"Dawladani Waa Mid Khayr Qabta" Garyaqaan Mubaarig Aar.

  Рет қаралды 9,713

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 17 сағат бұрын
Mashaa Allah, waa gar-yaqaan aqoon sare leh oo ay mudantahay in talooyinkiisa la qaato! ❤❤
@zahraabdimatan311
@zahraabdimatan311 16 сағат бұрын
Maa'sha'Allah garyaqaanka haloo dhiibo maxkamada booska Adan H Ali
@moseskaahin
@moseskaahin 13 сағат бұрын
❤masha allah guul garyaqaanka garyaqaanada
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 17 сағат бұрын
Mubarak iyo guleed dhafac waa laba nin oo aqoon iyo xikmad iyo aragti dheer isku darsaday
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed 16 сағат бұрын
Sharciyaqaan ka ugu horeeya dalka soomaliland oo dhan waa macalinkii jaamacada guuled dafac markaa guuled aqoonta dib ha ugu noqdo
@mohdekc
@mohdekc 9 сағат бұрын
good news
@CaliCabdi-v9v
@CaliCabdi-v9v 12 сағат бұрын
Waa Qabyaali Aan Gaban Qabyaalad
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 16 сағат бұрын
Heshiiska MOU badda colaad iyo burbur Somaliland uunbaynu ka dhaxalnay hadana mid ku darsoo heshiiska cid og ama aragtay ma jirto, muuse biixi iyo Ethiopia laba shay oo kala fog bay ka sheegeen heshiiska, looma baahna in Ethiopian inasoo dhex dago inagoo teeni la taagdaran
@Yusufhalig
@Yusufhalig 12 сағат бұрын
WAAR QABYAALAD AYAA KU MADAX MARTEY ADAA INKAARA
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 16 сағат бұрын
qofka wa in shaqada loo dhaariyo taasa wanagsan intii shaki iman laha dadka laascanood laga eryay wa somalidii anau is haynay tan kale dhulmahntee eryaay oo yidhi naga s araa iaygana inkartu ku dhacaday anaganagumadhicin
@hodancige7233
@hodancige7233 16 сағат бұрын
La jiifiyaana banaan baan u arkaa warkaaga sharciga ma adiga iyo guuleed uun baa yaqaan 7sanadood uun baad qaaqda haysaane
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 15 сағат бұрын
kaligi aqonyahay miyaa ????????? from saylac
@dahirismail8978
@dahirismail8978 8 сағат бұрын
Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto
@khaalidcarab1403
@khaalidcarab1403 13 сағат бұрын
Ninkan imakan meherad wada joognaba 😂
@ahaiban1
@ahaiban1 15 сағат бұрын
Kuwii laga mastaafuriyay Laascaanood waxa ogsaday reer Laascaanood ee xukuumada may ahayn....
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 15 сағат бұрын
war dowlad jilicsan iyo qoodhe jilicsan midna fayido malaha !!!!!! sharcigu dareen iyo cadifad ma yaqaan bal ii sheeg maxkamad sharciga baal martay oo eedaysane lagu cadeeyay u naxariisatay ? inkaarta / cadifada / dareenka waa hadal nin aan garyaqaan ahayn ama a lawyer in spite of himself waa qabil maaha cadaalad iyo sharci isma badalo never ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯from saylac
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 16 сағат бұрын
Sarcigu ma xukumada kulmiye ayuu qabanayaa,wadani sharci ma qabto ,miyaa ,mucaarid iyo muxaafid ba ma qalalse iyo mudaharad ayay ku jir ,7sano ayaa mubagow horumarka ka soo horjeeday ,waxa laga rabaa inaad ardaya ayaad lacagta ka qadataan ,aad shaqo abuur u samaysan ,hadal badan dan baa dhanta ,somalidu aqoonta ma waxay u soo bartaan hadal,horumar iyo shaqo ayaa loo bahan yahay nac nac looma baahna?
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 13 сағат бұрын
Ninkan wuxu excuse u samaynaya dastoor jebinta dowlada cusubi ku bilaabantay maadaama uu taageere u yahay. Afkaartiisa shakhsiga ah bu raba inu shaadh sharci u geliyo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 15 сағат бұрын
dadkaad la hadli kaa aqonbadan way kuu xishoodaan jahligaaga warbahintu wax ku mooday
@abdit8270
@abdit8270 16 сағат бұрын
Waar waxan aad noosheegaysan maaha aayad quraana waa la jiifiyaana banaan. Sharci aan ka ilaahay ahayn ma jiro. Ma ayaad quraana noo sheegaysaan mise wax aadmi dhoodhoobay.
@abdiawil-n4w
@abdiawil-n4w 17 сағат бұрын
inankayari waa ciise muuse su aashana hoos buu ugu dhigaya garyaqanka
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 29 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 66 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 114 МЛН
حصري للجزيرة مباشر.. عميد ركن في قوات النظام تشرح تفاصيل الساعات الأخيرة
21:50
DegDeg Maxaabiistii Ugu Badnaa Huwanta G36 SSB Way Soo Afjareen
9:55
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 29 МЛН