Riwaayadii "GUUR IYO QABAN QAABO" 🔥Majaajilo iyo heesahedii Dhamaystiran

  Рет қаралды 149,251

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Riwaayadan waxa lagu qabtey jabuuti
Waxana iska kaashadey
Kooxdii Waaberi iyo Kooxdii 4Mars 18/8/1986
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 72
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Cismaaciil cimri dheer iyo caafimaad
@sekeriyephilosopher7218
@sekeriyephilosopher7218 Жыл бұрын
Waaberi waxay ahaayeen xikmad qaabka ay isugu dubba ridayeen riwaayadaha ay dadkooda la wadaaagi jireen At watching 17/04/2023 17:56pm
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 4 жыл бұрын
Wwww eshcaal 😙😙😍😍😍😍
@sirmuhiyadinsheikhmusa8620
@sirmuhiyadinsheikhmusa8620 4 жыл бұрын
Marka hore aad bad umahadsan tahay waxan ubaahnayn inad nosogaliso ana aad ishegto ruwayadi reer jabouti saluugla iyo micaad miigane mahadsanid
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
DAD WAA DADKII HORE HADALNA WAA INTUU YIRI MAHMAAHDAAS WAXBAA KA JIRA, 1:13 AALADDA FOORIDA AMA FLUTE AAD AYAN UGA HELAA WAXAY LEEDAHAY DHAWAQ AAD U MACAAN
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Hadba dad waa lahayaa ee meeday dawladu. Waxan shirkad wax soo saarbay ahay. Caqligoo la mideeyey wewyaan sxb
@maxamedsoomaali500
@maxamedsoomaali500 4 жыл бұрын
@@mohamoudaden7882 Wlhi waa hadal xaqiiqa marka dawlada ayaa wax soo sarta
@DAbdi-xw5rq
@DAbdi-xw5rq 4 жыл бұрын
Adiga faransiis.talyaani.ingriis,japan, carab, what you QOLADAADA,,, kkkkkk, AUH BASBAAS.
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 4 жыл бұрын
intaan geeri ku ,maqlay, Saado Cali, Xaliimo Muuse Milano, Q___#____/ / yaa Raxma, RAMATUL WAASIC,
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Hadda Hibo kaliya ayaa nool Sxb...Sc.
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 4 жыл бұрын
Old is gold
@osmanaden2779
@osmanaden2779 Жыл бұрын
Heesaha la qaadayo waxaa sameeyay oy riwaayadahooda ku jiratay,abwaana Cismaan Askari,Singub,Dacar,Kaariye,Cabdi Qays,Xasan Sh.Muumin,Cali Sugule iyo Yusuf Adan Allaaleh.
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
AHUN baxsan gartay fanaanka la qaadayo yaa illa wadaaga
@zeinabibrahim7202
@zeinabibrahim7202 6 ай бұрын
waa hobaladii wabeeri iyo hobaladii 4 march ee jabuuti 1985 fananka laa qadaya waxaa liyidha abdirahman ubax waa reer jabuuti waxu matala majajilo tv kaa baxaa imikaa
@Amal8327
@Amal8327 4 жыл бұрын
Ruwaayadii la odhan jiray abaalku ragu gaysto iyo ilawshiyo haween maad noo Soo gudbin kartaan Ee uu lahaa jama daad . Codsi thanks
@hajiahmedisse534
@hajiahmedisse534 4 жыл бұрын
Amal awale heeseheedii qayb ka mid ah ma ila wadaagi kartaa sdigoo mhdsn
@Amal8327
@Amal8327 4 жыл бұрын
@@hajiahmedisse534 kzbin.info/www/bejne/b2eQY5toeZVnfJo
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Cali moge geedi miyaanu abwaankii cajiibka ahaa ahayn
@osmanaden2779
@osmanaden2779 Жыл бұрын
Riwaayad maaha waa googoos,sheekooyinka iyo heesaha ku jiraaba waxay ku jireen riwaayado hore,waa 1986 markii kooxdii Waaberi tageen Jabuuti,markay dhigeen riwaayadihii Wed iyo Wacad,iyo Hablayohow hadmaad guursan doontaa ayay 8 fanaan ka hadheen intii kale markay laabteen,iyaga iyo kooxda Jabuuti ee 4 Mars ayaa barnaamijkan wada dhigay.
