Ruwaayadii owlada alle baxsho part 1

  Рет қаралды 295,195

QAYS QARNI

QAYS QARNI

5 жыл бұрын

As always subscribe like and share thanks 🙏🏼

Пікірлер: 297
@idilsalaad3489
@idilsalaad3489 5 жыл бұрын
Waa xaqiiq midaan alle owlaad ha siiyo intii owlaad u baahan ana iso duceeya somaliyey owlada alla baxshee 👏👏🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴
@ayushliban4534
@ayushliban4534 4 жыл бұрын
Ilahow ku sii wll anaga dhana nasii
@habibihabibi8947
@habibihabibi8947 5 жыл бұрын
Ilaahow anigii intii islaam ah owlaad qeer qaba na sii yaa arxamu raaximin yaa rabii
@ilhanali2763
@ilhanali2763 5 жыл бұрын
Habibi Habibi Amiin Amiiin abaayo
@QAYS-i7g
@QAYS-i7g 5 жыл бұрын
amin yaa rabi walal mcn
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 5 жыл бұрын
Habiibi aaamin abayo ALLAH hanawada siiyo qaali
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 5 жыл бұрын
Amiin wll
@khadraabdi9159
@khadraabdi9159 5 жыл бұрын
Amen
@inahassan6431
@inahassan6431 5 жыл бұрын
Wlh wanaxay anaba iskumaley subxanallah Allow sudoh xun haibadin Yaaa Rabbi🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hidaayoahmed7459
@hidaayoahmed7459 5 жыл бұрын
Waa wax jira xqiiiiiqdiii keep going wlaalaYaal 😍
@sudiabdi5759
@sudiabdi5759 5 жыл бұрын
HidaaYo k
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
Ani muda why school dhamen rabaa Iso duciya in natiijo fican Helo😍😍😍😍😍 dadaalaya insha allah
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
(agina is xarir rirxa) isku tos iriyada Wllo
@dhudiadan2416
@dhudiadan2416 5 жыл бұрын
Waa runteed jaceyl maaha jaceyl dhabarka la is xijinaayo allow guur kheyr qaba
@suceysabdi5622
@suceysabdi5622 5 жыл бұрын
Waaw waaa qaso aad u xanun badan wana dhacdo ku dhexjirto bulshada soomaaliyeed walalayal keeep it up hore usocda waan idin ku xiranahay
@ayaanabdullahi7240
@ayaanabdullahi7240 5 жыл бұрын
Waaaaaw nur ahaaa qofkan cadi mahan ruwayada abw
@rihaamahmad1126
@rihaamahmad1126 5 жыл бұрын
Horya usocda sxpayaal,👌👏❤️👏part yada bojada ahna nagadaya noh hadikale nosossraa😀😁🙏🙏🙏🙏🙏❤️
@suways12abdullahi29
@suways12abdullahi29 5 жыл бұрын
Masha allah masha allah that's true story perfect nice husband keep going handsome
@Babaanshad
@Babaanshad 5 жыл бұрын
Hor usocda noor saxibayal dhamantin wad mahadsantihin
@dhagaxtuur3872
@dhagaxtuur3872 5 жыл бұрын
Dad shidan waa hesatiin lkn ruwayada wa fashil lkn waxaa idin Rajeynaaa Guuul insha allha dadalaaaa wa garaaaa
@xalimadaaher5706
@xalimadaaher5706 5 жыл бұрын
YtteaEftyhj
@sadyhatyby2141
@sadyhatyby2141 5 жыл бұрын
Hormar waad kaareysaa maxaa yeelay wax nuxur leh baad soo saartaa😍😍😍
@caddecadde6298
@caddecadde6298 5 жыл бұрын
Wlhi ruwayadan wax jiro ayey kahadleysaa aniga ayey igudhacday inkastoo aniga ninkeyga idhihi jiray hadaadan wax iidhaleynin lanolaanshahaaga waxba iimatareyso runtii intii karaankeyga ah waan sabray alx alle coloosheyda owlaad wuuigubeeray marka awlaadu sawar ayey ubaahamtahy wey sodaahikaran
@MunaAli-ze9ow
@MunaAli-ze9ow 5 жыл бұрын
oh sorry walashay MashaAllah 😍😍
@saadaqwarsame6477
@saadaqwarsame6477 5 жыл бұрын
inta wanagsan walaashoda o wlahi kalmado xanuun badan waaye alxd haduu Allah ku siiyay Allah haku wanaajiyo
@sahruujamahamud7432
@sahruujamahamud7432 5 жыл бұрын
