Ruwaayadii Xoriyo

  Рет қаралды 268,777

LBchannel

LBchannel

10 жыл бұрын

Ruwaayadii Xoriyo

Пікірлер: 196
@mawliidcawl9193
@mawliidcawl9193 3 жыл бұрын
Wllhy Aabahay wuu fadhiyay riwaayada illaahayaw cimriga iyo caafimaadkaba kuu barake
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Xoriyo nin gayaa ha guursado. Midhihii abwaan Sangub naxariistii janno Allaah haka waraabiyee.
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
ilaahay hau naxariisto abwaan singub xikmad wuu dhameeyay isaga iyo intii dhimatayba Allaha unaxariisto
@manaanmukhtr3098
@manaanmukhtr3098 5 жыл бұрын
Maanta oo jimce ah Alleh ha u naxariistee Sangub ayaa aas qaran loogu sameeyey magaalada jig jiga tariikhduna waa 21/6/2019 malin jimce ah
@sacadcabdi4872
@sacadcabdi4872 4 жыл бұрын
Ruwaayadda xoriyo waxaan ka akhristay buug lagu gorfeeyay. Runtii waxaan jeclaan lahaa in dhalinyara danbe , ruwaarayadihii hore ee xikmaddaha kahadlaya buugaag loogu tafaftiro
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 4 жыл бұрын
Buugaa magacii mase igu caawin kartaa
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 4 жыл бұрын
#DABADIIN XIGMAD HEESO BARARUJIN LAMA ARAG LAMANA ARKI DONO Waxanu KU jiraa wakhti #BALBALARKU Fananad thy Hadad DHEGAYSANAYA #RXORIYO 03.09.2019 LIKE iisaar
@mohamudabdi3504
@mohamudabdi3504 4 жыл бұрын
Hahaaaah balbalaadhka 😂😅
@haliimosacda889
@haliimosacda889 4 жыл бұрын
.
@mohamedciire5579
@mohamedciire5579 4 жыл бұрын
Mahad
@hibaqmawel3943
@hibaqmawel3943 5 жыл бұрын
Waa heestii iyo ruwaayadii isaaqa kicisay intay xoriyo sidan they are saga ku fooraroo
@Aamina6544
@Aamina6544 7 жыл бұрын
illahayow inta dhimatay u naxariiso adaa wayne
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 2 жыл бұрын
Maansha alaah codka abahey aan ka makhlaayaa inta dhimatey ilaahey ha unaxariisto
@FardowsoRuun-zz4sb
@FardowsoRuun-zz4sb Жыл бұрын
Magacey abahy
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Waa Riwayadii xoriyo Nin gaya ha gursado waxa Alifey Abwankii weyna AHUN maxud cabdilahi cise sangub waxan dawaday iyado Live Nation theater hargeysa waxan dhigay hoboladii waberi intii dhigeysay ee dhimatay AHUN
@abdiqaadircabdilaahi2491
@abdiqaadircabdilaahi2491 5 жыл бұрын
Abwaan sangub ayaa sameeyey riiwayada xooriyo Waxa uu ku geeryoodey 18.06.20019 Alle hawo naaxariisto danabigiisana haa caafiyo qoofkaaso somaliya hawo duuceeyo oo igaa danabeeya
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 2 жыл бұрын
Ruwaayada HURYO AYAA lahaa sameeyey sida la sheegay kacaankuu ka baqaayey sangub wuxu yiri waa wada samaybay oo heesahaan lahaa qaar isna ereyada riwaayada dhextaalka ah. Maadayska..
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
May waxa shegay AHUN Hadrawi wuxu yidhi waxa Alif AHUN maxud cabdilahi cise sangub
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Illaahow intii dhimaty u naxariiso🤲🤲 inta noolna sharaf ku noolee 2021 ayaan dhegaysanaya Fanaaninti hore waxay kuwan hada yidha fananinbanu dheeraun fanaaninti hore gebigooduba wada #JAAMICI ayey ahaayen Bal waxa SARBEEB MESHA LAYS WEYDAARSANAYO EEGA
@maxamudcaliawxasan8870
@maxamudcaliawxasan8870 3 жыл бұрын
Riwaayadi xoriyo oo muuqaal ah
@ayaanhassen4934
@ayaanhassen4934 Жыл бұрын
Xorriyo non geyaa ha guursado, riwaayad mug weyn, xambaarsan taariikhda soomaalida iyo sida gumeystaashiinreer yurub u kala qoqobeen ama u qaybiyeen.
