RUWAAYAD CUSUB SOORAAN

  Рет қаралды 107,547

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO

4 жыл бұрын

🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
★★www.sooraanjawaan.com★★

Пікірлер: 180
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Inta daawanaysa marku sooraan Geeriyooday like Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:
@mohakulane3735
@mohakulane3735 4 жыл бұрын
Subxanallah kulahaa awowgaaga waqti saacada ay dhaceyso meel uu ka eegto ayuu waayay, Insi Jini iyo Malaa'ig xitaa xayawaanda ma awoodi karaan iney ogaadaan xiligey dhaceyso saacada qiyaamo Allah oo kaliya ayaa og saacada iyo waqtigeeda...
@somaliwood137
@somaliwood137 4 жыл бұрын
waaw waanu u xiisnay tiyatarka iyo riwayadaha sooran kuso dar dadka majaajilada yaqaana sida abdiqani isku filan shucayb yare jawaan sooran guri barwaqo iyo kuwa kale
@kaafiyaugbaad5510
@kaafiyaugbaad5510 4 жыл бұрын
Sooran kulaha awoowga wuxu sacada ka eegto ayu Waaye keen sacada
@bisadayar
@bisadayar 4 жыл бұрын
Wlhi waa iga qozliyeen mntA cimrugiin hajiro
@MullaMadar
@MullaMadar 4 жыл бұрын
Ruuxba ilaahay wax uun bay hibo u siiyaa Sooraan waa nin heybad u leh Xaraabo oo dhan Si fiican kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣 Wuxuuba i xasuusiyay ruwaayadii oday cabdulle oo aheyd "waa runtaa" Inta riwaayadaas xasuusatay like dhac igu sii🤣👉👇
@rtg4838
@rtg4838 4 жыл бұрын
Waad Danbaadtay Sooraanow balse Waa Si fiican ilaahay baa kaala xisaabtami.
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 4 жыл бұрын
Kkkkk sooran xigmadii way ka dhamaatay sifiican buu kusoo ururay
@yaasmiinmaxamed9184
@yaasmiinmaxamed9184 4 жыл бұрын
waa si fiican bay yidhaahdeen qozol waynaa
@hamseart5789
@hamseart5789 4 жыл бұрын
From burco we love Dawlad deegaanka
@omarsiadosman3301
@omarsiadosman3301 4 жыл бұрын
Allooo
@adamibrahim8411
@adamibrahim8411 4 жыл бұрын
Sooraan waxaan hubaa inuu yahey jilaaga qarniga waa hibo ilaah siiyay masha allah
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 4 жыл бұрын
*Sifiican kkkkkk Sooraan waa iga qosliyey*
@engabdalla114
@engabdalla114 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waxbaa ka dhacay kulahaa sooran isheeg ayeyadii dhimatay magaceeda isheeg wa iga qosliyay
@abdikriinmaxamed2610
@abdikriinmaxamed2610 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk si fiican waleee sooraan waa majaaajilyste
@sucadcraxmn6439
@sucadcraxmn6439 4 жыл бұрын
manshalah sooraan alle hakuu barakeeyo cimriga
@cabdirisaaqcumar1222
@cabdirisaaqcumar1222 4 жыл бұрын
Sooraaan waa jilaaa ruugcadaaya waan iska xiiseeyaa hadalkiisa oo kliya
@cabdaleciise6707
@cabdaleciise6707 4 жыл бұрын
Wiil hoog sooraan waa ku aminsanahay
@farxiyamaxamed8531
@farxiyamaxamed8531 4 жыл бұрын
Kulaha sifiican sooraan warkiba wuxu kukoobay sifican
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 жыл бұрын
Wixi yoo dhan Aakhiraan u diray
@cawildirir2131
@cawildirir2131 4 жыл бұрын
hadaad ka hesho soran like hayla dhaafin
@axmedindho737
@axmedindho737 4 жыл бұрын
Soraan iyo jilayaasha kalaba wan salaamayaa
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Hhhhhhh waa si fiican hadalkaasna wanka qorey soraan kabtiisa lama xidhan karo
@somaliwood137
@somaliwood137 4 жыл бұрын
abdiqani isku filan shucayb yare jawaan sooran guri barwaqo
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 4 жыл бұрын
Heelo Ceegaag deeq marojiye Murqaan
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
SOMALI WOODw was SAS
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
ridwaan maxamed Days
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
Relies Abd
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
answer🎩
@ayanidiris6280
@ayanidiris6280 4 жыл бұрын
Sifiican kkkk
@kaderbozz5909
@kaderbozz5909 4 жыл бұрын
hhhhh sooraan nin samada laga soo hindhisay😀😀😀😀😀
@khubaybyuusuf3843
@khubaybyuusuf3843 4 жыл бұрын
Baska loo saaray Halkuu ka baxaa Halkan Masjidka agtaada 😁😁😁😁😁
@saciidcaato7979
@saciidcaato7979 4 жыл бұрын
kkk ruwaayadani waxey lamid tahay ruwaayadii waa kuukuu iyo marshaale alaha u naxariistee
@axmedjaamac752
@axmedjaamac752 4 жыл бұрын
Lkkkkkkkkk sooraan
@mcm2083
@mcm2083 4 жыл бұрын
Sooraan isaga wixiisa waxba lagama qaban karo wuu talaabsaday
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 жыл бұрын
Awowgaa iyo Ayeydaa Wali lama xisaabin
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 4 жыл бұрын
Sooraan waa jin
@abdihakeemhashimi7224
@abdihakeemhashimi7224 4 жыл бұрын
Sooraan sifiican
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
Aaar jawaan xaguu ka dhacay ma.ku duudiyaa ku dhacay
@lailaqueenraygal9607
@lailaqueenraygal9607 4 жыл бұрын
😂😂😂 riwayadii qaranka wooow❤️❤️
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Qisadu wey fiicantahey iyo jilida lakiin khalad farsamo ayaa jira daaha laga soo khaawisayo iyo sida loo baxayo
@muktarosman9706
@muktarosman9706 4 жыл бұрын
Ustaad kaygii waa runtaa aad baan kuusamaya macalin
@nimcoladan7827
@nimcoladan7827 4 жыл бұрын
Kabahana keen qiyaamihii bay cagacadaan ku taagnsyde 😂😂😂😂😂😂
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 жыл бұрын
Sooran nin adag walee in aan ku taageero ilaah cimriga hakuu dheeriyo
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 4 жыл бұрын
Jigjigana askari ruwayad dhex maraya ayunbad arkaysa
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
sooraan nin raged dheh gobolkii ragga like iziii 😍
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
Relies
@mubaarigahmedhersi2659
@mubaarigahmedhersi2659 4 жыл бұрын
Gobolka raga
@zakizaamir2448
@zakizaamir2448 4 жыл бұрын
Waa sifiiCan🤣🤣🤣🤣🤣
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 жыл бұрын
Waalid'diinta Khamiista Soo carowda ayaanu Nahaye
@suhaybmohamed1122
@suhaybmohamed1122 4 жыл бұрын
sifiican anga hanaga kaxayso
@AtoMuste
@AtoMuste 4 жыл бұрын
Maakhir Liqe ! SifiicaN
@sahroyusuf7700
@sahroyusuf7700 4 жыл бұрын
Waa shekadi marshale ayeeydi aaqiro kaso codsaneysay iyo ilka cali hiraan waa runtaa ilaah haunaxaristo wlhi soraan caadi maha waa jilaaa kale
@saciidcaato7979
@saciidcaato7979 4 жыл бұрын
Sahro Yusuf sahro adaa ila fahmay dadka islama yaqaan sifiican waxaa laga soo koobiyeeyay cabdule waa runtaa
@aamiinediter7724
@aamiinediter7724 4 жыл бұрын
Sooraan waa majaajilaystaha ugu shactiraysan😁😂
@asmasaleban2050
@asmasaleban2050 4 жыл бұрын
May aan ku saxee waa naxashka
@dr-mohammeddheereeye360
@dr-mohammeddheereeye360 4 жыл бұрын
Sooraaan😂😂😂😂😂 sifiican
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 4 жыл бұрын
Sooraan: Ayeyda sowlama odhan jirin saxarla Sahra: Haa ala illahow ku naxariso Sooraan: Way dhimato wan ogahaye 😂😂 Edit: 4:40
@billeyare2932
@billeyare2932 4 жыл бұрын
That was the first time
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 4 жыл бұрын
@@billeyare2932 first time for what?!
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Riwaayadaan riwaayadihii sooraan ee maada badnaa.maaha mise aniga ayay ila they
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Sifiican
@axmedshakiib8567
@axmedshakiib8567 4 жыл бұрын
hhhh SiFiican sooran wiil hoog
@Mustafe.17
@Mustafe.17 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh qosolkii aduunka sooraan.
@xasnamo6045
@xasnamo6045 4 жыл бұрын
hhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂 qosol iguma hadhin caawa
@loyerabdala1796
@loyerabdala1796 4 жыл бұрын
sooran ninkan ma jawaan buu baddalay
@abdilahiboore1765
@abdilahiboore1765 4 жыл бұрын
Waa si fican 😃soran imtixan adunyo😀😂 rer awdaL🙋
@hudaabdirahman7396
@hudaabdirahman7396 4 жыл бұрын
Reer burco
@abdilahiboore1765
@abdilahiboore1765 4 жыл бұрын
Rer burco Gacalkey😆
@zakariyeismacil1277
@zakariyeismacil1277 4 жыл бұрын
Sooraan halkaa keega siiwad
@younghafid2158
@younghafid2158 4 жыл бұрын
Sooraan wuxuu ku noolyahay waa ruwayadihi hore ee mashale muudee iyo ilkacase... waa runtaa bay ubadaleen waa sidaa tuug tuug dhashay iga dheh
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 4 жыл бұрын
Oday Cabdulle weeye qofkii lahaa ruwaayadda waa runtaa
@habiibmedia2472
@habiibmedia2472 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Basku wuxu ka baxaa masaajidada😂😂😂😂😂😂😂umad mahan ninkan😂😂😂
@maxamadcali7786
@maxamadcali7786 4 жыл бұрын
War yaa tanookale arkay
@abubakaraxmed1941
@abubakaraxmed1941 4 жыл бұрын
Maalinta aakhiro yaan lagu cayaarin Ruwaayadan waa in raaligalin laga bixiyaa maadaama lagu jeesjeesaayo aakhiro
@cabdicasiisadan9268
@cabdicasiisadan9268 4 жыл бұрын
Hhhh 😂😂😂😂 waa rawaayad aan caadi ahayn yaaaa hhhh
@asadcabdiraxman533
@asadcabdiraxman533 4 жыл бұрын
Wax ma kahadheen
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkk waalidiinta khamiista soocarowda ...ittixaan
@omarsiadosman3301
@omarsiadosman3301 4 жыл бұрын
السلام عليكم
@yahyetimmoofficial7962
@yahyetimmoofficial7962 4 жыл бұрын
Sooran kula baskaynu saarana masajidadu kabaxa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 4 жыл бұрын
Si fiican 😂
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
Relies Abd
@Somvevo101
@Somvevo101 4 жыл бұрын
Jawaan makuduudiyaa kudhacay beryahan lama aragee
@ahmedsaleban9562
@ahmedsaleban9562 4 жыл бұрын
hhh🤣🤣🤣🤣🤣
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 4 жыл бұрын
Niyahow armey islaayeen.
@salmaanabdiqadir2884
@salmaanabdiqadir2884 4 жыл бұрын
😂😂 Sooraan wlhi waa oday aan ka yaabay
@fuadfarahh
@fuadfarahh 4 жыл бұрын
Oday aan jeclahaY😂😂. Sooraan
@amishwadani2508
@amishwadani2508 4 жыл бұрын
Wali lam xisabin meeshi bay tagayihiin🤣🤣😁👈
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 жыл бұрын
Meeshii ayaanu ku Dhiba'nahaye
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Baska aakhiro masaajidadu ka baxaa 🤣🤣🤣saacada na keen awoowga baa ka eegnaya xiliga xisaabtu dhacaysee 🤣🤣
@abdirahmanmohamed22
@abdirahmanmohamed22 4 жыл бұрын
Hhh wlhi wan ku qosley anba
@omarabdi7906
@omarabdi7906 4 жыл бұрын
aszz
@mustafeibr1040
@mustafeibr1040 4 жыл бұрын
*Baska hadad vahaNtaya like iisaar busku waa ducada🤲🤲🤲🤲😂😂*
@abdallahossman5610
@abdallahossman5610 4 жыл бұрын
Maha ducada waa wa naxashka maydka lagu qaado😅😅
@somalimusicshort4389
@somalimusicshort4389 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁
@azmiadayman1903
@azmiadayman1903 4 жыл бұрын
Ad Ayan idin jclhy ad iyo ad Ayn u qosolay
@clqafaaryare9824
@clqafaaryare9824 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 4 жыл бұрын
*Kkk saacaduu ka eegan kulahaa*
@engabdalla114
@engabdalla114 4 жыл бұрын
Hhhhhh walahay ragaasu eshcalaaa jilaaa
@suhaib9811
@suhaib9811 4 жыл бұрын
War sooraanow Ninkii jawaan beryahaa ma aragne Maxa Jira
@najiibxasan6770
@najiibxasan6770 4 жыл бұрын
Si fcn ayan u qoslay wlhi waa si fcn
@husseinmubarak4360
@husseinmubarak4360 4 жыл бұрын
1 AAD
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 4 жыл бұрын
Awowgaa wuxu saacada ka Eegto ayuu waayaye
@lailaqueenraygal9607
@lailaqueenraygal9607 4 жыл бұрын