+Muna Ali jfuu
@Honey_MB
@Honey_MB 5 жыл бұрын
Oh sorry sis😭😭
@hamdiahmed9720
@hamdiahmed9720 5 жыл бұрын
Walihi dadey kudhacdaa weybadanyihiin
@nimcocabdirixman4602
@nimcocabdirixman4602 5 жыл бұрын
mash.allh wlhi wa wiili.qlibi fican ikatay riwadty hada wiilka hadalkis ba lga darema inu yahy qof ficn😘
@aaminaahmed3120
@aaminaahmed3120 5 жыл бұрын
bikeerga shaah hooyada loogu keeney eber waaye yaaa ila arky😍😍😍😍
@salmaayaan537
@salmaayaan537 5 жыл бұрын
Ani
@khaalidahmed5754
@khaalidahmed5754 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@nafisolovepp8151
@nafisolovepp8151 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂🔰😂😂😂
@nafisolovepp8151
@nafisolovepp8151 5 жыл бұрын
Wlh wad araktay
@aaminaahmed3120
@aaminaahmed3120 5 жыл бұрын
@@nafisolovepp8151😂😂😂😂😂
@sahradahir6317
@sahradahir6317 5 жыл бұрын
Hooyo dhaqterka teg oo isbaadh awlaada khar qabto Allah ha idin siiyo.
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Hahahahahhahaah gabadha Hooyada jileeso ku heestaa wlhi
@bilanadan4981
@bilanadan4981 5 жыл бұрын
Way dhacda ee waxaan ka yaabay waxa dhex galiye dad is qaba aqas alla somalida dhaqan xumaa oheey oh
@fanreact7076
@fanreact7076 5 жыл бұрын
Nuuru sxb sare horumar wacan ayn kugu ogahay
@QAYS-i7g
@QAYS-i7g 5 жыл бұрын
thanks
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Haddaa Nin ahaan lahaa oo reerkeyga i dhahaan maalin kasta xaaskaaga uur ma yeelatay wlhi waxaa dhihi lahaa ma adinkaa qabo oo uur inaa u yeeshaan la idinka rabaa
@naftauroon3824
@naftauroon3824 5 жыл бұрын
Rag iga dheh
@mohamedhashi1693
@mohamedhashi1693 5 жыл бұрын
kkkkk xaga kag hay
@salahhassan3397
@salahhassan3397 5 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi waa iga qoslise
@hikmiishabbdullhi9319
@hikmiishabbdullhi9319 5 жыл бұрын
Ina dahir😂😂😂😂
@aishaaisha9511
@aishaaisha9511 5 жыл бұрын
wlhi nin ragga tahay
@qadrocabdi6781
@qadrocabdi6781 5 жыл бұрын
ilahy sodoh ye iso dhawanin yena iso boqon sodoh sidan waye
@mumtazahmed6553
@mumtazahmed6553 5 жыл бұрын
Qadro Cabdi sodohaha qar waye abayo kuli ma wada ah qaali ilahay hano hadajiyo oo hanoga dhigo kuwa wanaag san oo nugu farxo
@falastiinahmed2695
@falastiinahmed2695 5 жыл бұрын
2weeks later iyo same dhar aaa bahasha iga qurxiya
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 жыл бұрын
Wlhi dhibatadan gabdhaha somaliyeed wey dhacdaa markasta Riwaayad Xaqiiqda Ku saleysan waye si fcna lo jilay
@awoshire9908
@awoshire9908 5 жыл бұрын
Gabadha hooyada metelaysaa waa cajiib siday u hadlayso islaan camal 😂😂😂😂😂😂
@HassanAhmed-dd6sk
@HassanAhmed-dd6sk 4 жыл бұрын
Masha allah wlh wa igaqososhesin
@amaliinachannel6232
@amaliinachannel6232 5 жыл бұрын
ilahow awlad salaxa nasii aniga iyo intii aan haysanba sii intii haysatah usiyadi
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Kusoo dhawaada channel kayga waad ka maqsuudi doontaan WELCOME ALL 💋💕🌹😍💝
@quruxsandumar5200
@quruxsandumar5200 5 жыл бұрын
Wa wax mar walbo dhaca alab hade dhaqdo so cunto Kuma cunin bisinka ilmaha ilahey Aya wata dadkan ma yaqanan
@basrahawzi2734
@basrahawzi2734 5 жыл бұрын
O g v v
@salahhassan3397
@salahhassan3397 5 жыл бұрын
Wiilka walaashiiz si an caaadi aheyn ayeey ujileysa doofaarta kkkkkkkk😂😂😂😂
@abdiaziizmahamed1264
@abdiaziizmahamed1264 5 жыл бұрын
