''Odeyga Ismaaciil Cali Abokor boqol Jeer Ayuu Naga Diiday Inaanu Qorno Taariikhdiisa ’Maryan Xaaji

  Рет қаралды 9,932

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 2 ай бұрын
Waxaan kastoo xun oo uu sameeyey aabe siyaad waxaan Ka sii xun 100 mar SNM Kala goonta midnimada soomaaliya waa kaankare.
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Ismaaciil alle abokor waqti hore ayuu alle isu dhiibay inta nool iyo inta dhimatay ee aan ka toobadkeenin qaladaadkii ay galeen isagu waxa uu u yahay jiilasha danbe iyo kuwa xukun ku bararka ah in ay isaga ku daydaan oo ay ka qaataan talo iyo kurso jacayl xoolo la boobo in aanay faaiido u lahayn qof aduunka korkiisa ku nool oo maalin uun god xisaabi ku dambayso la gelin doono.
@hersijama6742
@hersijama6742 2 ай бұрын
Asc.edowaad sheegtay odaygaagii wanaagiisii, bal noo sheeg dhibaatadii uu u gaystay odaygaaga umadda somaliyeed . Oo ay ka mid tahay sharcigii la laalay, wadaadadii la dilay, ugu dambayn somaliya oo la waayey.
@axmed8798
@axmed8798 Жыл бұрын
Maxaannu kafaaiidnay dawlad diidkii ?habarta miyaanad laascoonood warka hayn ?
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Ismaaciil cali Abokor Siduu danbiile ku Noqday wixii ay isla Qaateen markii Laga Leexday uu dhahay iskumaynaan ogayn Sidaa Sawtii dilka lagu xukumay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
​@@abdiyusuf9419markaa ismaaciil wuxuu ahaa ceeb ka saliim laakiin ragii kale waa khaldanaayeen miyaa
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmed8798
@axmed8798 Жыл бұрын
Waxaad noo sheegtaa doorkii ismaaciil Cali Abokor saraakiishii Kacaanka laayay
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Eedo walaal kii Xusein Abokor bal wuxu ku sameeyey noo sheeg? Guulwade weyn ayuu ahaa si fiican ayaanu 21 kaa mujrim taariikhdooda u hay naa.
@mohamedabdisamad
@mohamedabdisamad 5 ай бұрын
He is a founder of SNM 100%
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 6 ай бұрын
Ninkada maku jirino
@Mustafesulub0
@Mustafesulub0 Жыл бұрын
'Ismaaciil wadaadkii martiyay magan geliyaywaa' gabay, Khaliif, Siyaad ayaa xataa ku daray 10 kii wadaad ee uu dllay sheekh vuriga Ismaaciil joogay waxaad garanaysaa in uu Ismaaciil mucaarad ahaa.
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 Жыл бұрын
Somaliland xagay nabad ka tahay soowtan reer Lascanood la xasuuqayo.
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 Жыл бұрын
😂 ma tuulada yar waxaas muhiim maha
@SaidMohamud-b7r
@SaidMohamud-b7r 3 ай бұрын
​@jamalsaleeban1666 Tuuladaas ayaa ku qaawisey oo karaamadii kaa qaadey riyadii aqoonsiga warkeeda daa . Abtirsagaagiina naftinagaa u badashey illaahey amarkii
@asmahappy4846
@asmahappy4846 Жыл бұрын
odaygu ma hadli miyaa horta
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 Жыл бұрын
ismaciil wadaadkii martiyey magangelyeynwaa Muskaalagal dhacay xaajiguu keenay mowlaca
@axmed8798
@axmed8798 Жыл бұрын
Ismaaciil Cali Abokor danbiile malaha miyaa ,Maxamed Siyaasad Barrana waa danbiile?!!
@saidelmi7550
@saidelmi7550 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Waa dad caadifad dishay waxay habartani inaka dhaadhicinaysaa ismaaciil awliyuu ahaa ragii kalena waa danbiilayaal ma.oga laascaanood dulmiga ka socda
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 Жыл бұрын
​@@gedefletv6049 lascaanood waxaa laga jaraya waxay gaysten dadkii hargaysa iyo burco dhibijirey weeyan . Waxaad gaysato hadii adiga lagaa jariwayo ubad kaga ayaa laga jaraya
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@jamalsaleeban1666 adigu intee cuqubo gashay waxaad dila iyo qaxoontigii ugaadeen aad xansuuqday ma ilawday haday cuqubo jirto masiixiga iyo khaniisnimada aad faafinaysid baa lagaa jarayaa
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 5 ай бұрын
Adeer waa la axasuuqayaa
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Habartan caadifadaysan waxay ku waalatay kacaankii wax ka dhigay has orod dulmiga beledweyne lagu hayo iyo laascaanood ka hadal
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
21 kii golaha sare ee Afweyne inqilaabka u dhigay waxay ahaa teen 21 mujrim waxaase ugu khudbada xumaa amaanta Afweyne Ismail Ali Abokor iyo Muse Rabileh. Taariikh madow ayey 21 kaa mujrim lahaayeen. Allah Yanacalahum kuluhum waskun hum fii naari jahanam Zamhariira.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Xanuun reer baa ku hayee ismaaciil waa la.ogaa danbiyaduu sameeyey markaa caadifada qabiilka kiniin ka cun dulmiga isaaq laascaanood ka galay miyaadan arkayn
@Mustafesulub0
@Mustafesulub0 Жыл бұрын
Gabaygu waa silsiladii maruuryo ee dhirbaaxo jin iyo khaliif caan ku ahaayeen, dalliilka taarikhdeenu waa suugaan.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 7 МЛН
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 6 МЛН
Masuuliyiin Hada Iska Casilay Xisbiga Kulmiye
7:18
SAAB TV
Рет қаралды 14 М.
GEN MAXAMED CALI ABUUKAR OO KA HADLAY TAARIIKHDA DAGAALLADA
13:53
Somali National Television
Рет қаралды 68 М.
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
MasomkaMagic
Рет қаралды 36 МЛН