Abdirashida wll alle haku xifdiyo Waxad noo soo badisa barnamujyada noo soo badi 1: technology iyo addunka ? 2: dawladdah iyo calamka sida ula dhaqamqn waddanad yar_yare ee tabarta daran? 3: waxaybo wadanka kasocoda iyo DIINT maxay ka qabta ? 4: side dhalinyaradu uga madax banana karan social media ? Mhdsanida
@CaseyrTube2 жыл бұрын
Keep going pro ___300k annag productìon
@muniirocabdisaciid2024 Жыл бұрын
Mashaallah ustatka si rasmiah ayuuw ucabirey
@JIMCAALE__102 жыл бұрын
Mind control waa wax maanta dhalinteeni somaliyeed haysta in bdn oo ka mida nsb daro mana dareensana oo xor ayey isku haystaan intaas oo kanaal ama muuqaal ayaa laga yabaa inuu qofku daawado oo laga dhex waayo hal muuqaal oo faa'ido leh dhamn waa wada madadaalo iyo wax markaa uu daawado uun ku eekaanaya xataa hal fikir oo wngsan aan ku soo kordhineyn.
@mohaabdulaahi92392 жыл бұрын
Ani xataa waala yaabay dad daawanaayo arkee ani iyo qofkaan sidee ku baranay 😂
@JIMCAALE__102 жыл бұрын
@@mohaabdulaahi9239 waxyaalaha aan ka xanaaqo ayey ka mid yihiin iyo my routine qof noloshiisi kaaga sheekaynaya
@blackjokar87782 жыл бұрын
waa balan inaa iska delet do tiktoka💪👿
@XasancabdiAxmed-q4w7 ай бұрын
Walaal soo badi
@JawaherMohamet-mu9fy10 ай бұрын
Noo Soo badi mudane ducaan kugu ogahay
@ahmeddeeq25582 жыл бұрын
wanka HeLa Muqaladada Zxp Noso badi
@al-shaafici2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. "Qurux iyo Wanaag Ayay inoo tahay in aad inagu salaanto salaanta Islaamka." Waayo? Salaantu waa duco. Nabigeena Suuban SCW, wuxuu yiri; قال رسول الله ﷺ ؛ لا تدخلوا الجنة حتى تؤمنوا ، ولا تؤمنوا حتى تحابوا ، ألا أدلكم على أمر إذا أنتم فعلتموه تحاببتم ؟ أفشوا السلام بينكم. Oo micnaheedu yahay; "Jannada ma galaysaan intaad ka rumaynaysaan, mana rumaynaysaan ilaa aad iska jeclaanaysaan, miyaanan idin tusaynin, wax haddaad samaysaan aad is jeclaanaysaan? Salaanta dhexdiina ku faafiya." Salaantu Waa Duco, waana Arrin haddi aynu in badan laasimno ayaynu is jeclaanayno. Marar badan ayaan daawaday muuqaladaada, balse wax salaan ah kuma arkin. Waa iga talo iyo xusuusin oo kaliya. Mahadsanid wllo.
@abdimajiidabdirizak9622 Жыл бұрын
Macalin arimaha somaliya soo Badi please
@niciimaCabdiraxman-qd8mm Жыл бұрын
Wllkayow daraawish waqoyi kamay Saarine waqooyiga heshiis bay kuso galeen ingriisku oo bada lagaga sexeexay taleexna ma so dhaafin daraawish ee taariikhdu yey kaa khaldamin wll
@hodanshirechannel34182 жыл бұрын
Fadlan noo soo diyaari barnaamij sababta reer galbeedku qowmuluudka u buunbuuniyaan
Sabankan lagu jiro Soomaaliya malahan Dhalinyaro caafimaad qabta oo Halgan mideeysan diyaar uu ah wayo Waxa adoonsada Siyaasi Qabyalad ka macaasha oo wakiil shisheeye ah . Waan ogahay siyaasiga soomaaliyed Ee maanta jira , isagu marka hore Xornimo ubaahan yahay .
@farxaanmuuse29936 ай бұрын
MCalin noosoobadi allehskusharfee
@nimcosiciid3299 Жыл бұрын
❤❤❤🎉😊😮
@CabdiqaniMahadaxmad-i3l12 күн бұрын
Masoniyiin
@ciise09872 жыл бұрын
Beenloiw beenloiw dhalay
@realog20222 жыл бұрын
Waad qaldantahay ustaadka Ka leexo 🥺war maqal ama Ka tag
@ciise09872 жыл бұрын
@@realog2022 habarta ugeey shuubaana kudhashay
@ra4ax1942 жыл бұрын
maxaaa been ah oo uu sheegay waa run inta uu sheegay wax baro inta Aadan dad been ku edayn ama nqdin fakarkiisa oo wax Logic ah sheeg si Aad u beeniso balse beenloow beenloow dhalay waa edeyn iyo gaf qof macluumaad ku siiyey Aad ula kacday waana Qayb kamida fakarka Liiita oo Laablakaca ku dhisan magarayo anigu kaliya waxaa Aan arkaa inuu ku dhiiraday inuu wax usoo gudbiyo Dadka
@ahmedsaedyusufahmednur16402 жыл бұрын
Dadka faaruqa ah ee madhan ayaad ku jirtaa bal waxaa laga hadlayaa sida ay reer galbeedku wadankeeni iyo dadkeeni maskaxda uga guumaysteen markaasaad beenlow ku sheegaysaa adeer adigu wax lakaalay intaad ka hadlayso inan yar oo kulamid ah oo wax bartay jaahil ayaa tahaye ee adeer wax baro oo aqoon yeelo si aad u fahanto marka hore waxan laga hadlaayo