@abdikadiye3141
@abdikadiye3141 8 жыл бұрын
walee guushii lagaadh Allow Xoriyo xasadka kajir
@asmahaji3283
@asmahaji3283 3 жыл бұрын
Waxn dawanya 23oct 2020 waxn la igu dhigay cashirka soomliga f2 waan soo raadiyay waana helay
@duranshire409
@duranshire409 6 жыл бұрын
riwaayadan xoriyo waxaa ku faro yareystay maxamuud cabdulahi singub ......waana mid ka mid ah riwaayadaha faraha badan ee uu alifay singub......sida xoriyo, waa maadeys aduunyadu,,,qabrigii jaceylka, gari makaa baxdaa, isuma qado, iyo kuwo kale oo badan
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Sxp intaba wan dawadey Levi National theater hargeysa
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 8 жыл бұрын
Aad ayad umahadsantahay LB sxb heesta waayuhu sirgaxana kululaa sabaanadu aad ayaan ijeclaan lahaa inaad sogalisaan hadii aad haysan ayadoo dhamaystiran dhawr fanaan ayaa wada qaadayay
@najmaabdiabdi9287
@najmaabdiabdi9287 5 жыл бұрын
Sangub alaha unaxarista
@yasindahiraware6272
@yasindahiraware6272 Ай бұрын
Xoriyo wa xigmad
@qooqane65
@qooqane65 4 жыл бұрын
Singab RIP yaa rabi
@maxamedcali3586
@maxamedcali3586 3 жыл бұрын
Maanta dhiiga soomaali halooshubo habaarkii soomaida weeye
@moeosman3517
@moeosman3517 4 жыл бұрын
23:33, Kuluc iyo Saynab Cige. Dhagaysi wacan. " Kuluc Waayuhu sirgaxanaa Kululaa sabaanadu Siyaasadu guracanaa Soo salal madoobaa Soo salal madoo'oobaa. Intay xoriyo sidaan tahay Ama sagalku fooraroo Dhiig sarartu leedahay Samaydaydi jabantahay Dhulka seeftu iga taal Waan ka soomay guuree Sidiqabaxda iga daa Ha ii suuldhabaalayn Ha ii suuldhabaa'aalayn. Saynab Cige Hadii idaha sumalkii Sideedguura laga xidhay Oo tiro sagaalaad Sadex laba ka boodaa Sedex laba ka boo'ooday Hobalku ay tartamayaan Xubintuna u simantahay Saqla oradka geesiga Saabli'ida xoomihiyee..."
@abdikadiye3141
@abdikadiye3141 8 жыл бұрын
Rag waa kii hore hadalna waa intuu yidhi. maantana xoriyo gesigedii baa hantay wana lamaalaya.
@cabdisamadsaleban9542
@cabdisamadsaleban9542 7 жыл бұрын
LBchannel riwayadii dab jacaly kari waa iiga soo jawab sxb adoo mahadsan
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 7 жыл бұрын
cajiib soomaalidii nasabka aheed oo soomaalimada kufaani jirey inta dhimatay allaha unaxariisto inta noolna caafimaad ayaan urajeynayaa hobaladii qaran soomaaliyeed ee waaberi lkn nasiib daro waxay haystaa qofka kuso qoraya dalka soomaaliland war xishood gobalada waqooyiga soomaaliyeed wadan gooni ah maahan
@mohosman4089
@mohosman4089 7 жыл бұрын
23:30 *Kulluc(mahubo) Waayahu sirgaxanaa, kululaa sabaanadu, siyaasadu gurracanaa, soo sallal madoobaa, soo sallal madoobaa. Intay xorrio sidan tahay ama sagalku fooraro. Intay xorrio sidan tahay ama sagalku fooraro Dhiig sarartu leedahay, sammaydaydii, jabantahay, dhulka seeftu igataal, waan kasoomay guuree, sidiqabaxda igadaa , ha'iisuuldhabaalayn, ha'iisuuldhabaalayn. *Saynab Cige Hadii idaha sumalkii, sideed guura lagaxiray, oo tirra sagaalaad, sedex labba kaboodaa, sedex labba kabooday. Hoobalku ay ishardamayaan, xubintuna usimantahay, saqla oradka geesiga, saadla'ida xoolahayee Qorre: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)
@ubahhesse2603
@ubahhesse2603 7 жыл бұрын
moh osman waa seynab cige
@mohosman4089
@mohosman4089 7 жыл бұрын
Ubahh Esse, walaal waad kumahadsantahay sidaad ii hagtay. Sahro ayaan moodayey hadaadse tirri waa Saynab, hadal wuxuu kuxiranyahay Saynab Cige.
@Heblaayodacar
@Heblaayodacar 6 жыл бұрын
moh osman walaal heestan xoriyo ee saynab iyo kuluc oo gaar u duuban meel iigu tilmaam adiga oo mahadsan
@ahmedaliwaqooyi2678
@ahmedaliwaqooyi2678 6 жыл бұрын
Heestaan kuluc iyo saynab Aad ayaan u jeclahay lkn meel aan u doonan la aan aniga oo iyada raadinaya ayaan riwaayadaan helay
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 5 жыл бұрын
moh osman erayada heesta qaarbad qaladay mida labaad heesta 6 fanaan ayaa midba page qaadayay labadan fanan kaliya mahayn
@taagere
@taagere 9 жыл бұрын
waxaan jeclaan lahaa riwaayadaan oo dhameestiran. Hadii aad heli karin waxaan codsan lahaa, riwaayadihii hore oo Saado iyo feynuus ama khadra daahir ama Qamar ama magool Intaas hadii riwaayada aad kaydka ku hayso fadlan soo dhig. Waan kaaga mahad celin lahaay.
@ahmedhusenibrahim3893
@ahmedhusenibrahim3893 6 жыл бұрын
Riwaydi galbed wAlaxureyay warso as gagixisay
@abdullahiyusuf744
@abdullahiyusuf744 6 жыл бұрын
Bu
@zeynmaxamed1074
@zeynmaxamed1074 4 жыл бұрын
waayo.waayo.waana.mucaarad
@duranshire409
@duranshire409 6 жыл бұрын
rieaayadu waxay ka hadleysaa dhulka xabashidu haysato ee somali galbeed oo lgu matalayo in la dhibo oo ciil iyo cadho ku nool yihiin dadkaasi.......xoriyadana waxuu uga hadlayaa somali galbeed.....sida lagu yaqaan singub wuxuu ka hadlaa murtidiisuna u badan tahay somali weyn oo midowda
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
qofkii joogey Somalia 80s kamu baqayeyn inuu wax ka sheego Ethiopia manuu sarbeen hadalkiisa ee gebigeeduba riwaayaddan waxay ku qotontey wacyigii kaa taagnaa Somalia oo aheyd in aanu qofna hadli kerin si xor ah inuu uga hadlo arrimaha Somalia .Riwaayaddan Lama dhigi kereen wakhtigaasi haddi aa la odhon waa Somali galbeed. bal dadka u macnee beydkan heesta ku jira . Siyaasaddan ninkii qori leh saaran guradiisa sidey noqon ????? waxaa ku cad iney ka hadleysey Somalia oo uu haystey kelidii teljyeh qori ku xukuma Somalia.
@baarliincadeey3919
@baarliincadeey3919 5 жыл бұрын
Murti waa tihore dadna waa dadkii hore hada dawladii kacaanka yay hees ugu dhameyen ilayn abwanada iyo fanaaninta aya dumiyay dawladii dalka
@hanaharg9460
@hanaharg9460 7 жыл бұрын
mida kale dhalin yarada dambe difaac baad kujirtaan mana fahmeysan markaa caruurta dambe oodhan walla ilma land o dhan iyo somali weyn iska daaya comantiyada difaca iyo weerarka oi kafaaiideysta afsomaliga wanagsan ka uruursada xogta iyo intaad uga baahatan oo kaliya.
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
Riwaayada xoriyo waxa la dhigay1980 bishii 3 xaad koonfur lagama dhigin inta xamar lagu soo xafiday oo xamar fasaxii lagu dhigi lahaa laga soo qaatay ayaa hargeysa laga bilaabay berbera ayaanu joognay mudo ayey hargeysa soo dhaafi weyday cisho danbe ayaa berbera naloogu dhigay markay riwaayadii dhamaatay ayey yidhaahdeen habeen danbe riwaayad kale ayaanu idiin dhigaynaa waanu diidnay oo nidhi riwaayadan noogu celiya oo noo dhiga way naga yeeleen oo habeenkii labaad noo dhigeen riwaayada waxa sameeyey sangub
@fathiomar3263
@fathiomar3263 6 жыл бұрын
Adan Madaxay Maasha Allah hadaba live udaawatay
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Ruwaayada Xoriyo 1980 magaaladii u horeysay ee laga soo bilaabay laguna dhigay waxay ahayd Borama.
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Adan Madaxay taariikh iyo waayo waayo waad u soo joogtay cimriga Allaah ha kuu barakeeyo.
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 4 жыл бұрын
@@abdinurhassan4356 aamiin lkn dad badan oo iga da a weyn ayaa intaa i hareero socda alxamdulilaah
@warsamewaberi3084
@warsamewaberi3084 6 жыл бұрын
Ruwaayadan waa erayadii Sangub aad baan uuga heli jiray markii aan jabuuti ku noolaa
@aided200
@aided200 6 жыл бұрын
LAMA HEALYO KELMADDAHAN OO KALE IYO RIWAAYADDAHAN OO KALE AYAAN FILAYAA HADDA KA DIB ALLA NAXARIISTII JANO HA KA WARAABIYO ABWAANIINTEENIII
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Heesta sadexaad: saado, bacalwaan, seynab cige, rooraaye...