Masha allah wlhi waa flim shidan
@ladyboss4227
@ladyboss4227 5 жыл бұрын
Waaa wax jiro somalida cidii is arosta todobada malintey kabaxan aya lagu bilabaa siyaado majirtaaa jahilnimadooda sidii qofka inow gacanta kusameysan karo ilmaha 😑
@housseinyoussouf9077
@housseinyoussouf9077 5 жыл бұрын
.6
@jaabircariif9695
@jaabircariif9695 5 жыл бұрын
Walaley laki Laba wiiil run badanidaa hhhh iga qoslisay
@adontiallahzaynabofficial3122
@adontiallahzaynabofficial3122 5 жыл бұрын
Alla run badanaa gabadhaan mnsh Allah kk
@nayruuscalimohamed9378
@nayruuscalimohamed9378 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk somalida nooo bashaaal caruuur dhalow iyo rafaaad ani nin cadaan oo nolsha ok ah heestaaaba cajab
@tryfry162
@tryfry162 5 жыл бұрын
Edebsan sidi hooyaded msjsmdmkcjdmdidm🖕🏻❤️🙁🙈😰😨😱
@gayaalkoo736
@gayaalkoo736 5 жыл бұрын
Somalia jahilnimada kuncy maitirahdo uur maxa uqaadi waydo wale hoyadi wan garaci ma ayada igursaty
@fathiayare936
@fathiayare936 5 жыл бұрын
Waaaw ruwatad shidan qofta rufiyantaaa kayawey hor u socda
@faysalcali5822
@faysalcali5822 5 жыл бұрын
U
@faysalcali5822
@faysalcali5822 5 жыл бұрын
Jhj
@idmanahmed9260
@idmanahmed9260 5 жыл бұрын
Marax inow abahed uyero lma rabin in ow xalisto aya ladonay
@zamzamnoor2902
@zamzamnoor2902 5 жыл бұрын
Filimka Chan hal phona laisku waawrejinya hda argto like
@saadiaali7652
@saadiaali7652 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk wad ila aragtay inuu hal telefonyahy
@mustitaaz3123
@mustitaaz3123 5 жыл бұрын
Sxbky sanka wadka baxsatay keep going
@istarliinmohamed3345
@istarliinmohamed3345 5 жыл бұрын
Na nagtu maskiinsana hadal keda ad ayu u jilcanyahay ninka iska celi hadan la iska celin wabes teda kale sodoh wan iskaga dulqadana wa hoyadey cml lkn dumashi iyo wixi lamida qalad hadey kenan albabka ayan ka dajinaya
@neymarjunior8854
@neymarjunior8854 4 жыл бұрын
Walahi been mahan samidey
@hamdaabdi807
@hamdaabdi807 5 жыл бұрын
waaaaaaaw is dajiii
@zamzambadal8849
@zamzambadal8849 5 жыл бұрын
Wow nice sobadiya
@shukrinaasir7393
@shukrinaasir7393 5 жыл бұрын
habrta iyo wiilka indho Ari ayey yesheen 😂😂😂
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 5 жыл бұрын
kkkkkk ilaha owlada bixiyah😍😍
@ruwaydaabdi5630
@ruwaydaabdi5630 5 жыл бұрын
Wilka calnka puntland qaba ya ikena dhun dhunkade my blood 😂
@kamabinkama7406
@kamabinkama7406 5 жыл бұрын
Qofta dharka baluuga jir mcaan leedahy
@farxiyocali203
@farxiyocali203 5 жыл бұрын
Sodoh faido malahan mid alle u naxariste mahe bini adamka isku mid mahan allow inta xun umadada ka qabo
@simancabdullahi3438
@simancabdullahi3438 5 жыл бұрын
farxiyo cali ha dhihin abayo dadka oo dhan isku mid macah
@anwarmax5895
@anwarmax5895 5 жыл бұрын
Kkkkk hawarta see uyar tahay aabo qosol bdn
@gayaalkoo736
@gayaalkoo736 5 жыл бұрын
Mar walba gbdha lamooda ma dhalays raguba waa madhalays aq
@abdiasiisabdullahi7291
@abdiasiisabdullahi7291 5 жыл бұрын
Hhh figir khaldan waaye abayo
@alibinali2141
@alibinali2141 5 жыл бұрын
@@abdiasiisabdullahi7291 siduu fikir qaldan uyahay wa wax jira tase
@iqlasmohammedaden2469
@iqlasmohammedaden2469 5 жыл бұрын
Haa wlhi yaa dumarka kaliya yidhi cilad bay qabaan
@fariihailmi9863
@fariihailmi9863 4 жыл бұрын
@@iqlasmohammedaden2469 .
