RUWAYADII HABLAHA MAANTA IYO NIN HABEEN UDAMEY QOSOL QAYBTA 1AAD

  Рет қаралды 37,313

Maal Tv

Maal Tv

Күн бұрын

★ ★ ★ Maal Media Production ᴴᴰ ★ ★ ★
💕💕💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ 💕💕💕
Fadlan iska jir inaad Re upload gareyso ama aad copy gareyso muuqaalkan
Xuquuqdiisa waxa iska leh Maal Media pro waxan ku Xidhan Copy right‪@maalchanneltv‬

Пікірлер: 29
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 2 жыл бұрын
Hablaha maanta iyo nin habeen u dumay bal hal hayskaa cajiibka ah Eega waxaad moodaaba in hablaha iminka inay kasii hadlayeen allow u naxariiso intii dhimatay🤲
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 6 ай бұрын
Riwayadihii hore yaa noo dhigi kara mnta wxsa xikmd qosol heeso majajilo iwm ahaa
@Hooda36
@Hooda36 4 жыл бұрын
Waa boonxirsi illaahay haunaxariisto isagaa iyo intii dhimatay amiin maal media thank you brother keep going Forward 🙏
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Riwaayadan magaceedu wa hablaha maanta iyo nin hoolady guur 1981 ayan hargaysa theatre ku galay xagu saalax qaasim ku jiro waxa ku jirey xasan adan samatar , xagu ku jiro rooraaye waxa ku jirey dhabarlow, xagey ku jirto faadumo dhimbiil waxa ku jirtey sahra axmed, riwaayadana waxa laha abwaan cali aflow lkn riwaayada heesihi wa laga jaray meelo badan
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 2 жыл бұрын
isku mid maaha riwaayaddaa aad sheegaysaa way jirtaa laakiin isku mid maaha taa aad sheegayso waxa jilaaga koowaad ka ahaa Xasan aadan Samatar iyo AUN Sahra Axmed Jaamac waxaan matalaya waaberi Hargaysa , tana fanaaniinta jilaysa badankoodu waa reer djibouti
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 4 ай бұрын
​@@ismailomarfarah9585w aa isku mid.
@barkhadabdilahi7980
@barkhadabdilahi7980 4 жыл бұрын
Walalahayga Muslinkaa waxn ka codsanayaa Muraad Baan lee yahay markaa isoo duceya qofkastoo arkaa haygala bakhylin insha allaah
@maalchanneltv
@maalchanneltv 4 жыл бұрын
Ilaahay kuu Fudeedyo walaal
@Hooda36
@Hooda36 4 жыл бұрын
Inshallah muraadka ad leedahay illaahay hakuu hagaajiyo amiin🙏
@MrKayse2011
@MrKayse2011 3 жыл бұрын
Ilaahay amuurtaada ha kuu sahlo
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 2 жыл бұрын
Hablaha maanta iyo nin holladay guur. ( Hollasho ; Damcid, doonid) Sidaa ayuu magaceedu sax ku yahay Waayo iyada cajalad ku duuban ayaan haysan jiray. Casan aadan iyo Sahra Axmed ayaa atooreyaal ka ahaa. Jilayaasheedii boon xirsi ayaa kaga Jira.
@sacadmustafe5274
@sacadmustafe5274 4 жыл бұрын
Keep going my prothers
@mohmudjama121
@mohmudjama121 2 жыл бұрын
Riwaayadan waxa hal abuuray Cali warsame cilmi aflow
@abdirahmanshire4539
@abdirahmanshire4539 2 жыл бұрын
RIWAAYADDAN MAGACEEDA WAXAY AHAYD HABLAHA MAANTA IYO HOLLADAY GUUR ee ma aha HABLAHA MAANTA ibo NIN HABEEN U DAMAY ,
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Heesihii riwaayada maxaad uga jartay sxb?
@baladomar7798
@baladomar7798 Жыл бұрын
Asc
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
war saxib yal habluhu ilaa waga miyey yaqanen midna jeclow qarna lacagka qadista jow
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 2 жыл бұрын
Aheey ah!!!! Riwaayadda maxay reer jabuutigu dhadhankii ka dileen. Jilayaashii soomaalida ee riwaayadaha dib loo helimaayo. Waan ka xumahay in aan arko riwaayadan oo dawacooyin cunayaan.
@aflaxflash9863
@aflaxflash9863 4 жыл бұрын
Sxb riwaayada magaceeda waad qaladee aan ku saxee waxa la yidhaa hablaha maanta iyo nin holoday guur Originalkiina hargaysaa lagu dhigay xidiga iyo xidigtuna waxay ahaayeey xasan iyo sahra hablaha kalana waxa ka mid ahaa khadra iyo aamina sadexda magac ee hodan iyo habsan iyo halaysana iyagaa ku kala matalaayey berigaa video mabay lahayn riwaayadu markanse hada waa jabuuti halka lagu digay fanaaniintan aad arkaysana inta badan waa kuwii jabouti sidaa ula soco saaxiib halkii xasan kaga jirayna saalax qasim ayaa ku matalaya
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
waxan u malaynaya labada u horeya salax qasim iyo boon xirsi
@Qoraxjoogmedia
@Qoraxjoogmedia 4 жыл бұрын
Haaaaa waad sidaaa
@Qoraxjoogmedia
@Qoraxjoogmedia 4 жыл бұрын
Lkn midh heesi kuma jirto ruwaayada
@Ismo3211
@Ismo3211 4 жыл бұрын
Boon xirsi allaw kuu naxariiso 😢
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Waxani waa copy
@canabxasan7210
@canabxasan7210 4 жыл бұрын
waxan.jeclhy inaad nin walpa.magaciisa nogu dul qortaan jiilkayagan danbe ragaas ma garan karne
@HamdiMSN
@HamdiMSN 4 жыл бұрын
Waa sida wlloh
@abdulahidholayare3099
@abdulahidholayare3099 4 жыл бұрын
Way la dhaqaaqday kkkkk
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 4 жыл бұрын
Waar waxan meesha ka tuura Waad iimaan beesheene
QOSOLKA REER JIBOUTI KIRISHBOY BOQOR SHEEGTEY
55:56
Maal TV
Рет қаралды 3,1 М.
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:16
Hirey Inc
Рет қаралды 52 М.
SHEIKH MUSTAFA HAJI | Adinkaaba Ugu Khayr Badan Ummadda
35:13
Jil Al-Mustakbal Organization
Рет қаралды 11 М.
Riwaayadii "GUUR IYO QABAN QAABO" 🔥Majaajilo iyo heesahedii Dhamaystiran
2:52:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 153 М.
Kaftanka Siyaasada 574 oo aad u xiisa badan
54:37
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,2 М.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 475 М.
Riwaayad 15 KII SHUMEEY
1:47:52
Universal TV
Рет қаралды 3,6 МЛН
CORAN POUR DORMIR QUI APAISE LE COEUR (Recitation magnifique) 2021
1:31:41
DOUAA PROTECTION
Рет қаралды 18 МЛН
Ruwadii Hablaha Maanta Qaybtii 2aad ee ugu qosolka badneyd
29:14
Riwaayadii DAB JACAYL KARI WA 🔥MAJAAJILO IYO HEESO
1:39:04
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 393 М.