RW Xamse" Laftagareen ma ahan sidda kuwo tareenka ka dhacay oo dadkooda ku hor fashilmay"

  Рет қаралды 11,642

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 19 минут бұрын
RW Hamse Soo Eeg Galmudug State iyadana Horumarka Uu Gaarsiyey Waaku Mahadsan Tahay Waa Labadaa Mamul Goboleed Waa Team Nabad iyo Nolol ❤❤❤
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 4 сағат бұрын
Xamsa waa reysal wasaare wadani ah meel dheer wax Ka fiiriya oo darood sida uga baranay qabiili aheyn sida uu m weynaha aaba xasan uyahay nin an qabyalad Ku dhaqmin wadani Soomaliyeed prof ah Dr ah uu uyahay m weyne xasan ilaahryl cadowga haka qabto soomaliya nin m weyne unoqda burush xaar ah ayey mariyaan
@JamalzJamalz-gq2se
@JamalzJamalz-gq2se 2 сағат бұрын
Mudane R/W XAMSE Baraka ALLAH FEEEEEK walaalo 🤲 Amiiiiin 🩵🇸🇴
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 6 сағат бұрын
Kii ugu xumaa reysal wasaare daarood soo marey Kan waaye
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 17 минут бұрын
Ma Aha Kii Ugu Xumaa ee dheh Madaxweynihii Ugu Xumaa Ayaa Dalkena Somalia hada Joogo Marka Madaxweynaha Ayaa wadankii oo Dhan Qaribay
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 5 сағат бұрын
Guull🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴
@maxamedabuukar-xb5sk
@maxamedabuukar-xb5sk 2 сағат бұрын
Hambalyo hambalyo Tauzal wazaare xamsa cabdi bare alle hakuxafido hanakubarakeyo Madaxweyne konfurgalbed aad baa umahadsantahy sida qiimahabadan
@abdinasirhassan5534
@abdinasirhassan5534 2 сағат бұрын
Hamzow very sharm inad hindahirato inshallah KGS waan imaandona inshallah u show us political with self interest
@moallim1000
@moallim1000 2 сағат бұрын
Lafta Gareen ma wuxuu noqday qof sidii Haweenkii ammaan lagu sasabto. Yuusan idinka hor imaanlee. Ushii Cirka loo ganay nin walbow filo. Next waa Lafta Gareen. 😅😅😅
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 41 минут бұрын
Marxuumnimadii Jeega xiirnimo ayuu ku Darsaday
@Yam2007
@Yam2007 4 сағат бұрын
Nin ha amaanin adaa nici doontaaye markiuu lasoo baxo waxyaalaha uqarsoon ee kahadal waxaad uqabanayso dowlada konfur galbeed
@abdullahiyusufofficial8223
@abdullahiyusufofficial8223 2 сағат бұрын
Puntalnd markii ay doorasho qof iyo Cod ah ay aadi rabtay maxaad ku diiday marja
@WELOVEFANANIINTA
@WELOVEFANANIINTA Сағат бұрын
Masuulkii ugu sareeyay musuuliyaanta ayaa intuu dhihi lahaa oo quwayn lahaa afka soomaaliga ayaa maamul goboleed somaaliyeed ku tilmaamaya south west intuu ka oran lahaa koonfur galbeed halkaasaad ka ogaan kartaa in afkii somaaliyeed sii baaba ayo
@SaciidXasan-xh4zz
@SaciidXasan-xh4zz 2 сағат бұрын
Kkkkk maanta ma laga shakiyey lafta gareen ?
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 6 сағат бұрын
Waryaa bahalyahoow caranka ah Laftagareen amaan kaagama baahna ee, Kismaayo weerarka aad ku qaadeyso maad ka joogtid koleey caqli inaada laheyd wajigaageey ku qoran tahay ee
@AbukarMohamed-l9z
@AbukarMohamed-l9z 6 сағат бұрын
Kismayo mid ka jogo waa dawadilif jajuus waye adiga afaraha kismayo wax ka galay ma jiro oromo meshan ka tahay qashin tahay
@anabahmed6903
@anabahmed6903 2 сағат бұрын
War iska aamos hashii hassan dofar yatahaye
@yasserabdullah9523
@yasserabdullah9523 Сағат бұрын
Rais wazaraha wu so geesa xiirtee kkkkkk
@abdinaasirhassan4897
@abdinaasirhassan4897 Сағат бұрын
Ruux hadii xayawan lagu tilmamo wlhi waa hamze xawayaan kuwoda liita kan ugu sii liita
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 15 минут бұрын
Ma aha ee dheh Madaxweynihiisa Ayaa Ugu Xun Madaxweyne Somali Soomaray oo Wadankii u Afduuban yahay
@abdinaasirhassan4897
@abdinaasirhassan4897 9 минут бұрын
@ Kaa waabareray blse kan dulman aan waxna bobeynin ee lagu shaqeysto magaciisa kawaran wlhi waxa labobay oo dhan magaca xamze ayee ku boban ilmo Hassan garguurte
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 Сағат бұрын
Laftagaren wuxu Ku biirey nagihi hiraab hooyada was dheh
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 13 минут бұрын
Kuma biirin hiraab is wato Xagee joogan ee waa la sasabanayaa sheko usiconeenin ayey Damuljadiid wataan
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 4 сағат бұрын
Laakiinse , xusuusnoow in aysan marnaba habbooneyn in gefaf ama dambi qof sameeyey loo aaneeyo ama la dulsaaro dudo ama qaran dhan :" walaa tasiru waasiratun wisra ukhraa." Ta kale, waxaa jirta maahmaah carabi ah oo oraneysa : " Qof ha su'aaliin wuxuu yahay ee su'aal cidda uu la saaxiibka yahay ama rafiiqii, yacni, si un ayuu u dayanayaa e : " لا تسالن عن امرء واسئل عن قرينه..."
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 4 сағат бұрын
سبحان الله . اعوذ بالله من الشيطان الرجيم!
@ashahassan8878
@ashahassan8878 6 минут бұрын
In uu amaanayo yuu moodaa laakiin wuu caayayaa meesha raga damiirkoodu siinwaayey in ay fadhiyaan ninka fadhiya ee yeela u yeerin xassan iyo kooxdiisa amaan maahee waa cay waxaanan qabaa reer koonfurgalbeed ay yihiin dhibaatada dalka iyo cida loo adeegsado burburinta dalka ooyna u qalmin kursigaan gudoomiyaha baarlamaanka maxaa yeelay ninkasta oo kursigaas qabta wuxuu jeebka u galaa madaxweynaha oo iskaga adeegta iyaga oo masuuliyadii siesta waxyer oo sandareera ah marka kursiga baarlamaanka halaga wareejiyo koonfurgalbeed waxaan leeyahay xamze marxuumow iska aamus laftagreena xassan kabaha hawqaado dadka reer koonfurgalbeed na beenta haku maaweeliyo annagu hadaan daarood nahay iska diidnay tareenka bunjarey ee xassan iyo xamze ay haaadaanta kusii wadaan cidii raacaysaa yay utaalaa sidii ay uga soo bixilahay hadaanta in laga tuuro larabo
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 сағат бұрын
Yaa
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 6 сағат бұрын
DOQONIMADII. WALAALEHEEN. DAAROOD NAGU SHEEGI JIREEN. WAA SOO BAXADAY.
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 6 сағат бұрын
Kan ogaden ceebeye
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 6 сағат бұрын
Caqligaagu ma wuxuu kuu sheegay inaad Hawiye iyo Mareexaan intaad soo kaxeysato aad tidhaahdo kaalaya Kismayo ii qabta! Hadaad Kismayo garaneyso maadan dab ku ciyaarteen
@AbukarMohamed-l9z
@AbukarMohamed-l9z 6 сағат бұрын
Hawiye yu ku wasin
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 6 сағат бұрын
Muxuu wasaa hooyoyinkod baa guryihi laga saraye ​@@AbukarMohamed-l9z
@aestheticmoods4257
@aestheticmoods4257 4 сағат бұрын
Nacas baatahay oo qabyaaladda dillootay. Adheec madaxdaada oo waani hadeey qaldamaan laakiin inaad qabyaaladda isticmaasho waa dhaciifnimasaada.
@abdullahiyusufofficial8223
@abdullahiyusufofficial8223 2 сағат бұрын
Shukaansi miyaa Axmed madoobe tagyey ee laftageen hanaga tagin
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 сағат бұрын
Yaa xayowaan waxaad dhacdaan maheynoklll
@AbdinasirNuurJama-q9u
@AbdinasirNuurJama-q9u 6 сағат бұрын
Nacas dhe, tareenkaa ba'
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 сағат бұрын
Doqon xamze xayowaan
@Maxamuud_Filibiin
@Maxamuud_Filibiin 3 сағат бұрын
Hadaad Geesi Tahay Caqlina Kugu Jiro, Xilka Iskaga Deg Oo Xasan Sheekh Ku Dheh Inta Aad Dadkeyga Weerar Ku Qaad I Dhihi Laheyd Waan Is Casilayaa.
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 3 сағат бұрын
Marxuum dadkiisu cadow ku yahay Doqontuba waa hiilisaa haduu debco walaalkíi
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 5 сағат бұрын
Noocan Axmed madoobe ayaa inoo keenay waan ka xumahay inta aqoonta badan oo saaxibo caqliga ah ee reerka ku jirto ayuu dhaan dhaankan soo kaxaystay
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 6 сағат бұрын
Hhhhhhhhh doqon hadalkiisu waa iska noocaas faashilka ah !!!??? Yaa weeye ruuxa aan garanaynin ujeedka aad ka leedahay hadalkaas ?????? Doqonimada iyo bacaacda dadka kala fadhiiso!!! C/caziiz lafta gareen kursiga waxaa ku fadhiisoiyey xabashi maydad 40 ruux dhiigooda oo isku darmaday?????
@Ayaanbarqadcali-zo1pr
@Ayaanbarqadcali-zo1pr 2 сағат бұрын
Qowsarkan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 6 сағат бұрын
nacas dhaan dhaana xamse
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 3 сағат бұрын
Neef xoolo adigu dhalinta adeegsatid dhalintii ciidamka qoratay xegee ku ogayd noqon waxaa tahay tanager faaruqa
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 5 сағат бұрын
Hadday caqli leeyihiin maanta dagaal kuma goodiyeen ee dagaal bay wax ka aqoon waxaa xaqiiqa ah iyagoo sharaf lahayn in ay ka huleeli doonaan
@MohamedAdan-m9i
@MohamedAdan-m9i 4 сағат бұрын
Adi waxba mabaogid ee maxaa wax lagaaweydini neef baaba tahay
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 6 сағат бұрын
Xayawaan dadkaagi ku nece Daarood ku nac xoolayahow
@sahrafarah4674
@sahrafarah4674 6 сағат бұрын
Cabsi uu ka qabo in uu tareenka ka dhaco ayuu amaan ugu boojaynaa😅😅😅😅 in uu ka horyimo ayuu ka cabsi qabaa😂😂😂
@abdihadji1816
@abdihadji1816 2 сағат бұрын
Laxdardaran ayaad tahay . Jeedjeedsigaagga ayaa lagagaranayaa inaad caran tahay amma dardaran tahay
@YudufAl
@YudufAl 6 сағат бұрын
Doqonyohow iska aamus laxyahay
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 сағат бұрын
Tuug
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 5 сағат бұрын
Caran, dhaandhaan, badawnimo ayuu isku darsaday shaqadii uu lahaa xasan ayaa qabta isaga waxaa loo diray dumintaiyo colaad abuurka dadkiisa
@CabdilaahNadiif
@CabdilaahNadiif 5 сағат бұрын
Kan col iyo abaar toona ma oga
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 6 сағат бұрын
Aamus xoolo yahow
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 6 сағат бұрын
Naga amuus
@nuradinali4156
@nuradinali4156 6 сағат бұрын
Xoolo baccccccccACCC😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!
@CabdilaahNadiif
@CabdilaahNadiif 5 сағат бұрын
Xoolo
KHUDBADDII LA WADA SUGAAYEY EE LAFTAGAREEN
17:37
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 15 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
XAQIIQADA AAN LA DAFARI KARIN (5210)
23:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,8 М.
Landsmøte 2024: Politisk debatt
1:03:01
Politiets Fellesforbund
Рет қаралды 4,4 М.
"Madaxweynuhu ha is difaaco" Xildhibaan Maxamed Abiib.
6:36
MM Somali TV
Рет қаралды 130 М.
Economic Update: The Political Economy Of Tariffs
30:21
Democracy At Work
Рет қаралды 170 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41