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 5 жыл бұрын
Wiilkan si qatar uu ujilaa oo run run eh gabadha hoyadis jilaysana inaba cadimaha dhor mar ayan firsaday
@fali9372
@fali9372 5 жыл бұрын
Sidaan wa dhacda balse hooyada iyo abaha ku matasheen ma dhali karaan 😁😁
@babysavannahann9339
@babysavannahann9339 5 жыл бұрын
At I wote wanatumia iPhone moja one phone omg
@sacadoyusuf997
@sacadoyusuf997 5 жыл бұрын
islamaha sodohda hablahoodaba ma raban in la xumeye maxay gabadha wiilka uu xumeyan lkin mamooyinko dhan maha mashaalaha qarba dahaba sida sodohday ilahay hayska daye
@baaxis
@baaxis 5 жыл бұрын
Back in the
@raqiyaxajisahal12raqiyaxaj5
@raqiyaxajisahal12raqiyaxaj5 5 жыл бұрын
Eydu
@hodanmaxamed4789
@hodanmaxamed4789 5 жыл бұрын
Ax wlhi waan ruwayad xanuun bdn wayna dhcdaa awlada alle aa baxsho 😭😭😭
@ismailjama178
@ismailjama178 5 жыл бұрын
Naagaha maxaa isku diray.Ragu ma dhex galaan ilmahooda Iyo ciday is guursadaan ama walaashood cida qabta.naaguhu iyadoo dhib kala soo kulantay sodohdeed ayey cadaab gelisaa gabadha wiilkeedu guursado. Sidoo kale gabdhahu wey jecel yihiin ninka walaasheed guursada laakiin walaalkeed gabadhuu guursado wey nacaan waayow?
@mushtaqcabdulahi8843
@mushtaqcabdulahi8843 5 жыл бұрын
Maskiiiin owlaada ilah baa bixiyo jecel inee hesho unbey usameysay 😥😥
@nasrimohamed4867
@nasrimohamed4867 5 жыл бұрын
Urrkii benta kulahaaa hhhhhhh hawarta dageyso
@kaamilanuur8335
@kaamilanuur8335 5 жыл бұрын
Maashaalh Wll qaali yees❤❤❤❤❤💘❤❤💘💘❤❤❤❤❤❤❤
@kahodiis9283
@kahodiis9283 5 жыл бұрын
Waaw waan ka helay inta igu racday like
@zkhalif
@zkhalif 5 жыл бұрын
Where is part 2?