@abdirahmanhaji5292
@abdirahmanhaji5292 4 жыл бұрын
waxan dawanayaa 2020 wxa kaso wargay 40sano markii ladhigay riwayadan xoriyo 1980
@cawomohmed4250
@cawomohmed4250 5 жыл бұрын
Muuqaal manay lahayn riwayada xoriyo
@omerjama6708
@omerjama6708 8 жыл бұрын
WAX KHAYRLEH KU HADLA AMA ISKA AAMUSA
@sakiyaresakiyare4600
@sakiyaresakiyare4600 4 жыл бұрын
Waa riwaa adii utu f I icnayd
@jamalabdiaziz4161
@jamalabdiaziz4161 7 жыл бұрын
Saqle orodka geediga wadadan Siigo badanlayda Sawaxanka iyo qaylada naflahan sooska damin waayay Saab li'ida haamaha la raray sare u kaynaanka Sagaaloodka naaf dhaladka tagay saxalka guuraaya Sidiqabaxda waayaha sirgaxan saymo lagu reebka Siyaasadan ninkii qori leh saaran guradiisa Siday noqon Sideedlahan sagaalaha hadhiin seemiga u ridaya Raanidan sabooshay ee lixluhu sabansabdhaynaayo Baashahan sokada laga dagay iyo yeega sare jooga Afarahan sinsaarada la helay tobanle soo jeeda Qaflad laba sadle ah kii rabee soorka laga taagay Siday noqon
@mawliidxasan9926
@mawliidxasan9926 5 жыл бұрын
5-8/2019
@muhiyadinabdi3022
@muhiyadinabdi3022 6 жыл бұрын
walaaqa walaaqa walaaqa hooyo kulahaaa kkkkkkk
@gangguy9396
@gangguy9396 3 жыл бұрын
Ruwaayada xorriyo maxay abaareysaa?😍
@baashe09
@baashe09 9 жыл бұрын
Mahad Alle ka dib, Mahad aan la koobi karin naga Gudoon, LBchanel Isna Bog Dahabi ah ayuu ku qoran yahay, Allah ha idinka Jazaai Siiyo Heesaha Xoriya oo Gaar ah ayaan kaa Codsan lahayn inaad Soo Geliso aad ayaad u mahadsantihiin, Abwaanka si fiican ayuu ucabiray waayihii wakhtigaa taagnaa iyo Dareenkii Shacabkaba
@abdirahmansomali8477
@abdirahmansomali8477 6 жыл бұрын
baashe09 s
@mamabushra7509
@mamabushra7509 6 жыл бұрын
baashe09 :-):-)
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
Riwaayadan dhalin yaradu fahmi maayaan laakiin waxay kahadlaysaa kun iyo sagaal boqol Sideetankii dulmigii Soomaaliya kadhacay waa sarbeeb
@mohosman4089
@mohosman4089 7 жыл бұрын
23.30 Xoriyo. Heesuhu ma'dhamaystira.
@cabdisamadsaleban9542
@cabdisamadsaleban9542 8 жыл бұрын
adoo mahadsan soo gali hadii aad hayso
@barnaamijkasugaanta2077
@barnaamijkasugaanta2077 5 жыл бұрын
SANGUB BAA ZAMEEYAY RUWAAYADAN TIYAATARKAN WAA LAGA MAMNUUCAY
@cabdisamadsaleban9542
@cabdisamadsaleban9542 7 жыл бұрын
tvgani sugantii si wacan ayuu ugu soo gudbiyaa bulshada waxan ku waydiiyay sual riwayadiii dab jacaly kari waa ma haysaa ???? tnhks
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
cabdisamad sxb hadaad ka hadlayso majaajiladii ruwaayadii (Dab Jacayl Kari waa) May ma hayo.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
qofkii joogey Somalia 80s kamu baqayeyn inuu wax ka sheego Ethiopia manuu sarbeen hadalkiisa ee gebigeeduba riwaayaddan waxay ku qotontey wacyigii kaa taagnaa Somalia oo aheyd in aanu qofna hadli kerin si xor ah inuu uga hadlo arrimaha Somalia .Riwaayaddan Lama dhigi kereen wakhtigaasi haddi aa la odhon waa Somali galbeed.
@geeljirgeeljir2552
@geeljirgeeljir2552 8 жыл бұрын
Aqli iyo somaali idho leh ayaa jirtay waqtigii hore lkn hada aqli iyo imaan toona male wlh lkn ilaahey ayaan ka codsanay in ow taam yeelo imaamkeyna oo aan aqoonsano soomaalinimo ilaahow qalbigeyna ka caafi qabyaalad iyo land baas
@xaydarsaidaficanwaateeali2769
@xaydarsaidaficanwaateeali2769 6 жыл бұрын
Geeljir Geeljir
@cabdilahi4321
@cabdilahi4321 8 жыл бұрын
waaw
@haldoorsomali6384
@haldoorsomali6384 6 жыл бұрын
Caqli daran walaal soomaali guud ahaanba Wali waxaanay fahmin halkuu caynku ka qaloocsamay
@abdirashidgowdan4871
@abdirashidgowdan4871 5 жыл бұрын
Meeday baykii saado ee ahaa Xubnihii shantaha wali xadhiga kamjarin xaqii kacaanka lamahelin.
@ahmeddeey3085
@ahmeddeey3085 Жыл бұрын
Axmad deey
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 4 жыл бұрын
Horta yaa ku heysta riwaayadan inuu sameeyay Abwaan singub?
@ibrahimhabaysane2556
@ibrahimhabaysane2556 6 жыл бұрын
Eshcala riwayad lakin iyodoo muqaalle ayawacnayd
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 5 жыл бұрын
Waxasuustii marxumkii sameyay AlaUnaxariistee waa maxamud Cabdulaahi Ciise Sangub mana Ahey somalilandar huukaweynaa waa ninkii 2labad markalagarebo1MaxamadCabduleXasan:Darwiishkii way garanayaan somalilandar waxey ahayen RagiiDon Donayay Garet soomaaliya Soomaaliweyn inayisweheshato wayneydaa inshaa alaah wayiman hadii.aleedmo gobi weyliicdaa *,?
@mohosman4089
@mohosman4089 7 жыл бұрын
23:53
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Heesta 4aad: bacalwaan, harawo, rooraaye...
@abdiazizabdalla4675
@abdiazizabdalla4675 5 жыл бұрын
asc inta ay ku weyntahay somalinimadu waxa anlayaba somalidu sida ay qabyaladu uga gashay dhuxa iyo dhiga war ale kabaqa o an katashano ayahena somaliyey waxa inodana an radino
@fatumoyusuf1093
@fatumoyusuf1093 Жыл бұрын
Nacam gabdhaa way Ka wantahy
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 5 жыл бұрын
ruwaaayadaan Waxaan aad u jeclahay heesku dhex jira intay xoriyo sidaan tahay Ama sagalku fooraro maxmed ahmed kuluc saynab cige ayaa kuwada luuqeeya
@somalboy5
@somalboy5 8 жыл бұрын
Bedt play. But songs are broken half missing.
@somalboy5
@somalboy5 8 жыл бұрын
I mean best play.
@SuperNasteexo
@SuperNasteexo 9 жыл бұрын
xusuus
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 8 жыл бұрын
aduunyadda warba jira iyo weerar joogta ah
@abdimajidfazeabdicallofdut2701
@abdimajidfazeabdicallofdut2701 7 жыл бұрын
Zakariye Abdilahi 7
@mustafecabdicali8682
@mustafecabdicali8682 4 жыл бұрын
Wayowaayo
@maxamedxajiok2967
@maxamedxajiok2967 7 жыл бұрын
OK OK ok
@qooqane65
@qooqane65 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@waasuge7253
@waasuge7253 10 жыл бұрын
Lbchannel aad baa u mahadsantihiin riwaayadani macna weyn ayey ugu fadhida somalidii markuu ololku soo horaayey joogtay, ilaahay baa qadaray.
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
Adigaa mudan sxb.
@zahranaji3087
@zahranaji3087 7 жыл бұрын
waasuge
@zahranaji3087
@zahranaji3087 7 жыл бұрын
waasuge
@abdirahmansomali8477
@abdirahmansomali8477 6 жыл бұрын
waasuge u
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 5 жыл бұрын
Ma dhagaysi uunbaa
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Feynuus Sh. Daahir iyo wiilasheedu waxay metalayaan gumaysiga iyo gardaradiisa. Kuluc iyo jaalayaashiisu waxay ku metelayaan wadaniyiinta dhabta ah. Maxamed Cumar Huryo iyo qaar la socdaa waxay ku metelayaan kuwa marka halganka lagu jiro sandareertada iyo cad quudheedka qaata ee halkanka xagal daaciya.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
Legetal
@jamalabdiaziz4161
@jamalabdiaziz4161 7 жыл бұрын
Riwaayada waxaa leh MAXAMUUD CABDILAAHI SANGUB EE SOMALILAND MAAHA
@geediali437
@geediali437 6 жыл бұрын
Jamal Abdiaziz sxb abwaaniin somaliland ah qaligoodii iyo xikmadoodii weeyee sangub waa laga navay
@caydiidaxmed954
@caydiidaxmed954 6 жыл бұрын
Jamal Abdiaziz SXB ISGA WAA LAGU MAGACABAY MADAMA UU DAAROOD AHA EE MA LAHAYN EE ISKA HUBSO
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Caydiid Axmed kkkkkk hada qof maskaxdiisa waxa kaso baxay hada ma udiidan tahay sangub wa ka riwaayado badan yahay abwaano badan
@jamalxiin6305
@jamalxiin6305 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh Walaalo anigu goob joog baan u ahaa
@jamalxiin6305
@jamalxiin6305 6 жыл бұрын
Nina ka wareysa n maayo in sangub leeyahay, qofka libintiisa waa la siiya -Waxbana yaanu xeerkey i marin, xoolana isiine' -Xaashee nin libin kaa xisdiyey, xumihi waa yaab
@luulaadam1132
@luulaadam1132 4 жыл бұрын
Waa riwaayadihii reer Somaliland ay ma tali jireen qabiil waaga ma jirin waxaana loo hiilinayay goboladii waqooyi ee kacaanku ku tacadiyay
@farouk5912
@farouk5912 9 жыл бұрын
Aad baa u mahasantihiin maka hore, codsi haddii aad haysaan heesta 24' minutes iyada oo dhamaystiran.
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
farouk sxb heestaa ma garanayo in aan hayo, laakiin hadaad doonayso isla ruwaayadan ayaan heesta kaaga soo dhex saari karayaa. Adigaan jawaab kaa sugayaa.
@farouk5912
@farouk5912 9 жыл бұрын
***** waad ku mahadsantahay Abdikarim inaax ka soo jawaabto codsigayga, heesta riwaayadda ku jirtaa ma dhamma. Bal isku day inaad hesho. Mar labaad mahadsanid.
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
farouk Heesihii Ruwaayada Xoriyo waxay ku jiraan askarmotors,com ciwaankuna waa: www.askarmotors.com/Music/Xoriyo.html. Magacayguna waa Qawdhan saaxiib, mase qof kale ayaad u jawaabaysay?
@farouk5912
@farouk5912 9 жыл бұрын
***** Mr Qowdhan aad ayaan kuugu mahad naqayaa sidaad daa'iman noogu hirgaliso dalabaadkayaga.tnx alot
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
farouk You are welcome sxb.
@mustafeabdirizak3320
@mustafeabdirizak3320 5 жыл бұрын
Sida laysku wada raacay riwaayadan waxa sameeyey abwaanka caanka ah ee maxamuud cabdilaahi singub Waxana ay ahayd riwaayad si farshaxan leh abwaanku uu u sameeyey kalana qayb qaateen fanaaniin caan ah Sida 1. Axmed maxamed kuluc 2. Saado cali warsame 3. Faynuus sheekh daahir 4. Cabdi cali bacalwaan 5. Saalax qaasim 6. Rooraaye 7. Huryo 8. Qamar cabdilaahi 9. Saynab cige Iyo qaar kaloi badan aanan magacyadooda xusin Riwaayadan waxa loo fasiray inay kasoo horjeeday kacaankii. Kacaanka laftisu wuu ka shakiyay Riwaayadan xoriyo nin geyaa ha guursado. Sidoo kalena waxay qayb kaqaadatay kacdoonkii ama dhaqdhaqaaqii ka socday goboladii waqooyi ( somaliland) Waxana ay u noqotay dhiiri gelin Sida ereyadan hees ka mid ah heesaa riwaayada ku jiray ■ inta xoriyo sidan tahay ■ samaydaydii jaban tahay ■ dhulka seeftu iga taal ■ waan kasoomay guuree ■ sidi qabaxda iga daa ■ ha ii suul dhabaalayn
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Waxad ilowday feynus sh dahir Faraax Guuled iyo Ow kobe iyo Dafe iyo
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Sagal bays ku wada xidhay "Sa" iyo "Waw" ku qoran tahay waxay uga jeedaadaan SW = Soomaali weyn. Riwaayadu dabo iyo dacal waa gobanimo doon isla raadinaya shantii Soomaaliyeed
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
Siyaasaddan ninkii qori leh saaran guradiisa sidey noqon?? waa Su'aal ka hadleysa kaledii teliyihii Siyaad Barre .
@dayaxmahamud6207
@dayaxmahamud6207 7 жыл бұрын
Riwaayadaan waxaa lahaa MAXAMUUD C/LAHI CIISE SANGUB CIDDII CID KALE SIISA BEEN BAY SEEGTAY
@caydiidaxmed954
@caydiidaxmed954 6 жыл бұрын
Dayax Mahamud SXB MA LAHAYN HAL HEES AYUU KU LEYAHAY EE WAA LAGU MAGACABAY ASAGA WEYDI WAA NOOLYAHA E
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 5 жыл бұрын
Caydiid Axmed, waa ceeb wax aadan aqoon inaad ka sheekayso. Iwaayaddaan waxaa lahaa Maxamuud Cabdullahi ciise singub. Cid kalana wax kuma aysan darsan. Sidaas ula soco mardambana taariikh aadan hayn haka sheekayn.
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
ABDIWALI DALMAR mid walba ina adeerkiis ayuu jecelyahay in uu siiyo. Sangub baa iska lahaa riwaayada
@nagibmomer
@nagibmomer 8 жыл бұрын
xoreyo
@zahranaji3087
@zahranaji3087 7 жыл бұрын
nagiib mohyadin
@abdicisman1232
@abdicisman1232 5 жыл бұрын
imikaba wx dhaha
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Hhh Qoraalka Riwaayadda waxa ugu Danbaysiisay Riwaayaddaan waxa laga Leeyahay Dalka Somaliland!!! Mxy tahay Somaliland iyo ducifnimada Hoose o aad ku wareegaysid wll Hankaagu Hoos iyo Hadhaafo Re Hebel Thankz
@hanaharg9460
@hanaharg9460 7 жыл бұрын
Ciise Ducaysane dhageso dadkan qalbiga ka dhintey may aheeyne fananintii iyo abwaanintii hore waxay ka hadli jireen wax dhaba anakuna waxan ka faaiideysan jirey kalimaadka muhiimka ah hadan uso nowdo shantu waa shanti somaliyed o ay afar dulmayan somaliland dadkedana kala qeybinayaan usla markana ay ka dhidhiyayan kadib ruwayada siyaad bare wuxuu kadhigey anti fananintii hore ee waabari waxay ahayen kuwa daren dheer oo ixxtirma shacabka waliba aan qabiil ku shaqen wkaa fahan sheekada dhuux oo dheg uyeello si darenkagu wax ufahmo.
@caydiidaxmed954
@caydiidaxmed954 6 жыл бұрын
Ciise Ducaysane HOYADA SOO WEYDII AYADA GARANAYSA E
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 6 жыл бұрын
Waraa somaliland waa dawlad run kahadal inaka koonfur baaba waaye. Run ka hadal hadii aay soo laabtaan somali waa heshiinaysaa hadii kale sidaas aan ku jiraynaa
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
Ciise Ducaysane siday riwaayadu u socoto iyo ereyada lagu hadlaayo dhuux iyo sida sacanku ugu dhacaayo ma hurdadii yoomal kaaf ayaad kasoo toostay 1980 ayaa la dhigay 1981kii na dagaalkii SNM ayaa bilaabmay ciidankii somaliya meeh dayaaradii dagaalka iyo kaarayaashii maye SNM ayaa burburisay hurdada ka toos
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
riwayadan soo sangub ma sameyn
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 6 жыл бұрын
LB khaladka maleh lkn manaahijta woqooyiga dalka laga dhigo (somaliland) ee amxaarada iyo reegalbeedku nairobi ku dajiyeenbaa dhibka leh
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 8 жыл бұрын
nabad aaniin
@cabdallecabdiraxman897
@cabdallecabdiraxman897 4 жыл бұрын
Hhhh
@alisuul
@alisuul 8 жыл бұрын
LBCHANEL >>>>> MAHAD AAN LASOO KOOBI KARIN AYAANU IDIIN HAYNAA HADIYO JEERBA. A.hamud
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb.
@user-yv4qc1em7e
@user-yv4qc1em7e 5 жыл бұрын
Ciyar oo lagu balamo leesku af garto alcaab labadii israbtaa dhalinti loo sameyay alow nadhur isha waxay qabataa qurux badan balan ciyar waxan lojedin jin iyo insi gadalna aadan ugaranen dad iyo wuxu kayahay lecib nucan hada sobaxday cidadan aqon cadka balasato meeshan inaga kahabobnay cidwalba daadki gurigis ugusogashay kushkushush kooshin habartii kadiidey dhashay kalama roonoyin saanaba meesha lagu soogaray madax weynaha taagera wixii kaqaldan kasaxa islanimada xoojiya iyadaa lagu dhisnyahay gaalaba guryahod ogabaxday kuwaa iskucasilay yeey isdadin iscadwin muslimka inagoo dhan yan dhulka nalagoin labada gacnod isugu geeya wax walbo waqtigi halagarsiyo inti mooshin keeno caqli kale keenin waqtigiso dhacayay kaso hormariyay afkishegay lagu qabay dhib buuba keenay nin laqaban rabin buu fududeyay rabshadi dadkalaa faaidestay cidkasto kafirsan hakuqusato intey samen haxisabtanto sacudiga magalo madaxdu murayad uxiray ee gobaladis waa laga qaawanyahay jida iyo riyaad bes indhaha looxiray uu kubadan yahay ajanibka hadana waa lalasimay shukadase xajinesa sharci ahaan xudud adag ayaa uyala sidas kudadala inad shuko hal midib oo madow laqato
@maxamedxajiok2967
@maxamedxajiok2967 7 жыл бұрын
vvvvv
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 8 жыл бұрын
thanks lb channel ma helaysa ruwaayadi ahayd tallo iyo tallaabo
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+Zakariye Abdilaahi May sxb ma hayo ruwaayadaa oo baadi goobkeeda ayaan ku jiraa. Waxaa jirta hees ka mida ruwaayadaa oo aan soo badhigay 2007. Halkan Guji -->> kzbin.info/www/bejne/n2nCeYiKnauFj9U
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 8 жыл бұрын
+LBchannel thanks masuul aadbaad u mahadsantahay
@farahkariye1708
@farahkariye1708 7 жыл бұрын
LBchannel
@raahoosman1351
@raahoosman1351 9 жыл бұрын
waxeey sadinayeen qumayooyinka wala arkay
@hanaharg9460
@hanaharg9460 7 жыл бұрын
raaho osman niman wax soo socda rkin wax joga ma arko mawoladii nimcada laga wubad aheed huno
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 жыл бұрын
REER SOMALILAND ayaa ugu jcla Somalinimo iyo inay shantuba midoban iyago xoriyadi ugu horqatay shanti somalia ayry kalgacal darti haysan kari wayen o ay konfur geyeen SOMALI JCYL dartii Waxa lagu sameyey waxa dhacday diyaradi hergeisa kakacday dub urushyso Marka SOMALI yaa kla kaxeyry?
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 5 жыл бұрын
Daanyeer.....soomali oo dhan ayaa inkaar ku dhacday markaas maalin walba isaaq dhahaan waa nala xumeeyey....war yuu uturay siyaad daarood iyo dir..???. Cuqdada jooja
@nimcoloxos6158
@nimcoloxos6158 6 жыл бұрын
Horta somalind unbay laso ordane somalind somaliya maha miyaaa warhorta dadkan yaaa walay oo jahadii ka lumiyay kkkkkkkkkkkkk
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
hodaney mxd Somaliland waligeedba Soomaaliya kamay mid ahayn markii hore ayaad xaraan ku haysateen. Sharci ay ku midoobeenba muu jrin, uugu dambayntii waanu iska xoraynay xaaraantii dusha naga saarnayd 1991. Imikana Jamhuuriyada Qooqan ee Somaliland uuma baahna waxan Soomaaliya lagu sheego. Wadankiinu ha idin deeqo reer Soomaaliya.
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
hodaney mxd somaliland way tagtay ee mada cuni😜
@ganiabdi3019
@ganiabdi3019 5 жыл бұрын
Dadbaa waalay oo ku qaraabta ayaguna wayska daba socdaan dana kuma qabaan mana hadli karaan kaliya waa inay nacamleeyaan hadii kale waa lays xirayaa laakiin qofkii soomaali wayn caaya lama xiro asaga hawl wacan buu qabtay
@amaalmaxamuud952
@amaalmaxamuud952 4 жыл бұрын
Daqon.
@cabdisamadsaleban9542
@cabdisamadsaleban9542 8 жыл бұрын
sxb ma haysa riwaayahdii dab jalayl kari waa
@saynubabdulahi8220
@saynubabdulahi8220 8 жыл бұрын
kkkkkk maxa ka danbayey guul daro baka danbausay kk
@abdihassan3836
@abdihassan3836 8 жыл бұрын
saxiib ninka soo helay suugaantii iyo riwaayadihii somali iska lahayd shaqo weyn ayaad qabatay taariikhda ayaa ku sheegi doonta LB.
@abdihassan3836
@abdihassan3836 8 жыл бұрын
kooxdii fanka iyo murtida ee waaberi waxay ahaayeen Hollywood. Tolow somali heli doontaa dad aqoontooda heer gaarsiisan tahay?
@a.kadirateyerazz-mataz782
@a.kadirateyerazz-mataz782 7 жыл бұрын
taariqda ruwayada ladigey gormey eheed
@soomaaliwayn.2687
@soomaaliwayn.2687 5 жыл бұрын
kkkkk dhulka soomaalida miyaad kawadaa dalka soomaali land
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 6 жыл бұрын
Riwaayadii xoriyo oo ka mid ahayd halgankii somaliland 1980 kii ayaa waqooyi uun laga dhigay waad arkaysaan weedhaha qaar sacabka u dhacaaya waan joogay habeenkaa cajeladaan berbera in laga duubay ayaan filayaa oo aan joogay berbera beerta xoriyada oo dusheedu furan tahay ayaa laga dhigaayey gabay ayey ku jirtay isma oga agoon iyo ninkii aabahood dilay Qadaad weyntu waxay ka siman yihiin garawshiiyo la.aan iyo xaqiraad aan soconayn somali talyaano been ayey isku maaweeliyaan
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 6 жыл бұрын
Ilaah waxan ka tuugaynaa somaliland inuu Ilaahay noo soo celiyo waayo geesinimo suugaan dad iyo dal jeceyl isaaq aa iska leh. Haday sidaas ku tagaana somali jiri mayso. Ilaahow isaaq noo soo celi waa madaxii soomaali oo dil
@xarago1960
@xarago1960 6 жыл бұрын
mustafe yuusuf ..riwaayadan waxaa saaxiib iska leh Mr.Sangub...he is NOT IDOOR
@maxamedaadan9200
@maxamedaadan9200 6 жыл бұрын
J X soomaalilaad ma Amaanta ayaad last jeclaatay
@maxamedaadan9200
@maxamedaadan9200 6 жыл бұрын
waa riwaayad cajiiba
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 7 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 829 М.
Sugaantii iyo Abwaan Galayax wariye Idaajaa
24:57
Al jaziiramerica 24
Рет қаралды 70 М.
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
puntlander Soomaaliya
Рет қаралды 332 М.
Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKA INANKAYGA 🔥 qayb ka mid ah
54:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 131 М.
RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA
35:46
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 164 М.
This or That 🛍️
0:52
A4
Рет қаралды 5 МЛН
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,4 МЛН
My daughter always appears at the most critical moments
0:35
昕昕一家人
Рет қаралды 8 МЛН