Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa garxajis baa shir qabtey oo malqaacado iyo fork wax ku cunnay waxbaba ka soo biximayo. 2.0. Garxajis baa shir qabtey oo ayda bookha ku qashay 10 awr oo goollal ah waxa la hubaa inay ka soo baxayaan arrimo dhaxal gal ah oo reeba wanaag iyo dhaxal wanaagsan. 3.0. Caddo gudde maxaa meesha keenay. 4.0. Mar haddii caddo gudde la soo hadal qaadey shirkan waxbaba kama jirraan. 5.0. Arrintan lagu soo hadal qaadday suldaan caddo gude waxba kama jirraan oo waa been iyo khuraafaad aan sal iyo raad toona lahayn.
@engosmanabdilahiali5056Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa wariye hello hore waxaad u tidhi ciddii ku dhihi weyda suldaanka guud suldaan daauud madaxweynaha jamhuriyadda somaliland waxa lagu ogyahay hanbaar weyn. Haddaba waxba dhici maayaan haddii siyaasadda la isku qabsado. Somaliland markay ciddina aqbalimayso. Waxbana dhici maayaan haddii kursiga la isku qabsado.
@Faisa-f8cАй бұрын
Waa maxay sawiradda nooca yaa qaaday
@salahisaaq3921Ай бұрын
Waar maxaa xaar ka dareeraya kuwan ciro iyagaa iilka dhigaya ciidogale loogu iman maayo.
@warwannaagchannel7241Ай бұрын
Idinkuna husanbaad tohiin😊
@RaaqiyaInraahinАй бұрын
Qado sharaftii habar awal qabatay buur madow mid nax li iyo qab yaladba aan lahyn ee wa maxay cabadkani
@AsalcabdalsaciidАй бұрын
Sidani qaado ma aha ee waa oohin wlhi
@dalaisacgibril5899Ай бұрын
Boqorku laabta waa ka wadani hadana wuxu ka baqayaa nin muuse biixi ee saqajaanka ah ee aan waxba ka xishoon ee maxaa la yeeli
@AhmedFarah-zd7npАй бұрын
Asc
@nimojirde8252Ай бұрын
Nacas baa habar awal suldan u sheegta Allow waad aragtaa kaa ka qabo umada
@madar9587Ай бұрын
Waxa wanaagsan weeyi waxad samayseen
@burcotvshabeelblackadam1925Ай бұрын
Imaanka lagaa qaad
@IbrahimAhmed-kf3lvАй бұрын
Kkkkkk, Munaafaqiin, ku laha wadanku khatar ayuu galay. ayaa galiyey? saw idinka ma aha.
@KhaalidAxmed-f7uАй бұрын
Hadalka laka odhan og
@MohamedIbrahim-g1qАй бұрын
Ku biyow caba dhaman ama caqliga shaqayn ama wa la olali oo caqli xumada shaqayn tashado bal meshan si yidhaaha kola sadexdan an is dhamin ina wada dhafisaan.
@American_patriot110Ай бұрын
Waa la isu tuubo raacay 😂😂
@MohammedAli-pf6yvАй бұрын
Somallilan way walatey Hadii kasi Caliqli u naqdetly
@IfrahMaxamed-ui9nrАй бұрын
X Wasiir Duur, cilmi iyo caqli toona meesha lamaad soo istaagin, warkaaguna waa cad yahay oo waaa , wixii la iska liqi jiray💲oo la handaraabay😅. Inaadeerkay ha loo baneeyo🪑. Dalka adeer dee nin baa madaxwayne ka ah oo loo doortay, ka xigana wakhtigiisa ayuu imanayaa ee ka hadh gala diraacda.
@cabdixaamudaxmed971Ай бұрын
Hanu nahay jabarjeclo arintii iyodoo dagal igu socdo wanu ka so tashanaynaa idiinko qirta moyee waxanu idiinla xajonayinayna ma jiran
@abdilahiyusufyusuf3395Ай бұрын
Oo ma dhulnbahnte ayaad iska celin kari waydaa markasa wali la taagan tahy ila dagal gala kkkkkkk sowdigii darbiga sheeganayay
@Khaalidcade01Ай бұрын
@@abdilahiyusufyusuf3395 tollkay markan ookalaan ka calool go a indt suaal laascanod hiil harti dadkii kuyimi iyo xataa leylksihi darbi daarood sheeganayy e mudug kaimanyy ma itusi kartaa meelay kulaapteen wmaya sida markay goja cade inoga sosaareena waa tay h jeclo kuso duuleen ma ciisan dhul bahante ookhaasa ciidankena goja cade kasosaaray wa maya daarood bay ahaayen isla markiina watay rerka h jeclo o ay intii laas xanod dagalku lasocdayba kutaamayeen ay so galeen markaasan iska celiyay quwadii ciifanka qaranka so jabisay baan halkaa kuhor joogsaday iyago qorulugud iyo caynbiyo oog targat kodu yhy isaaqna indhahay kadaawanayeen iskada inaad ugarawdaane
@RaageAhmed-l2mАй бұрын
Buurmadow muxu lawaregaya waa lavagradis maxa lo xirsi wayay inta ina abiib lafurayo muqdisho mutagane isaga isaaq ma ahan
@HassanSharif-k9dАй бұрын
Waa too late
@NothingButDaTruthhАй бұрын
They left us (HJ) alone when the terrorist attack us and did not defend their nation but only cared for the election and chair and now they welcome a self-declared HJ leader ! You couldn’t make this up
@cabdiwahaabmaxamed2699Ай бұрын
habar jeclo xisbi ayay ledahay kulmiye la dhaho walahi wax kale ma garanayno
Adeer imika ayaa la fuulaya hadana ee cabaafka iskada
@warwannaagchannel7241Ай бұрын
Kkkkkkk hal cod igasiisidimaysaan
@goojacade4325Ай бұрын
Waar beenta iska daa oo warkiina cadeeya oo waxa tidhaahdaan habarjeclooy dhawr jeer baad cadawgayaga noo soo raacdeen oo na dhabar jabiseen haday maryo aloolkii tahay iyo dagaalkii ogaadeenkaba in badan ayaa na dhabar jabiseen ee maanta waxaa kala doorataan inaan anaguna sidiinii oo kale yeelo iyo inaad noo codeyneysaano aynu nabad ku wada joogno somalilandna sii dhisnaato isaaqna isaaq sii ahaado dee hadii kalana lagu kala hdaafo oonu dhankayaga jamhuuriyadaba ka soo ololino oo lagu kala dareero
@IkraanIbrahim-p3hАй бұрын
Yaaa kagafutoxun ololka hj na way istahisha baryada bacdalaah wanad kuqasbantahay inad gadhka qabsato sidad imikaba isubihinbihinayso madaxya wayntaadii wad arkaysaa by
@JamaAbdullahiQalinleАй бұрын
Buurmadow ma haday dadka wada sxb noqdeen waa yaabe kkkkkkkk nin waliba waa sxbkay ayuu leeyey kkkkkk danayste yaal ayaad tihiin been sheegtaya oo nin walba iyo reer walba Rabo inuu awrkiisa kicisto talo na ma haysaan Tayo na ma haysaane iska aamuusa gacmo masaabiir Le ayaad is marmarinaysaane polshid