@nalkahajiabdi2
@nalkahajiabdi2 5 жыл бұрын
masha Allah shukran wanku sarey subscribe ana iso boqo insha Allah shukran
@axmedadan1552
@axmedadan1552 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh waaa filin shidan
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
Gabarta wiilka ladhalatay rufiyaan sanaa
@qawlqurux200
@qawlqurux200 5 жыл бұрын
Dumashi kasta wanoca in walaalkod la qatay ayay modaan
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
@@qawlqurux200 ani wlshy haday damacdo inay xaskeyga igu darto jcel wlltnimo ima hayso wa cadowgeyda
@qawlqurux200
@qawlqurux200 5 жыл бұрын
@@abdulkadirhajiahmed1368 Kkkkkk sida ha odhan naagta kale nin ayay ka raaci karta lkn walasha duruf kaste way kugu hayn karta Hadiiba ay kugu dhacdo ilahay kuguma kenee dhex dhexaad ahaw 50 walsha mcn 50 janadana aduun ka kkkk
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
@@qawlqurux200 anu wlshy waa i neceb tahay wxana leyahay gbr zaa.id i jecel siden ugu dortaa marka jcel wlshey laga rabay ayay i sisay iyada marna lagama yaabo inan wlshy ugu hiliyo 100#90/ jclkayda aya iskaleh inan darxad iyo reyreyn siyo 100#10//wlshy wayo wlshy aniga ima jeclo
@barakaat728
@barakaat728 5 жыл бұрын
Shuluqdaan funny waaye
@calmcorner4096
@calmcorner4096 5 жыл бұрын
Fadlan sooboqo channelkeyga run ahaanti wad kaheli doonta kzbin.info/www/bejne/goa9oZiEipqheLs
@illkocaztiiburco1319
@illkocaztiiburco1319 5 жыл бұрын
WIILKA WANAAGA hayee wllo
@queenayaaniitaofficial7929
@queenayaaniitaofficial7929 5 жыл бұрын
Allow sodohyaaasha iyo gbdh laqabo isfhnsii sodohdaada haday kugu farxaaneen dhibkeeda ayee leedahay
@queenamuun7683
@queenamuun7683 5 жыл бұрын
Wllhi nin i qabo leeba hooyadisa iyo walalihiis isku guri maba joigeyno
@farxiyoxasan5820
@farxiyoxasan5820 Жыл бұрын
Waaw
@transworldtourssafarislimi7864
@transworldtourssafarislimi7864 5 жыл бұрын
Perfect
@rumaanmohamed791
@rumaanmohamed791 5 жыл бұрын
2week dharkii ayaa LA qabaa xataa mis dariska maka so qadan wayeen bisinka
@deeqafaarax7021
@deeqafaarax7021 5 жыл бұрын
Sax waa wax jira
@jallemohamed8640
@jallemohamed8640 5 жыл бұрын
Riwaayadan khibrad iyo waayo aragnimo ayaan ka faa iiday
@hayatabdi8899
@hayatabdi8899 5 жыл бұрын
allow nin cidiisa ha ila dajinin wu ifura hadu ehelkis iikeno
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
hayat cadey kkkkk hade cid wngsn yihin xita ma diidee ? Wale naag cideda rabin we iga tufan thy 😜
@abdinasirmohamed9345
@abdinasirmohamed9345 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkķokoo
@mustalifomohamedosmanmusti3059
@mustalifomohamedosmanmusti3059 5 жыл бұрын
Raxmo my Bea deyda kujirto hhh
@aaminadhool3060
@aaminadhool3060 5 жыл бұрын
waruna wll qali beenamaha
@nasrimohamed4867
@nasrimohamed4867 5 жыл бұрын
Kafur kulaha hhhhhhh wey iskufurtee hawartaa
@khadraabdille6991
@khadraabdille6991 5 жыл бұрын
Wilka he is top
@yartasamahajecel7832
@yartasamahajecel7832 5 жыл бұрын
Dadka indhahoda max ku dhacay neh bisad toosh lagu qabtay cml 🙄
@haboonmaxamed6208
@haboonmaxamed6208 5 жыл бұрын
War ninka I raadiya qurux bad a na mashlh
@nasrimohamed4867
@nasrimohamed4867 5 жыл бұрын
Gawada darka blue ga hiraan iyo mamatha wey isogyihiiin wale sodoh basaa
@ilwadqurux635
@ilwadqurux635 5 жыл бұрын
Ruwayad shidan 👍
@khatramohamed916
@khatramohamed916 5 жыл бұрын
sodoh dhar qafif ah qabto inte lagu arkay
@nasrimohamed4867
@nasrimohamed4867 5 жыл бұрын
Gawada willka qabo wa maskin
@ifraxxusen7794
@ifraxxusen7794 5 жыл бұрын
horta tan laqabo maxa mar walbo birkinta ku dhajiyay😄😄
@canabmohamedjamac1190
@canabmohamedjamac1190 5 жыл бұрын
Weey I taabane shekadaan ilaahow awlaad saalixiina nasii