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 3 жыл бұрын
Mmmm
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Laba magac miyaa horay wax looqorsheyay maxa leskugutogana fad aba hafadin waa lagu fadsin sababta hesaha loomabnucay
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto inta dhimatay. Inteeda wanaagsan talaga qaato riwaayadana Alle haka yeelo
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
Waa hobaladii wabari qarna wey dhinten qarna wey nol yihiin illah intii dhimatay illah jan fardowsa ka warabi inta nola ilah cafimadka u siyadi
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 3 жыл бұрын
Kkkkkk suaaasha ugu adag ee gabar waydiiso nin waa xaas ma leedahay? Jawaabta uu siiyey caydhiya " hal mar baan guursaday tiina waa naga hoosaysaa allaha u naxaristo"
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
AHUN sado Ninkan la hesay magacisaa bal isheeg
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴😘😘🥰😘😘
@ubahabdirahman3884
@ubahabdirahman3884 2 жыл бұрын
Waayo wAayo ale ha unaxaristo intii dhimaty
@Dhagaxbuur
@Dhagaxbuur 2 жыл бұрын
Wll adoo raaliah heesta darmaan yaa la qaadaya saado cali ma orgin baa mise waa dib u tun
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Dhagax buur xasan Aadan samatar baa laqaada youtubekaba kuqor
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Waaberi waxay ahayd hooyadii fanka
@maxamedmadoobe2240
@maxamedmadoobe2240 4 жыл бұрын
Fananini ka may danbayn
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Maaha riwaayad waa googoos waayo heesahan qaar riwayada Malay ku jireen warns waba70s iyowixii ka horreeyey.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 11 ай бұрын
waaya waayo io fankii wacnaa😍😍😍
@ahmedmire5471
@ahmedmire5471 2 жыл бұрын
Haa
@IsmailANur
@IsmailANur 3 жыл бұрын
RIWAAYAD MA AHAN EE WAA BARNAAMIJ GOOS GOOS AH. FANNAANIIN KULANTAY
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Legend of riwaayaddo
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 4 жыл бұрын
Riwaayada waa goos goos Heesaha ku jirana isku riwaayad kuma soo bixin Waa iska show rizaq raadis ah
@hassanmohamedali3435
@hassanmohamedali3435 3 жыл бұрын
Wale adunba ina dhaafay
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg Жыл бұрын
😊😊😊
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maaha orajinal
@hassanmohamedali3435
@hassanmohamedali3435 3 жыл бұрын
Waya wayo wale waa cajiib
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maaha riwaayad dhan waa goo goos
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Riwaayad xusid mudan alle yarxama dhamaantood
@saiddubed
@saiddubed 4 жыл бұрын
riwayadan magaceeda waxaan u aqaanay qabanqabada guurka qisadii ka danbaysay
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
waxani waa googoos maaha Riwaayad
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
War riwayadan yaa sameryey
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Miraha Maxamud tukaale
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 4 жыл бұрын
SORYY FADUMA, MUUSE MILANO
@cabdiraxmaandiiriye3670
@cabdiraxmaandiiriye3670 11 ай бұрын
Ruwaayad maaha ee waxa layidhaa Googoos waa barmaamij masraxeed Dhowt ruwaayadood Midba in laga soo qaatay. Marakaa magacii la odhan jiray Waa googoos.
@xuseencali8689
@xuseencali8689 9 ай бұрын
Waa hablayahow hadmaad guursan doontaan oo magac kale wadata
@hawaali5209
@hawaali5209 4 жыл бұрын
wa ruwayad an inaba cadi ahayn in kaston dawaday 19 93 melahas lkn hadana wan jeclahay
@khadaribrahimqays4869
@khadaribrahimqays4869 4 жыл бұрын
Hawa
@cabdiali2167
@cabdiali2167 3 жыл бұрын
Waabari guruup
@hassanmohamedali3435
@hassanmohamedali3435 3 жыл бұрын
Haaaawalee caafi maha
@fawziaomar1982
@fawziaomar1982 2 жыл бұрын
Asc Rewayadan wa xasoos mudan Illahi ha uu naxariso Diaman fananintaa ku wee soo matalin reewayada Iyo dhaman umada Islam ka Ameen
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Waa hoboladii waberi inti dhimatey AHN waxa ku jitra sado cali warsame Qamar cabdillahi iyo ismaaciil Basb iyo hibo Nura intas ayan ka gartey inta kale bal isku daya inad gartan
@adenshire1349
@adenshire1349 Жыл бұрын
ALLAH HAU NAXARIISTO ABWANINITI SOMALIYED E SHARAFTA IYO QIIMAHA BADNAA E MURTIDA IYO XIGMADDA AF SOMALIGA MEEL SARE GEEYEY E AAN WAX QIIMO LEH IYO SUUGAANBA AAN KA DAMBEYNIN.