Riwayadaan waxanahy qof kii ugu hore dawada iminkan waan dawanaya waayo kama daalo sooraan waa qoslol alow ku daaa 😂😂 waxanahy walidinta khamista so carowdaa waa qoslay basaka usarayaaa
@naadiyahassan1359
@naadiyahassan1359 4 жыл бұрын
kulahaa samada lagasoo hindhisay
@hilaacmohamud4575
@hilaacmohamud4575 4 жыл бұрын
Sifican
@amiiribraahim9268
@amiiribraahim9268 4 жыл бұрын
Editing ku noqda sxbyl intaydaan soo dhigin codka dadka dhaguhu ku xanuunayaan ba
@carafaddeeqzishow8180
@carafaddeeqzishow8180 4 жыл бұрын
Sifican ban kudirey kulaha meshu ma Hargeisa mise waa Jigjiga
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 4 жыл бұрын
Siciid fiican kkkkkkkkķkkkķ
@abdirazaksenior5999
@abdirazaksenior5999 4 жыл бұрын
Riwaayada ma jabuuti bay ku dhigeen tolow kayar ee alaabta loo dhiibay iyo tayer ee alaabta dhiibtay ba waa reer jabuutiye
@mohammeddirir4926
@mohammeddirir4926 4 жыл бұрын
Kkkkkl
@abdirahmandiriejama1221
@abdirahmandiriejama1221 4 жыл бұрын
riwayadani waa danbi
@yahyehussein
@yahyehussein 4 жыл бұрын
*talaw jawaan maku duudiye ayaa ku dhacay war ninkaaz hala dooono axabay*
@nimcoladan7827
@nimcoladan7827 4 жыл бұрын
Ayayda iyo awowgaa wali lama xisaabinoo meeshi by taagnaayeen 😂😂😂
@farhanismail9609
@farhanismail9609 4 жыл бұрын
Sooraan SifiicaN Weeyi Hadalkiisuba🤣🤣🤣
@inagulled9048
@inagulled9048 4 жыл бұрын
Ayeyda saw saxarla lama odhan jirin🤣🤣🤣🤣qosolki adunkA Sooraan nin jirah wlahi
@ahmedsaleban9562
@ahmedsaleban9562 4 жыл бұрын
jawaan ma kuduudiyihii aya ku dhacay mahyne 😂😂😂😂
@mmabdi1846
@mmabdi1846 4 жыл бұрын
Waxyaabo aan lagu kafdamiin ayaa jira xikmadii markay dhamaatay danbi ayaa lagu wareegayaa
@cabdiraxmanmaxamed4040
@cabdiraxmanmaxamed4040 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂baskaynu u saaraynaa kulahaa masaa jidada
@Ahmedcaska571
@Ahmedcaska571 4 жыл бұрын
Sifiiican hhhh
@abdallahossman5610
@abdallahossman5610 4 жыл бұрын
Baska masajidka ka baxa lo saraya kuye😅😅😅😅
SOORAAN RUWAAYAD CUSUB ADIGAA DALKA LEH? DALKEE
27:16
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 212 М.
UBAX FAHMO ADDUUNYO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:52
Waqal WStudío
Рет қаралды 94 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 98 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 60 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN QAYBTII 2-AAD RUWAAYADII (Haku Dooran Qabiil) 2017
20:02
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 146 М.
KALA-MAAN
4:03
UNDP Somalia
Рет қаралды 40 М.
ADAA CILMI LEH OO SHAQO HELAYEE ISAGA U DAA MUSHARAXNIMADA CARUURTA HAKU KORSADEE
11:44
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 115 М.
NEW FILM SOORAAN AND JAWAAN 2019 (BAL AAN WAAYO WADANKOO MAR MAR AH)
13:22
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 155 М.
SOORAAN SHIRKIISII JARAA'ID ┇RIYO UU KU RIYOODAY┇ ©2016 2017
22:17
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 296 М.
Guri Barwaaqo Sheeko Cusub Xumanta Qadka
7:56
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 87 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
SOORAAN IYO JAWAAN RUWAAYAD CUSUB 2020 JIGJIGA PART 1 KKKKKKK
12:08
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 179 М.
FILM CUSUB BADA SOMALIA SOORAAN,DAAHA IYO CABDI YARE KKKKK
15:39
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 341 М.
QAYBTII 2-AAD EE FILMKII ISKAGA DAA ISAGU CIYAALKA HAKU KORSADEE XILDHIBAANIMADEE KKKKK
10:29
Una donna sbadata pensava di aver catturato un ladro #shorts
0:37
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 3 МЛН
Saito09 funny video 😂😂😂 #shorts
0:34
Saito
Рет қаралды 16 МЛН
ускорил очередь на кассе
1:00
RusRoflTime
Рет қаралды 3 МЛН
До конца😂
0:26
ХАБИБ
Рет қаралды 3,3 МЛН
Как мама ухаживает за мной VS гостями
0:50
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,5 МЛН