年目の韓国人父が娘と遊ぶ方法4 #shorts
0:11
ミョリムMyorimu
Рет қаралды 20 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
0:51
_vector_
Рет қаралды 15 МЛН