@atamayste4593
@atamayste4593 4 жыл бұрын
Kolay jbouti bay ka dhacday waa bur burkiye
@kadijasaid534
@kadijasaid534 4 жыл бұрын
Waxba kamey dhiciney kayd bay nitahay
@sadia_844
@sadia_844 3 жыл бұрын
Bur burkii kahor
@jakaakoosofficial2676
@jakaakoosofficial2676 4 жыл бұрын
Waayo Waayo Mahadsanid
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
WAAYO WAAYIHII WACNAA Ninkaan waa ninka labaad ee soo raca Dacar xaga xayaysiinta ama sheegaheegista Dadka masraxa furan Lkn dacar liyo idiris nuur cigaal Baa kahoreeya Labadaa nin waxlamida weli lama hayo
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Riwaayad ma ahayne waa googoos Wed iyon wacad Sidaa maysku qabnaa Riwaayado badan oo heesohoodii Laysu geeyey iyo majaajilooyin Ladhexgeshey weeye
@msiciidsanka2246
@msiciidsanka2246 4 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa Riwayadu waxa lo iib geeyay jabuti oo bariga funka daba luudaysay oo sabool ka ahayd xaga majajilada iyo madeyska heeso way hayen iska liitan midhahodu
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 4 жыл бұрын
Tukaale baa iska leh
@mohamedawale9325
@mohamedawale9325 4 жыл бұрын
walaahay maalin dhaweyd baan islahaa waydii ruwaayadan inu hayo kkkk aad baad u mahadsan tahay wlal
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
WAa 1983
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Aar riwaayadaha shaandheeya Googoosyo riwaayado badan oo Midba qayb lagasoo qaaday Oo laysku daray yaan riwaayad Laga dhigin Waxani taariikh buu gelayaaaye dadka Halaga soxo Sida kuwii sameeyey udhinteen baad Udhimanaysaane ogaaada Da,ayartuna waxay qaadanayaan Riwaayado hebel baa sameeyey Way adkaanaysaa in laga dhaadhiciyo Wixii saxa Example Cagta saar wadada oo Hadal haygusoo celin Wed iyo wacad bay ahayd Cisman askari 1971 Kuwa kale oo riwayado kale kujirayna Waa ka muuqdaan Lkn majaajilooyinka waa lakala Qaataa
@siciidibraahim1961
@siciidibraahim1961 4 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa waar szb heesta aduunbaaba gabadhey gedefeeyey timahoo gego lagu bulsheeyiyo guur ufeedhanaayee oo ayqadayan cabdi qays iyo hibo nuura baadh sxb
@kaldeeqdubane7892
@kaldeeqdubane7892 4 жыл бұрын
Wooow caadi maha
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
Abaalkuu ragu gaysto iyo ilawshe haween dadkii hore
QABAN QABADII GUURKA
2:52:38
abdullahi alli
Рет қаралды 11 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 14 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 58 МЛН
Riwaayadii quud aan jirin uqoryo  guro iyo kooxdii waaberi (qaybti koobaad)
1:04:20
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII LABAAD
22:54
Hawraar Music Production
Рет қаралды 220 М.
Qaddar yar oo iidheh ah - Cabdalla Nuuradiin iyo Waaberi 1974
5:09
Abdirahman Abtidon
Рет қаралды 24 М.
RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA
35:46
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 169 М.
Heesihii Riwaayadii 1973 Qabrigii Jaceylka | Fikradii Ahun Abwaan Sangub
53:13
daawo ruwayada yurub genyo
47:17
HM Tv
Рет қаралды 110 М.
Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso
56:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 253 М.
RIWAAYADII ..NINBA TACABKII TOOGOY KAAMAAL
54:54
Foore channel
Рет қаралды 45 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 14 МЛН