@amriitaqali4835
@amriitaqali4835 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@sacdiyogurey7220
@sacdiyogurey7220 5 жыл бұрын
wlhi waa ruwaayad murugo leh
@zapna470
@zapna470 5 жыл бұрын
Two weeks later dharki lee wataan maxa waye dhar la aan maa heysa
@naemaalyy2948
@naemaalyy2948 5 жыл бұрын
😂
@sagalilkacase7133
@sagalilkacase7133 5 жыл бұрын
Ni
@maryamabduqadir2734
@maryamabduqadir2734 5 жыл бұрын
amiin amiiin
@luulhajji6614
@luulhajji6614 5 жыл бұрын
Waxaan jilis mahn iska soosaxa jilista
@Abdi-df5le
@Abdi-df5le 5 жыл бұрын
Waa kugu raacsnhy wllo
@AbdirahmanArreh
@AbdirahmanArreh 2 ай бұрын
Abayo kolkihoreba nin majirin
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 5 жыл бұрын
Lkn nagta markii hore xaskiisa ahida ayaa manta hoyada aha
@mohamedhashi1693
@mohamedhashi1693 5 жыл бұрын
taa sxp ee xun baa gabadhi wangsanay washya qayti labad ma leeyahay
@samiramohammed9116
@samiramohammed9116 5 жыл бұрын
how will she be pregnant without him pregnant her at the point she was saving her marriage that was the reson behind this topic
@baraf607
@baraf607 5 жыл бұрын
Gabadha hooyada kudhigayso magaceed iska jeclahay qlhi
@simansiman4012
@simansiman4012 5 жыл бұрын
Waxan la yabanahay dumar ka ma ayaga ayaa heesto caruurta
@daudjaranow3562
@daudjaranow3562 5 жыл бұрын
Ra igeeyga tarxada cadeesta halabadalo plz
@jallemohamed8640
@jallemohamed8640 5 жыл бұрын
Gabadhan uu qabaa waa gabadh wacan raaliyo ninkii helaa nasiible
@falastiinahmed2695
@falastiinahmed2695 5 жыл бұрын
Uurka ilaahay ayaa haaya ma anagaa gacanta ku heysana ilaahoow sodoh wanaagsan iga dhig rabiyoo bal maxaa dad is qabo dhex galshay somalidan waa bulshit wlaahi
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
Hhh wxan ruwayad waye
@abdiaziizali901
@abdiaziizali901 5 жыл бұрын
Falastiin Ahmed
@iqraabdisalam5961
@iqraabdisalam5961 5 жыл бұрын
Alx Sodohdeyda aduunka iigu jeceshahay ana waan jeclhy Alx illaahey ha ii deysto My Sodohdeyda hooyo Faadumo nolol farxad leh iigu noo laaw
@nafisolovepp8151
@nafisolovepp8151 5 жыл бұрын
Riwayada wad qaladen xiliga nagta la darema inad dhereysan bey aheed siyabo kale in lagu daremo haboned eyna saxibted wicin ilaso xarira yaqay ana idin sina fikrado cajiba horu socdanah riwayadi qayano dumar waan la dhacay runti lkn taan xoga qaladada ku jiray
@khadiijaabubakar4780
@khadiijaabubakar4780 5 жыл бұрын
Aroos uur leh InshaAllah 🤣🤣🤣
@janaayhilaal5376
@janaayhilaal5376 5 жыл бұрын
Aaamiin aroos uurleh
@jamilamaxamed7019
@jamilamaxamed7019 5 жыл бұрын
Aamin aamin
@Palestina.576
@Palestina.576 5 жыл бұрын
Idhiin taageera somal media
@umuss7874
@umuss7874 5 жыл бұрын
Talefanadina maxaa Ku dhacay waa IGA dansan yahay kulahaa wana Ku hadleysay intey albabka so garacin fashil.com
@ubahabdirahman9571
@ubahabdirahman9571 5 жыл бұрын
Woooow 😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘
Ruwayadii maseer iyo qayano dumar part 1
17:26
QAYS QARNI
Рет қаралды 751 М.
RUWAYAD CUSUB JECEYLKA DHABTA WAA GUURKA KA DIB PART 1
16:31
QAYS QARNI
Рет қаралды 19 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Ruwayadi damac dumashi kaa galay😱?
10:20
QAYS QARNI
Рет қаралды 322 М.
RIWAAYADII NABSI MA HARO
9:36
Biin
Рет қаралды 593 М.
Ruwayadii Sarbeeb iyo qayaano jeceyl FINAL PART
21:06
Banadir vision
Рет қаралды 42 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
Ruwayad cusub WALI JECEYL part 3
20:50
QAYS QARNI
Рет қаралды 139 М.
Sheekada Nolosha Sahra Cumar Dhuule "Wareysi aad u xiiso badan"
27:53
Ruwayad cusub nabsi iyo maseer part 1
13:58
Banadir vision
Рет қаралды 162 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН