RW Xamse Miya Paspor-ka Itobiya iska celinaya, Fahad Yasiin oo 3 Dil ka badbaday, A/Gudlawe & Roble

  Рет қаралды 17,884

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
XILDH. IYO MADAXDA SOMALIA, OO HEYSTA PASSAPORADA KENYA IYO ITOOBIA WEY KA DUWAN YIHIIN, DADKA HEYSTA PASSAPORADA REER GALBEEDKA, WAYO, DOWLADDAHA JAARKA COLAAD AAN WALIGEED SOO AF JARMEYN, RAGGAAS WA WADA JAWASIIS.
@AbdulqadirMohamedDalaaan
@AbdulqadirMohamedDalaaan 3 ай бұрын
Waa sirdoon itoobiyaana
@husseinosman1871
@husseinosman1871 3 ай бұрын
Whey Hassan ugu mashquul sanyahay bedelka Dastuurka waxkale haddi uu wasiirkiisau sito baasboor itopian ah.
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 3 ай бұрын
WAA IN SHAQADA LAGA ERYAA
@husseinosman1871
@husseinosman1871 3 ай бұрын
Waa layaab, ma raisWasaaraheena ayaa AMXaar ah, waa la yaab.
@waayeelyare
@waayeelyare 2 ай бұрын
Dhammaantood shaqada ha laga joojiyo
@ziyadmohammed7335
@ziyadmohammed7335 3 ай бұрын
Maya matagiraayo passport somaliya pasabormaaha
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 3 ай бұрын
Soomaaliyeey Aragtida ah cilinta passport Ethiopia ow ka hadlaayo wariyahaan Aniga waxaan dhihilahaa qofkii wato passport ajanib ah inowsan xukun iyo parlamanka in aysan kheyb kanoqon Waa sida saxda ah
@husseinosman1871
@husseinosman1871 3 ай бұрын
Suaashu ma aha oo keliya inuu celiyo, waa in dastuurka oo dhan lagabedo qof sita baasdboor ajinebi ah laga mamnuuca baarlamaan iyo maamulka dawladd oo dhan.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
PASSAPORADA KENYA IYO ITOBIA DADKA HEYSTA WA WADA JAWASIIS WA CADDOW QARAN, EE XASAANADDA WA IN LAGA QAADO.
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 3 ай бұрын
Asc walaal BEENTA JOOJI p.m. xamsa a barre mahayasto baasabor Ethiopia ee dacaayada jooji
@FadumoAxmed-nu2qk
@FadumoAxmed-nu2qk 3 ай бұрын
Maya ma mudna in laga celiy0
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 3 ай бұрын
War.anaa.runta.kuusheegayee.waxba.haduurxulin.xamse.3baasboor.ayuuleeyahay.madna.celinmaayo
@ahmedosman701
@ahmedosman701 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@a.j2428
@a.j2428 3 ай бұрын
BAASABOOR AMERIKAAN AAL CELIYEY ITOOBIYAAN MUXUU YAHAY. BAASABOOR ITOOBIYAAN MA DHAAMO KAN SOMALIDA.
@AbdillahiFarah-y4h
@AbdillahiFarah-y4h 3 ай бұрын
ASA. WAA QALAD WAYN OO LA ILDUUFAY, IN MASUULIYAD DAWLADEED LOODHIIBO, NIN HAYSTA PASSPORT, DALKALE. MAXAA YEELAY, WUXU UDHAARTAY DANAHA IYO DASTUUR DAL- KALE. INTAAN XILKA LOO DHIIBIN. WAANA, QALAD WAYN, OO AH KHIYAANO QARAN DALKA LAGA GALAYO.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 ай бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Waxa meesha jogaayi maha soomaali. Waxay ka soo jedaan amxaro ' oromo 'tigre 'iyo qaar aan la ' aqoon waxaana cadeynaaya arxanla aanta Ayna dan kalahayn dalka iyo dadkii soomaaliyeed
@ifraaxmaxamedCabdale
@ifraaxmaxamedCabdale 3 ай бұрын
Fahad Ayaa Arki Jiray Malintii uu soo baxay waxay aheed malintii doorashadii ka hor yaba arkay,hadii ninkan uu yahay nin aan danbiile aheen muxuu u carry maxaase ka hor tagan in uu muqdisho yimado,xiro waa nin ciilan balse N&N sidaan kuma soo noqonayaan.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 3 ай бұрын
Qanis ma ah wa wasa cadow keena
@DjamaAhmed-ef3eb
@DjamaAhmed-ef3eb 3 ай бұрын
HhhhhhHHHHH hhh
@MustafaAli-z5b
@MustafaAli-z5b 3 ай бұрын
MARKII HORE AYAYBA QALAD AHAYD IN ETHIOPIAN PRIMINISTER LAGA DHIGO. XASSAN XOOLO AYAA DANBIGAA ISKA LEH
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 3 ай бұрын
Waxa khalad ahayd in raysalwasarah dalka
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣Xamse Awal Ma EthiopiaN Ayuu ahaa yaab & AF Kala taag ahaa
@XuseenDucaale-v4m
@XuseenDucaale-v4m 3 ай бұрын
Kani.madhax.buu.noqday.daqiiqad. Walmart.maa.maa.maa.duunbuu.hayaa.oo.wada.beena.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 3 ай бұрын
Annagoo dhan ayaa Ethiopian ah. Ethiopia maxay haleysay, sow tii qaraabo dhow ahayd oo cadawga "shabaab" naga celinayo. Vivo Ethiopia!??
@HasanHanad-q2u
@HasanHanad-q2u 3 ай бұрын
Beenta jooji iyo propogaanka.
@MaalimabdiQadir
@MaalimabdiQadir 3 ай бұрын
Maba mudney in lagadhigo reysulwasar hadna hakaladorto 2 dal waa itobya&somaliya
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 3 ай бұрын
Soomaaliyeey Aragtida ah cilinta passport Ethiopia ow ka hadlaayo wariyahaan Aniga waxaan dhihilahaa qofkii wato passport ajanib ah inowsan xukun iyo parlamanka in aysan kheyb kanoqon Waa sida saxda ah
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 22 МЛН
DAWAH KWA ANAYEUZA KAMBA ZA KUJINYONGA
1:09:40
Straight Path Dawah
Рет қаралды 10 М.
Fahad Yaasiin wareysigiisa maxaa ka run ah hadaladiisa
56:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 276 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН